Dadkan Maalinba Mid uu hadlayo Shacabkay Rabaan Inay mara hababiyaan Suldaanka guud Ee habar jeclo Ssb Hadlkiisa ayaa soconaya Nin dorasho iyo kursi Ka hadlaya Baa kolba naso hor fadhisanayo
ASC waridaad tv hadaan baskaxdeyda qiyaaso labad suldaan waa abtiyaashey ilaahey madaxooda ha raajiyo especially suldaanka guud aa habr jacalo abtigag maan ta Hadley waxa ka dhax hadlay Xiirs, Abdirisaag khalif iyo xisbig wadani ixtisan. and all so huwan marka intiin fiican ilaahey ha iskiin raaciyo Aamiin Aamiin yarabi guul Somaliland cidanka qaranka guul SSB guul iyo gobanimo
anagoo ah axmed faarax cabdille nuux suldaan maxamuud guuleed farta ku godan suldaanimada ha laga wareejiyo kumana taageersanin hadaladiisa tolkayana habarjeclo kama hadhayno dagaalkana waanu la geli.
Suldaan Maxamuud Guuleed waxaan is leeyahay waxaa ka dhex hadlaaya Xirsi isaga Iyo xirsina waxaan garan waayay sirta ay ka hayaan Huwantu ee ay mar walba Ciidanka Dawlada iyo Ciidan beeleedka Habar jeclo ug hor imanayaan ee difaacaya Qaranka JSL iyo Somaliland-nimada From Jigjiga Caasimada dawlad deegaanka Somalida Ethiopia
Waridaad Labada Suldaan maaha In lala kala saftay e way kala mudanyihiin oo Suldaan Cabdullahi (Suldaanka guud ) ayaa mudan Cimri ahaan iyo Meeqaam ahaan in laga daba hadlaana waa Deelqaaf ..
Odeygan caloosha baaldiya leh ee faqash firdhiye inuu adeeradey lixle iyo ibaraahim kood buur afkiisa uraya so mariyo wan ka xumahay faqash faqash dhalay
war kani suldan mahe waa tug kadaba o axmaqa o waliba munafaqa wuuxu badalaya hadalki suldanka gud e hj e yidhi dalkina difaca o is difaca war waaxa nocasa e cadowga laso safta waaxa hj loga bahan yahay inay ka jawaban oy suldanadina nadifte ficilka wanagsani ka jawaban kana qadan suldanimada waa nahab an gedna kuso gaban
Iminka ninkaas daawlada aflagaa daynaaya ee wax caayaya hadii la xidho oo liinta la siiyo hadhow ayay qaar ka soo hadlayaan oo nin kaas ay u doodayaan😂😂😂
Wa waxaayna somaliland hore mar u gaadhayn somaliland afka uunba laga wada yahay ee uurkaa ninkastaaba waxbaa umuuqda inyar moyaane, ninkaa iyo huwan gargaarka kale ee Somaliland hadii lataabto walahi inaany kala jeclayn dowlad iyo waxkalee oo ay baabinayaan
@@fahiimae7336 waa sidaas wlhi 33 years waxa aynu ku soo maalnay nabad iyo in qofka xun aynu iska qabano mushaakilka dhex deena ahna aynu inaku dhamaysano iskuna tanaasulno dhibka jira waa in alle swt nimcadii uu ina siiyay aynu ku shukriyi waynay kuna xamdi naqi waynay alle nabada uu nasiiyay ha noo siyaadiyo intaan haysana nabad ha siiyo
Waa kuwii ictisaam maaha suldaan hj darbi isaaq weeyaan suldaan siciid ayaa ino suldaana hadaanu nahay reer sheekh isaxaaq ❤❤❤
Waridaad mashaalah mujahid baad tahay aleh ha ku dayo nooloow cadawgagu ha jabo❤❤
Calanka tawxiidka guul inshallah
Maash Allah. geeeesi. 😎🦁🦁
Waridaad TV. Thanks you so much. Keep going. good job 👍👍👍 guuule lyo gobanlmo 💪💪💪
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 ciidanka qaaraanka ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ Somaliland guuuleysat ln sha Allah 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
SNM 2❤❤❤ SNM1 Daxalkeegii waa GUUL iyo hadalkan
Dadyahow tashadoo❤❤❤
Ha tafaraaruqinaa❤❤❤
Guul Abidkiin hadaad mabda iyo muruqiino midoobo duriyadaay ogaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
One Somaliland ☝️
Dadkan
Maalinba
Mid uu hadlayo
Shacabkay
Rabaan
Inay mara hababiyaan
Suldaanka guud
Ee habar jeclo
Ssb
Hadlkiisa ayaa soconaya
Nin dorasho iyo kursi
Ka hadlaya
Baa kolba naso hor fadhisanayo
Suldaan cabdilahi suldaan cali baa ku go,naaa❤
Suldaan guleed waa suldaan jifiyeeed
Thanks waridada sultan guleed is huwanta tell the people
Walaal ka xishood Suldaanka.
