TAXANAHA ISKA KAY ILOW QAYBTII 1AAD 2024HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • TAXANAHA ISKA KAY ILOW QAYBTII 1AAD 2024HD
    #sooyaalmedia #film #somalia #2024

ความคิดเห็น • 178

  • @Hinda_02
    @Hinda_02 3 หลายเดือนก่อน +17

    Waa tob film ku lkn codka Yara hagajiya👍

  • @NazhaadNaazir-dr4ui
    @NazhaadNaazir-dr4ui 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ala filimkaN walhi qisadiisa buug ayaan ka aqriyey🥹😭🥺waLipa isla magacan

  • @captanlambaaza7423
    @captanlambaaza7423 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wadada labada boqol

  • @NOURAOMERHUSSEIN
    @NOURAOMERHUSSEIN 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waw wu filim dhafey lkn codka hagajiya guuleysta 🎉🎉❤❤❤😊

  • @DeeqaXasan-i5v
    @DeeqaXasan-i5v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxmed pls part 5 laa soo dhakhso

  • @mawliidetoo7395
    @mawliidetoo7395 2 หลายเดือนก่อน +2

    Filmkan qiso dhab weye buug ka aqristey😢hore usocda

  • @DRyaskaSulaymanabdj
    @DRyaskaSulaymanabdj 3 หลายเดือนก่อน +3

    Qisadan horta ma idinkuun qofki ay ku dhacday ka amar qadan baad iska duubaysan yaab
    Qisada magacadea waa iska kay ilow

  • @alishahirsi4494
    @alishahirsi4494 2 หลายเดือนก่อน +1

    Uuko indh waawayn qabta ma indho belaysa😂😂😂❤

  • @Misha_apdi
    @Misha_apdi 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ax wangu badh jarteen🫣🙄

  • @Hinda_02
    @Hinda_02 3 หลายเดือนก่อน +9

    Na Uka jingadu iney akhtar tahay yaku shegay ,sowdigii indho la,aaa😅😅

    • @HafsamohamedHafsamohamed44
      @HafsamohamedHafsamohamed44 3 หลายเดือนก่อน +1

      famil miyaney kaso jedin micnaha

    • @SahraMohamed0505
      @SahraMohamed0505 2 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂

    • @NajahNajahNur22
      @NajahNajahNur22 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NadiiraAxmed-ib7ud
    @NadiiraAxmed-ib7ud 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xataaa indhahiii love love noqdayyy ala oramo😂😂😂

  • @sagalahmed-h4t
    @sagalahmed-h4t 3 หลายเดือนก่อน +6

    Soo badiYa dee part 222 idinka sugnaa Dhakhsada ilmaderayaal😂😂😂😂

  • @NastiAbdullahi
    @NastiAbdullahi 3 หลายเดือนก่อน +13

    Waa waa shidanyahy

  • @MaxamedHalaasi
    @MaxamedHalaasi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hore u socada ha soo labana wan ibadan wata😂❤😮

  • @CcaziizmaxamedCawil
    @CcaziizmaxamedCawil 2 หลายเดือนก่อน +1

    Please part 2☹️☹️

  • @MabsuudMukhtaar
    @MabsuudMukhtaar 3 หลายเดือนก่อน +8

    Good film😊

  • @CabdinajiibXasan-d5y
    @CabdinajiibXasan-d5y 3 หลายเดือนก่อน +2

    2aad waa goorma 🥺💝

    • @Sooyaalmediagroup
      @Sooyaalmediagroup  3 หลายเดือนก่อน +1

      @@CabdinajiibXasan-d5y khamiista

  • @BilanXuseen-hv6nb
    @BilanXuseen-hv6nb 2 หลายเดือนก่อน +1

    Codka hagajiyaa plz

  • @MunaHaji-cd8hp
    @MunaHaji-cd8hp 2 หลายเดือนก่อน +4

    Muna ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Naciimamuuse-o3v
      @Naciimamuuse-o3v หลายเดือนก่อน

      😢😢😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @rahmaapdilahi
    @rahmaapdilahi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Woow❤ wllhi Filim iyo Badh🎉🎉🎉

