In ad caytantid oo raga duleyste ku shegti waxa ka qurux badan in ad si akhlaqi ku jirto dadka u waniso wax ugu shegto intas odhalinyar ayad ku dawanaysa dhaqanxumada ayay ka baran karan marka ilahay ka baq
I missed you dear. Woman has no right in our lands. I really experienced same with my in-laws. They got papers to my son and they ignore me! Lol I am married to their brother for 31 years! I didn’t need it I am Canadian but the way they made me feel I was stranger!
.....Somaliland....runta markii laga hadlo ISAQ SOO QABIILKA WADAN KAMA DHIGIN?. This issue Ithink is bigger than nin iyo naag waa xumaan abuur Ku saleysan QUWAD RAADIS.
Gabadhan xaqiiqada kamay hadal in wax badan la hubsado ba wngsan Wadan an deegaankaga ahayn markad identity card ka rabto waxa laga raba warqda dhalashada birth certificate dadka an ku dhalan ee ayago weyn yimid passport ba la weydiya Hadaba Somaliland sharci bay ledahay qofka hadi la garan waayo wa in cid garanaysa la hela Gabadhan rerka ay u dhaxday ba cadayn wayey sababta may sheegin Marka wa la i diday un bay tidhi waayo cid cadaysa loo wayey Wa sheeko aan dhamayn
Waxa laga yaba markii Ay waraqa safaarada ka buuxineysey in Ay meesha ku dhalateyHargeysa ku dhalatay meel kale hadey kaso qaadado sharci safaarada kama yeeleyso
Dunaroow qiimahiina garta, dhulalka somaliyeed waxba kama Nihin, markaa yaynaan ku mashquulin dana yaynaan ka galin dhulka ay Dulayste yaashu madaxda ka yahiin,
@fathia Absie Wallahi the way I was waiting for you to talk about it and the way you talked about it is very shocking…this is the government against its people’s and you made into light situation…is disappointing and disheartening…if the duuleste is your government who do you run to who do you go to 💔
Actually Somaliland has a passport of their own and one can travel to several countries on the Somaliland passport. Somaliland wey leedahy basaboor waxay ay samaysteen 1996 wanad ogeyn wadamo kala duwan ba lagu geli kara basaboorka Somaliland. Wixi wadanka Somaliland so gala ama ku nolanaya waa inu sharciga wadanka buxiya. Simpel.
Mar hadii ay ku dhalatay Simaliland caruurteeduna tahay, waa in la siiyaa dhalashada. In badan oo sharciga ka mid ah ayaan caqliyadba ku salaysnayn. Waan ka xumahay in inantaas dhalashadii loo diiday.
Gabar soomaaliyeed sharaf way ku haysataa dalkeeda diinteedayba xor u tahay bal meesha aad joogto ayaa dumarka lagu dulaystaa lagu bahdilaa dulinimada maraykan idinku haysata caruurihiina la.idika fara maroojiyo dulinimo waa idinku dhan tahay
Gabdhan ayada wax kale wadata aniga wiilal walalahay o ila dhashay hargaysa jamacad ka barta joga o majerten puntland ka yimida mamada ay guriga ka dagan yihiin o hooyadod kaa ba wax walbo dowlada xageda u dhamaysay somalilan ma wada xuma lkn dad xumi meel walbay joogan
Indro Asc sowdigii cimradii joogey wa maxey heesuhu waxyabaha illahey ugu necebyahey eyey kamid yihiin heesuhu marka walal gacaliso Music xalaal ku bedelo hadan ka mar meyn love you wallo❤️
