Jaasuuskii Laqabtay asagoo Hool fulinaaya| Askarigi Xamas E ku Ciil baxay Maxaabiista Israil| Dhul G

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Jaasuuskii Laqabtay asagoo Hool fulinaaya| Askarigi Xamas E ku Ciil baxay Maxaabiista Israil| Dhul Gariirka ka dhacay Israil.
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 136

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  29 วันที่ผ่านมา +38

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 29 วันที่ผ่านมา +18

    Allow dhulgariir aan waligii la arag, ku rid YAHUUDDA oo aan waxba ka reebin arxanlaawayaasha.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @suberyare8645
      @suberyare8645 28 วันที่ผ่านมา

      Habaaarka muslimku Yuhuuda waxa Kama qaado. Imisa la habaarayey

  • @Mohamedabdi-py6kz
    @Mohamedabdi-py6kz 29 วันที่ผ่านมา +7

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي غزة اللهم كن لهم معينا ونصيرا

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 29 วันที่ผ่านมา +4

    illaahey dhul gariiir. ugaar ah ha ku rido. rabiyooow waaa awoodaa. Dhib badan baaa heeysta. reeer falastiiin.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 29 วันที่ผ่านมา +6

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 29 วันที่ผ่านมา +18

    Ilaahay masibada dhul gariirka haku baabiyo yahuudda aaamin
    Cuqubadii ay ka galeen reer qaza ayuu ilaahy kasoo saaraya kufaarta sahyuuniyada

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 29 วันที่ผ่านมา +3

    Gumeysiga ugu xun waaye ilahow ka dul qaad ummadaan ya rabi

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 29 วันที่ผ่านมา +7

    Ilhy cuquubo hakurido yahuud 😢😢😢😢

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 27 วันที่ผ่านมา

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh Mohamed Ibrahim dulmi diid.

  • @FatoumaSaid-eb1fg
    @FatoumaSaid-eb1fg 29 วันที่ผ่านมา +2

    Allah haa kuu barakeeyo sheikhoww halkee kahelaa lambarkaga 🇩🇯😆

  • @user-cp2vl1jq8f
    @user-cp2vl1jq8f 29 วันที่ผ่านมา +4

    Allow u gar gaar walaalaheen Falastiin ❤

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t 29 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay sida ay reer 🇪🇭u xasuuqeen xagiisa. ha ugu keeno wax ka daran yuhuuda 🤲❤️🇪🇭

  • @xakimoaxmed1743
    @xakimoaxmed1743 29 วันที่ผ่านมา +4

    اللهم انصر اخواننا

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 28 วันที่ผ่านมา

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 29 วันที่ผ่านมา +7

    Yaa. Allaah. Dhulka lagoo 😢😢😢

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 29 วันที่ผ่านมา +3

    Alloow adaa awoodle maraykan ' yuhuuda ' ingirisdhaka lajar dhulgariir ku salid awoodaada ku suuli

  • @FaadumoMohamed-wc5gr
    @FaadumoMohamed-wc5gr 28 วันที่ผ่านมา +1

    ilaahayoo ugaargaar falastiin

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 29 วันที่ผ่านมา +3

    Xasuuq badan bay kusameeyen 🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 29 วันที่ผ่านมา +2

    Prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane xiisbuulaah Iraq Pakistan gull gobonimo Iran Palestine 🇵🇸🇵🇸 Free Palestine Free

  • @MohamedAhmed-oq3yz
    @MohamedAhmed-oq3yz 29 วันที่ผ่านมา

    Allah hakuxifdiyo Malaik hakusosalamto falastin Allah haugargaro

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 29 วันที่ผ่านมา +2

    illaahaay haaw gargaaro shacabka falastiin yaarabi gargaarkaaga iyo nasrigaagoo dagdag ah ugu gargar reer falastiin

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 27 วันที่ผ่านมา

    Jaza'akallaah Sheikh.

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 29 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha guuleeyo hana u maciino umada muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee Isha Allah, Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 28 วันที่ผ่านมา

    Dhulgarii aan midna kareebin Alaha ku rido Yuhuud.