  • @Motivationalspeeches15
    @Motivationalspeeches15 2 หลายเดือนก่อน +1

    Uuka indha La'an Ayey Matalysaye Softga aya U sheegy Inu U dhiibyo😂

  • @Annaaxmett
    @Annaaxmett 3 หลายเดือนก่อน +2

    Was akhriyay qisada was bay u xanuun badanthy wa ku mahdsantihin😢❤

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 3 หลายเดือนก่อน

      Xagee ban ka aqrista huuno qaali

    • @Annaaxmett
      @Annaaxmett 3 หลายเดือนก่อน

      @@Naxariis_lugaleh buug bu ahaa wllo aan wa hore akhriyay

  • @CiiseJilaal
    @CiiseJilaal 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed deeq iyo uuka❤❤❤❤❤

  • @user-sayfodiin
    @user-sayfodiin 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekadan waxa kaga soo koobiyeeyey sheeko ka dhacday magaalada xamar oo inanta indhaha la' magaceeda la odhan jiray star 😂

    • @SamaaraEise
      @SamaaraEise 3 หลายเดือนก่อน

      Haaa filimkii dhaxal
      😂

  • @alliitahar6926
    @alliitahar6926 หลายเดือนก่อน

    Sheekadii istar iyo xamse bad flim nooga soo dhigteen garacey talent la imaada

  • @NagmaShidan
    @NagmaShidan 3 หลายเดือนก่อน +6

    Qisadan yadoo sheeka ayan akhriyay bari hore

    • @Iqramusediiq
      @Iqramusediiq 3 หลายเดือนก่อน

      Same

    • @Hinda_02
      @Hinda_02 3 หลายเดือนก่อน

      Xalke ka hela wll

    • @NazhaadNaazir-dr4ui
      @NazhaadNaazir-dr4ui 2 หลายเดือนก่อน +1

      Anipa Buug ban ku akhriyey

    • @alliitahar6926
      @alliitahar6926 หลายเดือนก่อน

      ​@@Hinda_02ply store kasoo daji waa buug ku qor qiso jacayla iskaky ilow

  • @MuhiimMustafe-n8q
    @MuhiimMustafe-n8q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Codka naga hagaaJiya sida ilamada qarsoon codka ka soo dhiga😂😂😂

  • @BilanInaRobleh
    @BilanInaRobleh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wan sukayaye filmka

  • @HadiyaAxmed-fi7bw
    @HadiyaAxmed-fi7bw 3 หลายเดือนก่อน +6

    Film cusub miyaa😂

  • @CaliAdan-dj9hu
    @CaliAdan-dj9hu 2 หลายเดือนก่อน +2

    Muna❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SafaMaxamuud-o5y
    @SafaMaxamuud-o5y 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @Zakky78
    @Zakky78 3 หลายเดือนก่อน +4

    The best film🔥

  • @asmamaxamd3497
    @asmamaxamd3497 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dee anigna filmka😂igu soo dara wllyal

  • @CaashaAbdilaahi-mx7yw
    @CaashaAbdilaahi-mx7yw 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah❤

    • @nimcomahmoud2090
      @nimcomahmoud2090 2 หลายเดือนก่อน

      Krkfkdkk❤😂🎉😅😢😊

  • @FuaadaxmedShah
    @FuaadaxmedShah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaawo

  • @umalKhayr-n5y
    @umalKhayr-n5y 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waaaaaw

  • @jamaalaalin9825
    @jamaalaalin9825 3 หลายเดือนก่อน +18

    Hintii sugeysey aniga I soo raaca😂

  • @SagalMaxamed-x8y
    @SagalMaxamed-x8y 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mcn weeye filimku❤

  • @RaxmaJoseph
    @RaxmaJoseph 3 หลายเดือนก่อน +2

    Part 2

  • @AhlaamAbdiraxmaan
    @AhlaamAbdiraxmaan 3 หลายเดือนก่อน +3

    Noso badiya ❤🎉

  • @RakiaFadan
    @RakiaFadan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Uuka iyo maxma deeq🎉

  • @sahracabdi9066
    @sahracabdi9066 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢

  • @Hande-m3x
    @Hande-m3x 3 หลายเดือนก่อน +3

    Filmkan dhaxaL buu u egyhy😂😢

  • @NajaxIsmail-h4h
    @NajaxIsmail-h4h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Naga soo daaya

  • @XasanAden-ss9mt
    @XasanAden-ss9mt 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi talan ba leedihin

  • @HalimoCali-q3w
    @HalimoCali-q3w 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waaxy oromadu maxmed deeq😅

  • @nageeyehage2981
    @nageeyehage2981 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkķ cabdi cali khaan😂😂😂😂😂😂

  • @SharmakeGn
    @SharmakeGn 3 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp prat two