Naagaha 5 haday Hal nin dhagaystaan 4 ba ayidaysa lkn 5 nagood haday gabar dhagaystaan 4 baa kasohorjedsanaysa waan yabaa why ay naaguhu nimank u adecaan oo u asmacaan Halka gabadha ay cayayaan ama kaso horjesaadaan. Yaab I would rather believe gabar than man until I see the xaqiiqo
@@FatxiyaCabsiiyeChannel aad Iyo aad abaayo kaaga siidaran eh hadalada liita ay nimanku naagaha ku bahdilaan bay dumarka badankood isku adeegsadan ama ninka ay yasayaan u adeegsadan sida war naag baadtahay iyo anoo naag ah ba waxas masameyeen oo yaayiri naaguhu nimankay kaliitaan bal ayad ama xadiis ma uhayaan . I hate dhaqanka somalida iyo bahdilka ay nagu hayaan. Fatxiya abaayo layn inolaso dhakhso aynu kula karbashnee
Was runtaa Walee "dulayste, dayace awalba Wii Iska dirnaa" e Waxa wax lalayaabo ah in ay Dumar badani aqbaleen in dumarka lacaayo oh ay Caadi noqoto afllagaadadu
Walal farxiyaay wax badan baa jira oo aan macquul noqon Karin wax hubso gabadha abti loo yahay oo la qabo oo ku kortay in aan saas loo galo macquul maahee gabadha lafteeda ayaa wax qaldaye naga hubiya
Cidi taas kugu tidhi been bey ku sheegen. Qofkii degan ku leh Somaliland, dadkiisu degan iyo dhalasho uu leyahay waa Somaliland. Somali oo dhan degan iyo dhalasho uma wada leh Somaliland waa inay dadku taas fahman. Lakiin gabadh laga hadlayo ninkeeda hore iyo caruurteeduba waa Somaliland marka xaq bey uu ledahay waana la siiyey imika sidan maqley.
@@fadumoabdi3562 okay fakerka xor bad uu tahay lakiin dastuur somaliland ma odhan sidas add uu dhigtey taas waa been dastuuekuna maha wax afka laga dago qoraalkiisa la haya. Halkas ban kaga baxay.
Asc Walaalo maxad iska xiijin reerkan wlhi blhi tolhi Sida Yuubuda cml bay u dhaqmaan. Meeshan waxay ku dhaqmaan iyo siday umada somaliyed ee af somaliga ku hadlaya, ku sameeyan, waxa Sheeko lagu dhamayn karo mhan. Adne ha is xiijin. Eee wax kale oo wllo Credit leh nooga sheeke🤗🤗🤗
Ragii hadaan la naas nuujin ineey noolaan karin aa laga dhiga mar wa hooyo asoo sodon jira ilma cml u kool koolisa marna wa naag mooda haduu tago in balaayo dhacee oo asaga uun kufoogan salaamaad
Follow me on TikTok @realfathiaabsie
Contact me at
Fathiaabsienetwork@gmail.com
Is not Somalia or Somalian the main problem is somalia women's doesn't have any rights so ever .may Allah help 🙏 them whatever they are 😭😭
In ad caytantid oo raga duleyste ku shegti waxa ka qurux badan in ad si akhlaqi ku jirto dadka u waniso wax ugu shegto intas odhalinyar ayad ku dawanaysa dhaqanxumada ayay ka baran karan marka ilahay ka baq
I missed you dear. Woman has no right in our lands. I really experienced same with my in-laws. They got papers to my son and they ignore me! Lol I am married to their brother for 31 years! I didn’t need it I am Canadian but the way they made me feel I was stranger!
😭
In Islam ☪️ the child belongs to the father the mother can nourish the child at young age but once they get older the father as the rights!!!
Nin Somaliyeed sharcigiisu waa Qabyaalad maxaa la,iskadaalin.
