Live " Si aadan u murugoon'' :: Abubakar Mohammed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Sii faafi qeerka !! ___
    Follow me on social Media.
    Facebook: brotherAbubakar
    Instagram: abubakar_mohamed
    twitter: BrotherAbubakar
    Snapchat: Abubakarfstv

ความคิดเห็น • 356

  • @ahmedqays4143
    @ahmedqays4143 7 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allaah Sheikh abbuubakar Mohammed ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay

  • @زنوبهحسين-ز9ض
    @زنوبهحسين-ز9ض 7 ปีที่แล้ว +8

    والله انا اشعر فرحه كبيره
    كدت اطير فرحا
    الله يجزيك ويسر لك كل امورك ويدخلنا الجنه

  • @rukiaabdullahi8888
    @rukiaabdullahi8888 7 ปีที่แล้ว +8

    may Allah reward you of the good thing you tell people and keep it up with your smile manashAllah

  • @umuhudahudaqali9072
    @umuhudahudaqali9072 8 ปีที่แล้ว +18

    wlhy waan tijabiyo waxan dareemay deganan masha Allah sheikh ilahay haku xifdiyo

  • @xamdiawes7253
    @xamdiawes7253 7 ปีที่แล้ว +2

    فَقُلْ حَسْبِي اللَّهُ لا إِلَهَ إِلاَّ هُوَ عَلَيْهِ تَوَكَّلْتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ
    Hasbi-allahu la ilaha illa Huwa ‘alaihi tawakkaltu
    wa Huwa Rab-bal ‘arshil ‘atheem
    Say: Allah is sufficient for me. None has the right to be worshiped but He, in Him I put my trust and He is the Lord of the Mighty Throne [Quran, 9:129].

  • @araweellodishishe674
    @araweellodishishe674 8 ปีที่แล้ว +1

    jazaka allh allh ayaa mahdleh isgana wuxu i qoray o khyrku ku jiro ka dhowraya in sha alkh faraxad ayan allh ka baryaya ani iyo inta muslima.

  • @nadaahmed6908
    @nadaahmed6908 8 ปีที่แล้ว +2

    wcs jisaklaha qeer alaha ku barkeeyo cilmigag Mar kasto kuwii qeerka ku kulmi alaha Naga dhigo barkalahu fiik

  • @زنوبهحسين-ز9ض
    @زنوبهحسين-ز9ض 7 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خير انشا الله لن اكون حزينه وساتجرب هده الدعاء

  • @umumohamedamiiish2233
    @umumohamedamiiish2233 5 ปีที่แล้ว +1

    Wanku farxay hadalada wanagsan shekh lkn labadina wani kala garan waye wad isku egtihin manshaballah ❤❤✍

  • @fadumash6600
    @fadumash6600 8 ปีที่แล้ว +3

    Maanshalaah ale a jar iyo xasanaad ha kaa siiyo aamiin aamiin waad mahadsanid

  • @zihaamabdi806
    @zihaamabdi806 8 ปีที่แล้ว +17

    mash allh alle qeyr badan ah kugu badalo intee ka so wacaa wax ayan rabaa in ku weydiyo

  • @rukiaabdullahi8888
    @rukiaabdullahi8888 7 ปีที่แล้ว +8

    may Allah reward you of the good thing you tell people and keep it up with your smile

    • @achillesjames2051
      @achillesjames2051 3 ปีที่แล้ว

      pro tip : watch series on Flixzone. Been using them for watching lots of of movies these days.

    • @ramonbodie513
      @ramonbodie513 3 ปีที่แล้ว

      @Achilles James Definitely, I've been watching on Flixzone for since november myself :D

    • @fletcherelisha2556
      @fletcherelisha2556 3 ปีที่แล้ว

      @Achilles James Yup, I have been using Flixzone for months myself =)

  • @mudanhaween328
    @mudanhaween328 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah walahi murugta maanta ee hysa allunba og qiyaasina karaya waan Ku farxy xadiiskan alx alx ee soo duceeya wll

  • @asmabintabubakar3211
    @asmabintabubakar3211 8 ปีที่แล้ว +4

    masha allah Jazakallahu kheyr walaal allah yaxfiduka fii dunya wal akhirah AbubakarMohammed ❤❤❤

