ABAHEY ON ADUNKA UGU JECLAHEY O ISO KORSADEY ILA HADA ANO 59 JIRA AH O YURUB JOGA 39 SANO AYU MALIN KASTO ISO WACA WAXAN KU BARINEY HADAN U BAHANAHEY CAWINAAD ANO WAX KASTO HEYSTA❤❤❤ABAHEEY WA BOQORKEYGA👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️
WAGI HORE DUMARKA MARKEY DHAHAN NINKAN AYAN SHEKEYSANA I GURIYA WAXA LA BARI JIREY KOOW INU MADAXA KA FIYOWYAHEY 2 INJ SHAQEYSTO 3 INJ GURI IJARAN KARO 4 INJ KASO JEDO FAMIL LOGA DACWOON KARO INJ TACLIIN LEYAHEY INTAAS HADEY HAL KA MIDA MAQAN YAHEY LAMA SIIN JIRIN
AABAHEY AYA AABE AH 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waayabe raga somali maxay ilma hooda udayacaan sey ubadan yihiin waa sase korso oo cilaaqda ka deeso wiilka. Hoyo ayaa udhimata awladeeda. guuleesta hooyo dhan❤
ABAHEY ON ADUNKA UGU JECLAHEY O ISO KORSADEY ILA HADA ANO 59 JIRA AH O YURUB JOGA 39 SANO AYU MALIN KASTO ISO WACA WAXAN KU BARINEY HADAN U BAHANAHEY CAWINAAD ANO WAX KASTO HEYSTA❤❤❤ABAHEEY WA BOQORKEYGA👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️
WA GABAR HOOYO AQLI BADAN O FAHANTEY INU YAHEY MASHAQEYSTE BENLOWA QAINA U QALMIN AABE
MAXA MASEYR KENEY NIN CUNUGIISA 14 SANO DAYACEY
QAWARIJIINTABA QURAAN MA YAQANAAN DADKA WEXEY KU SIRAAN AF CARABI YAR KA DIBNA WEY DILAAN DHACAN KUFSADAAN
OMAAR WAXA HEYSTA XAQA U KA GALEY CUNUGA IYO HOYADA SO KORISEY MARKASU ISKA GADA DADKA
WA AABO XUN O QAINA O U QALMIN MAGACA AABO O WIILKIISA MASRUFIN
WA KUSO DUCEYNEY IN ILMAHAGA ILAHEY KAGA QADO OW KUGU MASRUFO
SICIID IYO HOYADIIS WA INU CAFIS WAREYSTO OMAAR
AABO DAHIR WA AABO FIICAN SIDA AABAHEY ADERADEY WALALAHEY ILMAHOODA XATA HADEY QAN GARAAN SHAQEYSTAAN WELI WA ILMOHOODA
ASO KANADA JOGO O KU DALXISAYEY YURUB IYO TURKIGA MUXU U ADI WAYEY WIILKIISA
AABO AN KORSAN CUNIGIISA O WELIBA JOGA KANADA AABO MA AHA WA DALIM
NIN DAYACEY CUNUGIISA ON MASRUFIN CUNUGIISA 14 SANO IN LA SALAMO XATA MA AHA
OMAAR WA NINKA BENTA RUNTA UGA DHIGA DADKA O DHAWACEY CUNUGI U DHALEY
CUMAAR WA QAIN WA NIMANKA MARKU QOOQA HAYA OY ISKA BIXIYAAN ILOBA HADEY ILMO DHALEEN
WA QALAD INJ SAME FALE NOQDO NIN BENLOWA O QAINA O DAYACEY CUNUGIISA 14 SANO AQAS AQAS
DIRIN AYU SARIIR UGA DHIGEY MARKASU RABEY INU SILICAAS KU HAYO
14 AAAAAA QARACAN KAAS AABO UMA QALMO INKAARTA CUNUGA AYA HEYSATA