Guul Somaliland ❤❤❤
Ninkii hadlayaba hayska hadlee Habar jeclo waa mid Qudha SSB.. suldaankeeduna waa mid qudha Somaliland waa mid guuul iyo gobanimo 🤝💯🤝
Hore uusoco gisiga waredad TV alha haa Ku xadiido alha haa ku dawro ❤❤❤❤❤
Suldaan maxamuud geleed wuu khaldan in ahay inuu kadaba hallo suldaan Cabdillahi iyo suldaan siciid. Anaan magayn suldaan kan xirsi ayaa karaamadi ka qaaday. Wallahi qof xirsi ag sitaaga ma fayoobanayo. Waar UK ayuu H/Jecladii Kala furfuray intuu joogay illahy si khayr qabta hanoo dhaafiyo inkaar qabew.
Geesi yaashi Snm intii inaga dhimatay illaahay jannadiisa haka warabiyo intii ku dhawacmay illaahay cafimaad hasiiyo ameen Somaaliiland guul iyo gobanimo❤ ❤💚 🤍 ❤️
Huwanta Isaaq weye ninkani ee cumamada halaga dhigo.
Aniga laftigaygu wan soo habsame mujaahid ban ahaa aad ban u qoslay walaahi Waridaad wan ku wata magacaa ha jiro inader 😂😂😂😂
Mansha Allah waaridaad TV ❤❤❤❤❤
ASC waridaad tv hadaan baskaxdeyda qiyaaso labad suldaan waa abtiyaashey ilaahey madaxooda ha raajiyo especially suldaanka guud aa habr jacalo abtigag maan ta Hadley waxa ka dhax hadlay Xiirs, Abdirisaag khalif iyo xisbig wadani ixtisan. and all so huwan marka intiin fiican ilaahey ha iskiin raaciyo Aamiin Aamiin yarabi guul Somaliland cidanka qaranka guul SSB guul iyo gobanimo
Inansha allahu guul guul somaliland
Geesi Reer sheekh Isxaaq Allah haku barakeeyo oo haku xafido...aamiin.isha cadawgu kaa dayran.
Guuul SOMALILAND Guuul
Suldan maxamud waahuwan isaga iyo buurmadow Xirsi iyo qaar kalo badan Guul ssb Guul somaliland 👍❤❤❤
Mansha Allah Somaliland guul guul guul guul guul geesi qaran
Somalilan guul habrjaclo guul 😢 habrjaclo guulaysta
Suldaan abdillahi cali mouse ayaanu taageersanahay ilaahay barakeeyo
Masha allh ❤❤❤❤❤❤waridaad geesi qaran ❤❤❤❤ afku kuma go 🎉❤❤❤❤❤
Maasha Allah guul guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliland power ❤💚🤍🤍🤍❤️❤️🤍🤍💚💚💚💚🤍🤍❤️❤️🦁🦁🦁🙏🙏👍👍👍👍😎😎😎💪💪💪💪🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯👍👍👍🙏🦁🦁🦁🙏🥰🥰👍🥰💪💪😎💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Suuldan caabdilhi baa inom suuldana saacada laaga Billabo suuldan mahamud guuled maaha niin adaaga
Waridaad Iyo Ibraahim Caydiid ciiltirayaasha Somaliland Noolaada ninkani waakii Ibrahim Caydiid sii sheegay tii uunbaa rumawday
Ninka waa huwan waxuu u ololanay ciiro iyo xirsi nimankan gudi maha ee halkal diiro waxaay doonayan in somaliland maamul lagadhigo waa kuhashiis wadani iyo huwanta walaga ilaaliyo dalka
Firdhiyow halkaad iskoorka ka fuuri xadka somaliland waa lasoo xidhaya hadii aan somaliland ❤❤❤❤guul somaliland
Hayley qaran waridaad guulayso❤❤❤❤❤
Walaahi Suldaan Maxamoud Guuld hadalkiisii waa ka naxay . Waa nin Balaayo kaxaysatay oo Ictisaama. Maantuu wixii uu mudada dheer qarinayay. Tolkayaa ina Guuleed inooma adeegayo inaga. Meel baas buu ku socdaa. Iska ilaaliya
Suldaan guuleed maba aaminsana qaranimo isga iyo firdhiye waa isku mid
Waar Suldaanka ka xishood.
