This song bring tears to my eyes every time I hear it because my brother in law Sisle Rafi use to sing it like no one else😭😭❤️❤️missing him😭Allah ha ku nahristo Dumashi macaan
Wa qasab waan u qaada 🤣 ayada wa gabar gaaban marke iga xanaaqdo ama is fahmi weyno ay sida caadada aheed garta ayada la siiya heeskan lagu so sasaba mxa kalo la sameena hee asxaabey 🤣 abayo ayada guriga ka taliso garteeda gar gardaradeeda gar
Soo guuree gaabooy goobtaan imaawee gacalkaagaa i galee ma iiga g'oaayee god intee liiga geeyee 🖤🙏🏿 Allah u naxariisto xasuustii baba ahmed shariif killer 🙌🏾
Hambalyo I prefer and I like this kind of Xamari Soutern Somali vocal rhythm , they sing giving a time to the pronounced word ,thus, it makes us dream .Northern Somalis as my country Djibouti and Somaliland ,are so fast when they sing ,it seems classic poetry . For example :north: waan kuu iman .but the south: waan kuu imaanayaa kkkkkk
Riwaayadii Cadaabta Caashaqa Heesta Waxaa Lahaa Killer Aun Aamiin Qoraalka Kusoo Qora Si Ee Dadka U Fahmaan, Waa Muhiim In La Xuso Heesta Qofkii Hore U Qaaday .
Wow... A coming together of all these- amazing vocal, killer drum beat, spectacular pitch presentation, perfect chord progression, wonderful melody... Horey usoco bro #Masha'Allah can effortlessly see u put in the hours n efforts in this production
This song bring tears to my eyes every time I hear it because my brother in law Sisle Rafi use to sing it like no one else😭😭❤️❤️missing him😭Allah ha ku nahristo Dumashi macaan
💔😪
Ameen Ameen Yaa Rabbi
Ilaahi haa unaxriisto 😭😢
Ameen yarab ilahay ha unaxristo 😭😭😭
Alle samir hakaa siiyo
Ooooooh OMG markaan dhageeysanayo heestaan xamar markey xamar Eheed Riyo Aan gadaal ugu Aadaaaaa😢💖💖💖💖✨🥰
Lol, enjoy dear🙏💖
Noleeyahay fanka
Real musician inu yahay waxaa ka arkee suu u dhididayo xamaasada heeso I love it 🥰
Assalam alleykum. (swahili) mimi napenda Sana huu wimbo, hakika harun hapa umefanya kazi kubwa Sana kiasi ya kugusa hisia. Mashaa Allah
Heeskaan aabahey ba hooyade i u qaadi jiray anigoo yar wan xazuuzta❤❤ illahey ha idim barakeeyo
Adna xajiyadada u qaad😂😂😂
Adna gacalisadaada uqaade sax 😂😂😉
Wa qasab waan u qaada 🤣 ayada wa gabar gaaban marke iga xanaaqdo ama is fahmi weyno ay sida caadada aheed garta ayada la siiya heeskan lagu so sasaba mxa kalo la sameena hee asxaabey 🤣 abayo ayada guriga ka taliso garteeda gar gardaradeeda gar
Soo guuree gaabooy goobtaan imaawee gacalkaagaa i galee ma iiga g'oaayee god intee liiga geeyee 🖤🙏🏿
Allah u naxariisto xasuustii baba ahmed shariif killer 🙌🏾
Waaaaaw.Xamaraad nagucelisay walaalken ❤️❤️🙏🙏
Mega🎤 Ii Dhiib Aan Anh Wax Kuugu Darsadee😱 legend HaruN Team Waberi🔥✌
Nooleeyaha fanka xamariga ##Haruunleewaaye🙏 I salute u bro keep making us proud
It's same like that couse waxaan dhihi laha adaba dhahday
Puntland xamari malaga dhageystaa ❤️🎶🎶
Umi abti thanks wll♥️
Qoslaaye haa wllo waalaga dhagaystaa🇸🇱
Puntland Waa Hooyadii federalka shukran sister 💯🙏🙏
sxb heestaa waa soo nooleesay. I can't stop listing. on repeat.
Wowing the best song beautiful wllhi I love this song wowow keep going bro 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻from uk 🇬🇧🇸🇴👏🏻👏🏻👏🏻👑👏🏻👑👏🏻👑👑🌹🏆🏆🏆
The Leewaye difference- you raised the bar on brilliance, perfected it million times better than Killer did.... Hats off to you bro 💪💪
Well Done Guys heestan wax badanaan sugaayay one of best classic songs Waa hees culus lakin waaka baxsateen bravo bravo
He's so good wow codkisa caadi ma aha🙏👋
Xasuus legend! 🥰
Haddii la dhaho keydka heesaha somalida oo dhan aa la gubaa hal hees dooro, heestaan aan dooran lahaa su'aal la'aan.