Nagaha cadanka ah ictiraafka Ku xidhan lakiin somalida waxba ma lasiinayo waa qoyan
I like yours smile 😃
Waliga sidaas udhoola cadey queen 👸🏻
Walaalo Noolaw. I really proud of you.🇸🇴🇳🇴🇺🇸
*💚بسم الله الرحم الرحيم*
*Waaa Malin Jummac*
*Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta*✍🏿 ✅
💖 *Rasuulka* ﷺ 💖 ﷺ
*Naxariis iyo Nabadgalyo*
*Eebe kor kiisa ha yeelee*
💖 *Wuxuu yidhi* 💖
*Ruuxii xifdiya Tobanka* *aaayadood ee hore ee* ✨¸ *Surat Al kahf* ✨
*Waxa Laga Dhawraa *(( Dajaal ))* *Waxa Wariyey* *Muslim* ✔ 💖
👉🏿 *Hadi rabi idmo
Ah ee aan* *BaDino SaligaNabiga*⚘ *C.S.W*⚘ *Ku Sallinta Nabiga* *C.S.W *Waxay ka mida tahy* 🌷🌴
*Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga Badan*
*الله يرزق من ينشرها* *✋*
*( 💙لااله الا الله💙)*
*( 💙لااله الا الله💙)*
*( 💙لااله الا الله💙)*
*( ❤سبحان الله❤)*
*( ❤سبحان الله❤)*
*( ❤سبحان الله❤)*
*( 💜استغفرالله💜)*
*( 💜استغفرالله💜)*
*( 💜استغفرالله💜)*
*( 💖الله اكبر💖)*
*( 💖الله اكبر💖)*
*( 💖الله اكبر💖)*
*( 💕الحمدالله💕)*
*( 💕الحمدالله💕)*
*( 💕الحمدالله💕)*
*( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
*( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
*( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
*( 💚سبحان الله العظيم💚)*
*( 💚سبحان الله العظيم💚)*
*( 💚سبحان الله العظيم💚)*
*( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
*( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
*( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
*( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
*( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
*( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
👉 *Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅
Maasha Allah hbo qaaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad ka hadashay waaruntaa rayigaa waan kula qabaa inaad noloshaada ilaahay ku xidho oo farxad iyo wanaag horumar uhayso ilaahay iyo adiga baa u haya ku tiir sanaanta qofna waan kasoo horjeedaa mar mar baan xanuustaa markaasaan dreemaa culayska waayo markaan awoodayda wax ku qabsan Kari waayo waayo intaan bini aadam hoos imanayaa idhibay caafimaad ku waa qaaali hadaan caafimaad qabo oo intaasoo hawla qabsanayo dhib iguma hyso hadaanse xanuusanayo oo intaasoo umadi iishaqaynay waa igu dhib markaasaan culys dareemaa ilaahay caafimaad taamaan waydiistay iyo inaanuu bini aadam ihoos gayn iyo intii xanuusanba uu ka kor qaado aad baan kuujeclhy hbo samo noogu waar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
I love you so much Adiga ayaa ku fiicneyd inaad xukunto Somalida guuleyso Farhiya
Wllhi wllshay kuwa ku leh qosolka Joogi quruxdaday la xun yihiin always smile wllo intaad nooshahay insha allah
Aabaheed isaaq baa dhalay ayadana isaaq baa dhalay caruurteedana waa isaaq Habo wuu faray gabadha ninka marka sidaas daraadeed waa ninka reerkisa ayaa ciilay qoyan qabiil maleh ilaahay baa no maqan waxay nagu qasbayaan naag walba reerkeeda ha guursato
markaas ubadkeeda sharci ku helaysa xildhibaanka odaygeeda baa uraaci kara meesha sharciga lagu buxiyo si dagdaga losiinaya
We not now the right woman have Allah give to us may Allah bless all somali women what ever we are and protect Amiin amiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️
😆😆😆😆😆 exactly walahi habo waa sidaad ushegtay, wax kasta oo ragga lagarabay dumadhkii ayaa samaynaya. Waar anagaa yaab adhaknay! Waa hal hayskaagiye.
yuuqaba aday baday rabbi naxariis janno
Waxwaliba nafteyda iga qaalisan xitaa caruurteyda si fiican ban isku jecelahay nin marhore ayaa ka baxey Alhamdulilahi
I’d add never compromise of who you are Particularly for farax
.....Somaliland....runta markii laga hadlo ISAQ SOO QABIILKA WADAN KAMA DHIGIN?.
