Dadkan wa dad isahamsan iskadaya ireyada qaar aad soqoreysin iyada Bay qalbika jab kawade dadkan dad isdi wallalo cama iskufahamsan waye mashllah ❤❤😊😊😊😊 dahdoda daman t27namaqado iyada kaligeda lakusameye mahan asad caydaba hore o kusameyse❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
@@KunkaMudan-jm9el haa wllhi ani wxaan umaleyey gabadha in ay qabiil ahaan ubusyaan maskinta sabab to ah koko io midn codka wyen mrkee wx Nocn cml eykusibiyaan wey xanaqaayaan😏
@@Korean-c9e Qabiil ma aha fosiyo Iyo ugbaad labaduba waa Reer puntland ee Sundus Dadkaan iney lasxbto bay rabtaa iyaguna qaabkii ay iskaga reebi lahaayeen bay rabaan Ufiirso gabadhaha kale Sida loo ixtiraamo Iyo Sida Sundus loola dhaqmo waa kaaf Iyo Kala dheeri iyaduna Caqli saliim ah Malaha
Bisinka gbdha saa ugasheen wa bila respect wlhi kadaya maskiinta xitaa xooga naxarisa malihidin miya wuxu wa bili aadane mid kasta xooga ugu dhufanaya usha gbdh waaye nimanka ushooda uma dul qaadan karto siiiba asad waa xaasid 😡😡
Amiiro habarta aa u sheege ka badala ma fiicno waliidka ina sas la dhaho team 27 dhan sidaas dhahadan habarta u sheege iyo abootada u sheege dhafa abootoyinka xita ma noolo marka wax kale ku badala waliidka dhan ka dhaca insha Allah abayo
Caawa waa habeen 27 laylatul qadri Aan is qalbiyan ugu duceyno wllken Asad Hagio inuu ilahy lugihiisa ku socodsiiyo😭😭
Amin❤🎉
Amin yarabi ❤❤
Ilhy ha cafiyo wllkeen ❤😢
Allha cafimadka haa usiyadiyo ❤ ilahaya haa uaqabato ducadaa 🤲🤲🤲🤲 Amiin 🤲 Yaaa rabii 🤲
Amiin ilaahy luguhisa dib ha ugu Soo celiyo🥺🤲🏻
Team Sundus one like 😂
Jaahilad waaye taas
@@amiinmuhiyadiinma ahee aamus what is wrong with you
@@jabirfariid3294 run waaye wlhi waa jaahilad
@@jabirfariid3294 jaahil waaye
@@amiinmuhiyadiiniska tali aduu qofku wuxuu yhy buu ku moodaa
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ❤❤
Nabi muxamed ku Sali fadliga ramadan 📿ﷺ ❤️♥️🙏
Scw scw❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍
Koko adiga iyo Amiro dar idd igada noh iguqata
koko walahi ceyda waa is guursankartiin Ilove you CEYKO
@@missnashaad🔪🔪🩸🙄
@@ArafatHanaduf naa tugsiya iska dhaa qof wayn ayaa tahy yee 🙄😏
Swc
Sunduz maskiinta si xuna udisheen amiira ka farxi raali gilineh sunduz 😢
Waxaas caadi waaye 😂😂
Dharka amiro iyo asad iyo ceyda dharka film ka ay ku jilayeen miyaa 😂😂❤
Inta so aragtay like ta igu cimamada😊
Aniga waso argay hadaayey❤❤❤❤
Asad lkn dharkn ma xirneyn😂
Haa dharka ku jilayaan waye filinka cwa Lee dubeyn hore ka so dhageyn
Team Qabqab to qalbiga Amiira qurux and king ceyda ❤❤❤❤❤🫡🫶😘🫂🫂🫂🫂🫂
Cawo asad hagio leylu qadrikan ku soo duceyna inu ilahy lugahaga ku soceliyo 😢❤😢
Ilhey hauaqbalo😢
Amiin ilhy baa waynowaxidee❤😢
Cawo asad hagio leylu qadrikan kuku so duceyna inu ilahy lugahaga kusoceliyo😢❤
Kusaliya rasuulkeena muhammad صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼
Ramadankan Ramdankiis illahey nabad haa nagu karsiyo🤲🤲🤲❤❤
Amiin yarabi dhamanteen
Aamin aamin aamin yarabi
Kusali xabebkena maxamed scw❤
