DIGNIIN- NOOCYADA SAXARADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 52

  • @Khayodoonka
    @Khayodoonka 25 วันที่ผ่านมา +2

    Dr saxaradayda dhiigbaa soracaya waxa xanuuna aan daremayana male kaliya saxarada io dhii ga in ban ku baraarugayaa plz ila tali

  • @SabariinCali-l7g
    @SabariinCali-l7g 2 วันที่ผ่านมา

    Dr please mxa kenayo xiliga cadada in saxaradu dhiig noqoto😢

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Wa barnaamij muhiima👍🏾

  • @FarduusFarduusmaxamed
    @FarduusFarduusmaxamed ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤ MASHA ALLH

  • @Umuamirasharaf
    @Umuamirasharaf 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa jalo😢😢😢

  • @mohadeeq6415
    @mohadeeq6415 ปีที่แล้ว +5

    Asc dr waxan ahay hooyo uur leh waxa i hysta cuncun ama xajiin aan xoqaayo colasha iyo nasaha waxana iga so baxay jirka nabaro yaryar o guduud ah

    • @BalqiisHussein-k2l
      @BalqiisHussein-k2l ปีที่แล้ว +1

      Ha xoqin apyo calosha salid sytuunmari Nasha na hdda xoqdo cano ka imanya closhna jexjex imanya

  • @Hibaaq-12
    @Hibaaq-12 2 หลายเดือนก่อน

    Dr waxad ii sheegtaa saxarada madmadowgu yaryar ku jiro sida black seeds oo kale leh? Plz

  • @aaminoindho5948
    @aaminoindho5948 11 หลายเดือนก่อน

    Asc Dr waxaa ii jooga ilmo yar markasta afkuu abur buu ka keenaa maxa keeni kara

  • @radwaAhmed351
    @radwaAhmed351 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn dr

  • @ayanbare787
    @ayanbare787 10 หลายเดือนก่อน

    Dr waxa ahay afar bil uur saxaradayda wa cadan maxa sameya

  • @mohamedaden1421
    @mohamedaden1421 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid digtor

  • @nastehoahmet4447
    @nastehoahmet4447 ปีที่แล้ว +1

    Dr ur ayan leeyahy 4 bil ah daqtarka waxa uu igu dhahay ilmahaaga waa dawo keen waxan dareemaa xanuun caloosha ah o saa id ah saxradeeda waa jileen waxaana soo raaca dhecan cadan ah 😢😢😢😢 fadlan iso jawaab mxa sameyaa

    • @nasmiitabbe1577
      @nasmiitabbe1577 ปีที่แล้ว +1

      Xamar hadaa joogto utag Dr Mascuud OO fadhiisto hospital ayaan ama gaandi utag quruxey

  • @Shamhad-u5m
    @Shamhad-u5m 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allah 😢 ani gbdheyda saxaradeyda wa adag thy lkn manta dhig ku arke ad aya u wal walsana hy yarabi

    • @xamdidaaudcali5451
      @xamdidaaudcali5451 6 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo maxaa kudweyse ani gawadhayda manta ku arkee

    • @Shamhad-u5m
      @Shamhad-u5m 6 หลายเดือนก่อน

      @@xamdidaaudcali5451 aby wxbo ma sin wey iska cfimade un wxn sameyo garan wye

    • @SamiiraAhmed-s6w
      @SamiiraAhmed-s6w 4 หลายเดือนก่อน +2

      Waa cadi huno waxaad ka soo baartaa gooryaan

    • @Shamhad-u5m
      @Shamhad-u5m 4 หลายเดือนก่อน

      @@SamiiraAhmed-s6w Insha Allah

  • @LuulDubadKhalid-o1z
    @LuulDubadKhalid-o1z ปีที่แล้ว +1

    Mahdsnid wllkyqali

  • @ayanitaworld2060
    @ayanitaworld2060 ปีที่แล้ว

    Dr waxa ku weydinaya naska afka hore dhildhilaca maxa laku daweya qalka ika so jawaab waxana karaba waxyaba dabiciga oo adigo guriga jogtid naska la mariyo keep going

  • @habonsaed4047
    @habonsaed4047 ปีที่แล้ว +3

    waxan ahay hooyo uurle waxanan ku arkaya saxaradayda mudo ba saxaradayda oo madow ah oo dhiigna wadata wax madowgas keeni karana ma cuno maxa keeni kara dhakhtar iga caawi

