ASMA SABAN HEESTA (NIYAD SAMI) HODAN & MURSAL MUUSE BOORAMA LIVE SHOW 2018 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 236

  • @ahmedyusuuf4951
    @ahmedyusuuf4951 6 ปีที่แล้ว +38

    Bari horaaan hees soo qadi lahaa kuwan comantiyda dadka ka bixiya ayaannan ka nabd heleeyn Niyow

    • @cadeeycadeey4096
      @cadeeycadeey4096 6 ปีที่แล้ว

      ahmed yusuuf 😂😂😂😂

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Yusuf, 🤣😂🤣😂 waa runtaa walaal waan kula arkey, saacadaas ayuunbey ayagoon waligood ku arag odhanayaan sidaan iyo sidaas buu ahaan jirey oo wada beena. Somali cay iyo xasadnimaa loo deystey

    • @mawlidosman1574
      @mawlidosman1574 6 ปีที่แล้ว

      Hahahahah 😀😀😀 iga hoo like wd ig qoslisay

    • @somaliquean423
      @somaliquean423 6 ปีที่แล้ว

      Balaha lga rifi hadii laguubogi wayo😂😂😂

  • @Khalid-ux2ev
    @Khalid-ux2ev 6 ปีที่แล้ว +26

    Reer Booramo Love Ban Idinku ahay Ee Gabadh Ayan Idinka Fadhiya Nin Nasiib Leh ayunba Hela Gabadh Samaroon
    Love From Cidagale weyne

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว

      Khalid Abdulahi, ciida gale iyo garxajis oo dhan waa gob gob dhashey soo dhawow walaalo gabadh waad u qalantaa.

    • @adeymaalim3821
      @adeymaalim3821 6 ปีที่แล้ว

      Aďt

    • @aslidhalad4508
      @aslidhalad4508 6 ปีที่แล้ว

      Khalid Abdullahi waa diyaar wll gabdh waadnaga helaysaa

    • @cawil__tiiko__officail7922
      @cawil__tiiko__officail7922 6 ปีที่แล้ว

      Cidagale wayen
      😍😍😍

    • @Khalid-ux2ev
      @Khalid-ux2ev 6 ปีที่แล้ว +3

      Gobti Boraama Gobanimada wan idinku Ogaaa Guuleysta Wixi uurka idinka neceb Cagta Hoosteeda ayan Leenahay

  • @rahmacabdirahmaan5634
    @rahmacabdirahmaan5634 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh kuso dhawada casimad labd e borama cdeey
    Fananintayada love idinku nahy

  • @mohamedbashe4539
    @mohamedbashe4539 5 ปีที่แล้ว

    Anigu reer hargeisa ayan ahay ee niyow xbd muqdisho jogtan rabba nagaha hawiiye ayey iga haysaa

  • @yasminlucky6740
    @yasminlucky6740 6 ปีที่แล้ว

    allow nasohanuni ubadi wata oo inti coro ugu xumed bananka sodhitayea war ilahay an xasusano Allah naxasustea

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 6 ปีที่แล้ว +7

    Tol hadii la yahay asma saban ha la igu soo xidho walee way iga dhex baxday indertay

    • @braziliano12
      @braziliano12 6 ปีที่แล้ว

      sayid hasan adigu ayo ah ma reer hinaasa tahay mise reer jacayl bal is cadee hahaha

  • @khalidfaysal18
    @khalidfaysal18 6 ปีที่แล้ว

    Fananadaydii qaliga ahyd asma saban hore usoco wllo duriyad xallaala ayd tahee ♥️♥️♥️

  • @somalilanderinasiciid9342
    @somalilanderinasiciid9342 6 ปีที่แล้ว +24

    Yaaa fahmay jacaylka ka dhexeeya asma saban iyo beerof

    • @somalilanderinasiciid9342
      @somalilanderinasiciid9342 6 ปีที่แล้ว +2

      @Awoqurux7 haa walhi anigaa ba taagere buuxda u ah ma habra wadagbaa tihiin asma

    • @somalilanderinasiciid9342
      @somalilanderinasiciid9342 6 ปีที่แล้ว +2

      Mashlha alle hakuu daayo wllo waaa fananad aad u qiimo badan guud ahaan reer somaliland iyo dhamaan umada afka somaliga ku hadsha aad bay u jecelyiin

