BTW I'm glad you switched your channel from English to Somali coz heaven knows our people need a Nutritionist and badly!. Especially Ketogenic diet which I believe in it's simplified state can be followed even in Somalia.
Dawada muragada iyo ku raaxayso noloshada ayaan aqriyay aad ayay u fiicnayeen wax badan ayan ka faiday lakiin jacayl an dhamad lahayn wali ma aqrin lakin dad badan ayaa laa waa buug wanaagsn abaayo😇😊
Masha allh Dear Isku Afsomali Ban Nahay Waxan Ku Fahma Sifican Adiga Coz I'm From Djibouti to Somaliland 🥰when I Young so Anih Waxan Akhristay daawada Murugada Its Good 🥰
Halkee ku dhalatay wll lakin reer waqooyiga reer jabuuti way is fahman marka laga imado af fransiska waxa kale dhan iskaga mid nahay Kiniifka anaga xata waan dhahna wanan naqaana Reer waqooyi hada nahay waad idin fahana waayo dadka badan jabuuti dagan hargeisa iyo borma u soo xaga baxan wll afsomali fiicn ku hadasha wanan ku fahma naalo reer waqoyi way is ticmalan kiniif ka waan is ticmalna wax badan is kagaga mid mahay masha allh horey u soco huuno ani waxn ku leyaya afsomaligaga wuu ficn yahay huuno ❤️❤️❤️
Very sad about the situation in Djibouti. Weli gumeeysi bey ku jirta Djibouti.The Somali language will go extinct there I'm very sure when all the older generation die. Murugo I believe means Sadness/Grief. I plan to get hold of these books myself and Fathia Absie's book Mahadho to further improve my Somali.
1. Kaniifka: wa musqul = bathroom
2. Galaaseerka: ama taalagad
3. Madbakha: kijada
From Somaliland
BTW I'm glad you switched your channel from English to Somali coz heaven knows our people need a Nutritionist and badly!. Especially Ketogenic diet which I believe in it's simplified state can be followed even in Somalia.
mashaa Allaah Abaayo soomaaligaagu waafiican yahayii marwalbana waasii fiic naanayaah
Dawada muragada iyo ku raaxayso noloshada ayaan aqriyay aad ayay u fiicnayeen wax badan ayan ka faiday lakiin jacayl an dhamad lahayn wali ma aqrin lakin dad badan ayaa laa waa buug wanaagsn abaayo😇😊
Masha allh Dear Isku Afsomali Ban Nahay Waxan Ku Fahma Sifican Adiga Coz I'm From Djibouti to Somaliland 🥰when I Young so Anih Waxan Akhristay daawada Murugada Its Good 🥰
Waa kufahanaa abaayo mcntoo sifican kufahanaa dwada muruda iyo jecl aan dhamaad laheen asristay masha allh way
Of course I do Wallahi understand it is my situation
MashaAllah Sis your somali is very good
Masha Allah your good at speaking Somali ❤️
Murugada waxa weye wer wer habo mcn 👍👍🥰
Masha Allah sis 😍😘
Mashaallah hno
MaashaaAllaah walaal afsoomaaligagu uu fiican yahay mar walba ku hadal waad sii baraneysaa IinshaaAllaah Abuubakar iyo Cumar mataano maaha walaal I think Cumar baa weyn labadooda
Anigu baa Djibouti baa ku dhalshey fcb ku bartay keep going qali❤❤
Asc abaayo af soomaali Gaga masha Allah weye aad iyo aad baan u fahmaya wana ku daawada wax kasta oo aad soo dhigtid waan hela. Horey u soco
Halkee ku dhalatay wll lakin reer waqooyiga reer jabuuti way is fahman marka laga imado af fransiska waxa kale dhan iskaga mid nahay
Kiniifka anaga xata waan dhahna wanan naqaana Reer waqooyi hada nahay waad idin fahana waayo dadka badan jabuuti dagan hargeisa iyo borma u soo xaga baxan wll afsomali fiicn ku hadasha wanan ku fahma naalo reer waqoyi way is ticmalan kiniif ka waan is ticmalna wax badan is kagaga mid mahay masha allh horey u soco huuno ani waxn ku leyaya afsomaligaga wuu ficn yahay huuno ❤️❤️❤️
Of course aad ban isku fahaana.
Keep going ma jolie ,fiere que tu sois djiboutienne.
manshalah alle ha barakeyo wilasha
Masha Allah ❤️❤️
Asc habo mcn afsomali fiican ba taqana 👏👏👏👏💋🥰👍👍👍
Waa lugu fahmaa soomali caada ku hadashaaa baayo mcn
Waxad nagaysata gabayada e aniga waxan jooga sweden waxana badsada gabayada iyo wararka somaluda
Soomaligaga waa beelo abayo wiilashan matano maaha cumar ayaa wayn abubakar ayaa yar
Kaniif reer djibouti,
Zouli reer somalia
Massqoul reer xamaar
Mansha Allah bless you sis 😘😘😘😘😙
Nasteexow ana afsomaliga ku barilaha hargeisa kaaalay wll😂
Afsoomaali baan ku dhiganaaa kiniif anagu waxan nidhaahnaa suuli😂 kijinka anaguba kijinban nidhaahnaa firiijku waxan nidhaahnaa talaagad here in Somaliland ❤️
Af somaliga waxaa lagu dhahaa jikoo
Mataaano ma aha cumar baaa wayn
Masha allh abayo plz asxabta ku xiran abayo qali plz II soo boqo yuotoobkeega plz asxabta
Abaayo mataano maaha cumar baa waxyar wayn
Murugo is sadness
Mashallah wll waa buugaag aad ufiican reer somaliland wxy u yaqaanan galaaseerka talaagad
wafcn yihin afsomaligada
Asc walalo maha matano ila ne sont hungrig Mias ce sont de freres
walaal Allah khayr hakusiiyo buugtan aadban uraba somaliland halke laga helaa aadban ugu baahnahay
Huuno intee laga heli kara
Somaliland kinif way yidhen
Very sad about the situation in Djibouti. Weli gumeeysi bey ku jirta Djibouti.The Somali language will go extinct there I'm very sure when all the older generation die.
Murugo I believe means Sadness/Grief. I plan to get hold of these books myself and Fathia Absie's book Mahadho to further improve my Somali.