JAMASHO - NUUR CARAALE - OFFICIAL VIDEO - 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 142

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid 3 ปีที่แล้ว +87

    Uma dhalan Jileec
    Mana Jaha Xumiye
    Waxaygalay Jacayl
    Iga Xidhay Jilbaha
    Naf ku Jamato Jano aad u tahay
    Aya igu jirtee Ifka intaan jiree
    Qudha layga jarin Jeex maka dhigtaa
    The One and Only Legend Nuur Caraale

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642 3 ปีที่แล้ว +17

    Www amezing song Nuur Caraale jamasho penger 🔥🔥🔥 hambalyo awoowe🙏🙏💯

    • @shinecade1145
      @shinecade1145 3 ปีที่แล้ว +2

      Legend marwaan yare 🎤👌🙏

  • @ismooqfooshgroup5829
    @ismooqfooshgroup5829 3 ปีที่แล้ว +11

    Wax kale

  • @djkhaliif3168
    @djkhaliif3168 3 ปีที่แล้ว +6

    nuur caraale wuxuu noqday abwaan iyo alfanaanimo ,,maasha allah ilaahy ha ku daayo wll qli nuur carale ,,jamasho DHAANTO MACAAN NUUR CARAALE ,,, LAAAAN DHEERE GUUL KU SOCO BRO HAD KASTA

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 3 ปีที่แล้ว +10

    Inta sugaysay heestan is sidayda is muujiya❤
    Nuur caraale legend🔥🔥

  • @beerlulaali5099
    @beerlulaali5099 3 ปีที่แล้ว +10

    Gobtii ogaadeen ila dhashey ❤🥰

  • @m.b.bercaano4779
    @m.b.bercaano4779 3 ปีที่แล้ว

    Nuur caraale lajan waan kuwataa aboow👌👌

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 3 ปีที่แล้ว +4

    Uma dhalan jilec
    Mana Jaah Xumi
    Amazing 😻 legend Nuur caraale proud of you

  • @zarafarah5799
    @zarafarah5799 3 ปีที่แล้ว

    Longed Nuur carale kujecliya 🙊🥺❣❤❤

  • @abdifatah__kaka__cade1128
    @abdifatah__kaka__cade1128 2 ปีที่แล้ว

    Wxpa lagama qbn kreeee Legend❣️

  • @NastexoMaxamuud-uz1xo
    @NastexoMaxamuud-uz1xo ปีที่แล้ว

    Ina adheerkay qaali♥️

  • @djkhaliif3168
    @djkhaliif3168 3 ปีที่แล้ว +1

    NUUR CARAALE ATANAN AAN JECLAHY HADAN AH ABWAAN WLL NUUR CARAALE WAAAN JECELAHY DHAANTOOYINKIISA MAASHAA ALLAH WLL QLI

  • @annas5664
    @annas5664 3 ปีที่แล้ว +2

    Nuuraani caraale Nogobaani big fani

  • @abwan-qarami8267
    @abwan-qarami8267 3 ปีที่แล้ว

    Nuuur caraale waaa fanaaan iyo bar anoon weli dhegeeysan baaan kumati ka baxshey dee wayoo ninkaaas waan kasayaaa waxooow lasooo shirtagaaa wax xunba ma noqdaan

  • @somalinative8326
    @somalinative8326 3 ปีที่แล้ว +2

    Nuur is back ❣❣

  • @ahmetosman7839
    @ahmetosman7839 3 ปีที่แล้ว +2

    Nuur caraale legend👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @cabdraxmaankusow657
    @cabdraxmaankusow657 3 ปีที่แล้ว

    Well tan way kaa halfway nuuroow

  • @zuhaipupdirahmaan7823
    @zuhaipupdirahmaan7823 3 ปีที่แล้ว +2

    Midha 60 jeer wan ku ceshceshtay wllahi 🥰

  • @khadarabdullahikhadarkunuu2392
    @khadarabdullahikhadarkunuu2392 3 ปีที่แล้ว