This issue Ithink is bigger than nin iyo naag waa xumaan abuur Ku saleysan QUWAD RAADIS.
Manshallah welcome back habo fathia Qurux ❤️
Masha Allh xabibti welcome back❤️🌹 Cibadada Allha noo aqbalo buufiskii halkii kasii wad😂
Alla fathia well came back
Machaalla goulle soo wallika
Wawoo
lol 😂 😂😂 Alle HA Ku Xiftiyo Adiga iyo Caruurtadaba I love you Ayeeyo 🥰❤️😘
Isaaqland
QABIILKU MARKUU MEEL WALBA GALO XATAA CARUURTAADII IYO XAASKAAGII WAA YAAB !!!!!!!!!
OO AAD TIRAAHDID WAA AJNEBI !!!
Dumarka soomaaliyeed adoonsi, ayay kujiraan walaahi maalinba maalinta kadabaysa soomaalimada waan siinacaa bal iminka waxan eega gabadhan haysta.
Fatxiyaay illaahay dumarka soomaaliyeed xoriyad hasiiyo xataa, iyagaa, isugufilan gumaysi.
Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲🤲🤲
Alla farhiya Runbadanidaa you are great 👍
Gabadhan xaqiiqada kamay hadal in wax badan la hubsado ba wngsan
Wadan an deegaankaga ahayn markad identity card ka rabto waxa laga raba warqda dhalashada birth certificate dadka an ku dhalan ee ayago weyn yimid passport ba la weydiya
Hadaba Somaliland sharci bay ledahay qofka hadi la garan waayo wa in cid garanaysa la hela
Gabadhan rerka ay u dhaxday ba cadayn wayey sababta may sheegin
Marka wa la i diday un bay tidhi waayo cid cadaysa loo wayey
Wa sheeko aan dhamayn
You have good test for somali songs
Maa shaa Allah qali
Fathia absie walhi wan kuu xiisay boqorada 💋♥️
waa run nimanku nimankay u hiiliyaan naaguhuna iyagaa isu cadaw ah oo nimanka u hiiliyaan.
Gabadhani way kala hadashay wax hala hubsado waxa lasoo helay warqadii laga qoray marky dawlada hoose tagtay
Sharciga baas ayadu Maxey uga baahantahey ayadu meelba laguma aadi karee. Ilaahow adaa weyn.
Waxa laga yaba markii Ay waraqa safaarada ka buuxineysey in Ay meesha ku dhalateyHargeysa ku dhalatay meel kale hadey kaso qaadado sharci safaarada kama yeeleyso
Gabadhu waxay raadinaysay sharci maba ahayn, faraha police Kay rabtay oo safaaradu u direen
Dulleste iyo Qoyankkkkkkk wallee war xaqiiqo ah weeye ❤ 😍 💖
DIL DAANYEERKA.🤣🤣🤣
Subxanallhaa soomali qabiil ayaa hormaray ilahy ha ugargaaro
Dunaroow qiimahiina garta, dhulalka somaliyeed waxba kama Nihin, markaa yaynaan ku mashquulin dana yaynaan ka galin dhulka ay Dulayste yaashu madaxda ka yahiin,
Dumarka ilahay xita lama simin raga waayo dumarka 50 bay magtooda tahay ragana wa 100.