Ma runta loo sheegayba lagaga xishoodaa Suldaanka isagu miyuu umadii cumamaday ka xishoodo uu dalka kaxishoodo waa suldaan prepaid ina Guuleed
Waridad suldan Guled hadalka kasodhacay farba kugodan❤❤❤
1 ❤❤❤❤ somaliland
Mohamoud guleed maantuu is qaawiyey oo wixii uu qarsanaayey haysan kari waayey, Ilaahay baa kashifay.
❤❤❤👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼Mujahid Keep going 💪💪💪💪
DAGAALKA HABAR JECLO LAGU SOO QAADAY EE TUULOOYINKA LAGU GUBAY EE GARDARADA AHAA SIDEEBAY DOWLADU UGA DAMBAYSAY
Midnaa tuuloo u leyahay maaha wllo.
Maanshaa Allaah Waridaad T.V ❤❤❤❤
Xasuuqii Xarood soon Guul Somaliland
Guul somaliland nolow waridaad
Suldankan = ictisam. Under xirsi gaab and khaliif, he is with huwan and faqash ...
anagoo ah axmed faarax cabdille nuux
suldaan maxamuud guuleed farta ku godan suldaanimada ha laga wareejiyo kumana taageersanin hadaladiisa tolkayana habarjeclo kama hadhayno dagaalkana waanu la geli.
Suuldan guuleed waaa huwan oo caad
Anaga nama matalo hadanu nahay habarjeclo
Suldaan Maxamuud Guuleed waxaan is leeyahay waxaa ka dhex hadlaaya Xirsi isaga Iyo xirsina waxaan garan waayay sirta ay ka hayaan Huwantu ee ay mar walba Ciidanka Dawlada iyo Ciidan beeleedka Habar jeclo ug hor imanayaan ee difaacaya Qaranka JSL iyo Somaliland-nimada From Jigjiga Caasimada dawlad deegaanka Somalida Ethiopia
Wardaad TV guulayso
Geesi ku soco❤❤
SULDAAN guud Hebar jeclo Suldaan Ali MUUSE waa geesi garan hadalkis daradaranka Aha shirki Hebar jeclo ee Talo wadaaga suldaanka guud suldaan Cabdilaahi kahadalay ina yidhi Hebar jeclo kula daradaramaya anagadan Hebar jeclo gadan suldaan Cabdilaahi hadalakas waa dhaxala gala.ilahay haa xafido
Heego tv 📺 😂😂😂😂😂
Xaarood isaq dheexdisu kuma qaado
waa aakhiru seben ... inta shaydaanku u khaakhaayirayo ee kolba meel xun wax k tusaayo ayaa badan allah h inaga qabto.. aammin dhaha
Waridaad Labada Suldaan maaha In lala kala saftay e way kala mudanyihiin oo Suldaan Cabdullahi (Suldaanka guud ) ayaa mudan Cimri ahaan iyo Meeqaam ahaan in laga daba hadlaana waa Deelqaaf ..
Waanu tageersanahay suldaanka cimri dheer iyo caafimaad baanu u rajaynayaa
Waa run inaga qabta huwanta
Xitaa hadaal yaqaan maaha. Abti suldankow ilahay ka baq oo reerka ha ceebayn.
