Soomaaliya Maxay Inoogu Haysaa Cadaawada Intaa Leg" xildhibaan gurujee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Soomaaliya Maxay Inoogu Haysaa Cadaawada Intaa Leg, cabdiraxmaan cabdishakuur Waxaan leeyahay Somaliland Waxba Kaama gelin, kuwaad dhex joogto xita adoo maalin kala celinayaa lama arag, ee soomaaliyadaadu ha ku deeqdo. wa hadaladii maanta ee shirka jaraa'id ee u qabtay" xildhibaan Maxamed Nuur gurujee. oo la hadlay saxaafada
    #cabdiraxmaancabdishakuur
    #xildhibaangurujee
    Raandhiis Media Kala Soco Wararkii u danbeeyey ee Soomaalida

ความคิดเห็น • 3

  • @wararkiidalka
    @wararkiidalka  7 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid Daawade Fadlan Nugu soo biir

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 7 วันที่ผ่านมา

    Xildh Guruuje markasta Warkiisu wuu Cadyey Great 👍

  • @mohamedsaid-i2f
    @mohamedsaid-i2f 7 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan guraaje waa muwaadin
    Laakiin wali muu sheegin baabul khiyaamihii uu gudoomiyihii golaha wakiilada ee uu codkii uu ku guulaystay siiyey. Inuu cadeeyo inuu ku khasaaray codkaasi uu siiyey cabdirasaaq khaliif oo wali xisbiga wadani aanu ka saarin xisbiga