FUNDED ENGINEER oo Dad badan lacagahoodi la dhuumatay | REAL akoon ISKA FURO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Shirkaddan oo dad badan in ay wanaagsayihiin ay u haysteen ayaa hadda u diidday dhamaan lacagahoodi.
    Real Akoon adoo isaga shaqaysta ayaa ku fiican intii maalinba Shirkad Challange ah ay lacag kaala goosan lahayd. Hoos waxaan kuu dhigayaa linkiga saxda ee FxPrimus ee ka furo Akoon real ah.
    clients.fxprim...
    Sidoo kale ku soo Biir Telegram keena si aad Fundmetalka qof ka dhisan u noqoto.
    t.me/fxcoaching

ความคิดเห็น • 16

  • @taajiracademy
    @taajiracademy  7 หลายเดือนก่อน +1

    Shirkadaha Challange yada waa ka soo darayaan iska ilaali. Marna shirkad aad akoon ka iibsatay lacag makaala goosatay ?

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 7 หลายเดือนก่อน

      haa my forex fund

  • @Samawadechannel99
    @Samawadechannel99 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ftmo ka so hadal zxp

  • @SadiyaMahamoud
    @SadiyaMahamoud 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dominion Markets makaso hadlikartaa

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 7 หลายเดือนก่อน

    walal halkee ka furtaa akoon real ah , broker keena ugu fiican

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  7 หลายเดือนก่อน

      FXprimus baa ugu fiican xag la macaamilka Soomaalida . Linkiga aad ka furan qaybta discription ka ee video-ga ayaan dhigay ee ka furo.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 7 หลายเดือนก่อน

      @@taajiracademy Mahasanid walal

    • @dayib5161
      @dayib5161 7 หลายเดือนก่อน

      @@taajiracademyZxb lacagta ugu yar deposit lagu sameyo Fx primus meeqo wye

    • @dayib5161
      @dayib5161 7 หลายเดือนก่อน

      @@Jaalejaale12Zxb meeqo ugu yar lagu shubi kra Fx primus hda aqoon u ledhay

    • @civilengineeringafsomalia1626
      @civilengineeringafsomalia1626 7 หลายเดือนก่อน

      Ustaado aniga waan wareere meel aan Kagala soo xareero xetaa waan waaye telegram kaaga lambar ma saarno ee what's app lambar na sii ama wax kale oo laga soo xareero ustaad

  • @Bigman10573
    @Bigman10573 7 หลายเดือนก่อน

    Wr sxp taajirow . Qof aan ixtiraamo qiimo agtayda kulaha tahay sxp .. ee fundednext AA wax la goosatay lee ha idhihin sxpo 50k lee daraad ka gaday.. oo sokor iyo dhiig-kar ha igu ridin sxpow 😂

    • @taajiracademy
      @taajiracademy  7 หลายเดือนก่อน

      🤣😆 Laftirkooda waan ka shakisanahay waayo IP Address iyo khiyaali dadka lacagahooda uga dhacaan.

    • @Bigman10573
      @Bigman10573 7 หลายเดือนก่อน

      @@taajiracademy inalilaah 😭

    • @user-ju8ee5tg3d
      @user-ju8ee5tg3d 6 หลายเดือนก่อน

      hhhh sxb waxa kuu rajeena in lacaga ka sameesid i.a ;lkn wa lama huraan in ay hawada ka baxeeso teeda kale haa isku dayin inaa dhaqsi baasiso oo dag dag haa isku furin si aadan iskaga qarxin accontga