    Nuur caraale caadi maaha brother

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 3 ปีที่แล้ว +3

    Caleeeek ☝️

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 ปีที่แล้ว +2

    Horay Usoco Legend Nuur Caraale 😘🙋‍♂️

  • @hamdaafjanno4594
    @hamdaafjanno4594 3 ปีที่แล้ว

    Ma boy 👦 keep going ✊🏾✊🏾😍😍🥰🥰🥰✅✅🎵🎵🎵🎵🎵🎵

  • @SMARTBOY-kt3ec
    @SMARTBOY-kt3ec 3 ปีที่แล้ว

    Keep goin pro ❤❤👍

  • @yazier_4456
    @yazier_4456 3 ปีที่แล้ว

    Anuu jaas ka nuur caraale ku haystaa😂😂😂 keep going libaax

  • @kingkhazar1565
    @kingkhazar1565 3 ปีที่แล้ว

    Wow wax kale keep it up

  • @a.m.a5340
    @a.m.a5340 3 ปีที่แล้ว

    Nuur wllo waa hees iyo bar

  • @sacdiyomaxamed6184
    @sacdiyomaxamed6184 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abti dhanta waan jeclahey ee helxabo sacdiyo iyo dulka wardheer ku amanesid igu sotur ina abti plz

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 3 ปีที่แล้ว

    Waah waah wxani musig wuu dhaafay ismail danaan zalaan sare bro wala yaabay 🥰😍🥰😍

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend is back

  • @abdirahmannuurqodah8394
    @abdirahmannuurqodah8394 3 ปีที่แล้ว

    Nuur caraale big man nolaaw

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 3 ปีที่แล้ว

    Nuur is back

  • @abdullahidrogba3166
    @abdullahidrogba3166 3 ปีที่แล้ว

    Lagend Nuur Caraale 💯💯💯🔥🔥🔥🙏🙏

  • @abdinasirhmohamud5241
    @abdinasirhmohamud5241 3 ปีที่แล้ว

    Caku jalaqsaney naftan ku jajaban ha ku jogsanow ha ka jabin qalbika nice song 🎵 legend nuur keep going 🔥🔥👏👏👏

  • @nimcaanwali3131
    @nimcaanwali3131 3 ปีที่แล้ว

    Nuurow wll dhaxaad dhaanto so qaaday xaga heesaha aad kuwazaad ku macaan tahee

  • @malaykomedia1615
    @malaykomedia1615 3 ปีที่แล้ว

    Waaw inaba caadi ma aha horay usoco ugaas

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 ปีที่แล้ว

    wow Nuur maxamed Cali
    Boqorka dhantadas❤️💯💯

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend welcome back 🔥❤👏

  • @samiirmahamed1338
    @samiirmahamed1338 3 ปีที่แล้ว +1

    Nuur caraale Legend

  • @Short_factz
    @Short_factz 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend nuur caraale 2015 aa dhagaysigisa bilaabay ilaa hada ima dhafo 😍

  • @hornchannelofficial1927
    @hornchannelofficial1927 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxa iga galay Jacayl iga Xidhay jilbaha Lengen Nuur caraale ❤❤

  • @dahir022
    @dahir022 3 ปีที่แล้ว +2

    WaxKale🔥🔥

  • @cllaahidhuryaan3481
    @cllaahidhuryaan3481 3 ปีที่แล้ว +2

    Nuur caraale waxaan hees lama oran karo

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo xaga dhantadan kugu tageeri jiray👏👏👏

  • @maxamedaadan6046
    @maxamedaadan6046 3 ปีที่แล้ว

    Aaaboy waxaad Kudhaantay dhaantada ee dhaantada inoo dhantee

  • @ahmeddaahirxaaji8134
    @ahmeddaahirxaaji8134 3 ปีที่แล้ว

    dhaanto mise hees weye waxani😁

  • @Nacafo5
    @Nacafo5 3 ปีที่แล้ว +3

    Nuur Caraale Legend.

