HAYAAY: SUCUUDIGA & ISRA OO MADAXA ISLA GALAY: TRUMP HADALKIISI GAZA KU CELIYAY WAR CUSUB!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • HAYAAY: SUCUUDIGA & ISRA OO MADAXA ISLA GALAY: TRUMP HADALKIISI GAZA KU CELIYAY WAR CUSUB!

ความคิดเห็น • 175

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Maansha Allaah Alloow guuuulee Alloow jebi cadawga Alloow adaa xaqa qaada Alloow adaa xaqa qaada ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️💯💯💯

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Good morning Sheeekh🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @hassanobsiyeofficial4818
    @hassanobsiyeofficial4818 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Allow u saqir umuuraha muslimiinta❤❤🎉🎉

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Walal mustafa cali ilaahey isha ku xanuneysay allah haka caafiyo kheer badan aya ku rajeyneyna

    • @Kowsomalimedia
      @Kowsomalimedia  12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Cabdiraxmanka amiin walaalkey

  • @Ch-wp9jw
    @Ch-wp9jw 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    اللهم انصر المسلمين في غزة وفلسطين كلها.

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahay ha dhameeyo yahuud iyo intii caawisaba aamiin

  • @ZamzamMansur-b5z
    @ZamzamMansur-b5z 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gaza will remain Gaza inshaallah, isn't for sale

  • @CadeyAli-u6c
    @CadeyAli-u6c 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mansha alah manta wad kaficantahi isha ilahey hakucaafiyo walal amin

  • @MaxamedxasanMahamed
    @MaxamedxasanMahamed 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashalaha❤

  • @JawahirHassan-y9n
    @JawahirHassan-y9n 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahey subxaanahu wa tacaalaa ayaa qur'aankiisa noogu sheegay reer banii Israaiilmadax adeygooda.
    Sharapova Allaha naga xijaabo.

  • @khaliifmahamed
    @khaliifmahamed 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Madaxa Alla haka gooyo taraam alle ha ku soo dajiyo msiibo wayn

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahay dhulka ha jaro taram asmiun yaa rabi

  • @CadarFaarax-qo6tg
    @CadarFaarax-qo6tg 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Rabi baan uga barinay indoora shadii maraykanka 2dii murashax kii baabi in lahaa maraykanka io yahuuda waanakay kubaaba ayaan idam alle

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow Muslim ka lajir oo kufaar halaaji halaag ayaan filayn Muslim kana israacsii oo geesinimo iimaan ay kufaar ku aysan iskagana ceshaan Aamiin Aamiin

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaahu Akbar kufaartu waa bilaa xishood aqlaaq la aan waxa kaliya ay fahmaan in layska cesho xanaaqoda jacalkooda action koodoo dhan waa wax laga yaxyaxo illaahow Muslim ka mideeh oo guuleeh kufaarta na jabi Aamiin Aamiin

  • @khadraali5890
    @khadraali5890 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiq mustafa allaha kucfiyo isha biya diiran cusba kudar kudhaq insha Allah weykureysan

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida "iska dhihidda hadalka" weycaadeystoonaa saameynta ay ka dhalan karta ma kasii fekeraa. Mahadsanid Mustafa Cali

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC Sheik mustaf isha Allaha kuu caafiyo insha Allah

  • @IfrahShelmi
    @IfrahShelmi 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc sheikh Mustafa ishii sidee ka noqotay Allaha ku caafiyo. Allaha mideeyo muslimiinta allahana tuso quwadooda sida wax u socdaa waa isla weeyni Drum iyo Natayahuu dhib maleh qorshahooda hawataan Tii Allahana waa gooni taas ayaan sidhab ah u fuleeyso insha allah

    • @Kowsomalimedia
      @Kowsomalimedia  12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@IfrahShelmi waa roonahay shukran

  • @UmerUmer-f8s
    @UmerUmer-f8s 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    haduu dadkiisa uu kanaxayo cadowgan muxuu mucaawano usiinwaaye Yaarabi cadowgan jabi

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call allaha kuxifdiyo

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahayi yuhudahabaabiyo❤❤❤

  • @fatouadan6232
    @fatouadan6232 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle wayn ninkii aamiin wayn xubxalalah alle wakil❤❤

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odaygani wuu kibirsan yahay allaah ayaa awood leh free qaza ❤❤❤ ❤❤❤❤❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wow very good news

  • @SakariyecabdixasanCabdilahi
    @SakariyecabdixasanCabdilahi 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah hamideyo musliminta dhamna Insh Allah amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲☪️

  • @aidenhadd2520
    @aidenhadd2520 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah he is right

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wllhi wan farxad ooyey markan maqlay carabti o dhan ba kacday turkiga jordan masar sucuudiga khadar ❤️❤️😭🤲🤲🤲

  • @Nageeye-b9n
    @Nageeye-b9n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a waa jawaab
    Aan ku farxay
    Guuleeysta mulimiinta
    Meelwalbood joogtaan❤😊😊😊😊😊😊

  • @SaidaJama-n4g
    @SaidaJama-n4g 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good.

