SABABTA AAN QABIILKA ABGAAL U NECBAHAY IYO XOG XASAASI AH| DAAWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 259

  • @mosalahsalah7133
    @mosalahsalah7133 2 ปีที่แล้ว +24

    Qabiil looma naco qof, isaaq love abgaal

  • @sharafeya3604
    @sharafeya3604 2 ปีที่แล้ว +16

    Ayuub karlo waa ku salaamay,aniga aabaheey waxaa dilay duduble walaasheeyna waxeey ilmo u dhashay duduble waana ku taageeraa uqdadna mafiicno

  • @farhiyaabdikero7201
    @farhiyaabdikero7201 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalah Allah u naxaristo walal Axmed macalin xusen adna ayuubow iska sabir nin majeclo ninki abihi dilay iyo cidow kaso jedo midnaba

  • @ayubkaarlo9990
    @ayubkaarlo9990  2 ปีที่แล้ว +25

    Subscribe saaro si aad ila socota marwalba muqaalka like saar si dad badan u gaaro
    Mahadsanid ❤th-cam.com/video/lwazEAYg3lQ/w-d-xo.html

    • @daauudalasow2401
      @daauudalasow2401 2 ปีที่แล้ว

      Bro abgal aa igontomeye ma adan dhihin ee dadka qalad u fasire

    • @ayaanelmi7520
      @ayaanelmi7520 2 ปีที่แล้ว

      Ayuub karlo waka xumahay walakay wax walba o kudhibaya wana kugu amanaya in ad ka dhowrsatay dadka dhiqada walaqanaya walale kuligen ama intena badan dhibane ayan u nahay qabil iyo qabyalad ilahay hanaga koriyo

  • @nadiifomaalin9885
    @nadiifomaalin9885 2 ปีที่แล้ว +15

    Ina adeer adaaba duugatay aniga Waaba lahay aabaheey raq iyo ruuxba illaahey sabar hana ga siiyo aamiin aamiin aana du duceyno abaayaashen

  • @hamsesuliman
    @hamsesuliman ปีที่แล้ว

    Ayub kaarlo wlhy waa legend hore u Soco wlky

  • @abasabdullahi6340
    @abasabdullahi6340 2 ปีที่แล้ว +8

    Abgaal aabahaa ma dilin ee waxaa dilay qof shaqsi ah, marka dhib qof geystay inaad malaayiin abgaal ah carro iyo cuqdad uqaado maahin.

    • @mio629
      @mio629 2 ปีที่แล้ว

      Ninkan Abgaal bu ku Naxsan yahay

  • @foosadan2395
    @foosadan2395 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub karlo guuuuuuuul wiil boqortoyo

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว

    wll alle ha unaxaristo abaha janada fardowsa alle gurikiisa haka dhiigo amn

  • @asadyare6993
    @asadyare6993 2 ปีที่แล้ว

    Zxb si walba Ani waan ku wataa Alle ha haku dhowro

  • @baazi420official2
    @baazi420official2 2 ปีที่แล้ว

    Dadkaas way qaldan yihiin legend kaarlo ha u joojin bro

  • @zaygacade6033
    @zaygacade6033 2 ปีที่แล้ว

    Guul abti

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +15

    xabiibkena scw ku saliya wll
    alle dartiisa kherka nagu tager naguso bir naso boqo walalkeyga muslimka ah o ehlu kherka ah kherka nagu tagera garab nagusiya nala fafiya dacwada nagu waci subscribe like shere alle muradkaga kher haku siiyo amn jasakallah wll

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 ปีที่แล้ว

    Xaa qaadee mreeqaa disheen oo abgaala dhulkooda ugu timaadeen ood mus baar ka taagteen