  • @amiinshiddo1
    @amiinshiddo1 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend Nuur Caraale
    Xayaakallah walaalkey🙏🏽

  • @hafsaabdi8832
    @hafsaabdi8832 3 ปีที่แล้ว +3

    Woow 😍😍😍😍😍😍😍

  • @arshointhehouse4449
    @arshointhehouse4449 3 ปีที่แล้ว

    Waar dhaantadii baad ku wacnayde dhantadii ku labo 🔙

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali9366 3 ปีที่แล้ว

    Wwww nuur caraale wax buu
    Laso baxay horay usoco sxb💯💯

  • @leojr519
    @leojr519 3 ปีที่แล้ว

    Big Legency Nuur Arale ♥️✨

  • @abdullahimahatajaib9382
    @abdullahimahatajaib9382 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend is back ......

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego mahadsanid wll qaali

  • @alimahamed4852
    @alimahamed4852 3 ปีที่แล้ว

    uma dhalan jileec
    mana jaah xumiye
    waxa igalay jacayl
    oo jilbaha iga xidhay
    waa hees iyo badh nuur caraale hore usoco pro❤

  • @aminaismailhajir440
    @aminaismailhajir440 3 ปีที่แล้ว

    Iftin janadhaa tahai anigu xageygaa nuur caraale

  • @saacidawdhere3069
    @saacidawdhere3069 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend nuur ❤😋😘

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhantadi calan kediba dhacay miyaa waxanu kugu ogayn xaga dhantade??

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah gacantey gugujirta ee bishareyso

  • @mohamedelmi4202
    @mohamedelmi4202 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw amazing

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 2 ปีที่แล้ว

    Fanaan dhaantadi boga boga aaway

  • @mahameddekbadal8132
    @mahameddekbadal8132 3 ปีที่แล้ว

    Hees Iyo badh

  • @abdicasiissaciid8279
    @abdicasiissaciid8279 3 ปีที่แล้ว

    First person

  • @tahirdahir1093
    @tahirdahir1093 3 ปีที่แล้ว

    Awow dhantadii ku noqo hes kuso baxaysiddekkk

  • @tuuladaciyaaraha677
    @tuuladaciyaaraha677 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ahay qofka sadaxaad my favourite fanaan Nuur Caraale ✌🏻❤️❤️🇸🇴

  • @samaaleofficiall145
    @samaaleofficiall145 3 ปีที่แล้ว

    Horay u soco

  • @Faayoow
    @Faayoow 3 ปีที่แล้ว +5

    Wooow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @yuniszabdow6671
    @yuniszabdow6671 3 ปีที่แล้ว +1

    Fantastic Nuur carralel long life my brother

  • @teddyenamoha9701
    @teddyenamoha9701 3 ปีที่แล้ว +1

    Nuur caraLe keep giong proh❤❤❤

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 3 ปีที่แล้ว

    Dhantadii xisaheedi naga baxye heesaha nagu badal al fanaan caraale

  • @yasmiinmohammed2966
    @yasmiinmohammed2966 3 ปีที่แล้ว

    wow maansh allah inba caadi ma ah huuniye

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 3 ปีที่แล้ว

    Lagend Nuur Caraaaale, hor usoco sxb

  • @muniraabdikadir5308
    @muniraabdikadir5308 3 ปีที่แล้ว +1

    Nuurow anaa ku jecel 😭😭

  • @maxamedaadam3354
    @maxamedaadam3354 3 ปีที่แล้ว

    Nuur caraale sxb Sidii aad Afrika uga tagtay dhaantadii dhameed Africa ayaad uga tagtay intii igu raacsan like iisaara

  • @mohamedabdi299
    @mohamedabdi299 3 ปีที่แล้ว

    The legend is back

  • @mameboos8432
    @mameboos8432 3 ปีที่แล้ว

    Agah War ma hees ahan ban u dhagaysanaa mise dhaanto
    War bal dhaantadaadi ku soo laabo