    • @reo9475
      @reo9475 6 ปีที่แล้ว

      Somalilander ina siciid
      Wayka yara dheer tahay
      😂😂😂😂😂😂😂

    • @sawsamyusuf5243
      @sawsamyusuf5243 6 ปีที่แล้ว +1

      Somalilander ina siciid WL asma ma reer borama lkn isagu waaaa reeerihi somalidu takorte belaa ilayn watan somalidi jahilinimo ka bixi wayen bilaa loo diid

    • @somalilanderinasiciid9342
      @somalilanderinasiciid9342 6 ปีที่แล้ว +2

      @@sawsamyusuf5243 wllo haa asma waa reer borama sidoo kale beerofna waa reer borama lkin maaah reerka aad ku sheegtay inanku

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 6 ปีที่แล้ว

    Hello everyone we are soo glad to lesten most powerful singer .who .Asma Saban . love you guys keep that great singers who are standing from you guys you are Lucky once because you are watching the show live.don,t believe that we think you do guys have your thought regarding to our question.thank you.and soo long.😎😎😎😎😎😎😎😎😎😍😍😍😍 love

  • @ziciidfantastic608
    @ziciidfantastic608 6 ปีที่แล้ว +20

    qofki afard ahaye like ila gaadha inta Jecel Asma saban😂😂

    • @seynabhassan76
      @seynabhassan76 6 ปีที่แล้ว

      isha nagatan laa xayasinyo ii dizheya uu laa jedo hodon

    • @ziciidfantastic608
      @ziciidfantastic608 6 ปีที่แล้ว

      seynabey wll Mawxd la safanthy teamka khadra sinimo

  • @omarkeyga6118
    @omarkeyga6118 6 ปีที่แล้ว +7

    Hadan nahay reer konfur jacelka hirgalay wa tixgalinaa isaaqow magalo dhan Ayad gabar ku cishen hodan na inay dadkeda sabotiyan xaq bay u leyihin qabil ma yaqano doqu 😃❤️🇸🇴 boorama xajigaygi mustaqbalka meshu kaso jedo 😂😘😘🇸🇴

    • @wizamintv9147
      @wizamintv9147 6 ปีที่แล้ว

      Omar Keyga qadaaadwayn duriyada somaliland hkala gurin adi cidi ku fahmi myseee

    • @halyaygireeawdalland8026
      @halyaygireeawdalland8026 6 ปีที่แล้ว +1

      Hhh Soo dhawaw dumaashi😍

    • @ridwaandahirguure7919
      @ridwaandahirguure7919 6 ปีที่แล้ว

      Halyaygi ree Awdal Land
      Ani xitaa dumashi an ahy

    • @fatuuusharaf5660
      @fatuuusharaf5660 6 ปีที่แล้ว

      Omar Keyga ma jogted hadi kale xamar vs borama ey noqone mursal ku quso walaga xada hajiga ka jog

    • @halyaygireeawdalland8026
      @halyaygireeawdalland8026 6 ปีที่แล้ว

      @@fatuuusharaf5660 Eeya adi inaan ku xadine aamu😂

  • @xafsoxafso3422
    @xafsoxafso3422 5 ปีที่แล้ว +1

    2:45 ,, wooooow

  • @hamdiyusuf5516
    @hamdiyusuf5516 5 ปีที่แล้ว

    waxay ka daba nageyen hoodan asma love waa laba wajilay shalay waaxay tageri jirtay khadra silmo man tan waxay wadata hoodan hhhhhh

  • @muboodeko2655
    @muboodeko2655 6 ปีที่แล้ว +4

    rer borama ıyo rer hargaysa waa walalo ee qabyalada jacayl kadaaya

  • @israomar3352
    @israomar3352 6 ปีที่แล้ว +3

    Axyaaa jaceyl
    Really qali niyad Sami kumodaa😍😓😍😍👌🎧🎤🎤🎤

  • @kdd550
    @kdd550 6 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw asma saban jinkaygaa ka hela soo jiidashay ledahay yartu😍

