Tallooyin & Jawaabo DV Lottery |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 33

  • @mohammedsalem6907
    @mohammedsalem6907 ปีที่แล้ว

    Maryan ali ❤❤❤

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว +2

    Arinta wanaagsanee Naloo abuuray ayaa ah Inaynu iswaydiino talaabo kastoo qaadayno Talow Rabigeen raali maka yahay tusaaale hadad rabto dhoof dhulalka gaalada ah iswaydii rabbi makuu baneeyay Allaah hayna waafajiyo xaqqee aan barano diinteena Wllyaal dadkana uso gudbino wixii rabbi raali ka yahay si aan ajar uga helno iyagana sidokle dhib uga badbaadaan iyo caro (cadho/ xanaaq) rabbi.

  • @AbdallaRoyal
    @AbdallaRoyal ปีที่แล้ว

    Saxiib Aniga Waxaa ii Dhiman Interview Bas Waan Soo Socdaa Abdi Aar Saxiib Adres kaaga Isoo Qor ❤ Si aan Kuula Joogo intaan Green card ka Kaqaadanaayo Thank you Sir

  • @Abdibasidchannel
    @Abdibasidchannel ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Anigu waxan ahay guleystayasha 2023 ee interview maraya 2024
    Waan buxiyay ds 260 wana diray
    Magaca uu lottery igu so baxay
    Magaca basaborka magaca magaca dhalashada magaca shahadada jamacada magaca shahadada dugsiga sare magaca warqada shaqada iyo tarikhda dhalashada basaborka iyo tarikhda dv lottery aaan ku qortay waa isku kay wada mid marka walalaha hore uguleystay waxan waydinayaya majira wax cawabada oo aan la kulmi karo
    Mahadsanidib ?

  • @masteraxmedyare8954
    @masteraxmedyare8954 ปีที่แล้ว

    Wll markaan website ka aan galay check status waan waayay maxaan sameeyaa

  • @hamadgabtaa4367
    @hamadgabtaa4367 ปีที่แล้ว

    Abdi mahadsanid

  • @mushtaqaxmed1871
    @mushtaqaxmed1871 ปีที่แล้ว

    Cabdi xageen kala soxidhiidhna

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว +1

    Markaad galiso confirmation numberka hadii lagu aqbalay ama aad guulaysatay wuxuu soo qorayaa jawaabta ah approval hadaba Eng abdi aar waxaad iiga soo warantaa hadii aan lagu aqbalin jawaabtu maxay noqonaysaa uu kuusoo qoraayo bal qaybtaa dambe kawaran jawaabta uu qoraayo ma laguma aqbalin oo af ingiriisi ah buu kuusoo qorayaa mahadsanid sxb adiga iyo shaaciye😍🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  ปีที่แล้ว +1

      Waa in uu dhahaa “Not Selected”

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      @@AbdiAarPodcast Thanks wll Eng abdi Aar guulayso wll alle ha ina xafido dhamaanteen 😍🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

  • @hadiya605
    @hadiya605 ปีที่แล้ว +2

    Abowe ee maclumada sax ah ayaan geliyay lkn wuu qaldanyahay ayuu igu dhihii😢

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  ปีที่แล้ว

      Abdisalan Shaaciye la hadal

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      Wax guulaystay wali ma haysaan oo soomaali ah alle ha ina guuleeyo oo ha ina xafido dhamaanteen

  • @radwaannaani1151
    @radwaannaani1151 ปีที่แล้ว +1

    Wllo habaryartey ku guuleysatey waxan ku Weydiinaya Marka ay tagto anaga manoo Soo dacwoon kartaa iyadu

    • @mohadeeql
      @mohadeeql ปีที่แล้ว

      Ma anba baxday

  • @ZaraCumar-ie7tv
    @ZaraCumar-ie7tv ปีที่แล้ว +1

    Abawe repele isogale confirmation number iga dhumay iyo geimalk

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  ปีที่แล้ว

      Daawo videoga waa ka hadalnay ee

    • @ZaraCumar-ie7tv
      @ZaraCumar-ie7tv ปีที่แล้ว

      Mx dawad wxb mafahmin icaawi kudhahay mexe thy daawo fidigan wx iga dhumy farxadayd mark icaawi wll haa ama may jawab wangsan wxb kaxumamayo wn iska samaray sanadka dabe xaresana ilee hore somali tiri barayo badan iyo bukuto badn WA laiskunaca wll thanks

    • @amiinabdihakiim8669
      @amiinabdihakiim8669 ปีที่แล้ว

      @@ZaraCumar-ie7tv muuqalka ayaa lagaga hadley sida uheli lahayd confirmation numberka iyo waxkasta oo ka lumay ee dawo ayu ka wada

    • @Happyhared
      @Happyhared ปีที่แล้ว

      @@ZaraCumar-ie7tv fududa

  • @hassanmalkey1429
    @hassanmalkey1429 ปีที่แล้ว

    Waan kufarahsanahy inan ahy qofka uhoreeyo oo videogaafa dawanayo

  • @mumtazhange8037
    @mumtazhange8037 ปีที่แล้ว

    Wn kufaraxsanhy anigo gulaystay inaa videogan dawanayo alx alle ayaa mahadleh
    Idinkana wll wd mhdsantihiin sida nogu dadalaysan

  • @hamdaismail8245
    @hamdaismail8245 ปีที่แล้ว +1

    Dhulkayga ku ahay nabad 😂

  • @KhaalidCalixasan-lh2li
    @KhaalidCalixasan-lh2li ปีที่แล้ว

    Hadaan shahaado heysanin qaab noocey ayaan u xareesan karaa ds260

  • @LibaaxTopG
    @LibaaxTopG ปีที่แล้ว

    If somebody does for you, make sure they do screen recording

  • @KhadarMaxamed-d8u
    @KhadarMaxamed-d8u ปีที่แล้ว

    Hadad passport and lahy ka waran

  • @mushtaqaxmed1871
    @mushtaqaxmed1871 ปีที่แล้ว

    Wad mahad santihiin adeero

  • @haniismail5994
    @haniismail5994 ปีที่แล้ว

    Wll group five kaso hadal

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  ปีที่แล้ว

      Waa soo socda next week inshaAllah. Videoga kan ku xiga

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 ปีที่แล้ว

    Abdi Wll Marka Hore Salaaman 🙌🏼❤ Marka Xigta Waxaan Kaa Codsan Lahaa inaad Markaasi Wllkaa A|najeb abdi aar aad interveiw nogala soo duubto markaasi qaabka Uu Scolershipka Uu Markaasi Uu Kaga Helay Collageka Abaarso 🏫.
    SBBta aan Kuu Wayd¡nayaana Waxa Waaye an¡ga iyo asxaab bdn oo markaasi jeclaan lahyn inaan collage-ka kusoo biirno haddanah! Waxaa Kolba Naga Hor ¡maanaYa Caqabado Yar-yr ayaa aan lakulanaa markaasi haddaY noqoto qaabka imtixaanada u qaadan oo kaduwan colleg Yada magaalada ku Yaalla ¡Yo Dhaqanka S¡da Macal¡minta IYo Qaabka Collage-ku U ShaqeeYo 🤍😊 I like it my brother ☺