Kkkkk walahi caawa qosolki ayaa iga damaday Allah wuxuu noo sheegay maalinta qiyaamaha in qofku afkiisa la xeridona oo lugaha iyo gacmaha laga hadlin doono markii aan arkay hassan sheikh shalay iyo hassan-ka maanta waa sidiis Allah noo sheegay oo practical ah suxana Allah maa ninkan aan is maqlaynin ayaa somali madaxweyne uu aah
Warkani raaskamabooni kum jir jaamacow warark ad so dhigto wan dhagaysta wan jaceylahy Int badan runt kugu bartay lakin caaw ma aaminin madaxweynah afkiis weli kam maqlin ciidan lo diray raaaskamboni ha so labtan Mid kale ciidan dowladed si la diray diyaarad lagu daabulay hadalkan ka qabto heshiis la gaaray iyo wad hadal unba lagu so. Celin kara
Soomaliyeey Maxweyneheenii waakaa isagoo Caqligiisa qaba wanaaguu ku hadlayo. Waxay ila tahay in Madaxweynaha Dhakhtar lageeyo, hadii kale Bohol dheer ayuu dalka kala dhacayaa. Allaha inoo caafiyo oo inoo Xafido
Guuuuuuul Ahamd Ma Dooobe Guuuuuuuul Ahamd Ma Dooobe ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉🎉🎉❤❤❤
Adeerow jigjiga oromada orodo ka xureyso wad jahwarersan tahay from jubbalan kismaayo
Hawiye dhul Ma leeyahay horta jigjiga yaa ka taliya miskiin xasan wa qof walan
Adeer jigiigana anigaa leh kismaayana anagaa leh ee adigu orod masakawaadka Ka xoreyso al shabaab
Warunta jigjiga iyo dirie dhaba aya uu bahan iyo gobolk sitti iyo fafan ,babili ha xoreyen
Ma runbaa xasanow
Kkkkk walahi caawa qosolki ayaa iga damaday Allah wuxuu noo sheegay maalinta qiyaamaha in qofku afkiisa la xeridona oo lugaha iyo gacmaha laga hadlin doono markii aan arkay hassan sheikh shalay iyo hassan-ka maanta waa sidiis Allah noo sheegay oo practical ah suxana Allah maa ninkan aan is maqlaynin ayaa somali madaxweyne uu aah
Wixii shaley uu ka qeylinaayey maanta asagaa suubinooya yaab!
xasan sheekh ma xanuunsaday waa yaabe waddankii waa qasayba in la baadho weeyaan cafimaadkiisa
Munaafaqnimada la sheego waa tanoo kale
CIIDANKA YAA GEEYEY HORTA JUBALAND ⁉️ SOW XASAN IYO XAMSE MAAHA ?
Warkani raaskamabooni kum jir jaamacow warark ad so dhigto wan dhagaysta wan jaceylahy
Int badan runt kugu bartay lakin caaw ma aaminin madaxweynah afkiis weli kam maqlin ciidan lo diray raaaskamboni ha so labtan
Mid kale ciidan dowladed si la diray diyaarad lagu daabulay hadalkan ka qabto heshiis la gaaray iyo wad hadal unba lagu so. Celin kara
Soomaliyeey Maxweyneheenii waakaa isagoo Caqligiisa qaba wanaaguu ku hadlayo. Waxay ila tahay in Madaxweynaha Dhakhtar lageeyo, hadii kale Bohol dheer ayuu dalka kala dhacayaa. Allaha inoo caafiyo oo inoo Xafido
WAR XASAN MA RABO IN UU CIDANKA SOO CESHO. ALSHABAAB BUU RABAA IN AY DILAAN OO UU U BALAMIYEY
Kan isaga isduqaynaya marqaati isaga iskugu filan hassan dameer
Maanta anaga oo shacabka soomaaliyeed ah baa hadalkaas aad sheegeyso ciidanka ku leh warhooy nin dan gaara leh oo rabo inuu kursiga ku soo noqdo yuusan idinku fushan dantiisa ka digtoonaada
CIIDANKA DIYAARADII QAADEY MUU USOO DIRO ILEEN LUG MEESHA KUMA AY TEGINE ? XAMAR SOW LAGAMA QAADIN?
Ilaa iyo hada warkaaga ayn maqleynaa oo been no sheegaya
Ma angigaa waalan mise Cadan baa laga heesayaaal?
Hassan sheekh xukkummadda Xamza buu digayaa, waxaa raaskaanbooni ka socda oo Xamza wado bari buu ka yahay
Xassan dhiqo Xassan tuug Tuug dhalay
Maxuu ugu jeedaa warkan jaamacow
XASAN HALA BAARO MASKAXDIISA😂. WARKAAN CAALAMKA IYUU KU SOCDAA😂. WAA DEMBI ISKA MAYR😂
Xasan dhiiqo kani dhaqtar bu ubahan yahay waa majnun
This man has nothing in between his two years
Waa saxanyahay xaa loogu sabcinaa hadduu qaladan yahay ar cagdheer caqli malaho kan xamus lagu sheegayo oo kale waaye
Xaa loogu sacbihaa minoow qaldan yahay😂😂😂afkii dameeraha😂😂
@MohamedAli-nm8oe dameerka waa xayawaan ilaahay aadamiga uddulleeyey si uu u manaafacaatsado waa kaa fiican yahay madaxweyne dhan aad wax ka sheegoysaa
Hasan munaafaq 😂😂
Labo wajiile isbaro unu kaa leh hogamiyaha xamar dhiiqo farmaajo waa marexan😂😂
Ur needs is the need of Somalis watch out
kan waa. xanuun sanayaa hala soobaadho xabaalo qote
Jaamac galad adigaan iska warqabin.xilligaas hore xasan shiikh madax weyne ma ahayn. Haddase waa madaxweyne.cidda midida isticmaali doontana waa isaga.. hubkuna wax madilo ilaa dad isticmaalaan. Iska hilmaan xasan kii hore kan jooga baan xisaabtameynaa😂😂😂😂