    • @saynabmaxamed1810
      @saynabmaxamed1810 6 ปีที่แล้ว

      mansha allah qurux lakin waxan modayay isaq asm

    • @kdd550
      @kdd550 6 ปีที่แล้ว

      @@saynabmaxamed1810 wllo ma garankaro ciday tahay meshan ka arkayaa kuwo leh sida

  • @Sultanadamqassim
    @Sultanadamqassim 6 ปีที่แล้ว

    tan yar dar alle ayaan u jecelhy waa wada jiniyado nice asma yar

  • @abdishakurmohamed7265
    @abdishakurmohamed7265 5 ปีที่แล้ว

    Malmahay sobaxdan ada udhagysanjiray 2018 October xasus iga dheh

  • @catooshnimco1691
    @catooshnimco1691 6 ปีที่แล้ว +1

    wlhy wn kahely gabdhan wayba iska qoslay saa inda farxada jecel like

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 6 ปีที่แล้ว

    Viva Asma Saban and her VIP song that is great moments you guys I can't believe how good asma,s soo good . love Borama show.and all singers and musicians . vive Hodan Abdirahman 😎 her husband Mursal mouse 😍😍😍😍😍 love. You my friends 😘😘😶😘😶 love you Borama.

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 6 ปีที่แล้ว

    Hi Asma Saban always be the best Singer in Hoon of Africa and let everyone believe that . so even the young children do sing her songs that male them happy that makes famous if it's back home or around this modern world and she is all the time champion and we all love her so do you know the last Borama 😀 Show she is cool and adorable and VIP member at the Borama show.. like the others who have been that Show.. such as.Asma love. the Host of the show.Hodan Abdirahman 😎 mursal muuse.Abdifatah and more great singers and musicians song writers 😎 love you guys keep going that progress intertating that makes many friends like us ,😎😎😎 love you . vive Borama show 😎😎😎😎😎😎😎 love you all.

    • @abdirahmanahmed3165
      @abdirahmanahmed3165 6 ปีที่แล้ว

      Hi Asma regards your songs always make me happy ever sense I start to lesten before I go to sleep . because we feel good . cudoon.😎😎😎😎

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว

    Wow, asma saban waa qurux iyo badh waliba cod macaan ku darsatey. Masha allah.👌👍💜💖💜

  • @nuredinahmed7041
    @nuredinahmed7041 5 ปีที่แล้ว +1

    Asma Saban gob gobi dhashay walahi I love you a lot

  • @adenabdi2105
    @adenabdi2105 6 ปีที่แล้ว +2

    Asma seban wa dumashin ka xishoda wa qofta kaliya aan qalbiga dajiyaye

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 6 ปีที่แล้ว +1

    bayrof iyo asma saban iskaga dhex walalayaaaal waaa isku nuurayaaan best couple kle ayey noqonayaaaan😍😍😍😍😍😍

    • @braziliano12
      @braziliano12 6 ปีที่แล้ว

      naag iidor ha raadsado haduu iidoor yahy asma waa al samarooniya hahah na daaya idoorshalmadihiina tuura iyo hinaasaha hargaysa iska wata

    • @ayanahassan2432
      @ayanahassan2432 6 ปีที่แล้ว

      @@braziliano12 😂😂😂😂😂😂sas miyaaa kkkkkkkk hye bal

    • @braziliano12
      @braziliano12 6 ปีที่แล้ว

      ayana hassan waa sidaa safaradaha kala qadan reer hinaase hargaysa wax walba waa habar awal habar dhagx waxii al samarooniya ah waba yaabay

    • @ayanahassan2432
      @ayanahassan2432 6 ปีที่แล้ว

      @@braziliano12😂😂😂😂😂😂hye

    • @khalidanwar3680
      @khalidanwar3680 5 ปีที่แล้ว

      yirisow braziliano yaa shegay inay tahay samaroon

  • @muktarosman8650
    @muktarosman8650 6 ปีที่แล้ว

    Kii yaraaye beerfuu miyuu ahaa, magaciisaa igu adage sawkaa dhabanka kaga ururay Inantii yarayd.