  • @nadiifomaalin9885
    @nadiifomaalin9885 2 ปีที่แล้ว +1

    Maya

  • @Bubble33-l3m
    @Bubble33-l3m 2 ปีที่แล้ว +2

    HAL QOF A UNICIN QABIIL DHAN ANIGO AH GABAR ABGAAL AH UNA DHALEY 3 WIIL QABIILKAAGA DUDUBĹE E CAADI ISKA DHIG

  • @anwarabdulaahijimcaale312
    @anwarabdulaahijimcaale312 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayuub kaarlo walahay waan ku taageera dadkaas ha ujoojin iyaga ayaa wax ku cuna qabyaalada marka go aan fcn ayaad qaadatay maasha allaah bro keep gåing ❤❤❤

  • @sabirinmoha4456
    @sabirinmoha4456 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend of legends xabibi illah waa ku hiiliyey nin Duduble maxamed caml tahay aqligana waa kuu gaar 😍 xabibi guuleso cidna haw joojin

    • @sahromaxamed6108
      @sahromaxamed6108 2 ปีที่แล้ว

      ayuub kaarlo haddad duduble sheegatay aniga kula Hadlaayo ayaa ah qabiilka aad neceb tahay Abigail ayaan ahay walba wacaysle aabahaa Hadey dileen hantideena Oldham ayeey dhaceen adeerkay ilmihiisa ilaa iyo hada waa agoon eedaday ayaa God ugu jirta dagaaladii afar biloodka Hawkeye iyagaa is baa bi inaayay nin way aa tahay ee oohinta iyo diifka ha ha isku darin xanuunkaaad goconayso waa kugula qabaa

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah illahay ha ku barakeeyo waligaa qalbigaga nadiif ka dhig qabiil waligaa xumaan ha ku racin qofna danbigaga kula qayb sanmaayo ayuub illahay waxuu yiri WALAA TASURU WAA SIRATU WISRA UQRAA qofna qofka kale danbigiisa ma saarna marka ayeeyo qabiilka isku aqoonsada ayaa layiri lakiin illahay waxuu yiri INA AKRAMAKUM CINDALAAHI ATQAAKUM

  • @saidilmi927
    @saidilmi927 2 ปีที่แล้ว +3

    Waryaa ayubow waxaa jirta xigmad odayaashii duduble xordage ey dhihi jireen o ah duduble ha u talin waa dad aad u madax adag hana u taag daraan o ah xoolahoda waxba kaa siin maayan ha ka tagin waa tolkaa tolkaaga iyo kabtada dhexdaa looga jiraa kaligaa ma ahan inta qabiil kale iska daa e duduble dhexdiisa ey iskaga dilen labo isla dhalatay meeqa isdishay

  • @yesserahmed
    @yesserahmed 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaaro respect full ku hayah nin qaran thy

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🙏🙏👍👍👍👍

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah waa go aanka ugu qurxoon ood qaadatey waayo qabiil wax ina tari maayo waa inaan wax ka baratid🙏💕🙏❤️🌷🌺

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว

    wcs

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed 2 ปีที่แล้ว +34

    Asc albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo amiin yaa Allah subscribe iisar ❤ 🤍

  • @warish9081
    @warish9081 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub waa kugu darsaday sespcatabka from punlan

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 2 ปีที่แล้ว +5

    Kheyr allah ku siyo wallahi nin raga tahay aqli badan ilahay haku xafdiyo aboowe good waliga qabiil banaanka ka taagnow good for you 👍

  • @abdiqaninor7385
    @abdiqaninor7385 2 ปีที่แล้ว +14

    Abgaal dhan aabaha ma dilin allah ha unaxaristee shaqsi baa aabaha dilay raalina kama nihin in aabaha la dilo sxb ee cadiifadda iska ilaali qabiil dhan aabaha ma dilin anigoo abgaal ah baa ku taageersan muuqaaladaada daawadaa

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 2 ปีที่แล้ว

      It doesn’t matter brother anigaba gurigena madfacii cali mahdi nagu so labo gor noqdey allah naga badbadiyey lakiin dhawac no geystay hadana waxa dhahna abgal madfac nagu so riday 😂😂😂

