Hanti nimaan lahayn baa loo heelaanayne waa huq aduun yee page sadexaad way ka tagtay 2 hore ay tirisana waa ay qaladay ereyada 😢 caasha abdow maliki ayaa lahayd Original heesta
Heesta ereyadeeda way saxday qofkii ka shakisan ha soo dhegaysto fanaanaddii heesta hore u qaadday ee caasha cabdow malayka halkan ka daawo th-cam.com/video/3m-KKm4qm6E/w-d-xo.htmlsi=WePvFEsbZKqMglCe
haa lakiin music gu waa kaaf iyo kala dheeri marna hakisii lama dhigin gar ahaan , Saxophone,Guitar iyo violin ta iyado nasiib daro ay meesha ka dhex maqantahay trumpet ga o dad yaqanaa ay utumayeen aicha abdo
FANKA QABIIL MALAHA EE KA DAA QABIILKA, CUDURKAS KU HAYA DAAWO MALAHA. WAX WALBA HADDII AAD QABIIL KA DHIGTO YOOMA-ALQIYAAMHA ADIGA OO QBIIL KU HAYA SOO BAXAYSAA.
Axsaaaaan heeeeees Somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ macaal musiga
Dad ayaan aqoon u lahayn Caasha. ❤
❤️Maa'Shaa'Allaah Tabaarakallaah 😍 Somalia music 👍 great ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤ mahadsanidiin kooxda dhan.
Caasho kiin waan jeclahay codkeeda xitaa markay caadi u hadleyso.
Guuleyso walaashey
Hees ay Caasho kiin soo cusbooneysiisey oo ay barteedii dhigin ma jirto.
Caafimaad iyo Cimri barakeysan baan u rajeeyey Ugaaso Caasho Kiin.❤
Good song 1st to listen
Caasho cadow eebbe ha unaxariisto.
Waa xuuusuuusti aan laa ilaaawi kariin ama laa ilmaami kariin ee fanaaananada caaasha cabdo malayka
❤️❤️❤❤
Caasha kiin fankii waa soo noolaysay
Hees iyo badh halkeeda ayey dhigtay caasho kiin
Jimco 7/6/2024 ❤❤
Caasho-Kiin Cilmi Xaashi, Fanaanad Qaali ah Afkaaga Caano lagu qabay Halkeedi ayaad dhigtay Heesta 10/10.
Sat/24 Aug/2024 watching
❤😂
Wow
Caasho kiin barteed ayay dhigtay
EREYADA NAGA SAXA DIB UGU LAABO DHEGEYSIGA HEESTA WAXAA HAL ABUURAY ABWAAN CALI DAGAAL ALLAHA U NAXARIISTO WAXAA KU LUUQEYSAY FANANADA CAANKA AH CAASHO CABDOW SALIM (MALEYKA)
Thanks wll runtaa weeye
Erayadda waxaa curiyaay aun cali dagaal xeeyd oo ka mid ahaa hoboladda waaberi isagaan horay u qaaday 70 baatanaadkii laa kiin caasho cabdoow oo dib ka qaaday ayaa loo garan ogyahay
Aaway filimka
Asc Astaan ❤
Waaw
Sowtu raxmada Mogadishu
🎉🎉🎉🎉
hees cusubaan sugayy
Hanti nimaan lahayn baa loo heelaanayne waa huq aduun yee page sadexaad way ka tagtay 2 hore ay tirisana waa ay qaladay ereyada 😢 caasha abdow maliki ayaa lahayd Original heesta
Alyom 1carafah
Heesta ereyadeeda way saxday qofkii ka shakisan ha soo dhegaysto fanaanaddii heesta hore u qaadday ee caasha cabdow malayka halkan ka daawo th-cam.com/video/3m-KKm4qm6E/w-d-xo.htmlsi=WePvFEsbZKqMglCe
Ad iyo aad bro
haa lakiin music gu waa kaaf iyo kala dheeri marna hakisii lama dhigin gar ahaan , Saxophone,Guitar iyo violin ta iyado nasiib daro ay meesha ka dhex maqantahay trumpet ga o dad yaqanaa ay utumayeen aicha abdo
heestan xaga musiga waad ku silbateen dib isku saxa atan tv
Heesta orginaalkeedii muusiga waa isla wada socday, maxaa biyaanada keliya loo maqlayaa , OO fiyoliinta iyo saksifoonka aanay isla jaan qaadayn.
Dabki soo xus
Aytidhe hebel hakaah
1:00
heestaan jabuti ayaan kusoo xusuustay
😂😂😂 reer koonfurow kufsiga kadaaya heesaha
FANKA QABIIL MALAHA EE KA DAA QABIILKA,
CUDURKAS KU HAYA DAAWO MALAHA.
WAX WALBA HADDII AAD QABIIL KA DHIGTO
YOOMA-ALQIYAAMHA ADIGA OO QBIIL KU HAYA SOO BAXAYSAA.
AL-FANAANAH Casha Kiin, sifiican yaad kusoo gudbisay heeska samidaa Maama Caasha CABDOW. .kuwo kaleeto waa lagaa sugi mahadsanid Boqoradda ( Caasha the Queen).
@@ahmedalingabadhu waa gabadh reer waqooyi ah oo reer boorame ah caasha kiin
@@osmansufi4066 dadku waa isku mid . balse caasha kiin waa XAWAADLE
Waa xuuusuuusti aan laa ilaaawi kariin ama laa ilmaami kariin ee fanaaananada caaasha cabdo malayka
Waa xuuusuuusti aan laa ilaaawi kariin ama laa ilmaami kariin ee fanaaananada caaasha cabdo malayka