  • @hamdiyamusa2166
    @hamdiyamusa2166 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allah ku xafiido jazakallh Qeer Allah ku bishariyo janadul fardowsa

  • @caishabintucali4145
    @caishabintucali4145 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jasaa kumu llahu khayra shiikh abubakar Allah ha ku xifdiyo amiiiiiiiiiiiiiiiin wll Jana fardawso ilaahay ha kugeeyo amiiiiin isha allah wll

  • @ednaabdelsalam5798
    @ednaabdelsalam5798 6 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah wlhi waan qiiroooday Illlaahay wuxuuu inoo qoray ayaaa marwalba ka khair badan sida aan inagu jecelnhy jiza'akallah khairan

  • @ubaxabuukar2051
    @ubaxabuukar2051 6 ปีที่แล้ว

    Allah ducadaada ha aqbalo qof walba oo murug iyo wixii lamid ah heysato Allah haka qaado Aamiin Aamiin Aamiin

  • @salmaahnet7501
    @salmaahnet7501 4 ปีที่แล้ว +1

    صلي الله عليه وسلم قال خيركم من تعلم القرآن وعلمه

  • @cwaafa4342
    @cwaafa4342 8 ปีที่แล้ว +1

    jazakalah wl in badan
    alle hanaga dhiko kuwi
    janada ku kulmo dhamanteen

  • @meymunamohamed6004
    @meymunamohamed6004 8 ปีที่แล้ว +4

    Wa aleykoum salam Wa raxmatullahi Wabarkatu akhii fillah shukran masha allah amiin yarabi illahey ha ku dhowr akhii fillah ❤❤❤

  • @husseinmohammed2557
    @husseinmohammed2557 8 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah!! Ilaahay Haku barakeeyo hana ku xafido bro Abubakar Mohammed...

  • @sahrocabdicaarane4853
    @sahrocabdicaarane4853 8 ปีที่แล้ว

    maansha allaah sheikh abubakar illaahay haku xafido Dar illaahay ayaan ku jeclahay waxaana kugu jeclaaday kheerka iyo waanada aad noogu waceesid

  • @gabadhasoomalinimadajacel8006
    @gabadhasoomalinimadajacel8006 8 ปีที่แล้ว +2

    wcs wan ka qaaday walalkey mid la mid ah walaalkey sido kale alle dartis ayan ku jeclahay Aamiin ya rabi jazaka allaahu qeyr💝💝💝

  • @adoontiiallah1992
    @adoontiiallah1992 8 ปีที่แล้ว

    WCS wrwbr akhii fiilah alllah ku xifdiiyo adun iyo aqirabo jazakallahu jaannatul raxman allah ku jecelado adiga iyo walidkaga dhaaamanteen
    allah nagu kulmiiyo jaannatul fardosa ❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙

  • @hoofficial4546
    @hoofficial4546 7 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh Alle Adiga iyo Ehelkaaga Alle ha idiin xifdiyo.

  • @ekraabdullahi5286
    @ekraabdullahi5286 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alah jazakalah qeer aad iyo aad ayaa u mahadsantahay sheekh abuubakar

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 ปีที่แล้ว +3

    Wcs sheikh Jiisakallha illhey haku barkeyo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍Ameeen ameeen ameeeeen

  • @neimenamahamed3862
    @neimenamahamed3862 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wallhi love you so much my brother love you so much wallhi masha Allah my brother abubakar Mohammed masha masha Allah

  • @samirasafi4581
    @samirasafi4581 6 ปีที่แล้ว

    Jasaaklahu khayrn sheikh niyadeydu wey Igu dagtey wlahy wxan daremayey murug ajrkeeda Rabi hakusiiyo Insha allh

  • @averagename8025
    @averagename8025 7 ปีที่แล้ว +1

    Celeekuma salaam waraxma tulaahu wabarakatohu jisakalaa khayr mansha laah salalaahu calee wasalam nebega

  • @bosteyomohamed5693
    @bosteyomohamed5693 8 ปีที่แล้ว +3

    jazakalah jaza akhi illahey ha ku xifdiyo

  • @doucefleur7117
    @doucefleur7117 4 ปีที่แล้ว

    Jazaka allah kheir ya sheik abubaker mohamed

  • @xaawoxasankuuloow3697
    @xaawoxasankuuloow3697 8 ปีที่แล้ว +3

    jasaaka llaah kheer ilaahay kheer hortaada ha dhigo

  • @abualiaalia9149
    @abualiaalia9149 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allh wllky Abubakr Alle haku xiftiyo