  • @Aishamohmed2244
    @Aishamohmed2244 3 หลายเดือนก่อน +1

    Codka sifiican looma maqlo😮

  • @AzmaSiyaad
    @AzmaSiyaad 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🦁🦁🦁🦁

    • @sahracabdi9066
      @sahracabdi9066 2 หลายเดือนก่อน

      Fufut8de😮😮😮😮gufogiff9trd7🎉🎉🎉🎉fitof9fifbhif😅😅😅😊

  • @FaadumoClaahiyuusuf
    @FaadumoClaahiyuusuf หลายเดือนก่อน

    0:15 ❤❤❤❤😊😊😊

  • @Vidows-fr7pf
    @Vidows-fr7pf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inaba cadi ma ahn e daqiqadaha noso kordhiya plz 🥺🫶😂

  • @Hande-m3x
    @Hande-m3x 3 หลายเดือนก่อน +2

    Moha deeqoww pr222 laso DhaqsOh😂❤

  • @niciimaniciima9656
    @niciimaniciima9656 25 วันที่ผ่านมา

    Alehaku cafiyo😢😢😢

  • @HibaaqNaazir
    @HibaaqNaazir 3 หลายเดือนก่อน

    Inanke ni jecel ku dhacay aah ayeeyo is not easy😂 Dadkan wax fahmayaaa maxay yihiin 😂😅

  • @YuusufAbdiqadir-om8lb
    @YuusufAbdiqadir-om8lb 3 หลายเดือนก่อน +5

    Isdarliin
    2008dii ban akhriyey sheekadan

    • @JumeiriaMohammed
      @JumeiriaMohammed 3 หลายเดือนก่อน

      anigaba waa akhriyay shekadan 😊❤

    • @rabadaaan
      @rabadaaan 3 หลายเดือนก่อน

      Halke kaa akhrisaay please isheeg​@@JumeiriaMohammed

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 3 หลายเดือนก่อน

      Inte ka aqrise wll??

    • @Hinda_02
      @Hinda_02 3 หลายเดือนก่อน

      Xalke ka helayaa

  • @nimomaxamed4212
    @nimomaxamed4212 3 หลายเดือนก่อน

    Codka yara hagaajiya wllo plz

  • @MarwaAdam-s2x
    @MarwaAdam-s2x 9 วันที่ผ่านมา

    Waasereutui❤❤😊

  • @nimcoabdi6931
    @nimcoabdi6931 2 หลายเดือนก่อน

    Alla nagadaayaH zuuraha 😅😅

  • @safamaxamed8378
    @safamaxamed8378 3 หลายเดือนก่อน +18

    Ala oromada😂

    • @anfacmohumedali1661
      @anfacmohumedali1661 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😢😢

    • @nimcomahmoud2090
      @nimcomahmoud2090 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@anfacmohumedali1661❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂🎉

    • @KhadraCumar-kq2zs
      @KhadraCumar-kq2zs 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hooyada baa Orono ah

    • @fatumaadan8155
      @fatumaadan8155 8 วันที่ผ่านมา

      😊😊😊😊❤❤❤❤❤

  • @raxmaRaaxo-cr1bp
    @raxmaRaaxo-cr1bp 3 หลายเดือนก่อน

    Sheeko aan akhriyey2sano kahor ayaa hadaa filin Laga matalaya😮😅

  • @XamdimaxamedCabdi-h3z
    @XamdimaxamedCabdi-h3z 3 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waa naligu cibraqadanayo

  • @abdullahimuhumed7520
    @abdullahimuhumed7520 2 หลายเดือนก่อน

    Part 2 😢

  • @anisaupdi1247
    @anisaupdi1247 2 หลายเดือนก่อน

    Filmka codkisa waxba lam malqo ee max kaldan 🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @raxmacabdi-c7r
    @raxmacabdi-c7r 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb Bart 2 plz

  • @nuuramohamed7126
    @nuuramohamed7126 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hee❤❤❤❤❤❤

  • @NasraHaddad
    @NasraHaddad 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaw maxa deeq iyo uuka wan idin sugayay❤

  • @KhadraawfaraxXaji
    @KhadraawfaraxXaji 25 วันที่ผ่านมา

    ❤grrr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HodanYaasiin-b1f
    @HodanYaasiin-b1f 5 วันที่ผ่านมา

    Aniga hycaayin

  • @NimcoAbdi-jm5tw
    @NimcoAbdi-jm5tw หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LadnaAbdi-gp7oh
    @LadnaAbdi-gp7oh 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wy zo yarayeneeH😢😂😂