    • @husseinhassan760
      @husseinhassan760 2 ปีที่แล้ว

      afarbiloodkii ayuu kudhintay sidaan umaleynayo hadii xaqdaro lagu dilay waalaga gardaran yahay lkn hadii habartii xilagaa waalneed uu hub qaad uhaa yuusan isku hadlin hg iyo duduble halsaf kaso jeden waliba caruurtey dilaayeen dabyar cidahaas mashideyn

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 2 ปีที่แล้ว

      @@husseinhassan760 aqligaaga hadashay waryaa

  • @mohamedbashirhassan6085
    @mohamedbashirhassan6085 2 ปีที่แล้ว

    wa

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 2 ปีที่แล้ว

    Duduble curadka habar gidir taajirinta waan idin tageera waa dad sharaf meel walba ku jooga

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +17

    "Nolosha waa sida dugsiga oo kale Maalinba cashar iyo dad cusub ayaad ka baraneysaa Hanoqon qof aan ka faaideysan casharka uu soo dhigtay, shalay qofkii ku khayaanay suurta gal maaha inuu maanta nolol qurux badan ku siiyo"
    F.G:"Noqo qof garaad leh oo maalin walba ay wax ukordhaan"

  • @bashkahagio402
    @bashkahagio402 2 ปีที่แล้ว +15

    Ayuub karlo sxb anoo abgaal ah wlhi waka xunahy in ee abahaa dileen 😢
    alla u naxariisto abe cuqdadna lagugu ma yaqaan nin ragga oo geesi gesi dhalay baathy❤️😢

  • @mohamedabdullahi5303
    @mohamedabdullahi5303 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy ha.unaxariisto

  • @najmamohamed515
    @najmamohamed515 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @omargk4454
    @omargk4454 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio ayuub rer abtigey waa duduble marka pls tiktok kabax sharaf kuuma usan reban waa hadii duduble jcshahey pls kabx tiktok

  • @laylaahmeeday1168
    @laylaahmeeday1168 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @mohammedadeys5669
    @mohammedadeys5669 2 ปีที่แล้ว

    Qabiil uf

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah guul big boss

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 2 ปีที่แล้ว

    M.a ayuub kaarLo abti guuleeso

  • @haniabdi734
    @haniabdi734 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayub masha Allah qabil faido maleh waa leysku aqonsada bees Allah haunaxaristo abahay ayeeydey aya duduble dhalen from ceelbuur 3&9

  • @Qalanjo18
    @Qalanjo18 2 ปีที่แล้ว +1

    Abgaal iyo neceb marka arkay waa is diyariyay lkn wax kale kala kulmay. Ayub aniga inta ka arkay wa is dhahay abgaal Miyu necebyahay lkn jawabtada kga badan . Koley qof qabiil loma caayo. Mansh Allah isbadal aya ka daremay weynada wanaagsan been mahn 🤗🤩

    • @xalimoxassanshero7663
      @xalimoxassanshero7663 2 ปีที่แล้ว

      Meeqo qof oo abgaal ah ayaa duduble ku maqan

    • @Qalanjo18
      @Qalanjo18 2 ปีที่แล้ว

      @@xalimoxassanshero7663 somali dhan ayaa isku maqan suashada ma fahmin gabarey.