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤ sacuudiga masha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SAX WLHI WAA JAWAAB WAAFI AH.

  • @osmanjama8876
    @osmanjama8876 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahu akbar wa Lillaahi Alxamdu

  • @cismadali
    @cismadali 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @cabduqadirmaxamedcumar8487
    @cabduqadirmaxamedcumar8487 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good word

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jawaab fiican weeye

  • @ruweidah.b7668
    @ruweidah.b7668 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alla ilaahow muslimka midee iyago mid ah na tus🙏🥲❤️

  • @z-1il
    @z-1il 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahu Akbar

  • @AbdiMohamed-lg9rr
    @AbdiMohamed-lg9rr 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkanaaa sax ah ah maaashaa alaaah

  • @Kingaliomar
    @Kingaliomar 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Viva KSA

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    INSHA ALLAHU REER GALBEED HA BURBURTO

  • @khaliifmahamed
    @khaliifmahamed 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم اتحد المسلمين ووفقهم على الصواب

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasiir Yacquub ee maamulka Buntland asal ahaan waxuu ku abtirsadaa Oromo. Odaygani waxaa keensaday qolooyinka Xalane jooga ee Argagaxisada. Maalgaliya waana la’soo carbiyaystay. Nooc’yadan oo miidhan ayaa xukuumadaheena ka’buuxa waan cadawga Somaliya, cadowga ayaa soo dirsadeen walahi indhahiina fura shicibow 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alàhu Akbar

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Trump afkiisa in lagula hadlo waa wax fiican, manshaAllah tabaarakalah 😅😅😅

  • @abdulkadirabdihashi9146
    @abdulkadirabdihashi9146 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaah baa ka hadal siiyay duram sababtoo ah waliged muslimka ma bararugi laheeyn

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga waa filayaa taraam waa kii aduunka dib ucelin lahaa allah ayaa usoo diray waxii laqarin jiray munaafaq nimadii oo dhan buu dariishad katuuray

  • @AmiinIbrahim-q5n
    @AmiinIbrahim-q5n 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rabiyow islaamka ugargaar

  • @FatumoAlimohamed
    @FatumoAlimohamed 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa asaaasaq waxasay ka dhigtan madaxwayne

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaza is not for sale ❤❤❤❤❤

  • @AbdulahiNour-r8e
    @AbdulahiNour-r8e 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcm mustafe ali intanwararka dhagayto manta ayuu warkaagu ugufarxad badanyahay sucudigana uumahadsanyahay maahmaah somaliyed yaa ahayd qaniinyaa qaniiyo kafujisa carabtodhan soohaysku raacaann

  • @ZahraAwad-w8i
    @ZahraAwad-w8i 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah aya uu usheeganey trump waxba ma qaadayo ilahay aya kaween gaza wey guulesan inshaallah

  • @cabduqadirmaxamedcumar8487
    @cabduqadirmaxamedcumar8487 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yes yes

  • @AadanCabdi-m1r
    @AadanCabdi-m1r 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sh mustafe wakusaxan tahay inadan cotkiisa namaqashinin lkn adiga maka ahan inaat😂cotkisa naga😂gaabisit lkn😂cilat ayan umaleynaya gufaarkaan hadalkiisa😂Mara mee😂baxdhee

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa khaansiir qooqay Hadalkaas

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofka yire.butlan ba qadaneyso.rerer.qasa wadankoda.unba.loxoreyn inshallh

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sucuudiga muxuu sheegaa car ficil hadalka ha u bedelo ha ka yaabin marna

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wuu asaasaqay turns waxuu sheegayo mama oga

  • @DayibShakul
    @DayibShakul 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jawaabtii waa lasiiyay mareykanka sababtoo ah Yuhuuda waa lasoo dajiyay 1917kii. Dhulkan Barakeysan.

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkaasan ladhacsanahey, sheydaan tram yuhuuda urar alaska iyo Greenland oo deris noqda yuhuuda aad love kutahey.

  • @fartunadan8297
    @fartunadan8297 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😊😊😊😊

  • @khadijomohamudabdullahi2452
    @khadijomohamudabdullahi2452 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Oo yaa kagadan oo yiri waa iib

  • @FatimamohamedHassan-l5j
    @FatimamohamedHassan-l5j 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahey haa mideeyo musliminta

  • @KhalidAsad-g2c
    @KhalidAsad-g2c 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaan Allah illahay markuu leeyahay gaaladu waa xoolaha oo kale bal ayagaa kasii liita waa runtiis bal caqligooda fiiri markay ka xanuunsanayaan 3 nin bal dadka boqolka sano kudhaw dalkoodi lahaysto maalin walbana Kas loo laynayo kawarama

  • @CadeyAli-u6c
    @CadeyAli-u6c 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahey ha mideeyo musliminta daman

  • @mohamudali7354
    @mohamudali7354 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiq Mustafa ninkan trump ah dunida masibo oo usoo wada runti ee Allaah ka qabto wallaahi

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asalum caykum sheega waxa laga maqlo ma jiro ee iska toosi cadaka