    • @zuum12
      @zuum12 9 หลายเดือนก่อน

      kininka ayaronta uurka ayaa keena

    • @MaxamedAwuukar-dz3tr
      @MaxamedAwuukar-dz3tr 9 หลายเดือนก่อน

      B​@@zuum12

    • @CapdivatahMahamed
      @CapdivatahMahamed 11 วันที่ผ่านมา

      ​@@zuum12wllo Ayronta miyaha waxa saxarada madowga kah dhigtih irona qaataha madow weyneh

  • @KadraSaid
    @KadraSaid ปีที่แล้ว

    Dr saxarda oo dhuubata maxaa sababa

  • @ceynaanshexaajiabuukar9535
    @ceynaanshexaajiabuukar9535 ปีที่แล้ว +1

    Nio waa mahadsantahay lakin saxaro maan fiirin karaa😢😢

    • @sahroxuseen-l8r
      @sahroxuseen-l8r ปีที่แล้ว +4

      sadan u firin xafayada ino ku saxarodo iyo in kala ma firinesid xafayada sow ma labesid cunugada saxaradisa qasab ba ku arki karta

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว +2

    Thanks you soo mach dr

  • @SidiiqAbdalla
    @SidiiqAbdalla 8 หลายเดือนก่อน

    Asc tidore maxa kena mar waliba wax cunto ad mtsqusha ad aadeyso maxa lagu daweyn kara

  • @mohaanahmed-ju3it
    @mohaanahmed-ju3it 2 หลายเดือนก่อน

    madow isaku arki

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 11 วันที่ผ่านมา

    Waxa cunaa kaniin iron ta malaga yabaa. Saxarada inay madow noqtay

    • @CapdivatahMahamed
      @CapdivatahMahamed 11 วันที่ผ่านมา

      Hno anah sida iron qaataha iyada miyaha plz hore iguh zoooh jawabana

  • @LuulDubadKhalid-o1z
    @LuulDubadKhalid-o1z ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @iqraabdijimcaale15
    @iqraabdijimcaale15 ปีที่แล้ว +1

    Dr ilma yar ku arkay saxaradisa wax u eg timo jajaba maxaa sababay

  • @inaahmed2719
    @inaahmed2719 ปีที่แล้ว +1

    Dr ilmo yahoo 7 bil jiraa saxaro cagaar dooga dhigaya fadln ii jwaab wuu yaryahy mxy noqon krtaa

    • @zuum12
      @zuum12 ปีที่แล้ว

      wllo hada su noqday saxrda cadi miyaa ani iga dhigya ilmo 2 bil jira

    • @UbaxJamac-re3kc
      @UbaxJamac-re3kc 9 หลายเดือนก่อน

      Abaayo ha warwarin laanba kahaya

    • @MunoWarsame
      @MunoWarsame 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@UbaxJamac-re3kc laanka maxaa lagu daweya

  • @NacimaMohamed-d8f
    @NacimaMohamed-d8f 9 หลายเดือนก่อน

    Saxarada qovka waxa uu cuna unbey kuxidhantahy 👋

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ❤

  • @ayaanleabdi1728
    @ayaanleabdi1728 ปีที่แล้ว

    Asc Dr WhatsApp soo sheeg I.a

  • @nimcaali8314
    @nimcaali8314 ปีที่แล้ว

    Koostada ma keni kartaa iney saxarada madow noqoto

  • @YahyeAli-hv8kd
    @YahyeAli-hv8kd 10 หลายเดือนก่อน

    Waan isku arkay saxaradaa casaan wana darere

  • @sowturahma148
    @sowturahma148 ปีที่แล้ว +1

    Dr cunug 3 bil jira saxaradiisa cagaar tahay mx waye wax dhib miyaa saa u dhaleyba saxaradiisa cAgaar waye

    • @zuum12
      @zuum12 ปีที่แล้ว

      wllo iso jawab anigba 1 bil ayuu jira saxardisa waa cagar

    • @hamdacabdlle6932
      @hamdacabdlle6932 ปีที่แล้ว

      Anaa gabr yar aa dhalay sa ku arkay lkn ayada indhaheeda xataah cagaar e ahayen cagarshoow laka so helay

    • @sowturahma148
      @sowturahma148 ปีที่แล้ว

      @@zuum12 maya abyo wax dhbleh ma ahan wa ka gudbi

  • @sahroxuseen-l8r
    @sahroxuseen-l8r ปีที่แล้ว

    cagar iyo harud isku jira mira mira na we tahay sisin caba mar mar

  • @Efootballgamer1234
    @Efootballgamer1234 ปีที่แล้ว

    Wtsppkaga iso dir wll Facebook wa Kala so xariiray

  • @CadeLove-r7n
    @CadeLove-r7n 6 หลายเดือนก่อน

    @sharmaboy