🔝🙌🏾 you did your thang with this one fam!!
if i can push the 👍 bottom I should push it 1000000 times, because I'm obsessed with your voice! masha allah tabaraka allah♡♡♡♡
Codka, musiga, iyo dareen qaadistaaduba waa cajiib🖤
Giwilkee manaa la googooyee
Gawalkii hero ku gabyaa
Keep going bro 👍
Wow this is real old scool reer xamar. Keep up bro.
Gaabo goobta imaw 🥺jah viva gabyasha ani cml😂
Hambalyo I prefer and I like this kind of Xamari Soutern Somali vocal rhythm , they sing giving a time to the pronounced word ,thus, it makes us dream .Northern Somalis as my country Djibouti and Somaliland ,are so fast when they sing ,it seems classic poetry . For example :north: waan kuu iman .but the south: waan kuu imaanayaa kkkkkk
😂😂😂👍
@@israabdiaziz3921 kkkkkk
Adigaba wax kala ah Sida aad u sharaxday. Cajiib🙌🏽🙌🏽🙌🏽
@@ibtisaamibtisaam1649 thanks
Well said
wallahi waa kaa danbeeyaaaa, heesahaaga maba ka daalt, best best best
Eshcalaa hees, xusuusaan galay 🇸🇴💙
Uultimo wa la helay nin xamariga boorka ka jafo.❤
😂😂😂😂💯🙏
😂😂😂😂✋best comment ever U made my day bro bless u 🌷
@@CilaanQurux bless u too bram
Si walba ay tahay gusha iyo rajada ad lee dahay Allah haku sahlo
Xusuus hore leewaaye keep going.
Heestan waxba kaman fahmin lkn codka music intuba waa top
Keep goin bro
Wax ba kama fahmayi maxa waye asi miyaa luqad kale Ku heesayo
@@ikraanmahamed9967 hhh reer marqanland wye, saas baan afsomaliga kunaqaan bey kuleyihiin
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiw wuuuuuuuuuuuuw waaaaaaaaaaaaaaaaw 😂😂😂
Waaaaaaw shish cala hees xasuus wlhi baba kiler o yar
Bro waxa ka codsanayaa heesta dal iyo duuunyo inad so qaado codkaga way kuso baxaysaa hestaas bleive me 🙏
Waan Ucodeeyay 💯👍 Codkiis
Axmed shariif killer Waqti usan musik fican jirin bu heestaan qaday cid sidisii uqadayna lama hayo ninkaan waa so dhaweyay
Walaashaa nasro awees sheeq cadow ayaan saaxibo nahay SaaS awgeed ayaan kuuugu Taageersanahay
Heestiisa iyo Codkiisa aya kusoo jiidathy...dib I laabo
In badan baan sugaye heesta gagabka 😘😘😘😘😘
Heesaha jecylka waxa ugu macan hesha banadiriga ah wayo dareen ayey xanbarsan yihiin 😭
Wlhi sas waye
Harun Lewaye Pro Keep Going Nio Heeshaaga oo idil waa ay kala daran yihion Pro 😜😍🥰
Haruun rageedi salaan sare sxb heestii "waa lii canaadee waa li cadibayee" noo soo qaad ayadana.
Axmed Shariif killer AUN.
❤❤❤❤❤❤ tops keep up
well done bro keep life somali banaadiri music&song
Oh wlhi baba kiler aa na soxasusisay wllkey nolow ❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏
Waa wiil cod khatara ah
harun leewaaye heesaha banaadiri caadi maaha ku soco
He sounds like old skool soul Singers wow💖🙏
Gibilkeey mana lagogoyaa gabalki hero ku gabyaa I love u so much harun
Riwaayadii Cadaabta Caashaqa Heesta Waxaa Lahaa Killer Aun Aamiin Qoraalka Kusoo Qora Si Ee Dadka U Fahmaan, Waa Muhiim In La Xuso Heesta Qofkii Hore U Qaaday .