  • @nuredinahmed4927
    @nuredinahmed4927 6 ปีที่แล้ว +2

    I love you Asma Saban

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 6 ปีที่แล้ว

    Hi Asma Saban always be our first choice that can lead the stage withJoy and comfortable from time to time be our goal be the tone of the voice of today to be the best of all 😀😀😁😘😘😘 cool 😎 love you Borama show thanks again You guys have long life.Aamin.

  • @yaasminciise1624
    @yaasminciise1624 6 ปีที่แล้ว

    asma saban zxb inolow codka wankugu ogaaa😍😍😍

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 6 ปีที่แล้ว

    I love this show because there are uncountable legand singer.and are 😑😁😘.Hodan Abdirahman and her husband Marsal mouse. Asma love .Asma saban.and. More singer and songwriter which I don't mention their names I love guys . more than . my life for . keep that kind of kindness and love one another gives me goosebumps and true United singers and be able to beat the puzzle Yow
    Hi vive Borama.thks again and again 😎haaaaaaaaassssssss

  • @ismailsalah9338
    @ismailsalah9338 6 ปีที่แล้ว +4

    Asma ha laga leexdo habluhuna waaa walalihin oo kle

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 6 ปีที่แล้ว +1

    Show lasii habeeyey muu ahayn, kaliya khadra Sinimoo ayaa loogu jawaabayey, xataa timaha iyo labiska qof diyaar ahaa kuma jiro, fashil ayaa ka dhacay.

    • @halyaygireeawdalland8026
      @halyaygireeawdalland8026 6 ปีที่แล้ว

      Quruxda way udhashen dumarkygu uma baahna is hagaajin kle maaha kuwii .... wx odhan maayo imke😂

  • @samiiradoch368
    @samiiradoch368 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah..qoftan wan ka heli runti

  • @zamzamziman2393
    @zamzamziman2393 6 ปีที่แล้ว +3

    haaa wanhubaa waa nag gesiyadad asma ayaa lagu daba dalin

  • @asmahussen5166
    @asmahussen5166 6 ปีที่แล้ว +1

    Mar horaan heeai lahaa lkn wxn ka baqay inay hablaha somaliyeed guur wayaan becouse wn qurux badanahay wiilashaa igu mashquulaya calashaan😍

    • @abdilahiahmed686
      @abdilahiahmed686 6 ปีที่แล้ว

      hhhhhhh salaamad ino kala reeb

    • @asmahussen5166
      @asmahussen5166 6 ปีที่แล้ว

      @@abdilahiahmed686 waaban qariyaa quruxdayda alh markaan baxayo xataa waan ni qaamtaa

    • @boqoradatogdheer8604
      @boqoradatogdheer8604 6 ปีที่แล้ว

      Caadi ayad noogu samaynaysa ee noo kala reeb😂😂😂😂

    • @surlaydumar2412
      @surlaydumar2412 6 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhh kalay faraxyadan inaga kala sexo yakhi

    • @asmahussen5166
      @asmahussen5166 6 ปีที่แล้ว

      @@boqoradatogdheer8604 waaa realty dhemaney

  • @naciimonalka5562
    @naciimonalka5562 6 ปีที่แล้ว

    labo asmo nagaha meesha ugu shidan inaba caadi maha iga walee😄😄😄😄

  • @daganabdi8051
    @daganabdi8051 6 ปีที่แล้ว

    Alla gabadha macaanaa beyruuf uma rabo cilanka isku jiro meelaha mid u eg isaga haka raadsado gabadhaan faraxsan ma heli karo❤❤

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว

      Walaal waa wiil sharaf lehe cayda ka daa dee waakusidee jaceylkuna gaabni ma yaqaane.