  • @JjjJjjj-ll7yu
    @JjjJjjj-ll7yu 8 วันที่ผ่านมา

    Masd❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RIYAAAQJAMA
    @RIYAAAQJAMA 3 หลายเดือนก่อน +1

    wow🎉❤

  • @Hafsakordahab
    @Hafsakordahab 3 หลายเดือนก่อน +1

    Taxan daxal copy kiisa😂

  • @sahraosman1306
    @sahraosman1306 23 วันที่ผ่านมา

    Jilliinka waxay ku soo dareen oromo😅😅

  • @NimcoMuxumed-p5o
    @NimcoMuxumed-p5o 3 หลายเดือนก่อน

    𝘧𝘪𝘭𝘮 𝘪𝘨𝘢 𝘥𝘩𝘦𝘦𝘩

  • @mouparekahmett9079
    @mouparekahmett9079 3 หลายเดือนก่อน

    Ma adah numbrka ka qorey sideed u kulnteen

  • @riraamapdi662
    @riraamapdi662 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed iyo uuka maxa isku saliday😂😂😂😂

  • @IkraanAdan-y5y
    @IkraanAdan-y5y 2 หลายเดือนก่อน

    Masham allh moh deeq you uuka

  • @NabiihaHassan
    @NabiihaHassan 3 หลายเดือนก่อน

    Qaybti 2 😢

    • @Sooyaalmediagroup
      @Sooyaalmediagroup  3 หลายเดือนก่อน +1

      @@NabiihaHassan Khamiista 1:00 Duhurnimo

    • @ToxxoboyToxxoboy
      @ToxxoboyToxxoboy 3 หลายเดือนก่อน

      Hush noi waxa CaaDi U soo DaaYa Ama NaGa DaaYa ​@@Sooyaalmediagroup

  • @HodanYaasiin-b1f
    @HodanYaasiin-b1f 5 วันที่ผ่านมา

    Muuni waayo

  • @HothanHaniita
    @HothanHaniita 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wan hyaaa😂

  • @AaminaMawliid
    @AaminaMawliid 3 หลายเดือนก่อน

    Waxay u eegtahy sheeko and akhristay

  • @MunaMustaphe-z3v
    @MunaMustaphe-z3v 3 หลายเดือนก่อน

    qisadan wan akhriyay ax xanuun weeyaan

  • @xamdashugri2138
    @xamdashugri2138 3 หลายเดือนก่อน

    My team❤

  • @RaaxoIsmaacil-z5p
    @RaaxoIsmaacil-z5p 3 หลายเดือนก่อน

    Parti 2 nagu sharf😢🎉❤

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs 3 หลายเดือนก่อน

    Daqiiqadaha soo badiya pleas😢

  • @AsiyaKalidAhmed
    @AsiyaKalidAhmed 3 หลายเดือนก่อน

    Xata indhihi love love bu ka noqday😂😂😂

  • @raxmacabdi-c7r
    @raxmacabdi-c7r 3 หลายเดือนก่อน

    Dhakhso sxb part 2

  • @AdnaBashir-b6z
    @AdnaBashir-b6z 3 หลายเดือนก่อน

    Xita indhihii love love ka noqday😂

  • @BilanIsmail-xu9dd
    @BilanIsmail-xu9dd 3 หลายเดือนก่อน

    daqiiqdah soo badiy de maxames deeq

  • @Team_27-A
    @Team_27-A 3 หลายเดือนก่อน

    Flimku xga codka ayuu ka dhintay

  • @NasraHaddad
    @NasraHaddad 3 หลายเดือนก่อน

    😮❤❤

  • @ZakiApDiRaxman
    @ZakiApDiRaxman 3 หลายเดือนก่อน

    Sooo wada plaese

  • @XafsaXasan-k7c
    @XafsaXasan-k7c 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺

  • @AmaalGaabo
    @AmaalGaabo 3 หลายเดือนก่อน

    Xata indhahii lov lovka ku dhacey kulaHa islaantu😅

  • @suleimansaadiq2521
    @suleimansaadiq2521 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😅😊

  • @HappyAntenna-ou3gz
    @HappyAntenna-ou3gz หลายเดือนก่อน

    Hhhnni❤❤😮

  • @habsadaganadan563
    @habsadaganadan563 3 หลายเดือนก่อน +1

    Codka iska hagajiya

  • @HodanDahapo
    @HodanDahapo 3 หลายเดือนก่อน

    Filim iyo badh iga dheh