Masha ALlah Wallahi Amiira Already Xijaabka Aadaa Ugu Qurux Badantahay
Mailaaragtay horta
Aad io Aad
Inta markey prank argtey so caratey like dhac kuziya👍😂Team sundus sorry😢 way idinku dhacde😂
Team sundus washamsi waa inan kuqaadnaa afartoda
Ya diyar ah☝️
Haday soo raali galin wayan
Anaa diyaara wlhi kuwan gabadha sixun uga leen iyadana waa doqon
Team sundus soo uruura shir baan leenahee😂
Washamsi maaaa qaaa deynaaa😢❤😂
washamsi aa aniga kumajiri 😂😂😂 lkn ya lagu qadi rawa😅😅
@@khadraali5225 afar toda lagu qaa daaa kkk
Waa ikan team amiiraan ahaa lkn hada sunsudaan uwareegayaaye isoo dhaweeya team sundus aan tashano😂
@@cabdallaxidig-uf3ds 😂may bro .ramadan waaye
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🤲🤲🤲🤲😘
Aniga videogan kama helin, prank qof in la garaaco lagu heshiiyay cadaalad maaha
Amiira sundus iskadaa plz miskiin waaye wllhi caloosha ihurisay 😢😢
Dadkan wa dad isahamsan iskadaya
ireyada qaar aad soqoreysin iyada Bay qalbika jab kawade dadkan dad isdi wallalo cama iskufahamsan waye mashllah ❤❤😊😊😊😊 dahdoda daman t27namaqado iyada kaligeda lakusameye mahan asad caydaba hore o kusameyse❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
Team Amiira one like 😊❤
Sundus maskin wayee 😢ciyarat kadaafa
Inta asad hada soo daawaty like😂❤
Sundus funny wye 😂 way bursatay iyaga dhan 😂😂
Kusaliya Nabigeena muxamad scw scw scw
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🇸🇴
Kusali nabigeena Muhammed scw scw
Team Amiira 900k🎉 inshalh😊🎉
War gabdha haku ciyarina yaa salaam😢❤
Sundus wllhy kuwaan 90ka bahdil iyo ixtiraam daro iyo xaasidnimo bayku hayaan ufff iyaduna waa doqon waxma fahanto wecesha yaa dhiigku shuba qof aan iyada ahyn oo sidaas loola dhaqmo ama horeyba loogula dhaqmy majiro 😎
Abaa maragty horta mr walba gabadha wey bahdilyaan ydana waa maskiin dacad ah😢
@@Korean-c9e waaa maskiin iyaguna si Xun ula dhaqmaan
@@KunkaMudan-jm9el haa wllhi ani wxaan umaleyey gabadha in ay qabiil ahaan ubusyaan maskinta sabab to ah koko io midn codka wyen mrkee wx Nocn cml eykusibiyaan wey xanaqaayaan😏
@@Korean-c9e Qabiil ma aha fosiyo Iyo ugbaad labaduba waa Reer puntland ee Sundus Dadkaan iney lasxbto bay rabtaa iyaguna qaabkii ay iskaga reebi lahaayeen bay rabaan Ufiirso gabadhaha kale Sida loo ixtiraamo Iyo Sida Sundus loola dhaqmo waa kaaf Iyo Kala dheeri iyaduna Caqli saliim ah Malaha
Cawa waa naga sodahday amiiradena❤
TEEM SUNDUS AHEY
GABADHA DAAYA❤❤
Amiira muqalka xiga gabadha raali gali wl❤
Amiira dharkii farido ukentay xidhantahay😂😂
Utashta maxumo lkn usha intaas la eg maxaa ogu dhufanesan maskinta uf waxan waba xoolo cadiya😢😢😢
الليلة هي ليلة ٢٦ ليلة القدر فلنصلي من أعماق قلو بنا من أجل اسد هاجيو ان يجعل الله يمشي على قد ميه😭😭
Amiira waxaa kurajeynaa inagarto sonka inta kadhiman 9boqol oo sibiskaraab❤❤
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😘
Ala sundus sey ubur sate ku qoslay walhi😂😂amiiro so rali gale sundus pls😢😢😊😊
Gbdha raali galiya lablabo hadee reer xmr ahan lahayd weni fahmi lahayd sorry😢