Killer AUN iyo maryam naasir
Sxbow xagee ku jirtay best fanaan waa ku raagersanahay haruun leewaaye aboow
Waaw barteteda dhigtay waxa horay uqaday axmad shariif kilar
I really like this beautiful voice
Harun, meeshii la rabe a dhigtay heesta MASHA ALLAH. Keep it up brother 👏🙏
Thank you for this song my childhood memory 💖 ❤
Keep Baradiri torch Alive 🗽
Waaaw Kaleexo hortiis❤️❤️🙏
Best voice👌keep going sxb
💯💯🙏
Wow... A coming together of all these- amazing vocal, killer drum beat, spectacular pitch presentation, perfect chord progression, wonderful melody... Horey usoco bro #Masha'Allah can effortlessly see u put in the hours n efforts in this production
❤️💯✊🙏🏾
Is that you Harun? In any case am mind blown taking it as an autograph from my favourite singer...You're My Favourite Artist
@@arafatxusein yeah is me lol
Thanx @arafat
Masha allah I love the song ❤️
Omg beautiful voice I remember your face from Leban Yare الله يرحمه on his snap
Killer wiilksa k hore usoco
🎶🎶🎶 gacalkaga igalee ma iga go’aayee god intii laga geeyee ishqiyasak
Masha allah horey usoc xabiibi
Keep it up ♥️🔥🔥
Beautiful vocals, Mashallah! 😍
Amazing & talented
caawa xasuus galay thank u
Ax waa i daweysay😘🙏✌
😂 😂 😂
Gacalkaga i galee ma i iga goaayee god intii leyga geeyee😣
Haruun lewaaye heestaan weyitabatay wll mcn saan kuwad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waligaba saan awaaw wll mcn ❤❤❤❤❤😂😂😂😢😢😢😢
He is so talented 💕💕💕🌹🌹🌹🌹
Fiifa WAABARI ISKAFIIRI HÉE ILXUN ILAAH KUMATUSO
Haaruun Soo Nooleeyey Dhinaca Xamariga 👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Masha allah bro hori u soco
I love old school songs also reerxamar more song thank you
Gacalkaadaa i galee ma iiga go aayee god intii leyga geeyo waaaaaaaw😘😘😘😘😘😘
Keep going
مشاء الله تبارك الله ربنا عندك نبره صوووت جميل😍👌
Waa imada 😍
Wow axsan cud fananka sanadka 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤
Heestaan markaan dhagaysto xasuus galaa wllhi🥺😫😂
aboowe mcn love ay ku ahey wlhi
Wwwww cawa ayaa iku horeso cod ayaa ledahay heestaa xasuus ayaa etahy ❤️
This is amazing!! You’re a legend. Keeping going bro 💕🔥🌹
انت مبدع استمر ❤❤
Laxanka 💯. Codka 💯. Music 🎶 💯. Erayada 💯💯
Waan kuwataa❤❤❤❤
Keep going fanankeyna
Alla hees asn kasaayo qadoosaa🤣kabax manta lyrics ma rabi wan aqanaaa🔥🔥🔥
😂😂 Dhuuwooy lyrics ma taqanaa
@@abdirrahmanka awal man aqoon lkn hda wan aqanaaa wllo😜
@@ayanahassan2432 😂😂
Woow maash allah 👌👌👌👌👌🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 aad ayaa u cod macaan tahay wll qaaliya
We love you harun leewaye 🔥🥰❤️
Legend. Keep it going bro.
Wooow nice 👍 Song 🎧
Hesahena iyo cod kena wa dheman magalka anaga ilbixinay ayagana xabad enugu sobixiyen harun san ku wad bro xasustena hada hasano waxwalbo wanu hasana
Adna calaacal ayaad nooga baxdey. Anukuna xabad ayaan kaaga baxney.
We are watching in minnesota we love you bro
Gibilkeyga mana la go goyaa gabalkii hara kuu gabyaa ish calaaa. yaaa ila fahmaaa🥰😍💟💞💔💗💕💓
Yes waa lugala fahma ❤️❤️❤️
Wlhi heestaan waa xasuusaheega igu qaaliga ah
The tempo is a bit faster than the original but nonetheless beautiful rendition. Great vocals.
Yeah, he put his own test I like it 🙏💖👋
Ne pleure pas ❤
Yaa salaam yaa salaam waa keentay sxb, Laxanka, vodka, Musigadana yaa faraha uga gubtay..... Qof saan kuu jecel haduu ku soo maro maxaa samee leheed?? Geedkiisa nin gubtay malaga gaari karaa???
Keep going on bro u got it
Gibilkeeyga mina lagoogooy gabalki hero ku gabyaa I love u so much harun
Bro keep going bro
wllhi xasuus
Ninkan cod igu dilay wlhi aniga cimamada ma heysan karo cimamada wan kugu tuury
Ala I love rer tolkey rer ramar
Tolkeena Allah noo daayo reer xamar❤❤❤😘🔥
masha Allah nice voice alle haku amaansado