  • @Hamoudcisman
    @Hamoudcisman 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa alaqsaa gee oo ugu dambayna maraykan qabsato sida haatanba loobiga idiiku haystaan

  • @boqorkadabeecadaeemugdisho7447
    @boqorkadabeecadaeemugdisho7447 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc ustaadoow muuqaalka Trump cod ma.laheeyn xaggeeyda

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nacalad idinku dhacday images gaajaysiiyey dadkaa yeey ku eedeeynayaan

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Massibadan indhaha qoyaan iga daa.ISRAI MEEHA WAA AYKA BAXDAY OO MAREIKAAN BAABA ISA SOO TAAGAY.CAJII

  • @maxamuudcabdi3764
    @maxamuudcabdi3764 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc"sheekhcali"alhkaaralinopdowalal

  • @wamalxayadudunyaa
    @wamalxayadudunyaa 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Trump asiga ayaaba Yahuud ah,waana nin waalan hadalkiisa kasoo qaad malaha nijaaska.

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Afkaa iga dafay kute waxa uurka ku jira ayuu ayuu afku xadaa ayaan maqali jiray

  • @aishasheikh9785
    @aishasheikh9785 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer gaza ilaahay aya kufilan cid garab siiso malahan aan ilaah ahayn

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Si fiican oo ku haboon ayey u hadleen sucuudiga
    Maxaa laysu ixtiraamayaa hadii Macalinkii waynaa wuxuu rabo ku hadlayo

  • @MaxamCabdi-n3r9u
    @MaxamCabdi-n3r9u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waxan leeyahay hadii islaamku leeyahay damiir ficil qaadasho wuxuu hadalka taraam tilmaamayaa inaan islaamku dad aanu ahayn sidaasuu ka tarjumayaa

  • @JawahirHassan-y9n
    @JawahirHassan-y9n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Trump af qashuushle waa daalim dab hurriye ah.Musiibo deg drg ah Allaha ku rido asaga iyo daalimiinta garab taagan Mooryaan dhiiga Muslimiinta baneystey.Dab cadaabeed Allaha ku kiciyo inshaa'allaah.

  • @MohamedMohamud-q6h
    @MohamedMohamud-q6h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Boqortooyo

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa waalan yahay trump
    Canada Waa dal
    Ka weyn maraykanka

  • @Sadiya-g7e
    @Sadiya-g7e 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horaan u idhi mareykanka ha u raro Israel 🇮🇱 alxdllh hadii islaamku ogaadey in ay maya odhankaraan wixii xadguduba

  • @runeyhaji5348
    @runeyhaji5348 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa nin walaan ee mesha dadka walaan luguhananeyo hageyaan

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FadumoCawad
    @FadumoCawad ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Urtuqan horu u wayay cidraacda wax walba waykugi dayayaanallaan talasaranay wa kibir hadalkasi allana wa necebyahay

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Canada ayaa kadhul wayn USA

  • @arafomoussa8761
    @arafomoussa8761 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa munaafiqiin wallaahi. Innaa lillaah.
    Ayaga ayaa sidaa u galay oo cunada ka jarey oo waliba hub Ku garaacaayey. 3 dan way badbaadeen ba. Israël iyo mareykan waa ibliisiin.

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc raram ma isweydiiyay cida dad ka dhan u gashay

  • @abdikariinbarkhad
    @abdikariinbarkhad 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sacuudiga muslimka aadayaa lacag ayey ka qaadaan gaalka weyn ee imaanaya trum lacag ayey ku siinayaan farqi weyn ayaa u dhaxeeya

  • @jaltul8909
    @jaltul8909 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Carab unbaad kasheekaysaa wali ma'arag adoo Wadankaaga kahadlaya kaligaana maaha,

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MASSIBO KUWA WA WABARIISO TRAMOW AMIIN ADIGA IYO KUWA KUGU DAMIRKA AH NTNYAHU

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taraam waa nin fiican muslimiin hurday ayuu hurdada ka jafay aloow awooda kacanta isalaamka ku sooceli yaarabi

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hoyadi hawasotaraamyuhudyuhuddhalayi sxb

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc sxb Trump ninkaan indhaha
    Ushidan waa dar daraaa!
    Waa in loo midoobaa
    Odagaas RAABUQAA
    WASHUKRAN

  • @JawahirHassan-y9n
    @JawahirHassan-y9n 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sucuudi 100 kuu geeyey dhiigiisa .Wuxuu ogaaday xaqiiqda in hirku ayaga ku soo socdo.Hadeysan hadeer iska celin ayagaa ku xigi doona.Carab kasbeyn kaa ku socota.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    allow u gargar shacabka reer QAZA allow muslimiinta carbeed dhan yuhuuda iyo mareykanka waa laga adkanaya

  • @AbdulahiNour-r8e
    @AbdulahiNour-r8e 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anagu hadalkiisa mamaqlayno taram uuwalanayaa ilaahay idankii

  • @mohammedkeinan8040
    @mohammedkeinan8040 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tarm waaf xoolo ah balse laxba shalalka ayisasaarto ayaa laguqalaa tas waa tijaabo ay horay uguguuleysteen gaaladu alahayoow gacsntaada noofidi