Doqonsanaa 90ka ben ben lagudilaa waa bahanahay baqtiga loma cuno😏
War xun radis wabil ramdanee isku xishoo sheydan cml hanoqonee
Team zundus wn aarsan dona❤❤❤
Team 27 guulaysta❤❤😂😂
Assalamualaikum. 40 qof ducooda wa la aqabala ya Allah cafimad dhamayistiran isii Aamiin ii dhaha walalaylo .💯
Amira iyo asxabteda team 27 waa nisalamey🙌 xbbti waad kumahad santahay mar hore ayaa nugu danbeysey tuug iyo askari sundus cawey waad kagashatey miskiin
Eid mubarag mel walba aad jogtid iyo cafimad qab insha allah❤👏
Qabqab maxaa laga wadaa 2024 waa lagaare waa sugoonaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kusali nabigena muxamed swc ❤
Amiiradeeena keep going come soon 900k🎉🎉🎉🎉
Wixiin ka dareeey waye gabdha wa tisheene😢
Bisinka gbdha saa ugasheen wa bila respect wlhi kadaya maskiinta xitaa xooga naxarisa malihidin miya wuxu wa bili aadane mid kasta xooga ugu dhufanaya usha gbdh waaye nimanka ushooda uma dul qaadan karto siiiba asad waa xaasid 😡😡
Amiro asad wuxu ku dhahy day 27 ramadan ana cazumad ku sameynayo awy dheh ninka😭😂xasuusin wye🫡😂
Big fan amiira wlhi waa ku tageyaa ❤❤🎉
Sundus macqul mha in sas lo galo gbdha yarta oo maskinta 😢 sorry sundus
Qofksta wll meshu is dhigo hadu codkagu dher yhy iska qososhid waxyalha adku hadlesid kukala socnen wlh waliga walgu bahdilaya xta cunuga cayda ladhoho markey qososhaba bismilah bu leyhy wuna xamn alhm qofkan ahey😊😅
Qalbada taagan sundus waxba mafahanto 😂😂😂
Mxee fahantaana ma dadaa video la duubeesid😮😂
@@Amina_Isse tuug 2mar waa kugu aadi karaa kabadan inay shakiday ahayd 😹😹
Amiira qurux walashy Hal shey baanrabaa inaan idin fahansiiyo gabadhan sundus ladhaho nabsi aakagaloysiin idinka markaa isdhufaneysiin waad iskunaxariisatiin lkn iyada waad xanuujisiin asadba xauga darnaade walalkey asad gabadhaan nabsi xakagelin walal kaftan waaxalkiisi lkn waxaan kaftan waydhaafeeeeeeeen
Yes wlahi markasto ayda lee prank ku marmarsinua gabdadha maskinta we dhibeen
Hhhhhh ruufiyaan shayaadiin
Wxaas miyaa nabsi u tqaan
Asad baa ugudaran feero waynka
@@maryammacalinnuur4033markasta way dhibeen madkiin weeyo
Kusali nabi Muhammed scw ❤❤
Team amiiro qurux keep going❤❤
Illahay dartiiz dhar ciid igu dag cawo Ramadan 27 wYo eh waan kuso ducaynaa eh ❤❤adoo mahadsan illahay haku XIFDIYO WLL
War gabadha yartaa dilka kadaaya wah 😂😂😂😂
Amiira daqad baa kafuratay gabdhan mskiinta eh 😢mxa sida ogu smneysa miydan nxriis lahen
Dadkan naxariis male wllhi wan ilmeeyey sida loo galay miskinta
Aabyo mcn saa ku jeclhy ilhy haku jeceldow amiira qurux ❤😊❤
Naaaya amiiiro inanta yaro ku jeceL ina saas u gasho ma eheen oo aaad inamadas uso raaacdo bilaaa damiir bad thy Huuuno😏wxani prank ma ahan eee inanta yari wad necebtihiin xasidnimadana iska daaaya Nacala sheydaaan ku yaaaLe Naya adna wax isku faL xooolayhy biLaaa dhiiiga ahi
Team tuug iyo askari waa idin salaami❤😂👋
Wixiina wlahy prank kawen gabdha maskiinta ciyar ciyar kudiloosaan😢
Wey yasan miskinta
@@king______diini2777 Haa wlhy iyadana doqon weye wx mafahmeyzo