Kanu ma aha Suldaaan.. waa Ictisaaam ah ... ma aha Habar Jeclo
Suldaan ku sheegu waa ictisaam, slshababka waweyn,siranyo waa geesi dadkiisa iyo dalkiis k soo halgamay ,maah ,dad dalkooda loo soo adeegsaday ,waxba ayaanu ku meeraysan dowlada ,xirsi iyo firdhiye ayaa ka dhex hadlay ,allow jabi cadowga, somaliland, guul somaliland, guul SNM ragii ,raga ahaa ,
ciidanka qaranka somaliland 🇭🇺
Asc
suldaan cabdilaahi waa suldaanka guud ee hj sudaan maxamuud guuleedna waa suldaanka labaad ee hj❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🙏
XILKA HA LAGA QAADO SULDAANKA
Wuu iskahadlay sudaan guuleed😊
Suldaan Maxamuud waxaanu leenahay ilaahay ha tuso Waxa ay qayrkii arkayaan(no more Cabsi)
Laan dheere isaaq ah hargaisana noogu kaalay sxb waa balan soo dhawayntaadu waa ianay daarood ka xanaajisaa isha allaa
Nacas iyo fulay habarjaclo idima wado
Odeygan caloosha baaldiya leh ee faqash firdhiye inuu adeeradey lixle iyo ibaraahim kood buur afkiisa uraya so mariyo wan ka xumahay faqash faqash dhalay
Indr Waa ciil u qaboo.
@@hoodoayaanle5447sax dawladii adeerkii afweyne wa ragii dhulka dhigay ciilka uu qabo calooshiisa baaldiga ah ha ku dhinto
Suldeen maxamud guleed xadkii somaliland oog buu nooge dhigeyee waa wx laleyaabo
suldaanku wuu saxsanyahay. ha br jecloy hurdadii way ka soo baxayaan
Prank KHAATUMO xasan sheekh sheegay
suldan abdillahi suldan ali hambalyo allah ha shiyo ssbssbssb gul ssb snm issac amin
ISAAGU SULDAN GUULED HAA JOOJYO AFLAGADADA
IYO MARAHABINTE NIIN HUWAANE BAAN UU ARKA
Inuu waxan aHaY reer maXaMed yare musharaxayguna waa Ina caashi suldankayguna waa in suldaan Cali runtii
Suldaan abdillhi ayaanh taaray
Asc
mujahid waridaad intanoo qudha kamuu hadlin anaa dhegaystay wuxu yidhi oo kale suldaan cabdilaahi muusan odhan haladuulo ee wuxu yidhi isdaafaca sidaasaanu ku heshiinay buuyidhi in aanu isdaafacno hal kaana waxa uu kasheegay sidaan uqaatay alaa dad suldaan cabdilahi hadkiisiim
bedelay waridaad horta waaruntaaye suldaan qudha oon sudaan siciid ahayn oo col iyo nabad midna kahadlaya maynusan arag laakiin ragbadan oo weliba qaar lagu eedaynayo nabad halaqaato ayaa lagusoo darayay laba suldaan maxamuud iyo iyo suldaano kale inataa marka nabad laga hadlayo ragii latirinayay buu ayaa lasooraacinayay laba suldaan maxamuud iyo qaar kale kuwar hj eed leedahay raga hj howkala hiilinina utaag helimaysid dadka dadka in ay iska caayaan bay rabaan sllaha rax maanka ahi hadeeyo waxan dadk way isku dirayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🙏
war kani suldan mahe waa tug kadaba o axmaqa o waliba munafaqa wuuxu badalaya hadalki suldanka gud e hj e yidhi dalkina difaca o is difaca war waaxa nocasa e cadowga laso safta waaxa hj loga bahan yahay inay ka jawaban oy suldanadina nadifte ficilka wanagsani ka jawaban kana qadan suldanimada waa nahab an gedna kuso gaban
Habarjeclo waa dad meel loo wato suldaan maxamed guuleed wuxuu ka hadlay nabad wuxuu xusuusiyey raggii habarjeclo laga haysto oo habarjeclo ismoodsiiso suldaanku waa nin garanaya danta habarjeclo daacadna wuu ka yahay.
SULDAANKAN WAA QASHIN LACAG BUU QAATAY.
Tarikhda darwish dhulmahante kuma ba jirine carurta taarikhda beenta e kushubeysin kadaya dibjir firdhiyoooow
Baaster weeyaan suldaanna maahee waa alshabaab
Huwaanti Gudaha Somaliland way ku imanayna sa. Guul Somaliland!!!
