Haaa macalin.waa qorshe aad u fudud balse macalin websaydka ma u isticmaali karaa si aan u helo soo booqdayaan lacag fiican aan ka helo madama ay wadamada laga soo boqanayo iyo websaydka meesha laga leeyahay kala fuyuus fican yihiin taasi waa taa takale ma u is ticmaali karaa wadadan shay kasta oon xal u wayay si àj lacag uga sameyo wadanka aan joogo awgii
Waxan u fahmay inaad macnaha ka wado website ma ke helaya traffic badan xitaa hadaan social mediayahayga ku link gareeyo , HAA WLL WAA INAAD AAD U DADAASHA SI AAD U HESHO TRAFFIC (BOOQDAYAAL) BADAN WLL
intaasbaaad naga ilawday ustaad adoo mahadsan kii hore aan u lahaa maku isticmaali karaa si uu lacag iigu sameeyo mise waa muhiiim in wadamada laga ogal yahay aan ka sameeyo
aaadbaad u mahadsan tahay ustaaaad lkn facebok page hore ama facebook profile hore oo ku aameeyay somalia ma ku isticmaali karaa si aan lacag uga sameeyo mise mid cusub ayaa muhiima
@@kadaronlineustaad.inta qof an wax ka baranayey wxaa thy ninki ama mcln kii ugu fcnaa.oo si dhaba wax uso gudbiyo. Ani 2 waxayaabod oo an aad ka u raadaye waxa wye blogger ka iyo amazon aws Wlhi been io xqiraad lama rabo.blogg wxyaaba bdn oo iga qaldanaay oo kuwi ibary wediiyey igana jawabi wayen ayaad iga saxdy. Adigu. Wlhi sxb wa ku wataa alle wx kaga baryaa inu cimirgaga io kn wlidkaba idin barakeeyo.ii noolow. Daacad baathy ddka daacadda ah alle wuu jclyhy.. Lakin ustaad amazon aws talefanka kuso sameey.bilaaw ila dhamaad. Midakle an rabo Ina ku weediyo. Wexe tahy.facebookyga qof dibada joogo ma u dhiiba.mise Ana inta ka maamulanaa. Anoona qofna la hadlin aanan raadin.🎉❤
Wll dhawr hab ayaa loogu diraa inaad email aad gashato computer ka kadina aad saa ugu dirto muqaalo gaagaban Waza kale oo aad ugu diri kartaa telegram kaaga kasoo gal computerkaa Kadib kasoo dir telegram kale sida telegram x ama Bgram adoo laba account isticmaalaya
waxaa la sheegaa inta badan midka free ga ah inuu halis yahay oo lagaa jabsan karo facebook page,kaaga marka kuwa kale qiimahooda mana fahmsiin kartaa mise midka free,ga ah waa amaan muuqaalkaaga ugahelay waana kaaga mahad celinayaa wqtiga dheer oo wax noogu faaideeysay allaha ku barakeeyo walaal
Mahadsanid sxb
Allah haku karaameeyo
Masha allah ustaad.
Mahadsanid Ustaad
M.a waa noo faa iidayday
Haaa macalin.waa qorshe aad u fudud balse macalin websaydka ma u isticmaali karaa si aan u helo soo booqdayaan lacag fiican aan ka helo madama ay wadamada laga soo boqanayo iyo websaydka meesha laga leeyahay kala fuyuus fican yihiin taasi waa taa takale ma u is ticmaali karaa wadadan shay kasta oon xal u wayay si àj lacag uga sameyo wadanka aan joogo awgii
Waxan u fahmay inaad macnaha ka wado website ma ke helaya traffic badan xitaa hadaan social mediayahayga ku link gareeyo , HAA WLL WAA INAAD AAD U DADAASHA SI AAD U HESHO TRAFFIC (BOOQDAYAAL) BADAN WLL
intaasbaaad naga ilawday ustaad adoo mahadsan kii hore aan u lahaa maku isticmaali karaa si uu lacag iigu sameeyo mise waa muhiiim in wadamada laga ogal yahay aan ka sameeyo
Kaxalin website baloger ah ma u adeegsan karaa iisoo jawaab
aaadbaad u mahadsan tahay ustaaaad lkn facebok page hore ama facebook profile hore oo ku aameeyay somalia ma ku isticmaali karaa si aan lacag uga sameeyo mise mid cusub ayaa muhiima
Muxu faiido leeyahy
Waxa loo adeegamsada Facebook monetization aman inaad hesho free address
@@kadaronline wll cashar kale kasoo sameey sida Facebook loogu isticmaalo address kan
@@kadaronlineustaad.inta qof an wax ka baranayey wxaa thy ninki ama mcln kii ugu fcnaa.oo si dhaba wax uso gudbiyo.
Ani 2 waxayaabod oo an aad ka u raadaye waxa wye blogger ka iyo amazon aws
Wlhi been io xqiraad lama rabo.blogg wxyaaba bdn oo iga qaldanaay oo kuwi ibary wediiyey igana jawabi wayen ayaad iga saxdy. Adigu.
Wlhi sxb wa ku wataa alle wx kaga baryaa inu cimirgaga io kn wlidkaba idin barakeeyo.ii noolow.
Daacad baathy ddka daacadda ah alle wuu jclyhy..
Lakin ustaad amazon aws talefanka kuso sameey.bilaaw ila dhamaad.
Midakle an rabo Ina ku weediyo.
Wexe tahy.facebookyga qof dibada joogo ma u dhiiba.mise Ana inta ka maamulanaa.
Anoona qofna la hadlin aanan raadin.🎉❤
Muqal noogu soo sameey sida muqal loo soo galiye computer ka virtual kan kadibna facebook loogu soo upload gareeyo adoo raali ah?
Wll dhawr hab ayaa loogu diraa inaad email aad gashato computer ka kadina aad saa ugu dirto muqaalo gaagaban
Waza kale oo aad ugu diri kartaa telegram kaaga kasoo gal computerkaa
Kadib kasoo dir telegram kale sida telegram x ama Bgram adoo laba account isticmaalaya
waxaa la sheegaa inta badan midka free ga ah inuu halis yahay oo lagaa jabsan karo facebook page,kaaga marka kuwa kale qiimahooda mana fahmsiin kartaa mise midka free,ga ah waa amaan
muuqaalkaaga ugahelay waana kaaga mahad celinayaa wqtiga dheer oo wax noogu faaideeysay allaha ku barakeeyo walaal
@@wadanivideopro3738 wll MARWALBA WAXA MUHIIM AH INAAD FACEBOOK GAAGA AAD AMNIGIISA SI GAARA U ADKAYSID OO AAD 2FACTOR AUTHENTICATION KU XIDHID MARKAA CIDNA M JABSAN KARTO
Mastercard lacag kuma jirto maku xidhi karaaa 4bilood wax transaction kuma iibsan. Mise lacag kuyara shubaa iso jawab zxb
Haldolar ku active garee wll
@@kadaronline haye ustat aad u mahadsty wll 👏
@@kadaronline code lumber masoo diraya
@@kadaronlineCode number masoo diraya u didey