Show😂badnida inader😂kuwi nala dhashe o gurigaa nala joge ba sidan kadran uglnaa ye maxa waye suraha😂
@@Mineyyyyyyy na mesha ciyal majogan mgrty gabartan mrkazta wey dilaan iyagoo kuso gambanaya prank iyaduna wa miskiin wxz kaftan umooda
Amiiro ciid Mubaarak abayo❤
Dadkan suro badanaaa war waxan waa game wah naga daya suraha😢
Naa suure maahee ma kaligeeda jugta iyo dilka loo qoray
Team amiiro.qurux to 2m yes ❤
Amiiira Adinkey idiin talaaa adinkaa ubilibee prank 😂😂😂😅😅
Insha allah bacdal soon 900k dabaaldeg qurux badan 🥳🥳🎂🎂👸🥺
Geerida team 27 kudhacday inta ila aragty like 👍😢😭😭😭😭
Coming soon 900k ciida insha Allah keep going
Team USA one like
Wllky asad waqti walbo waan kuu duceya in lugahaaga aad dib uheshid cawana si qalbiyan kuugu soo duceyn I.a❤❤
Team amiira qurux 👍
Amiiro qurux is not easy coming soon inshallh 900k🎉
Gabadhan miskin waye daqadaba ka furatee amiira ka wareeji caloshee ihurisay🥺🥺
Wey yasan miskinta weyna iska ag jogta 90nka😂
@@king______diini2777 jileec ka arken waye cidna ma yasi kartee
@@king______diini2777 wallal sahibo waye❤❤❤ lkn wan ognahne sundus maskin waye positive oo qata
Subxanallah war ilhey kabaq beynta daa tnkle nin ragi dhaqan kan malhee isla yab😏@@king______diini2777
Amiiro ma aahn qof fiican sbbto ah waa markii labad ee prnk qaab daran ku smeneyso😢
Waxan prnk maha Gabadha miyaa kadhex Arag ten Kadaya Cayarta Xoog ugu Dhufanaya asad waa Xasid uf😢
Caadi iska dhig waa bil ramadaane subxanalah
Amira plzzzzz abayo cawa hawenka laylatul qadrika caway oo gtahay routine no so doobplz routine kada aan jeclahay llahay hana wafajiyo
abayo hada ila iyo sohorta ilhay hakufododeyo sundus😅😊❤ sorry koko❤ asad cumerkooo❤ cayda kuligena wanijeclahay illhay cibadada hanaka aqbalo jafaidesta cawa damantiba unada musliminta karaahan umada somaliyed❤❤❤❤❤ a s t27❤😊😊
One like team sundus❤
Koud kika ayda❤❤
😂😂❤ sundus isn't easy meeshiba orod Bay uga wada kicisay amira sida loo bursaday lee 😭😭😭😂🙌
Cumeer funny wlhi 😅
Aboow yal gabadhakadaayadee😢
Inta rabta part two koko in la keeno ❤❤❤❤
Waryatha mxaa wa kadartene mxa hesta uqatheysin bil ramadhan aya lugujiraye horta asad wye dibka dan wewe😂😂😂😂😢😢😊😮❤
King ceyda iyo amiira waan idinsalmyaa lamnhygii
Amirooy asad hakusiyoo hadiyadi routine day 27
Alla ani aa hadakahor ischoolka anago kudheeleyno aa gabdho igu sameeymaageen aasaan ku fahmay
War amira dar dadka cida ekucidi rawa beyqabta😂😂😂😂😂❤❤🎉🎉🎉
Utashta lkn sas inad ugaracdan waa qalad amiroy😢😢😢😢😢
Ala sundus qosoley igu dishay say ucaydhsatyleeee😂😂😂😂
Team amiira qurux iyo ceyda ❤❤❤❤
Sonka iyo SalaDa illahy Ha inaga aqbalo DhaManTeen Ba🤲❤
Ciyaarti waa hora xasoos amiira waan kuwataa plz isooqaba
Keep going pro 🤴 ✌️
Amiiro habarta aa u sheege ka badala ma fiicno waliidka ina sas la dhaho team 27 dhan sidaas dhahadan habarta u sheege iyo abootada u sheege dhafa abootoyinka xita ma noolo marka wax kale ku badala waliidka dhan ka dhaca insha Allah abayo
Team malika and kaamil
Mashaa allha my taem 27❤
Keep going ❤