Arimahan Samee Si aad U Kobcido Iimaankaaga | muuqaal muhiima

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2019
  • Iimaanku wuu siyaadaa wuuna nusqaamaa haddaba halkan ka daawo 10 tallaabo oo haddii aad sameyso sare ugu qaadi karto kuna xoojin karto Iimaankaaga.

ความคิดเห็น • 10

  • @Kobcis
    @Kobcis  4 ปีที่แล้ว +4

    Asc saaxiibayaal Halkani waa Baadigoobka Guusha Channel fadlan haddaad ku cusubtahay channelka Baadigoobka Guusha subscribe saaro siina share garee Muuqaalkan
    Mahadsanid

  • @hormariye5864
    @hormariye5864 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll waa talaabooyin muhiim ah waana ku mahadsantahay

  • @NaciimoUgbaadChannel
    @NaciimoUgbaadChannel 4 ปีที่แล้ว +1

    Like5 horay usoco wll qaali

  • @munaladansaid9575
    @munaladansaid9575 4 ปีที่แล้ว +3

    Wll waa in aan kudadaalaaa ilahayaw tawfiiqda Na waa faji
    Mahadsanid

  • @Abdullaziiz27
    @Abdullaziiz27 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiikha quraanka arinayo mgcii

    • @Kobcis
      @Kobcis  4 ปีที่แล้ว +1

      Wll shiiqa waxaa la yiraahdaa Islam Subxi أسلام صبحي

  • @fatimamoha5095
    @fatimamoha5095 4 ปีที่แล้ว +2

    asc wll adbad umhadsnthy .
    wxn ahn jiray hada kahor qof wngsn oo iimaanilahay siiyey xattaa aan gaaray in noqday qof adunka kahijrotay noloshayda hben iyo malin akhiro ayn kafekeri jirey cibadaduna aad ayey iigu fudufayd qurn akhriska saladaha wqtigoda ayn tukan jiray alla ayaa iinimceyey her an garay wxkastoo aan tamaniyo hortayda ayey iman jiren . hadana noloshaydu wey isbedeshay wxn noqday noloshedu xuntahay iiman lahayn camalada wngsn wn himaami intabdn . intaa waan ducaysanayaa ihayow noloshayda sidii hore kusoo celi .
    fadlan iisoo duceeya duco igu cawiya . MHDSANIDIN

    • @Kobcis
      @Kobcis  4 ปีที่แล้ว +3

      Wcs, Wll mcn dhammaan aadamuhu wuu qaldamaa balse waxa laga rabo ayaa ah inuu qaladkii ka baxo oo uu Allah u tawbadkeeno.
      Runtii arrintaadu wey isaameeysay oo waa arin xanuun badan balse niyadda kheyr usheeg oo ducada badi insh All sidii hore iyo si ka fcn ayaad noqon.
      Alle hana hanuuniyo dhammaanteen oo danbigeenna ha dhaafo

    • @mohamedamein8225
      @mohamedamein8225 4 ปีที่แล้ว +2

      Alle haku barakeeyo hana ku xifdiyo danbigaagana ha dhaafo

    • @fatimamoha5095
      @fatimamoha5095 4 ปีที่แล้ว +2

      Baadigoobka Guusha mhdsanid wll Allah hana wada hanuuniyo danbiyadeena alla hadhaafo aamiin