  • @foosyasin8890
    @foosyasin8890 2 ปีที่แล้ว

    Alla somali mexey is cirib tirtsy bro illaah ha unaxariisto aabo

  • @nadiifomaalin9885
    @nadiifomaalin9885 2 ปีที่แล้ว +3

    Ina adeer aniga dadeydii afaraad aabaheey dhalay ayaa Ina adeer kaa diley kuma a necbi walaalkey baa tahay illaahey ha ii kaa dhaafo ❤️ Ina adeer mcn

  • @cismanliban8073
    @cismanliban8073 2 ปีที่แล้ว

    Walahi waa lagu ciil baxa baraha bulshada bal fiiri duduble 4 qof ah ayaa landherenimo sheegtay oo maxad habar kintir isugu kabtaan oo aad meel u istagi waysan

  • @London123u8
    @London123u8 2 ปีที่แล้ว

    Keep going adeer qaali. Aad ayaan kuugu xiranahay kunataageeraa anigoo ah gabar somaliyed oo 3&9 ah. Somalinimo ✊🏾🩸❤️🇸🇴

  • @sahrojama1056
    @sahrojama1056 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuubow wlhi wxn kutageray malintaa
    qabiilka iskadeysay from m.r

  • @nimcoismaciil3341
    @nimcoismaciil3341 2 ปีที่แล้ว

    M.a ayuubo waxad qaadatay fikir wacan hore u soco

  • @MohammedAli-te2mi
    @MohammedAli-te2mi 2 ปีที่แล้ว +9

    Let's love one another and forget the past....... Keep going Brother

  • @suadmoalinhusen4796
    @suadmoalinhusen4796 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi abehey saxiibkiis wa nin dudubla waxana la dhaha xirsi canshuur

  • @abshirsoft4952
    @abshirsoft4952 2 ปีที่แล้ว +4

    Halyey caqli badan guuleyso ❤

  • @ubahubah333
    @ubahubah333 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay khayr badan ha ku siiyo qabiil waxba ma sheegaayo illaahay isku garta uunbuu yiri

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub qaranbaatahay aabahay rag tolkay ah oo qaar siyaasada ku jiraan ayaan kutuhmayaa mana jecli ragaas aan aaminsanahay inay geeridii aabahay kadanbeeyeen

  • @abticumarcibaer8329
    @abticumarcibaer8329 2 ปีที่แล้ว

    Nic bro

  • @Abdullahi.Ashley.._
    @Abdullahi.Ashley.._ 2 ปีที่แล้ว +3

    legend no qabiil guuleyso pro

  • @sharifaibrahim6659
    @sharifaibrahim6659 2 ปีที่แล้ว

    Koley qofwalba aragtidii anigoo AB from mataan ah waxaan ku arkaa qofka kaliyoo marka somali isku dhex rafatay gadal oga sikaday dhiqadooda oo xataa shalay siduu ahaa kafican noqday sharaf nin maxamuud xiraaba ama naag melaha caytabeysa gift dartii lama arag xashaa lillaahiye.
    Markastana masha Allah ayaan kudhahaa hanunkana Allah ayaa leh

  • @abdifatahilkacase9820
    @abdifatahilkacase9820 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaarlo 🥰

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 ปีที่แล้ว

      yaaab Subaxanalaah Abagaal kuligiis mawad xumo ee raali noqo Deris Abagaal baa leh waxaa jiri Siyad Maxamed Cadule ee wax kala reebo ayuub Reerkasi waa Reer %/95 . Shanta Somaliyeed meel wanagasan kaga jiro lakin hal iyo ilaa shan ma metelan seda aad adiga shegatay sedexada qof aad u xaanagasan tahay uun waa laga qaban haddii ay wax maqalayan lakin qabil dhan oo shekh iyo shatif iyo ugaas iyo iimaan iyo Culuma iyo wax garad iyo Madaxweyanayal leh ha ni in wax maka wad haleen ee qalabiga uu fur Walalaha aniga mahi cidana ee waq iga walatinomo Somali nimo qabil kajog Shanta Somliyeed waa hal

