Gbadhan ugaaso hdleyso so ma ahn mid mar dhaheysay ninkeyga sxbtey ila guursaday ibahdilay ugu danbeys wn isla jogtaa tacab iyo rafad ka dib mxey tahy marka hdana wxn klo kahadleyso wxba meaha kaqaldan
Ayada ma aha sheekoyinka dad ee ku dhacen ba uso dhiibo lkn si ay qurux u noqoto qofka asaga Iska dhigayo inay ku dhacdey cml lkn marka danbo ee shegan in shekada lo so dhiibay abayo
Ogaso u are the best shakada si fican o darenkeda wadata o waliba dhab ah ayad u so jedisa thank you all team adkatay
Taas yaa ikeena walahi wan dililahaa nacasta laxdaye
Illen dumar ma quustaan😱😱😱😱😱😱fajaac
Salman. Med. 😭😭😭😭😭
Waa laga roon inantu
Waa fariid fariidna dhaley
Ala qoftu neefsaneydaa😅😅
Doqonimadii oo qof ah Wye tan
Taas Jaceyl Ma ahan
Ugaaso 🥰🥰🥰💞
Marki horaba second option ayaa aheyd weligaa nin second option ha unoqon 😅
A.s.c
Gabadhan jug baa hada kahor ku dhcdy malaha wxy qofka bilaa damiirkaa yahuu dheh
wllo naagta cadho ayaba iga qabaty damir xumadeda
Haa qoftu sidan caadi kuma aha😅
iyada ayaa qaldan
Allah naag somaliyeed dhib iyo rafaad jecla.
Nin 2 nagood ciil kooda qaba ayey u gacan gashay
Biilkiiyoo jamla ah keen maxa u dhihi weyday
Naagaha doqomada ah hala silciyo nin fiican ayaad nabsi kagashay nin mar iqiyaamay sideen ugu noqonkaraa
Go'aan la qaato kii ugu xumaa!!!!!!!!!
Ilowsha dhawaa!!!!!!!!
Doqon 😅
😅😅🎉🎉
Doqon nimadi ay nagtii hore uga tag tay ayuu qabay
Ugaaso dhiiga ayeey igu kicisay walaahi
Gbadhan ugaaso hdleyso so ma ahn mid mar dhaheysay ninkeyga sxbtey ila guursaday ibahdilay ugu danbeys wn isla jogtaa tacab iyo rafad ka dib mxey tahy marka hdana wxn klo kahadleyso wxba meaha kaqaldan
Ayada ma aha sheekoyinka dad ee ku dhacen ba uso dhiibo lkn si ay qurux u noqoto qofka asaga Iska dhigayo inay ku dhacdey cml lkn marka danbo ee shegan in shekada lo so dhiibay abayo
Walaal marba qofkii sheekada sheegaayay ayaa iska dhiga qofkuu ka sheekey naayo sow ma maqlin markey gabdhaha dhahaan kabahaan gashanayaa ama sitoos ah ayaan kabaha u gashtay. Laakiin waa runtaa Waa iyadii laakin sheeko kale ayey ka sheekeeyneysaa. Jazakalahu khayr.
Soo Adiga Ninkii Isxaanka kuu Galalay
😭😭😭😭
😂😂😂😂😂
Iyadaa khaldanayd kii soo dhoofiyay may la joogto
laxowla qofta ma sixraneed waxaas aqli mahanee
Adigana Nabsi bad Xambaaran
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂
Qof Muslin ah Labo mar god lama Qaniino Wall
Waxbaa ku raqaya waa lagu raqayaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hayeh suu udhoho ar kanaaa
😂
Rooyle cade🥰🥰🥰
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