Abowe ani waxaan ku dhihi lahaa xaaskaaga wanaagsan ha furin guriga hooyana ka guuri xataa meel udhow ha dejinin hooyana baryi runtii walaalahaaga alle xaqa ha tusiyo waligaa xaaskaaga ha furin waa iga talo runtii xaaskaaga waa maskiin allaah kuu dhowro
Subxannalaaah wallo bal astaqfraata badiyya, hooyanna bal u istikhaareysso ilaahaw badal dheh fikirkeeda ان بيد الله قلوب العباد يقلبها كيف يشاء ee ilaahey arinkaaga u sheego huno qali 😢😢😢😢
Wll mcn xaaskaas cml lama helo maanta ani gawar guri leh ahay saas ay thy waxa ay xaaskada u sabroso uma sabri laheyn ee xaas wanaaqsan hesata ilaasho talada ku siinayane wexe thy xaaskaada gurigaas ka guuri hooyadane malmo ka dib iyada qanceso malmaha kowaad lee ku xanaaqsanane arintane wee haqaaqe xaaskadane raaxadeda qaadane adigane dooda ka yaraaneso
Wll dhexda xiro gabadha raro mel gara degso aysa gareyn xita rerkada xidid isla degy wa xar isla degy melgra degso hooyada walahed ku dacwey iga celsha ku dheh
asc wllkey waxan talo ku sinaa hoyada wc waxaa ku dhahdaaa wan fure ilmahedana siyaaa ilmahaga iyo xas kaga mel kale daji xas kaga neh ha iska furin hada awodo neh xas kaga kenyo gey sharci u subi markee ed qadado basabor usamey ayada ilmahada south africa to kenyo fre visa waye wll xaskaga iyo ilmahada sowado
Wll talada ku siinaayo waxa weeye, xaaskaaga runtii waa gabadh wanagsan, haddana dulmiga kaa kaleen reerkaaga, hal mid sameey, illhy isku xirnaa, oo isteqfarta badi ,wax walba way is badaaalaayaan🤲🤲🤲, illhy nabad dhexdooda haa igi dhigo🤲
Wllkeygiyow xaaskaaga ha iska furin 😢😢 hooyadaadana ilaahey swt qalbigeeda xaqa ha tusiyo I.a
Amiin yaa rpii🤲
Gabadhaas yaancuqubo lagagalin teedakale waalidka waalaguqilaafikaraa reerkaaga dumi sababla'aan iyo diintaada kabax. Hooyadaas xaqa'allahatuso laakiin wiilkaan reerkiisa yuusan burburinin inshaa'allaah
Masha Alah wa gabar wanagsan hoyana wa muhim alah haku fududeyo ilahay bari
Wiilkaan iyo reerkiisa allaha'iskudhaqo inshaa'allaah aamiin
Pls walal ha furin gabdhas dhaqo wa dhemn iyo lama heln
Abowe wlhi hafurin waa dheyman aan la helin 😢
Waa qof samir badan hadaaba dulmi lagu Hayay hadan mid kale haka galin eee talada Walken qaado meelkale daji hooyana isoo noqo ooo bari waxa laga yabaa in ilahaye xaqa tuso yaaa allah miyaaba lehelaa qof sidaa u wanagsan waqtigaana joogno wlhi hafurin xataa halmar qalbigaa hagilin wll🙏😢
Waliidow alle ka cabso! Dulmiga aad ku sameyso ilmahaga baariga ku ah adiga iif iyo akhiroba ku haysata, ubaadkaga kale ya ka jari doona😭😭
Wll allaha kuu Qabojiyo qalbiga hooyo macaan allaha tuso xaqa wll hafurin xasakaag aikastooy naqato 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Wllkey ilaahey bari laba rakac dulo ilaahey baryadisa badi in hooyo ilaahey so hanuniyo hana iska furin gbdha wngsan nabsina haka galin
Xanuun waye wallahi taas Allah kaqabto😥😢
Abowe ani waxaan ku dhihi lahaa xaaskaaga wanaagsan ha furin guriga hooyana ka guuri xataa meel udhow ha dejinin hooyana baryi runtii walaalahaaga alle xaqa ha tusiyo waligaa xaaskaaga ha furin waa iga talo runtii xaaskaaga waa maskiin allaah kuu dhowro
Wall imtixan waye ilahay isku xir ilahay bari istiqfarta iyo saliga nabiga badi xaskaga m.a ilahay hakuu dayo wanag iyo dulqaad ayey isku darsatay m.a wll samir ilahay isku xir dadka waxay kudhahayaan waxbo haka soo qaadin dadka marna way kutagerayan marna way kaa suuherjeesanayaan marka ilahay bari in.a waan kuu soo duceenena hoyo walama huraan ada lagu imtixamaya wll 😥
Gabadhaada Hafurin hooyada way kudhashahy sax lkn xaqa haiska ilaaliso hooyada iyo gabadha kala guuri, gabdhan oo kale mahaleysid yaysan nabsi idinku noqon adiga iyo hooyadabaa hafurin gabdha
Abowe ha furin gabadha sida u wanagsan alle hor istaag ducadad badi saliga Nabiga badi alle isku dhiib 😢
KAGUUR HOOYO TAJI XASKAGAH MEEL DHEER HOOYONAH OGOW
Walal xaskaga hafuriiin siwalbo
Xaaskaaga waligaa ha xumayn hana furin meelna dagso ama U kaxeeyso meeshaa ku nooshahay.