  • @dahaboabdi2495
    @dahaboabdi2495 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hawiye iyo daarood toona israaqdada ma haayan aboowe weligaana soomali nimada qaado qabiil haduu wax teraa anigaba aabhay dagaladi sokeeye aa lagu dilay qalbi hawiye aan isla nahay baaba ilaahey sabab uga dhigay muxuu hawiye haan ey afka kaa gelinayan ku taraa muxuuse daarood kuu dhibay ileen waa leys dagaalay qabiil aan qabiil kale ku duulina ma lahane cudurkaas ey wadaan odayadaan caloolada waa weyn kor uga bax SHAQSI AHAAN TAADA KU CIYAAR TIKTOK daarodna waa reer ayeeyadaa waa soomali mahamed oo ayagaa kaa xiga quuqle yaasha NAGA BADAN SOOMAALINIMO VIVA SOOMALI
    Ku Taag kow go,ankada qofki aabahaa dilayna waa u FARAS aaqiro
    Ilahey ha u wada naxariisto waalid keen kuwii la dilay iyo kuwan la dilinba aamiin

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 2 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah abayo allah ku sharfo

  • @sacdiyomocow9866
    @sacdiyomocow9866 2 ปีที่แล้ว

    4 biloodkii adoo ah maxamuud hiraab ayaala soo safatay madarkicis asaa mudulood weerartay isbaheeysigii xaalooga qaaday hee waliba qabiilaad kale ayaaku jireen intii madax madoow iyo mudulood waana outplay in waxlaga qàdi waayay

  • @deqaabdisalan1095
    @deqaabdisalan1095 2 ปีที่แล้ว

    Abahaa qabiil ma dilin ee qofbaa dilay.

  • @mohamoudabdullahi3425
    @mohamoudabdullahi3425 2 ปีที่แล้ว +3

    Respect Adeer guleyso🥰

  • @aknoor4
    @aknoor4 2 ปีที่แล้ว

    Keep going kaarlo

  • @bint2424
    @bint2424 2 ปีที่แล้ว +3

    الله يرحمه ويغفر له
    You have a good heart♥️👏👏👏👏

  • @maxamedcade8347
    @maxamedcade8347 2 ปีที่แล้ว +1

    Team👉AB isoo raaca

  • @cabaasemoalim3779
    @cabaasemoalim3779 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub karlo tiktiko maku shiiday awlaba daahir baa lacag ku siin jiray

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub walahi waa nin rageed Somali baa kabadan viva wlalkay ayeeyo horay usoco wixii kuraba sida saxda aad rabtay kugu rabi donan

  • @atoorebaadiyeofficial214
    @atoorebaadiyeofficial214 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso legend qabyaalad waxlagama faaiido

  • @SadaamKL
    @SadaamKL 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayuup madaxey malmhn video bdn baa wdaa halaan wey yaryihn sobdi madax balaarow 😃🤜🤜🤜😁🙆‍♂️ keep going 🤜

  • @cebla7849
    @cebla7849 2 ปีที่แล้ว

    Ayub Adiga waxaad leedahay Silsilad Abtiris Dhanka Aabo iyo dhanka Hooyo waxaad Leedahay Ayeeyo iyo Awoowe Yaal, Qof intaa lehna Qabiil ma caayi karo Marka Nin 1991 kii Nin uu Allaha uraxaristee Caydiid uu dhaladho siiyay oo Abtir iyo Qaraabo midna Lahayn Oo cidna ka xishonaynay Dagaal uu soo Abaabulay Waxaba kama qadayso, Dadka qabilada caya Waa WACAL/SHEEGAD/ugu Yaraan LAANGAAB, midna matihid Mr kaarlo u dhagooleey Noocaad

  • @farhiyaqurux538
    @farhiyaqurux538 2 ปีที่แล้ว

    Sadaxda qof sawirkoda aragnay

  • @amaarabduleoffechal4712
    @amaarabduleoffechal4712 2 ปีที่แล้ว

    50 abgala oo duduble dhafsiyay nolosha 1991 an ognahay 50 ilmey dhalen qarna wax ma dhalin ee isdaji shiqow