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 28 วันที่ผ่านมา

    Yuhuud dhulka allah idiinla good aamiin

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q 29 วันที่ผ่านมา +5

    Free Palestine free Palestine free Palestine 🇵🇸 ♥️

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 29 วันที่ผ่านมา +4

    Legama horeeyo

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 27 วันที่ผ่านมา

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 29 วันที่ผ่านมา

    Asc allaha ku xafido israa iil iyo mareykan qorshahooda qordhaha allaha weyn ayaa ka weyn iraan falastiin xuutiyinta iyo musliminta allaa u gargaari insha allah ❤❤❤

  • @mohmedkhaliif5639
    @mohmedkhaliif5639 29 วันที่ผ่านมา +2

    Banka fiir waaba nin raba inaa latirtiro dadka falastiiniyiinta aloow ka qabo yuhuudaa xun walaalaheena muslimiinta ah amiin yaayarabi😢

  • @sadiaaden8886
    @sadiaaden8886 28 วันที่ผ่านมา

    Allow dhame yahuuda dhul gariir Allah ha u keeno

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 29 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 29 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sida argagixisadu dadka ugu Goodison waana qayb ka mid ah arg

  • @FatoumaSaid-eb1fg
    @FatoumaSaid-eb1fg 29 วันที่ผ่านมา

    Sheikh waad mahadsantahay

  • @HomarJabka32
    @HomarJabka32 29 วันที่ผ่านมา +1

    Dulmi diid🎉

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas 28 วันที่ผ่านมา

    Allaha.jabiyo.yahuuda.iyo.maraykanka

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 28 วันที่ผ่านมา

    Munaafaq meel kasta ayuu joogaa ilaahay umada muslimiinta shartooda dhinac haka mariyo 🤲

  • @alimohammedibrahim3165
    @alimohammedibrahim3165 28 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 29 วันที่ผ่านมา

    Alaah ilaahoow dhulka la go oo dunida ka suuri kufaarta yaa rabi

  • @user-qp2zu3fy1w
    @user-qp2zu3fy1w 28 วันที่ผ่านมา

    Falasatiin.guuuuuuul

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 29 วันที่ผ่านมา +2

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 29 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulka allaha la gooso gaalo dhan

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 29 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahey ha jebi soo duulayaasha IRAN waa laga galdaranyahay weyn guuleysan

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 29 วันที่ผ่านมา +3

    😂❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤😂❤
    Asc ku mahadsanid Tabintaada ❤❤

  • @zumax6266
    @zumax6266 29 วันที่ผ่านมา

    Bismillah walaal ka daa oo dhee Bismillahi raxmani raxiim oo ilahay ka bag

    • @faizaadam1486
      @faizaadam1486 29 วันที่ผ่านมา

      Xadiis baa KU soo aroorey, in wax weliba lagu bilaabo bismilaah inuu Allah barakeeynayo, markaa wuu yahey Saxane

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 28 วันที่ผ่านมา

    Dhuul gariig Allah ku rido yahuuda

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 29 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay wax lama dhama inuu yuhuud tabartooda yar inuu tuso lkn meel yaa lala sugayaa hoog yaana u danmeeyo yuhuud iyo inta taageerto

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 29 วันที่ผ่านมา

    Jasaakallaahu qeyran sheykh
    Lkn iiraan oola weeraro waa awooda qarsoon ee yahuuda kuleedahy bariga dhexe taas oo magac islaam hugan
    Waana yahuuda oo loobareeray
    Mareekan kana kuma dhaco

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 29 วันที่ผ่านมา

    Yahuuda dhulka ALLAH hala jaro🤲🏿🤲🏿🤲🏿

  • @ashawooo
    @ashawooo 28 วันที่ผ่านมา

    Marka illahaya masibo idan kene Marka waa shadaka inshallaha syiga jabaya illahaya idan siya dhula garika isaril rabi masibo deg deg ah idan kena

  • @farahguirrehhassan7105
    @farahguirrehhassan7105 28 วันที่ผ่านมา

    IRAAN wa cadowga suniga waana gacanta midig e yuhuda

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 29 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahow dhul gariirka ku badi oo dhulka ku dabo gadi

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 29 วันที่ผ่านมา +1

    Illahow usiyadi dhulgariirka

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 28 วันที่ผ่านมา

    Alle ha jabiyo yuhuuda allow ugargaar walaaladeen reer falstiin

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 28 วันที่ผ่านมา

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 28 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baa u maqan masaakiintaas.isnotreal Yurub iyo Ameerika ayaa awoodaas siiyay.