  • @alishavideoproduction3529
    @alishavideoproduction3529 5 ปีที่แล้ว +1

    Mshallah illhy hakuxifdiyo

  • @zeinabmustaphe7305
    @zeinabmustaphe7305 8 ปีที่แล้ว +10

    وعليكم سلام ورحمة الله وبركاته
    نحبك الله الدي أحببتنا لأجله
    الله يجزيك خيراً ياشيخنا
    Walahi waxad mudata ku dayasho khasatan aniga role model aya iitahay alahay cimriga haku bara keeyo

  • @asturansal2676
    @asturansal2676 5 ปีที่แล้ว

    Amin amin amin amin amin amin yaa rabi jasakalahu khar abubakar

  • @futuunsid8617
    @futuunsid8617 8 ปีที่แล้ว +2

    wakaa qadnay anakaneh salan qali iyo qiimo leh..... "wacaleykum salam waraxmatul laahi wabarakatuh" waa mahad san tahay walahi cules aa iga dagay wax badana waa isoo xasusisay jazakalahu qeyr walakey aa ilahy dartiis ujeclahy adine ilahy haku fududeyo wax kasto aa jeceshahay iyo intii murad leh ameen yaa rab al calamiin

  • @munacadey8147
    @munacadey8147 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah Shiiq ilaahayaa murugada naga ilaaliyo anaka iso intii Muslim ah

  • @samiyobilan5999
    @samiyobilan5999 5 ปีที่แล้ว

    masha allh wllkeena allh kuxifdiyo wanaagana allh hakuusiyaadiyo anagana allh hanaga dhigo kuwii kucaml faly

  • @dalmar309
    @dalmar309 ปีที่แล้ว

    Masha lah shikh abuu bakar maxamed ilahay ha ku xifdiyo

  • @zumayazubanofficially1949
    @zumayazubanofficially1949 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Alh mcna qalbigayga ad utaabtay Alh kuxifdiyo wllo mcn

  • @dadooryalazany8312
    @dadooryalazany8312 8 ปีที่แล้ว +3

    maashaa allaah allah yaqaliik ajar allaha kaasiiyo

  • @sacdiyocakariye546
    @sacdiyocakariye546 3 ปีที่แล้ว

    Waadmahadsantahy sh. Abuubakar maanta waxaan mahad aan lasoo kaabi karin allah haku xifdiyo 🤲

  • @cadarcarab5915
    @cadarcarab5915 8 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah kheer.
    Ducadana yaanaan tijaabin ee aan akhrino anagoo yaqiin san hadalka (Nabiga) salalaahu calayhi wasalam.
    shekh allaah hakaa ajar siiyo

  • @saidmohamed3812
    @saidmohamed3812 6 ปีที่แล้ว

    asc shiikh abubaka maasha alle ilaahay hakuxafdiy0 aniga iy0 waalidiintada aamiin

  • @dekadeka3050
    @dekadeka3050 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah Amiin Abubakar may God protect you and here after janatul fardows Amiin

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jazakallah shehk Abubakar aamiin aamiin aamiin

  • @alhudaonlineacademy5474
    @alhudaonlineacademy5474 5 ปีที่แล้ว

    Zhukran sheikh walh cawa murug ayn daremayay mrkan vedio ga shitay hadana alx wan faraxsanhy alle hanaga dhigo kuwii kudhaqma

  • @njasma6636
    @njasma6636 8 ปีที่แล้ว +2

    asc walaal wad mahdasan tahay ilahay ha ku xifitiyo aamiin wlo codka yar dheere walaal hadii aad awoodo walaal

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 5 ปีที่แล้ว

    Msha allh wcs bro ❤️Allh abaalkaga haka dhigo jana ❤️❤️❤️❤️👏

  • @rahmoahmed6521
    @rahmoahmed6521 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ku xifdiyo sheik abubakar

  • @funkyalizarin3784
    @funkyalizarin3784 7 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku xifdiyo walalkeey mashaallah ilahay qayr haku siiyo indhahaan ii furtay mahadsanid