  • @simmubarikmubarik8100
    @simmubarikmubarik8100 6 ปีที่แล้ว

    Allah ya cisak somali gabooyaha aya ugu wacan bal eega bal eega codkaas sida loo heesayo

    • @mawlidosman1574
      @mawlidosman1574 6 ปีที่แล้ว

      Gabooye waa qabiil somli ah Ilkn asama saban maha cidad moodayso wll

  • @anainismael8331
    @anainismael8331 6 ปีที่แล้ว

    Best song wlhiii Asma saban

  • @haboon1139
    @haboon1139 6 ปีที่แล้ว +1

    asma love si aan caadi ahyn by isku caaataysa wey kala baxda wey isku jirta awal😆

  • @sihammuqtar9736
    @sihammuqtar9736 6 ปีที่แล้ว +1

    Ar asmo love yaa iga so qaada bacwenaha😤😳

  • @hiboomar3524
    @hiboomar3524 6 ปีที่แล้ว

    Waxay nasteexada niyad sami kumooda 💐💐💐❤️❤️

  • @aziizcabdlaa4777
    @aziizcabdlaa4777 6 ปีที่แล้ว

    Eeeg tiiiH ina saban
    Istusad iyo mokhter bidaar
    Maxa kadhaxeeya lapadan qarac😎😎

  • @ahmadabdi2840
    @ahmadabdi2840 6 ปีที่แล้ว +10

    Kusoodhwaada caasimada labaad ee soomaaliya awdal caasimada boorama

    • @kowthershuuriye2740
      @kowthershuuriye2740 6 ปีที่แล้ว

      Way uqalantaa xarunta aqoontu caasimada 2bad

    • @ayanyusuf3332
      @ayanyusuf3332 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @fisanmohamed100
      @fisanmohamed100 6 ปีที่แล้ว

      +Khalid Borama waa run shiki kuma jiro

  • @warso-spt1
    @warso-spt1 6 ปีที่แล้ว

    Kuwan asmada kaga dhegtay waa samaron, tii borama timadaba oo ka hestaba wa la shegta bey maqlan 😂😂. Waligaba cawa horteed waxa maqli jiray tayari wa reer sheikh isxaaq. Tolow ma hees la qado ba samaronka lagu gala. Xambaarta haday wax nii tareyso. Koleyba mel aad ku buuxisan bad haysaney 😂😂😂

  • @braziliano12
    @braziliano12 6 ปีที่แล้ว +1

    waaw fanaanda qaali asba saban noolow

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 ปีที่แล้ว

    Waatan tii xabashiyada u eegkayd

  • @abdirahman6734
    @abdirahman6734 6 ปีที่แล้ว

    Qurux badanaa gabadhu 😌☹️

  • @mustafeabshir9067
    @mustafeabshir9067 6 ปีที่แล้ว +2

    Waar samaroona qabyalad baray kaxaab xaabiya jalayaalow 😁😁😁😂😂😂😂😂😂 faan wayna

    • @halyaygireeawdalland8026
      @halyaygireeawdalland8026 6 ปีที่แล้ว

      Haja idinka nabaray izaaqow mrka laxba ziday udhaqanta loola dhaqma

    • @adansuleyman7495
      @adansuleyman7495 6 ปีที่แล้ว

      mustafe bahashuba xagiinay ka tinimd xaamigii horee xajista dadku xoolmaa adigu aaf xeraysee xajisoo ha ooyin waa xaf iyo xaf adaa xanaf abuure ok hadaad ubaahato waa lagu waanin hadikale waa eraygaad tihado jawaabtiisa sug ok