  • @bahjoabdi5154
    @bahjoabdi5154 2 ปีที่แล้ว +1

    Dad aa wax ku dhahay qawiil dhan aa caynesa nacasyahow

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 2 ปีที่แล้ว

    Asc brother
    Mashaa Allaha
    Adiga oo kale Allaha noo badanyo ❤️🌹

  • @andrepirloplay2793
    @andrepirloplay2793 2 ปีที่แล้ว +2

    Xoolow hadad qabiil nacdo ama jeclaato waxbo kuma so siyaadineysid

  • @shandinuur2180
    @shandinuur2180 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb anagoo abgaalahaa kuwadano wixii djacay wey dhaceen ayuub ha ubixin sxb mcn waa kuwadanaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @umumaryama9023
    @umumaryama9023 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub nin sharaf iyo shuun leh waliga cisi kunoolow

  • @hawanur550
    @hawanur550 2 ปีที่แล้ว +1

    From yahye hunter 😍😍😍

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigo abgaal ah wiliba ka ah mataan cabdule xata adeerkey ku waayay xiligii qabiiladi wiliba waxa is dagaalay xiligas lafta aabaha dishay oo ah agoonyar iyo mataan o udhaxeeyay adeerkey ciyaartoy oo aha sports man ayuub jeenyo wuxu ahaa 7del Africa Aano qabiil asoo maana boolyo iska maraayo wadada lagu dilay asoona waxba galabsan marka somali dhana isdishay hal qof oo aabaha dilayna qabiilkiisa dhan maloo nici karo qabiilwalba qof xun iyo qof fcn aa ku jiro

    • @haniyey1
      @haniyey1 2 ปีที่แล้ว

      Aabeeheey Waa daauud, daaud ayaana diley, ayuub Sh Abuukar jeenyo AUN Soomaali ayuu ka dhintay Abgaal aya diley Nuur cismaan jeeyte iyo qaasin Qaxweeste abgaal waaye abgaal kalaa diley

  • @aniita948
    @aniita948 2 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH GUULEYSO ❤️ ABOWE

  • @cwelipio382
    @cwelipio382 2 ปีที่แล้ว +1

    The legend

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 2 ปีที่แล้ว

    Aabahaa ilaha u naxariisto. Sharafta Mar kaste ku dhimo. Maanta ka hor kuma arkin hadana sharaf iyo cizi aan kuhayaa. jazaka Allah khair my brother 🙏

  • @kaaliyare22
    @kaaliyare22 2 ปีที่แล้ว

    Waa ku taageraa qabiil ka fogow inta aad awwodo

  • @khaliifatechnology2995
    @khaliifatechnology2995 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub sxp marnaba yaana lugaha dhiiqo lagu galinin adigoo wiil qaran noqon kara guriwlba oo somaliyedna lagaa jecelyahay dhimo lkn abidkaa ha qadan shaati qabiil waan kugu taageersanahay go aanka aad qadatay lpx

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 2 ปีที่แล้ว

    Somaaliyo dhana kujecel legend

  • @nuraomar5990
    @nuraomar5990 2 ปีที่แล้ว +1

    Ana ba awowgey mcn waaxa dilay mj lkn mj na ma dilin awowgey 😭😭😭

  • @sharma_nuur4354
    @sharma_nuur4354 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend keep going legend always legend

    • @madinacadey1924
      @madinacadey1924 2 ปีที่แล้ว

      1 WAA DAHIR ALASOW WALHI. LKN 2 KALE MA FAHMIN

  • @khaildahmed7492
    @khaildahmed7492 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Mashallah Walaal nolow gulayso inshallah cadow kaaga cagda hoose 👍👍👍👍😇❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ibraahimalas9635
    @ibraahimalas9635 2 ปีที่แล้ว +10

    Waxan u maleynaayay inaa 5 somaali u dhexeyso lkn hadaan abgaal nahay wan katashanay bye masuul nabad galyo

