AMIIN YARE - MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYAY - (LYRICS)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 3

  • @Somali_Studio
    @Somali_Studio  ปีที่แล้ว +2

    - LYRICS -
    ANIGA OO COLAAD MUUJIN
    KUNA CEEBAYSAN WALI MAALIN
    KUNA CIIDA GUUSHADA
    NAFTAN KUU CIDLOONAYSA
    BAL MAXAAD U CUGAN WAYDAY
    NIYAD ADIGA KUU CIILAN
    LAAB CABASHO KUU KEENTAY
    QALBI CAASHAQ II TAABTAY
    MIYAAD CAAWIN KARI WAYDAY
    CINDIGIYO DAREENKAAGA
    MAXAAN UGU CUSLAAN WAAYEY
    MAXAAD II CISAYN WAYDAY
    CAADI IIGU NOQON WAYDAY
    MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY
    ANIGA OO KU TARAY CIIDAN
    CADOWGIINA KAA DEERSHAY
    CIDKASTANA ANOO KAAGA
    SI CAD UGA HORAYSIIYA
    MIYAAD IGU CARUUROWDAY
    KULANKIYO CAWAYSKEENU
    FARXAD CURATAY WEEYAANE
    MARKAAD AAD CABAAR JOOGTO
    MAXAA KAA CADHAYSIIYA

  • @WllSaabir-gc4nt
    @WllSaabir-gc4nt ปีที่แล้ว

    Ihagajiyaha