  • @qofnahaqursan2827
    @qofnahaqursan2827 8 ปีที่แล้ว +7

    masha allah walal jizaakalahu kheer jizaa

  • @kedrashifow9780
    @kedrashifow9780 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah barakallahu akhi wa jazakallahu khayral jaza

  • @madiinoali3882
    @madiinoali3882 8 ปีที่แล้ว +3

    jazakalah jaza abubkr masha allh alle haku xiftiyo masha allh masha allh

  • @kaltuncali392
    @kaltuncali392 6 ปีที่แล้ว

    Mashalh shikh abu bakar alh ku barakeeyo wlo

  • @naciishhassan8248
    @naciishhassan8248 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Laahu Qayran sh

  • @Rawanny-lw5dd
    @Rawanny-lw5dd 7 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay haku xifdiyo shekh abu dalxa adiga iyo qoskaga libaan

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 7 ปีที่แล้ว +4

    mashallah allaha kuxaafidiyo

  • @amiirajaamac6681
    @amiirajaamac6681 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alllah ale haku xiftiyo ale kaa jasa id siiyo wllken ale haynaga dhigo kuwa ku camal fala halkee ka soo wax ayan raba inan ku waydiiyo

  • @zainahmed3099
    @zainahmed3099 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey haku xafido 🤲🤲❤❤💝💗💖
    Wx bdn ka faiidy

  • @farhiaahmed3744
    @farhiaahmed3744 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah walaalkey mahadsanid jazaaka laah qeyr jazaa

  • @hayinjamac7993
    @hayinjamac7993 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alah jazkulahu akhar akhi ilahay hakudharo

  • @amuunaumahmed2729
    @amuunaumahmed2729 8 ปีที่แล้ว

    masha allah shukran jazkalahuqeer yaaibni ilaahey hakuxafido insha allah wankufarxay ilaahey hakufarxiyo jazkalahuqeer

  • @alsaydaacaatikaa2735
    @alsaydaacaatikaa2735 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabaaraka Allah
    Alle haku xifdiyo akhii fiallah

  • @baariyowaanjecalahaymxmadc3485
    @baariyowaanjecalahaymxmadc3485 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allah illahayaw naga korqaad murugta dhamntayo adigana illahay hakuxifdiyo abubakaraw dhoolacadayntaada ayaaba dadka kaqoslinaysa illahay halaa ilaali murug oodhan

  • @salmaahnet7501
    @salmaahnet7501 4 ปีที่แล้ว +1

    شكرا يا شيخ أبوبكر

  • @queen.hanuuz862
    @queen.hanuuz862 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah walalkey qeyr alle haku wafajiyo anaga sido kale

  • @samiidebeb7442
    @samiidebeb7442 8 ปีที่แล้ว +2

    sidhokale walal mcn Allaha ku xifdiyo tabarakallah

  • @umufatimaumufatima7226
    @umufatimaumufatima7226 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Allah hak jiisakala khayer wllo noo Soo duce

  • @أملقمانالسلفية-غ6م
    @أملقمانالسلفية-غ6م 5 ปีที่แล้ว

    Salalaahucaleyhiwasalam jasaakalhu khayr wllky alleh raalihakaaa ahaado inaanka xasqnaadkana kaguugu daro ajarkan

  • @mahdimahamoud4064
    @mahdimahamoud4064 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahayhakubarakeyo

  • @sabrinaabdirasak752
    @sabrinaabdirasak752 6 ปีที่แล้ว

    Asc saln kadib shekh taloyin aa u bahanhy ilahy ha ku xifdiyo waaxaa rajenyaa sida uku dhaqsiyada badan inaa iku soo jawbto inshalh

  • @kawsercali3759
    @kawsercali3759 8 ปีที่แล้ว +2

    wcs waraxma yaa Allah shukran jasakkalaah akhii filaah❤

  • @hindiadan3478
    @hindiadan3478 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh abubakar allah ku ifdiyo

  • @ikraaniitaargsan6628
    @ikraaniitaargsan6628 5 ปีที่แล้ว

    msh llh Alla haku xifdiyo wllkey aan alla dartii ujeclahy Abubakar❤❤❤❤

  • @samiyobilan5999
    @samiyobilan5999 5 ปีที่แล้ว

    shiikh abuubakar allh dartiis ayaakuu jeclhy allh kuxifdiyo

  • @shahiidasharaf2591
    @shahiidasharaf2591 7 ปีที่แล้ว

    insha allaaah waan tijaabin Abubakar mahamed i love you too for the sake of Allaaah brother.