Habar jeclo daba dhilif may lahaan jirin taariikhii hore
Imika se iyadaa ugu daba dhilif badan oo waxa la iibsaday qaarkamida suldaanada iyo siyaasiyiinta taa waxa cadayn kuugu filan iyadoo magaalooyin koodii la gubay ay nabad ku baaqi laayeen
Waar yaadhaheen hadaynu nahay beesha habarjeclo amarkii suldaanka guud ee habarjelo wuxuu ina yidhi difaaca deegaankiina iyo qarankiina
Hadaan sharafta iyo habar jeclo difaacnoo caawa ciidan kasta oo habarjeclo waxan leeyay billaab dagaalka caawa dhamaan jiidaha
Ninkii sharaf rabawo
Habarjaclo midnimo dalkeen dhifaca nacaska iska hadal ha kadhagaysan
Suldaanka prepaid ayaa lagusoo shubtey oo Nimankii ictisaamka ahaa ee Xirsi iyo inadawdar hogamin jireen ayaa kushubtey
Mahmud waa adeerkay waa qaldanyahay huwantu last soçda inaga qabta isaga xirsi
Sultan Maxamoud wa ictisam wa la ogyahy
Shicibka iyo dawlada somaliland wa In loo badheedho qofkasta, qabiilku doono ha ahaade oo kasoo horjeedsada midnimada iyo jiritaanka soomaaliland.
Cida ku suntaned walayaqana darwiish manay ahen dhulbahantena e dadkoda mxay beenta ugu shegayan wadka yabeysa maray idhahdan isaaq baka xorowney 2023 iyo maray awodanay lehen shegtan ingiriskey kuwashen wayku riyoden un xage isku arken rermiyi ayabe ddka somalida wayada ahayene wuxu pen badna subhanallah
Ha u joojinin cadowoga somaliland iyo cadowoga habar jecelo iyo cadogaaga isaaq ku kalaqabinay midana ha dhegesan
Waridaadow Xuduuda Oday gan iyo Xulufadiisu ma Aqoonsana oo waa ICTISAM ..
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Suldaanku.waa arin ictisaam
Suldaanka hala yaabina inuu soo shaac baxuunbu rabaaye beryahan wuu muuqan waayee hadalkuna sibuu uga yaacyaacayaye
Iminka ninkaas daawlada aflagaa daynaaya ee wax caayaya hadii la xidho oo liinta la siiyo hadhow ayay qaar ka soo hadlayaan oo nin kaas ay u doodayaan😂😂😂
Wa waxaayna somaliland hore mar u gaadhayn somaliland afka uunba laga wada yahay ee uurkaa ninkastaaba waxbaa umuuqda inyar moyaane, ninkaa iyo huwan gargaarka kale ee Somaliland hadii lataabto walahi inaany kala jeclayn dowlad iyo waxkalee oo ay baabinayaan
Ha laa xidho.
Waa runtaa! Reer waliba inta qaran dumiska ah iyagu ha iska qabtaan oo jeelka ha u taxaabaan sidaas ayeynu nabad degen ku heleynaa
@@fahiimae7336 waa sidaas wlhi 33 years waxa aynu ku soo maalnay nabad iyo in qofka xun aynu iska qabano mushaakilka dhex deena ahna aynu inaku dhamaysano iskuna tanaasulno dhibka jira waa in alle swt nimcadii uu ina siiyay aynu ku shukriyi waynay kuna xamdi naqi waynay alle nabada uu nasiiyay ha noo siyaadiyo intaan haysana nabad ha siiyo
Waxaas oo kale WAA IN talaabo LAGA QAADO WAA igi shubo😮😮
Suldaan daba lule iyo war idaad waa laba dameer ina guuleed ma gaadheysaan
Habar jeclo waxa ay ka dhifaacaysaa Darood oo isa soobahaystay JSL
Tugaass WAA CADGWA HARARJEOCLOY
Isku duubnibaa isaaqow cadow layskaga ceshaa qarankan ayaa loo socdaa nimcadaa ayaa laynoo quudhi layahay biidhi qaataha waa yeelkii
Thank you so much masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
✅✅✅✅