Markasto waa ku ceshadaa tacadiga intaa la eg ee imahaa iyo hooyadii iyo walaalihii laga galay Allaah ha u xifdiyo diintooda hooyadood Allaah ha u caafiyo xanuunka ayaay kaga aarsadeen hooyo caafimaad khabto saa looma galeen Allaah ha idin xifdiyo habo adiga iyo hooyo iyo dhamaan walaalahaaa
Goood habo Allaah ha ku xifdiyo diintaada iyo dadnimadaada habo mcn
Daahir allaha ku barakeyo lakiin wilka wuxu u balance yahay in column ama sheikh u maskax celiya cuqdada ka masaxa udhiib khayr allaha ku siiyo
Brave boy Dahir help him this young man
Wiilkaan in laga qaldan yahaa filaa
الله يفك أسره 🤲🤲
Somali yeey ilaahay ka baqa caruurah nabsi ha ka galin ilaahay uga xishoda walaahi akhiiro wales waydiina subxanalaah rabiyow xaqa tus
Markasto waa ku ceshadaa tacadiga intaa la eg ee imahaa iyo hooyadii iyo walaalihii laga galay Allaah ha u xifdiyo diintooda hooyadood Allaah ha u caafiyo xanuunka ayaay kaga aarsadeen hooyo caafimaad khabto saa looma galeen Allaah ha idin xifdiyo habo adiga iyo hooyo iyo dhamaan walaalahaaa
Daahir calasow il xun kuma aragto amiin yaa allaah
DAHIROW.......WIILKAN, AABIHIIS U HEL , SI UUSAN RER ABTIGIIS DHIBKODA UGU NOQONIN.
❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤ abti fiican mansha allah
Ilahy hakuu gargaaro🤲🤲🤲😪😪😪😭😭😭
Maasha allah
Daahiroow.oday soomaaliyeed baa tahay
Wikan waa wiil fariid ah ku haminaaya hooyadii siday ugu hal gantay ayuu rabaa inuu u halgamo
Habaryarta iyo abtiyasha waala shegaa danbiyadooda caruurtooda wet heestaan kuwa jakena whey dhibateynaayaan in ladacweeyo waaye meey hayaan caruurta hadeeybhoiyadood xanuunsateey maxey kustaqbalkooda ooga burburiyeen xadidiinta kuwaas Teer abti maahan
Noloshiisa dhameyd ayey baabisay
Sorry habo
Caruuraha la dhibateynayo haleyska daayo danbiga kaga yelaayo balmaxey usoo kexeysteen soomali maba ihidee leeyihiin wecelatahey mey udhiban abihii dhaleey
Wiilkaan maahan qof been sheegaayo ilmaha qurbahana waa ladhibaateeyaa inbadan
Cunugaan run low buu u egyahay