  • @shuuriyeyare3023
    @shuuriyeyare3023 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamblyo sxp best song✌️

  • @zuhuurfantastic7978
    @zuhuurfantastic7978 3 ปีที่แล้ว

    Nice nuur

  • @abdiosman39
    @abdiosman39 3 ปีที่แล้ว +1

    Amazing song 🎶 keep going legend Nuur Caraale

  • @abdidawo1561
    @abdidawo1561 3 ปีที่แล้ว

    Hora music zxb

  • @maxamedsuruur4777
    @maxamedsuruur4777 3 ปีที่แล้ว

    Axsan yaa ja wad abtirsatay

  • @maxamedcabdi9737
    @maxamedcabdi9737 3 ปีที่แล้ว

    Dhantada KU ficntay aduu hesaa Kuma so baxaysid

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend always legend 💖

  • @iskatagadee3746
    @iskatagadee3746 3 ปีที่แล้ว

    Maya nuur dhaantad meday huuno

  • @hayatabdalla1050
    @hayatabdalla1050 3 ปีที่แล้ว

    No hees bora dhanto

  • @omarshakulcali7314
    @omarshakulcali7314 3 ปีที่แล้ว

    Nuurow xaga dhaantadad ku wacantahay zxp

  • @asmasamiriye2292
    @asmasamiriye2292 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allh nur caraale ❤👏

  • @hanifilmshd8527
    @hanifilmshd8527 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @hargeleproduction9505
    @hargeleproduction9505 3 ปีที่แล้ว +1

    Niyhow hees kuma ficnid xaga dhaantada naga soodhis

  • @yusufhaidawad1419
    @yusufhaidawad1419 3 ปีที่แล้ว

    Guuleyso sxp

  • @daacadxagaa5277
    @daacadxagaa5277 3 ปีที่แล้ว

    Nuur carale lajan

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว

    Oh my god Ismail Danan 😯🤔😯
    Your music is a heart touching

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 ปีที่แล้ว

    Abaawane

  • @tahirdahir1093
    @tahirdahir1093 3 ปีที่แล้ว

    Ader dhanta taqanaaye hes mata qaanin

  • @maxamed5604
    @maxamed5604 3 ปีที่แล้ว

    Ayshcalaa hees

  • @abdirzakandareska9483
    @abdirzakandareska9483 3 ปีที่แล้ว

    Nuurki africa

  • @JournalistAbdulazizHilliye
    @JournalistAbdulazizHilliye 3 ปีที่แล้ว

    Keep going #Ft_Nuurcarale

  • @sudeysiwillianrichman794
    @sudeysiwillianrichman794 3 ปีที่แล้ว

    Waxan ahy qofkii ugu horeyy nuur caralow ee so buuqda challenge kaga zhp

  • @antonioyuuye691
    @antonioyuuye691 3 ปีที่แล้ว

    Music iv laxanka waa eber

    • @yasirgulled501
      @yasirgulled501 3 ปีที่แล้ว

      Laxan maxaad ka taqaan? Heesta sida ay usoo baxday ilaa hadda way igu socotaa. Sababtoo ah meesha waxaa maraayaa laxaankii Nabiil Bulle iyo muusiikii Ismaaciil Dannan. 👏🏽

  • @abdisemedabdilaahi7694
    @abdisemedabdilaahi7694 3 ปีที่แล้ว

    Nuur carale jaaska xariir Ahmed uga egayhy😁

  • @fikraddaaqoonyahanka7067
    @fikraddaaqoonyahanka7067 3 ปีที่แล้ว

    Legend Nuur Caraale

  • @usamailaahayjanadahakeeyoh7967
    @usamailaahayjanadahakeeyoh7967 3 ปีที่แล้ว

    9 sano Ayaan ku taageerayay ila hadana ku taageeraa hore usoco wllkay Nuur