Xaliye wuu is casilay kkkk
U like the qaraami songs
Qaanuunkii dowladii burburtay ayaa dhigayey gabadh kasta oo Soomaaliyeed oo nin ajaanib ahi caruur u dhashay Dhalashada ma leh.Laakiin nin kasta oo Soomaaliyeed naagtuu guursado caruurtay dhasho Waa Soomaali
Garoowe tuunsanyiin ayago sacabada dhiganaya oo passbook raadinayaan
@fathia Absie Wallahi the way I was waiting for you to talk about it and the way you talked about it is very shocking…this is the government against its people’s and you made into light situation…is disappointing and disheartening…if the duuleste is your government who do you run to who do you go to 💔
Ma fahmn goor may Somalaad sharci bixin jereen. They don't even own passport
Actually Somaliland has a passport of their own and one can travel to several countries on the Somaliland passport. Somaliland wey leedahy basaboor waxay ay samaysteen 1996 wanad ogeyn wadamo kala duwan ba lagu geli kara basaboorka Somaliland. Wixi wadanka Somaliland so gala ama ku nolanaya waa inu sharciga wadanka buxiya. Simpel.
Mar hadii ay ku dhalatay Simaliland caruurteeduna tahay, waa in la siiyaa dhalashada. In badan oo sharciga ka mid ah ayaan caqliyadba ku salaysnayn.
Waan ka xumahay in inantaas dhalashadii loo diiday.
Mostly Nimanka dulaysta waxay noqdan markee guursadaan
Machaalla goulle job
Miskiin Reer abti uma baahna miiskiintani Lacag ma haysato Hargaysa Qof lacaghaysta Tesare Kama waayo Anagu intaanu lacag bixinay oo aanu ID kaqadanay hargaysa ayaanu Fahabshiil Akooti kaga Furanay kumana dhalanin hargays Umana dhalanin. Marka Gabadhu Lacag aya ubahantahay.
It's so sad waxad arki nin carab dhalad ah oo wadamada Carabta ka ah ajinabi. Waa sidii oo kale sida laynala rabo
Hawarayr ma sha allah waku daawadaa marwalba maadama xajka aaday please heesta haku furfurin TH-cam kaga please
Gabar soomaaliyeed sharaf way ku haysataa dalkeeda diinteedayba xor u tahay bal meesha aad joogto ayaa dumarka lagu dulaystaa lagu bahdilaa dulinimada maraykan idinku haysata caruurihiina la.idika fara maroojiyo dulinimo waa idinku dhan tahay
MashAllah walaal..... Sidaad sheegtay Gaal wax ma oga. Waxaan u xiisnay wadankeenii IYO qaraabadeeni. Waqooyiga America ayaan joogna. Runti xoriyad IYO Tayo Somaliya ayaan Ku laheyn.
Gabdhan ayada wax kale wadata aniga wiilal walalahay o ila dhashay hargaysa jamacad ka barta joga o majerten puntland ka yimida mamada ay guriga ka dagan yihiin o hooyadod kaa ba wax walbo dowlada xageda u dhamaysay somalilan ma wada xuma lkn dad xumi meel walbay joogan
Maya wll dad baa lahaa nin dadka dhibay baa kusoo aaday oo gabadha sixun oola dhaqmay marka waxaan u malayn nasiibkeeda ayaa xumaa waayo xafiis kasta qof xun lagama waayo.
Sister always say them true 👍
Wlhi waa runta walalo many
Indro Asc sowdigii cimradii joogey wa maxey heesuhu waxyabaha illahey ugu necebyahey eyey kamid yihiin heesuhu marka walal gacaliso Music xalaal ku bedelo hadan ka mar meyn love you wallo❤️
🕊Waxay fadxiya🦅
😊🤤😇🥰😍🤣
Asc walaashay fathiya wallahi waan ka helaa programadada
Somaliland xaniinyaha uga dhagteen dhaafa aniga iima diiden ban qabaa mj iska dhal anigo ah
Wll we don't know the full story.