Hooyadaana mar walba wanaageeda ka shaqee.
M.a Alle haidin garap galo wll gabadha wacana ilaasho hooyadana Alle xaqa hatuso wll😢❤
Marna Hakufakiri in Aad futo waayo gab dhahas kadhax bixi wll😢😢
Ale haunaxaristo Hooyo Gabartaas Ale Habarakeyo
Subxannalaaah wallo bal astaqfraata badiyya, hooyanna bal u istikhaareysso ilaahaw badal dheh fikirkeeda ان بيد الله قلوب العباد يقلبها كيف يشاء ee ilaahey arinkaaga u sheego huno qali 😢😢😢😢
Xaaskaaga ha furin wll hooya xaqa allaha tuso
Carab ayaan ku racsanahay aragtidiisa allaha ku caawiyo iskadhig nin masul ah insha Allah
Walakey xaaskaaga ha iska furin hooyo allh ha kuwnajio
Amin Amin 🤲
Talo haddaan siiyo wiilkaas waxa aan oran lahaa xaaskaaga kadhex saar hooyo iyo gabdhaheeda hooyana haka yeelin furiinka wax walbo oo dhaca
Dulmigana diinteena way naga reebtay
Nabigeena waxa ow yiri (scw)
أنصر أخاك طالما أو مطلوما
ilaa dhammaadka xadiiska
Bini aadamna laguma adeeco macaasida
Haddii aad kacarari lahayd in lagu yiraahdu waa caasi waalidiin waaba lagu dhahey war lagu dhahana waxa kuu dhimi maayo go.aan geesimo qaado wlll oo gabadha meel guuniya dagso biilkeedana toos usii oo cidna ha marsiin wabillaaahi towfiiq
Macha allah Qiso cusub 🎉🎉🎉
Walkley.reerkan.wanaaga.alla.ha.tuso.lkn.adiga.gabadhas.nafsi.haka
Galìn.hooyo.alle.haku.hanuuniyo
Wallkey.hafurin.gabadhas.kaguuri
Gurigas.kadib.hooyadaa.raali.gali
Talada kusiinayo waxaa waye tag kudheh reerkoda kabacdina inaycadhootay kadhig odayaasha reerka hala fariisiyo gaarna udag wiilaw boqorad ayaad gaysataye hadayicin habaar kugu dhicimayo wyo hoyadaa xaq umaleh inaykugu habaarto xaskaaga tankale ciyaalkaga iyo xaskaga hadayicin wadfayawdahee haysindhatirin xaskaga ilAsho hooyo waa waalid lkn walalahaa reerkaga yaynan kaadumin wayo shalay markaynan joogin booqmajirin guri gubtay kamanaxo kakale hoydaa sasano xaskanookalana lamahelo aduunkan manta aha ninyahaw nimcada allah kusiiyay qarso kunafara adayg😢😢
Wll mcn xaaskaas cml lama helo maanta ani gawar guri leh ahay saas ay thy waxa ay xaaskada u sabroso uma sabri laheyn ee xaas wanaaqsan hesata ilaasho talada ku siinayane wexe thy xaaskaada gurigaas ka guuri hooyadane malmo ka dib iyada qanceso malmaha kowaad lee ku xanaaqsanane arintane wee haqaaqe xaaskadane raaxadeda qaadane adigane dooda ka yaraaneso
Wll dhexda xiro gabadha raro mel gara degso aysa gareyn xita rerkada xidid isla degy wa xar isla degy melgra degso hooyada walahed ku dacwey iga celsha ku dheh
Your mom is crazy 😮😮 diina mataqaano gabadhaheeda lafurey xaaskaga iyo ciyaalkaaga kamaseersantahay.