  • @MekkeYT
    @MekkeYT 28 วันที่ผ่านมา

    Amiin

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 29 วันที่ผ่านมา

    Dhulgariir Alle haku salido yahuuda

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 29 วันที่ผ่านมา +1

    Dulmidiid
    Hawl dheh
    Hool maaha

  • @carabjanaale5865
    @carabjanaale5865 28 วันที่ผ่านมา

    Adiad ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 29 วันที่ผ่านมา

    JAAJUUS qiil ma leh ee ADDUUN iyo AAKHIRABA Allaha ku cadaabo.

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 21 วันที่ผ่านมา

    Anigu waxaan taxliilinaya inay InshaAllah isreal oohin ba iyo hoog bay dambayn.

  • @IsmandarHassan
    @IsmandarHassan 27 วันที่ผ่านมา

    Shacabka reer falastiin dadka sidaas u Cinqaabay
    Xaqiiqdiii Kufsin waa jiraa in la Qariyay ayaa u malleeynaa
    Allah Aclam

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 29 วันที่ผ่านมา +2

    ❤free❤free❤palestine❤

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 24 วันที่ผ่านมา

    Wcs wll qaali

  • @user-rs5hw2wg3e
    @user-rs5hw2wg3e 29 วันที่ผ่านมา +1

    Sh waamaxay dagaalkan laysu cilaaminaayo wuxu ma,aroosbaa

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 28 วันที่ผ่านมา

    Hadileen kalabta

  • @Shegow1
    @Shegow1 28 วันที่ผ่านมา

    Asc
    Sheekhow markaad akhbaarta ama wararka sheegeyso fadlan si deganaan ah u sheeg gacmahaaga iyo farahaaga iyo xarakaatkaaga badan jooji si laguu daawado waayo qofka ku daawanayo wuu kugu wareerayaa.
    Raalina iga ahow si qalad ah ha ii fahmin intaas waa aragtideyda.

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 28 วันที่ผ่านมา

    Carabta iyaga is basaasa. Waligood xoroobi mayaaan. Waa riyo. Muslimku caqligoodu waa hooseeya

  • @CabdiCasiis-s6b
    @CabdiCasiis-s6b 29 วันที่ผ่านมา +1

    WALAALKII AYAA SHEEGAY OO DILAYNA LABADUBA WAXAY KA TIRSANAAYEEN QASAAM

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 28 วันที่ผ่านมา

    Maxaabista yuhuudda sidaa halagu sameeyo

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 28 วันที่ผ่านมา

    Nin dadkiisa oo la xasuuqayo jaajuusay waa in aduunka la dhafiiyo

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 29 วันที่ผ่านมา +1

    Mar hore ayay aheed xamaas iney taktikadan isticmalan oo ah hadii hal xasuuq geystaan in hal maxabis laga dilo illaa ay xasuuqa ka joojiyaan.
    Laakiin kuwaagana waa kuu hayneynaa oo kuudhaqaaleyneynaa adna kuweena sidaad doonto ka yeel weeye xamaas fikirkooda dhaqaaleynaynaa

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 29 วันที่ผ่านมา

    Wcs wrx Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @mustafexasan9
    @mustafexasan9 28 วันที่ผ่านมา

    guul xamaas inshaa allah free Palestine 🇵🇸 free free free inshaa allah aamiin aamiin aamiin inshaa allah

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 29 วันที่ผ่านมา +1

    America weligoodba in Iran hal mar dhulka la simaan bay rabeen,hada sabab bay uheeleen.

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 29 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali waxay dhahdaa neef la maagay mooro ka jiro iiraan waa la maagay alaha badbaadiyo

  • @user-zb5jk1fv7v
    @user-zb5jk1fv7v 29 วันที่ผ่านมา +1

    Shiikh tartiibso warka iska yareey ma oktahay maanta oo talaado ah in afkaaga qalooc kujiro dhinaca midikta is fiiri isna ilaali

    • @Bintuabdala
      @Bintuabdala 29 วันที่ผ่านมา +1

      Oo adiga maxaad oogu mashquli dadka aniga waxbo ma arkin yaabka somali lagu arkey😮

  • @abdullahmed9424
    @abdullahmed9424 29 วันที่ผ่านมา +2

    Maxaabis in ladilo maficno

    • @CigaalGeyre
      @CigaalGeyre 29 วันที่ผ่านมา

      Iyagu mxy ku sameyan maxabizta

  • @axmedfaarax6259
    @axmedfaarax6259 29 วันที่ผ่านมา

    4 dal oo kale buu kadhacay suuriya lumnaan turkiga ciraaq

  • @abdinaaficabdala7559
    @abdinaaficabdala7559 29 วันที่ผ่านมา

    ma palastinian chiristian myaa mise wa muslim

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 29 วันที่ผ่านมา

    Inuu qaar kale laayo ey eheyd.

