#MULCC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • #TusmadaSharciga #myrights #expandingaccesstojustice #caddaalad #MULCC #Wac2233
    Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisan waxaa lagu faaqidayaa "Xuquuqda Walaayada Guurka iyo Shareecada Islaamka". Waxaa marti inoogu ah qeybtan khabiirka dhanka sharciga iyo qaanuunka Ustaad Cabdiweli Cabdullaahi Maxamed, oo gorfeyn doona:
    1. Waxa loola jeedo Weliga.
    2. Qeybaha Walaayada.
    3. Ahmiyadda Walaayada iyo Cidda leh walaayada gabadha.
    4.
    Daawasho wacan.
    / moguniverlcc
    / moguniverlcc

ความคิดเห็น •