I missed you siz ❤️🌷 war anagaa yap aragnay i also missed this wards
Naag qabiil wax umataro ayaguns dabaday haystaan,
Masha allah waan kahela mamadan walahi waaa qof dhigleh ❤️❤️❤️
❤💝❤❤ heeso aad uu macana wad sarta oo qaramiyaa
Islaantu haday baydkii ilaahay tagtayna maanay waxii joojin😂
Dulayste adigu weli dulinimadii miyaanad ka daalin Mise sidii uun baad xaarka u qooshanay? Jecelaa Dulayste inaan aamuso🤣
@@FatxiyaCabsiiyeChannel fathia dadka wax fiican u sheeg oo cayda jooji 60jir baad tahay oo xishood Edo 🤣
Muwaaddinka Somaliland waa Isaaq, gabadhanna waa Ogaadeen sidaa darteed sharciga xaq u ma laha. Dastuurka Somaliland baa sidaa dhigaaya. Ma fahantay Fatxiyaay?
Somaliland nimada maqabiilba walal
No Somaliland belongs to all Somalilander but we don’t know what’s the problem with her lol
@@mrd4205 i think somalilander is isaaq and gudaburse 😀
Waa rune waa iska innaguuneHHHHHHHHHHKKKKKK❤❤❤❤❤❤
Xaliye kuwan dilaybaaba magac usii yeeley ii Laga aamuso ayaa fiicneyd
Kkkkkkkkk you are so funny my sister🤲💯👍🌹👑👏👏
Asc abaayo gabadhu soo ma aysan guirsan soo sharcigaas maa looqiimeeyp
Ma fahmin ma sharci bay bixiyan somaliland sow kuwa garoowe tagan oo basa borka ka qata ma fahmin
ilaahay baa noo maqan dumarka somaaliyeed Horana xaqumaylahayn hadana sugimaayaan
Naagaha 5 haday Hal nin dhagaystaan 4 ba ayidaysa lkn 5 nagood haday gabar dhagaystaan 4 baa kasohorjedsanaysa waan yabaa why ay naaguhu nimank u adecaan oo u asmacaan Halka gabadha ay cayayaan ama kaso horjesaadaan. Yaab I would rather believe gabar than man until I see the xaqiiqo
That’s so true walaal! We are programmed to despise one another but almost worship men.
@@FatxiyaCabsiiyeChannel aad Iyo aad abaayo kaaga siidaran eh hadalada liita ay nimanku naagaha ku bahdilaan bay dumarka badankood isku adeegsadan ama ninka ay yasayaan u adeegsadan sida war naag baadtahay iyo anoo naag ah ba waxas masameyeen oo yaayiri naaguhu nimankay kaliitaan bal ayad ama xadiis ma uhayaan . I hate dhaqanka somalida iyo bahdilka ay nagu hayaan. Fatxiya abaayo layn inolaso dhakhso aynu kula karbashnee
🤣🤣 🤣laygu kaa dul yookee wanaaganaa ma yeeshiideee halahaaas aan ka fahmaaa seetaaa oo dhaaan
Fathiya dahaboy duleeystaha inaga celi ,Horana udaaduunay ,horee ayey noodileen ,oo duniduu naga reebey duleeystaha aan naxayn,
ee dadqaad weeyee digniiniin
weyn gabdha kasiiii.
Qoyan iyadaa halkaas isdhigtey
Dee hargaysay ka hadlaysay ee dhulka dadka kale kama oran karto waxa ku Ashahaado
Kkkkkk waa runtaa
Waa lafuray ayaan umwleynayaa
NINa haduu ku furo muxuu karabaa
Somaliland wadan jira ma yahaye? Ha loo diido hadii larabo.