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 29 วันที่ผ่านมา

    Tashkiil maxaa waaye?

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 29 วันที่ผ่านมา

    jaasuuska waxu ka daran yahay yuhudiya wallhi wan jarjaralah gabigisab

  • @AliciaNeal-r3b
    @AliciaNeal-r3b 25 วันที่ผ่านมา

    Lee Jeffrey Rodriguez Edward Williams Kimberly

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 29 วันที่ผ่านมา

    Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 🤲🤲🇵🇸🇵🇸💪 shayadiinta yahuud America jabi 👹 Allaah muslimiin miday

  • @SSS78781
    @SSS78781 29 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭SHACABKA FALESTINE WAXA XASUUQOODA FUDUDEYNAYO WA JAWASIISTA RER PALESTINE 🇵🇸 EE KU. DHEX JIRA BULSHADA ...YAHUUDA WAXEY ADEEGSADAAN DAD RER FALESTINE OO JAWASIIS AH SI AY U GUMADAAN SHACABKA IYO MADAXDA SARE EE RER PALESTINE 🇵🇸

  • @jubalandmedia6804
    @jubalandmedia6804 29 วันที่ผ่านมา

    Iiran uma fududaaneyso sida ciraaq bariga dhexe oo dhan ayaa olalaya

  • @biyodsaid1071
    @biyodsaid1071 29 วันที่ผ่านมา

    Kusaliya suubanaheena scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 28 วันที่ผ่านมา

    Waxa laga yaba in lagu qasbay oo lagu hanjabo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 28 วันที่ผ่านมา

    KII HORE MARAYKAN WAA LOO SHEEGAY LKN KAN AARGOOSIGA AH MA OGAAN KARAAN MARAYKAN IYO XULAFADIISA BEENTA BADAN.

  • @islamcompletefavourfromall5701
    @islamcompletefavourfromall5701 29 วันที่ผ่านมา

    فهذا بتلك

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 28 วันที่ผ่านมา

    Malagayaabaa in israiil nuklerkeda kutijabisay masaafo fog dhulkahostiisa ah? Waayo horay loomaogayn tijaboyin aysamaysay bal wayqarisaa hubkeda

  • @Aadane1
    @Aadane1 29 วันที่ผ่านมา

    Shiekhow cinwanka erayu kugu qoran hool ma ah ee waa hawl marka qoral aytahay

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 28 วันที่ผ่านมา

    Ninku afkiisa iyo dhegtiisu isma maqlaan baan u maleynayaa

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 28 วันที่ผ่านมา

    Weerarkiihore oxiliguu maraykanku shegay kudhacay waxakalashaqeyay xukumadii iiran intiikuluglahaydna hogan iyo sarakiilba kacanka islaamigu waciqaabay xiligan manoola cadawguna waaogyahay ok waakan hada kanwelwelka kuhayaa wana sababta ilaaxambarayasha nuklerka lokeenay!!! Aktifka ama heeganka dhaqaalaha kagabaxa maraykanka iyo israiil caadimahan balaayin dolar weye

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 29 วันที่ผ่านมา

    Munaafaq meel kasta waa jooga in diintisa iska haleeyo mafcno meeshas maalinkasto 100 lagu layaa asaga maka badbada bal

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 29 วันที่ผ่านมา

    Wa sidhan rabay iney yelan maxabista yahuuda. Sabab iyagaba uma turan kuwa falastin, hadey sidha ku wadan. Shacabka yahuuda ee maxabista laga hayo aya dowlada ku kici !!! 😂

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 29 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan gadhka wayn waa cunsuri xun oo argagaxiso ah

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 29 วันที่ผ่านมา

    Adiga ahaan sheekh maxamed nin kuu cagajuglaynaayo bootadiisana ka dhabayn kara ma sugi lahayd Iraan in la weeraro waa istaahishaa. inay iska aamusto haday jawaab bixinayso iyadoo aamusan waa lagartay lkn nacnac.kkkl waxann maqli jiray maahmaah (afxumo nabadna waa geysaa Colaadna waxba kaagama tarto)