Ha Turin xaskaga🤲🤲😭😭
Wll hoyo xaqa allha tuso gabadas miskintha ha furin mel kale daji hooyana sidi ad uhed uhow wayo waxa dhacaya Allha kamaqarsono xaskada ada masul ka ah
Hafurin ilmaheedana in laqaato ha ogolaanin
Ilahey hooyadada qalbigeda hakubero inejeclato xaaskaga❤❤❤ boqorada hesata abowe mcn haiskafurin qalbigagana yesangalin inafurto boqoradada❤❤😊
walalky ha iska furin xaas kaaga ee alle intaa talo saaratid guri gooni ah diji
Wllo xaaskaga ha furin waa boqor kuso dhabar adegtay qof ku jecel oo dacada lama helo way adag taahy hooyo qalbogeda Alha idin soojediyo dhibkana Alha idinka dulqado marna xaskaga ina furto qalbiga galin gurigana karar sikaste kugu qadato hooyo iska bari
Aamiin 🤲🤲🤲😢😢🎉
Allahuma amine
Maturin xaaskaga wll❤❤❤
Walaal. Waxaan kudhahay ilmahàaga meeldegso hooyadaana qalbigeeda. Ilàahay. Hakuusoojeediyo😢😭
Please 🙏 pray for Allah I.a
Abwe ha iska furin boqorad lama helaan ah wye nin walbana ku hamio
Salam aleikum, walal xaskaga hafurin dhaymankagi pls
Wll xaskaga ha iska furin😢
Xaskaga haaa furiin wll❤
ha guulesto jeceelku ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gbdha meel kle daji waayo gbdhu xnuun by qaadi karta hooyo waa walid lkn dumar la iskuma eego hno xfdiina ka kexee wa taladayda
Mash Allah may Allah bless you
Abowe qali hafurin hooyo mcn qalbiga hauqabojiyo aamiin yaarabi ❤😢😢😢😢
Waligaa ha iska furin
Ha iska furina
Allaah. Haku caawiyo😭😭😭😭😭😢😢😢😥😥😥
Please prayer for Allah insha Allah
Kaguur Haddad ama kaxayso Haddad reer kaaga daacad u tahay hooyo gaar wax u sii xaaskana gaar wax u sii Allaah ka cabso xaaskaaga adaa masuul ka ah
Aaaamiin
Labo mid kubarowe hoyada kudhe hoyo gabadhan waa fura balse ilmaheda ayada hesaneso oon Ku bilaa guri kalane waan dajina adoo gurigaga bad baadsanayo oona furin inee Ku ogolaneso
Biil iyo guri uma ogola
Aamiin yaa rabi 🤲
was kaaga ha during wll❤❤❤
Wll xaaskaga ku dheh intaan hoyadey eheen iskaga jawaab dadka hada iska celiso weyka yareynayan dhibatada
Subxanaah alaah
Xaaska adkayso hooyana sii hadiyad qaaliya
asc wllkey waxan talo ku sinaa hoyada wc waxaa ku dhahdaaa wan fure ilmahedana siyaaa ilmahaga iyo xas kaga mel kale daji xas kaga neh ha iska furin hada awodo neh xas kaga kenyo gey sharci u subi markee ed qadado basabor usamey ayada ilmahada south africa to kenyo fre visa waye wll xaskaga iyo ilmahada sowado
Waaba reer waalan bisinka islaanta as iyo gabdhaheeda waa nuuci budka lala dhici jiray 😂
Aamin😢😢😢
Your mother is that best but you should never give up
Apowe xaaskga ha furin ee Alle bari ino hoyo xaqa tuso shnta slaadod kdip duceyso salaatu leylii kac Suneso inshlllh kuwii abid iSla joogo Alha idiinka dhigo🤲🤲
Abowe wlhi alle darti Ayaan kujeclahay
aniga waxaan ku rayi ahay Subaru carab SAS sameey
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
😅😅😅😅
He should man up and take his wife and kids out of the house to their own place
Be strong man take your wife to another house talk to your. Mum very will be ok
😂❤
Amin Amin
❤❤❤❤
Amin Amin