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +1

      Ayuub kaarlo haduu dhahay aabahay ayaa abgaal dileen kaama istaahilo hadalkaas ee wuxuu kaa istaahilaa inaad raaligalin bixisaan markasta hadii kale waxay noqonaysaa inaad kii dhiiga aabihiis galay raali ka tahay balse hadaad katashato waxba kamaqaadayso balse iska bari yeel dhiigaas hadii aadan raali ka ahayn

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 2 ปีที่แล้ว

      @@qaaliyusra7541 asaga kaliya aabahi lama dilin soomali oo dhan is dishey mooryaan qalad u galey aqoon yahan loo diley hadii aabahiis u diley shaqsi familkas ma aha inuu naceyb u qaado familkii oo idil aabahii shaqsi ayaa diley aaqiro abgaal dhan loo ciqaabi maayo waxa la ciqaaba shaqsigi diley ayaa jisadiisa mudanayo qabiil aduunka Lee waaye aaqira xisaab horta ah ma taalo yaa reer hebal camalka ayaa ku bad baadeysaa cid jecel ma leh in la dilo xataa qofka ifka ugu neceb yahey

    • @fatemanoor6939
      @fatemanoor6939 2 ปีที่แล้ว

      @@qaaliyusra7541 ayagaba abgaal wey dileen kumaanan yaa ku sheegto iisheeg sabab loo raaligaliyo

  • @samsamibrahim3558
    @samsamibrahim3558 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub.geesi.baatahay.walalo.qofna.qabiil.waxba.masiyo.qabilkasta.oo.somalia.waa.dedkena.waa.jecelahay.kuli.somali.isdaya.ha.iscayina.

  • @muscabdesaid8558
    @muscabdesaid8558 ปีที่แล้ว

    Aabahaa abgaal madilin lkn shaqsiyaa dilay waqtigas udhimnayayna dagaalo qabiila dalka kajiray dad badanana kudhintay wlhi

  • @sahrahussein561
    @sahrahussein561 2 ปีที่แล้ว +4

    Kaarlo libaax qalbiga nadiifka ee aad leedahay ayaad dad badan uga hormari,doontaa aduun iyo Aakhiro insha allaah

  • @bashiirabdi404
    @bashiirabdi404 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub madaxweynaha wan kuzlmy lgnow

  • @abdekmohamed3656
    @abdekmohamed3656 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Ayuub madax raas.

  • @bigboysofficial7309
    @bigboysofficial7309 2 ปีที่แล้ว

    Sxp naga badan soomalinimi🤝
    qawiil waa kii qaran keyna dumiyay

  • @shandinuur2180
    @shandinuur2180 2 ปีที่แล้ว

    Ayuuboow anaa agooyar ah wlh blh tlh wana kaa raali galeynaa wixii dhacay somali o dhan baa isleeysay wll mar 2maad karaali ahoow bro

  • @wardaaweys5149
    @wardaaweys5149 2 ปีที่แล้ว +1

    Abgaal aan ahay wana kujeclahay aabahaana halnin baaddilay ee qabiil madilin

  • @fuadahmedfarah6096
    @fuadahmedfarah6096 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub Warkaga ma cada. Reer ayeeyo u sheg warkas

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 2 ปีที่แล้ว

    Manshalah qabiil iyo qof la dulmiyo hadaad diidey , dadka ilahey garaameeyay baad tahey, Somalinimo, Muslinimo iyo Baniadanimo u noolow aduun iyo akhiraba waad guuleysan.

  • @hamdiahmed6474
    @hamdiahmed6474 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub Kaarlo🥰🥰🥰🥰

  • @cabdiraxmaanjimcaale6740
    @cabdiraxmaanjimcaale6740 2 ปีที่แล้ว

    Zxb ayuub awowehey jimcaale abgaal baa dilay lkn murasade nahay waa aarsanay

  • @xersicaynab7981
    @xersicaynab7981 2 ปีที่แล้ว

    Dahir alasow woxo no cadeyah