TURKI MAXA KA QUSEYA GEESKA AFRIKA, MA WUXU DOONAYA IN AY SOMALIDA LA MIDOOBAN, 120 MALIYAN OO XABASI AH, ALLAH ORDOGAN WUXU ARKAY DALKENNA IN U YAHAY MEEL AAN WADDANIYIIN AH.
We don't accept that, it's impossible and it will not happen. Somalia is not for sale. Soomaaliya ma xisbi Legal ah baa ka jira? Waxaan aaminsanahay in Turkigu ku ceeboobi doono waxa uu faraha kula jiro.
Asc arintu waa halis wa damac walan Wanalagu dayayaa Turky Fustada ay nagu so rixeyso may naga dayso An kala xishono wlh wax la ogolaanayo ma ahan E way riyonayan Kenya halagu so daro Yamana ku so. Dar dheh
Ma ba'na in wadan qudha la noqdo. Lakin wadanadu waxay isku darsadaan awood dhaqaale o waxa la dhaha barwaaqo sooran. Halkan ma gajada la isku darsan raba. Sheekadan waa gacmo ku rimis = fake news.
Waxasi wax dhici kara maha ee turkigu inu nagu qaldamin wayo ethiopianku wa dadki kacbada weraray
Yeli meyno hadan nahay dadkayaga somalieedow shekadan
TURKI MAXA KA QUSEYA GEESKA AFRIKA, MA WUXU DOONAYA IN AY SOMALIDA LA MIDOOBAN, 120 MALIYAN OO XABASI AH, ALLAH ORDOGAN WUXU ARKAY DALKENNA IN U YAHAY MEEL AAN WADDANIYIIN AH.
.3.duba.wey.dhacayaan.insha.allah.turki.iyo.itoobiya.dhagar.tooda.alle.haku.celiyo
Ma dhulkii somali galbeed may soo celinaayaan Ethiopia.
Waa war aan sax ahyn
Turkiga waa edebdaranyahay boqolkiiba milyan
laakiin Nidaam Xisbiyadeed laguma maamulo Somalia oo wali nidaam xisbiyadeed Somaliya ma gaarin
Turkiga waa hurdaya riyo ayuu ku jiraa taas mid dhaceyso yeyna kula noqon, urdugaan muxuu noogu meereysanaya waa yaabe
Ma turkiga ayaa isku daraya,
Wansoodhawaynayaa siyaasada turkiga iyo jabuuti iyo soomaliya
We don't accept that, it's impossible and it will not happen.
Somalia is not for sale.
Soomaaliya ma xisbi Legal ah baa ka jira?
Waxaan aaminsanahay in Turkigu ku ceeboobi doono waxa uu faraha kula jiro.
Asc arintu waa halis wa damac walan Wanalagu dayayaa Turky Fustada ay nagu so rixeyso may naga dayso An kala xishono wlh wax la ogolaanayo ma ahan E way riyonayan Kenya halagu so daro Yamana ku so. Dar dheh
Waligeed somaaliya iyo ethiopia waaba dal ay isku noqdaane waligood ma heshiinayaan
Riyadii menelik ahaa . Ma waxaasaa lala soo hullaabnaa. Xasbunnallaah w nicmal wakiil.
Ma ogolin in Ethiopia wax ku darsano. Taas Allaha ma aqbalo.
Yuriyo.yaahuu
Soomaaliya meeday dawladii u hadli lahayd,
Illeyn turkigu Soomaaliya ma xukumee ???????
Ma ba'na in wadan qudha la noqdo. Lakin wadanadu waxay isku darsadaan awood dhaqaale o waxa la dhaha barwaaqo sooran. Halkan ma gajada la isku darsan raba. Sheekadan waa gacmo ku rimis = fake news.
Collony suggestions ,it's clear we rejected as we are Somali. Never mind your.dreams
Wax dhicikara maha itobiya waxba nagama galin
Xasan sheekh maxaa itoobiya ku daba dhigey waa yaab, itoobiya waxba isku darsan meyno waa diidney, urdugan yuu nagu meereysan, xasan maba ka dhamaado miya itoobiya
Weriyahani wuxuu doonuu iska sheegaa sidaa darteed warkiisa waxba kama jiraan
Somaliyey turkigi imarat umbu isu badalaye halayska jiro ku yenoho,
itobiya jabuti somaliya Hal dal ayay isku noqonayan,!!!,kkkkkkkkkk
Dadkaan soo qoraya yeeli mayno, horta wariyaan warkiisu run mayahay?
Ninkan hadalka la goconaya waa Oromo raba in uu arintaan caadi inooga dhigo 😂😂war xumaa wuxu
Taas wax la aqbalikaro maaha.
Waa noo soo fekara miya urdugan marba dhinac ayuu naga soo galaya miyaa
Nagada beenta wa impossible
Shiine beenaale xanuunsan
Beenlow
Beenaale