  • @maahircaadyvivahargaysa3161
    @maahircaadyvivahargaysa3161 6 ปีที่แล้ว +1

    waaaaw sama saban

  • @mehmednazri8607
    @mehmednazri8607 6 ปีที่แล้ว +2

    Asma saban 👑👑

  • @sulekhamahamed3306
    @sulekhamahamed3306 6 ปีที่แล้ว

    Nagtan sooti meelaha kanigkiin jirtay maa qof cadiyay noqotay hh

  • @MD-ke8ny
    @MD-ke8ny 6 ปีที่แล้ว

    gabadh qurux badan😘

  • @original_muslim2405
    @original_muslim2405 6 ปีที่แล้ว +9

    Waaa wixi lagugu fuurayey dibjir nimadu azma kuriyaa

    • @braziliano12
      @braziliano12 6 ปีที่แล้ว +1

      azma ka qaba waa ayo furintaan baad ka hadlaysa magaladeeda ay joogta asma

    • @reo9475
      @reo9475 6 ปีที่แล้ว

      Istahli_Abdi Silimo
      Maxaa furey inan bay u eegtaya?
      😂😂😂

    • @maysuunupdirahman642
      @maysuunupdirahman642 6 ปีที่แล้ว

      Naagtan nin ayaa soofuray isaga ciilkisa ayay fanka ugu biirtay

    • @reo9475
      @reo9475 6 ปีที่แล้ว +2

      maysuun updirahman
      Alle calaf kale oo fiican aha siiyo

    • @liipaanmohamed2557
      @liipaanmohamed2557 6 ปีที่แล้ว +1

      Waad ku gafatay naaayaa ka xizhooo waaa dumazhidaaye

  • @yassensubane4528
    @yassensubane4528 6 ปีที่แล้ว

    isaaq iyo anaa sameeyay kja

  • @maariabuskud4416
    @maariabuskud4416 6 ปีที่แล้ว

    nag samarona dhiiga kujeclahay isaaqow marn hwiye caya marn samaron ku mashqula abti gadaala losoconaya hablaha la iska dhacaya

  • @yassensubane4528
    @yassensubane4528 6 ปีที่แล้ว

    diyaarad saaro

  • @fatxaabdilahi2975
    @fatxaabdilahi2975 6 ปีที่แล้ว

    eeg doqontan niicda ah laguma fahmin xppti lkin mukhtaar sokn berof bidaar dheere laka wasisina waxba jira😂😂😂😂😂😂😂😷

  • @yassensubane4528
    @yassensubane4528 6 ปีที่แล้ว

    diyaarad 1993

  • @alibrown3292
    @alibrown3292 6 ปีที่แล้ว +3

    De best song 😍😘

  • @nimcocatoosh4791
    @nimcocatoosh4791 6 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏

  • @kiincadey7324
    @kiincadey7324 6 ปีที่แล้ว

    No ma tagaari

  • @hoodoumaakram7584
    @hoodoumaakram7584 6 ปีที่แล้ว

    jaw tana biyaay bilowday

  • @zakifuture939
    @zakifuture939 6 ปีที่แล้ว +3

    Way idinka qaraxdee maaha meezhu beerta libaaxa waa borama

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 6 ปีที่แล้ว +2

    Horta Tanyari Ma Gabooyaana Waa Su Aale ?

    • @muhiyoabdirahman5562
      @muhiyoabdirahman5562 6 ปีที่แล้ว +1

      Waa reer gebiLaY

    • @halyaygireeawdalland8026
      @halyaygireeawdalland8026 6 ปีที่แล้ว

      Waa gabadh zamaroon siciida

    • @abdinuh402
      @abdinuh402 6 ปีที่แล้ว

      Halyaygi ree Awdal Land samaroon waaa hhhh

    • @halyaygireeawdalland8026
      @halyaygireeawdalland8026 6 ปีที่แล้ว

      @@abdinuh402 Hhhh waa hee ... xa zoo wadaa

    • @abdinuh402
      @abdinuh402 6 ปีที่แล้ว

      Halyaygi ree Awdal Land dee gabadhani videoclip bey so dubtey ay ledey anu samaroon mahi ee kor iga baxa 😂😂😂