  • @زنوبهحسين-ز9ض
    @زنوبهحسين-ز9ض 7 ปีที่แล้ว +4

    بارك الله لك

  • @shugrimihmmed4940
    @shugrimihmmed4940 8 ปีที่แล้ว

    wcs jasakalahu khaar akhii filaha masha allh illhy ha ku xiftiyo

  • @shugrimihmmed4940
    @shugrimihmmed4940 8 ปีที่แล้ว +1

    aamiin yaa rabi aamiin yaa allh wllhy illhy darti baan ku jeclahy

  • @safiyahusseinsheikdon9923
    @safiyahusseinsheikdon9923 5 ปีที่แล้ว +1

    حسبي الله لا له هو عليه توكلت وهرب العرش العظيم

  • @azizaqasim9956
    @azizaqasim9956 6 ปีที่แล้ว

    mashaa Alaah jazaakalahu kheer jazaah ilaahey dartiis Ayan kuu jeclahay

  • @jamaalcarab8521
    @jamaalcarab8521 7 ปีที่แล้ว +2

    aamiin aamiin yaarabi

    • @faadumoyasir2557
      @faadumoyasir2557 7 ปีที่แล้ว

      asc wll waxan ahaa qof marwalba m urugaysan oo an marwalba dariimayay ciriire lkn malin adawaday live kaga wlhii malintas ayan igu d ambaysay hada maaayaasikartid farxadayda aqii wlhii malaintas wuxii kadambayay qalbigayga ayan kaga ducanayaa ale dartii Ayan na kuujiclaaday ilaah ha iga dhigo adiguu kale wll

  • @aishamoumin8402
    @aishamoumin8402 4 ปีที่แล้ว

    You give me a good advice
    Thank you so much my dear brother

  • @ayaanmaxamed7246
    @ayaanmaxamed7246 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq abubakar wanku tagera ilahay darti masha alaah

  • @asturansal2676
    @asturansal2676 5 ปีที่แล้ว

    Wcs abubakar alah haku jeclado sida kharka nola jeclatahay alah haku xiftiyo adun iyo aqarabah amin amin amin amin amin yaa rabi 💗❤💗❤💗💗❤💗❤💗❤💗💗❤❤💗❤💗❤💗❤💗❤💗❤❤💗💗❤❤💗💗❤💗💗💗💗💗❤💗❤💗❤❤💗❤💗❤💗💗❤💗❤💗❤💗❤💗

  • @boqorkareermaxamudcadeboqo8783
    @boqorkareermaxamudcadeboqo8783 8 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah sheikh abuu bakar ilahey haku barakeyo

  • @samirasafi4581
    @samirasafi4581 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa jecelaad aaad jeceshahay sheikh

  • @iqroahxmed724
    @iqroahxmed724 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh Jazakumulahu kheyr shekh ilahay haku barakeyo

  • @samiidebeb7442
    @samiidebeb7442 8 ปีที่แล้ว +3

    anagana Alle dartis ban kujecelnahay abubakar

  • @shaymasharaf1535
    @shaymasharaf1535 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah 😍

  • @سبحاناللهالعظيمسبحاناللهوب-ص2س

    Wa caleykum salam warahmatulah MASHA ALLAH tabarakallah jazakalah kheer

  • @umunada3875
    @umunada3875 7 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @umulkhayribrahim8953
    @umulkhayribrahim8953 7 ปีที่แล้ว

    aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yarabi

  • @aishaciise4117
    @aishaciise4117 7 ปีที่แล้ว

    wsc sh abubakar mohamed jazakumulaah kheyr

  • @safiyaxasan4689
    @safiyaxasan4689 6 ปีที่แล้ว

    Wcs masha aallah aallah iidin xfdo aallah dartiis ayaa iidiin jaclahy

  • @miskiaqiil5324
    @miskiaqiil5324 4 ปีที่แล้ว +1

    jazaakalahu qayr