farxiya abayo qof aan somali ahayn oo shaci doon ahba majiro
Sharciga .. duriyada.. ayuunbaa loo ogolyahay
Wadamadii aan nimid anagoo waaweyn ayaan dhalasho ka qaadanay maxay tahay mid aad ku dhalatay in lagaaga diido waa yaab
Waa Dulmiland
Inay waxa u xanaaqdo ma ahayn gabadhu, kuwi waqooyi deganaaba way ka faanaan inay s/land sheegtan iyado ilaahay dhul iyo laandheeranimaba isku daray
Caaqil kii keen qoladada
Allahu akbar walee in aan saas ictiraaf lagu helayn inta saas dulmiga u jiro 😡
Ceebe tacaal sidan u jeedo wad ladhacsantahay Arinta Sida Arkayow
Asc Fathia Abse
Duf ubaxa hargeysay
Hadii abtinimo uguhilin weyden
Maad xeerisaan xididka
Nawal Nayrus waad akhlaaq xuntahay nayaa dadka ha caayin Qadaad ween fiqol qadaad ween waxaad leedahay oo dhan waan akhriyaya qof xanuusan baad u muuqataa Ogaadeenka aad sanka naga marinaysaa waa EThiopia waa Oromo afsoomali bartay soomaliya oo dhana dhul kumalaha Siyaad barana isagaaba isagoo cimri jooga khaatuma laan ku dintay oo culmo waaween laayay oo Qoxooti iyo ceeb ku dhintay. Waxaad soo dgagastaa Sheikh Abdi Rizaq Jiir histariga isaaqa diinta #1 waxaad ku uruurtee oo dhul idiin ah Xagar dheer iyo utaanga faqash foqol faqash
Was runtaa Walee "dulayste, dayace awalba Wii Iska dirnaa" e Waxa wax lalayaabo ah in ay Dumar badani aqbaleen in dumarka lacaayo oh ay Caadi noqoto afllagaadadu
Walal farxiyaay wax badan baa jira oo aan macquul noqon Karin wax hubso gabadha abti loo yahay oo la qabo oo ku kortay in aan saas loo galo macquul maahee gabadha lafteeda ayaa wax qaldaye naga hubiya
Warya naagta waa Asme sharci dhul madna ma rabto isaaq land qaad land qurunland
Fadxiyaay wadanka sharcibaa ka jira anigu two months baan raadinayey dhalashada marka wax badan baanad ogayn oo inlagu fahamsiiyo ubaahan iyadaa qabiil baa laygu diiday urogtay sheekada lkn maaha
Hi my sister 🤲♥️💋♥️
Dadka ku leh isaaq ku ashahaado ma aha isaaq
Waxaala yidhi dasduurka soomaali laan waxaakutaala qof Aan isaaq Ahayn lamasiinkaro
Cidi taas kugu tidhi been bey ku sheegen. Qofkii degan ku leh Somaliland, dadkiisu degan iyo dhalasho uu leyahay waa Somaliland. Somali oo dhan degan iyo dhalasho uma wada leh Somaliland waa inay dadku taas fahman. Lakiin gabadh laga hadlayo ninkeeda hore iyo caruurteeduba waa Somaliland marka xaq bey uu ledahay waana la siiyey imika sidan maqley.
@@naimajama5303 WALAALO ANUWAAN AQAANAA CID AAN AQOON USHEEG WAXLAHUBAAN SHEEGAYAA OON OGAHAY WAX AAN MAQLAY MAAHA WARLAQABAA XIISOMALE
@@fadumoabdi3562 okay fakerka xor bad uu tahay lakiin dastuur somaliland ma odhan sidas add uu dhigtey taas waa been dastuuekuna maha wax afka laga dago qoraalkiisa la haya. Halkas ban kaga baxay.
Hi,
Asc
Walaalo maxad iska xiijin reerkan wlhi blhi tolhi
Sida Yuubuda cml bay u dhaqmaan.
Meeshan waxay ku dhaqmaan iyo siday umada somaliyed ee af somaliga ku hadlaya, ku sameeyan, waxa
Sheeko lagu dhamayn karo mhan.
Adne ha is xiijin.
Eee wax kale oo wllo Credit leh nooga sheeke🤗🤗🤗
Maxaad la aamusin qoyan waa runta loo sheega
Ragii hadaan la naas nuujin ineey noolaan karin aa laga dhiga mar wa hooyo asoo sodon jira ilma cml u kool koolisa marna wa naag mooda haduu tago in balaayo dhacee oo asaga uun kufoogan salaamaad
waxaan wax la dhagaysankaro maaha it's very ugly