  • @maahircaadyvivahargaysa3161
    @maahircaadyvivahargaysa3161 6 ปีที่แล้ว

    walhi waay cod macantahay

  • @yassensubane4528
    @yassensubane4528 6 ปีที่แล้ว

    somali wayneey awdal

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 6 ปีที่แล้ว

    Asma.saban.wanka.heleyba

  • @yassensubane4528
    @yassensubane4528 6 ปีที่แล้ว

    hargaysa kkkkkkk

  • @fardusacabdi7621
    @fardusacabdi7621 6 ปีที่แล้ว +1

    asma.quruux.wad.udhalatay

  • @fardusacabdi7621
    @fardusacabdi7621 6 ปีที่แล้ว

    samaron.bad.kuwalateen.maqasaba.jaceelku.inamadayadu.uuf.bayidhaheen.dee.maxadsameen

    • @halyaygireeawdalland8026
      @halyaygireeawdalland8026 6 ปีที่แล้ว

      @Khalid Borama hooyada qrca thy was mgca noo dhig hrta xaraami yhy nacala kugu taale

  • @igafiloflims4711
    @igafiloflims4711 6 ปีที่แล้ว

    Hhhh wax noool

  • @simanmohamed250
    @simanmohamed250 6 ปีที่แล้ว

    Asma dhilo wad iman salmanta khasisadyay

  • @zamzamziman2393
    @zamzamziman2393 6 ปีที่แล้ว +4

    asma waa nag fariida waa nasab kamila waxsaa nag iyo badha asma waa nag samaroon indhaha kajediya maxadtkaqadaysiin

    • @kdd550
      @kdd550 6 ปีที่แล้ว

      Ma iga hubtaa zamzan ziman
      Alle san uga hela kagarataaba maba ogayne 😍

    • @aslidhalad4508
      @aslidhalad4508 6 ปีที่แล้ว

      zamzam ziman wligay idoor baan uhaystay 😂😂😂madhashii samroon baa

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 6 ปีที่แล้ว +1

      zamzam ziman Maxaa Samaroona Ayaan Lagagugu Qoslin cidii Borama Timaadba Sheegta

    • @braziliano12
      @braziliano12 6 ปีที่แล้ว

      somali america wax fahan cidi borama timada maha halka ay ku socota fahan nacas hinaasan baad tahay

    • @nusaymaahmed9758
      @nusaymaahmed9758 6 ปีที่แล้ว

      @@somalivlogs6780 aduu naag ba tahy bee sii soo jeexo mursal bad rabtye

  • @samiyacabdi9143
    @samiyacabdi9143 6 ปีที่แล้ว +1

    Caaaln bilaaa sowd🤨🤨🤨🤨🤨🤬

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว

      Makhruuqnimada laga fiican, wale asma saban ayaan lagu caayi karin foolxumo iyo cod xumo midna. Viva asma dhameys dhan walba, qurux cod karti.

    • @samiyacabdi9143
      @samiyacabdi9143 6 ปีที่แล้ว

      Tana in aya qurux ledahaya anigubaaa WAn ogahaya lakin waxbaa kumadugna WAn bilaaa sowdaaa allow yakumaqashiyaaaa iyadoooo bilaaa music kuheseysaaa🤔🤔🤔🤔☝🏻🎤

    • @halyaygireeawdalland8026
      @halyaygireeawdalland8026 6 ปีที่แล้ว

      @@samiyacabdi9143 waa gbdha ugu codka macaan xidigaha geeskaba waad iska hadashe bl hlka ku yara noqo

  • @Hazelhazeal
    @Hazelhazeal 5 ปีที่แล้ว

    Uff cod xuma o dqonsana

  • @haboihtoim5125
    @haboihtoim5125 6 ปีที่แล้ว +1

    Asma ma samoroonba misa issaq huno bal isheka

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 6 ปีที่แล้ว +1

      Waa samaroon

    • @haboihtoim5125
      @haboihtoim5125 6 ปีที่แล้ว

      Walahi thanks issaq baan mooday

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 6 ปีที่แล้ว

      Qn zena Maxaa Samarona😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 6 ปีที่แล้ว +1

      walal Waa Gabadh Isaaqa waliba Habar Awal Waliba Sacad Muuse

    • @gabileyboy1515
      @gabileyboy1515 6 ปีที่แล้ว +1

      @@somalivlogs6780 😃😃😃😃 waaa samaroon habar cafaan ah 😉