FAADUMO LAYAABKII ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 86

  • @Hw15243
    @Hw15243 11 หลายเดือนก่อน +5

    Illaahay Gabadhaas waxaan uga Baryey, in eebbe uga farxiyo sidii illaah uga faxiyey Nabiyunaa Yaaquub ❤❤

  • @ZahraNur-x6l
    @ZahraNur-x6l ปีที่แล้ว +5

    Reerkaas baas shartooda ALLAHA ku celiyo. Sixiroolaayasha Towbada ALLAHA seejiyo ALLAAHUMMA AAMEEN.

  • @aminoali3848
    @aminoali3848 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay qalbiga ha u qaboojiyo hooyodab

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +3

    Wll is dawee wali sixirkii baa ku haya awlaadaadana allah ha kuu soo ururiyo

  • @nimcaabdi1049
    @nimcaabdi1049 ปีที่แล้ว +1

    Asc Walalahay wani salamaya dhamatin surat al bagara akhri ama dhagayso sali nabiga badi

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay bari biniaadam waxba kuuma qabanaayo

  • @NimcoOsman-qz3zd
    @NimcoOsman-qz3zd ปีที่แล้ว +1

    Wllshy quraan isasaar ilaahay haku caafiyo caafimaad deg dega Alle haku siiyo caruurtadana ilaahay haku nabadkeeno aamiin yaa rbbi 🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @adnaupdirahman9354
    @adnaupdirahman9354 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallha Subxaanallha

  • @FatumaAly-x3n
    @FatumaAly-x3n ปีที่แล้ว +1

    Royaalow adiigo feedhanaya na tuus saxiib ❤❤❤

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye ปีที่แล้ว +1

    Allh dhibatada hakaqado

  • @NaciimaAbdisalam-h5f
    @NaciimaAbdisalam-h5f ปีที่แล้ว +1

    Allah ha kadulqado wllo

  • @FadumonuurAbdullahi
    @FadumonuurAbdullahi ปีที่แล้ว +3

    Allah kuu soo aruriyo carurtada wll

  • @NimcoOsman-qz3zd
    @NimcoOsman-qz3zd ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله

  • @safaosman7480
    @safaosman7480 ปีที่แล้ว +2

    Masku waa sixir e quraan saar u carar wllo ilaahay caruurtaada ha kuu soo ururyo caafimaadna Allah haku siiyo xbbti

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Saliga nabiga akhriso salaatulayl tuko

  • @SADIOADAN-h4b
    @SADIOADAN-h4b ปีที่แล้ว +1

    wax lagu kenay lama xirto wala is sedafiya ka gadon qofka lakin is dafe🥰

  • @safaosman7480
    @safaosman7480 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah

  • @Hodanish
    @Hodanish ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭😭wlhi qiso kaxanun badan ma arkin hoyadas Allah qalbiga iqabojiyo caruurtedana allow usoosahal yaa Allah 😢😢😢😢

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Rab amuurageda u saqir maryam

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 ปีที่แล้ว +1

    Quraaanka iskugu dadaal

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Waalasoosaarikaraa lacag baa shaqaysa

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 ปีที่แล้ว +1

    Waxa Nolosha looga ridayaa, iyadiibaan siba ahayn, waxa layidhi mar idage allah ha dago, marlabaad idagana anigaa isdagay.

  • @ZahraNur-x6l
    @ZahraNur-x6l ปีที่แล้ว +4

    ALLAHA ka dul qaado dhibta iyo kurbada farxad iyo fudeyd ALLAHA ku siiyo Cumrigaaga inta ka dhiman awlaadda ALLAHA kuu keeno ayagoo nabad qaba ALLAAHUMMA AAMEEN.

  • @abdikariimabdikariim1651
    @abdikariimabdikariim1651 ปีที่แล้ว +5

    Masha alaah fariid

  • @hafsonafiso3175
    @hafsonafiso3175 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo alle hakaa dulqaado dhibla lkn

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +4

    Haday howsha socota miyaa allaha raxmanow u gargar quraan isu saar horta walalka u sheg si uu ku quramiyo kan xabsiga ugu daran

  • @nuuraismail3301
    @nuuraismail3301 ปีที่แล้ว +1

    Haye

  • @KawsarIbrahim-o8o
    @KawsarIbrahim-o8o ปีที่แล้ว +1

    ilaahay caruurteeda ha usoo dhaweeyo

  • @MaryanHashi-xr8sh
    @MaryanHashi-xr8sh ปีที่แล้ว +1

    Fadumoy farabadanidaa imisa sheko Baad ledahay mise dad shekooyinkood Baad ka shekaysaa ma fahmin

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalo Allah ha ku cawiyo!
    Allah haka farxiyo🤲🏼
    Insha’Allah cimrada ayan tagaya waan kuso ducaynaya 🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️

  • @محمدخضربنعثمان
    @محمدخضربنعثمان ปีที่แล้ว +1

    Asc royal

  • @ayd2835
    @ayd2835 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😮😮

  • @nuuraismail3301
    @nuuraismail3301 ปีที่แล้ว

    Asc reer toom royal

  • @fadxiyaahmed4270
    @fadxiyaahmed4270 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u soo ururiyo abtiyaasheedna hala kaashato xaga ilaahayna haw cararto

  • @amolali150
    @amolali150 ปีที่แล้ว +2

    Ilahayna talo saaro isagaa ku cawinyaah😢 iyagana ilhay ha kaga jaro dadkaas ku dhibay😢

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 ปีที่แล้ว +6

    Ani waabo sexedey waayo subixii markaa sokaco quracada iyo qada ayaan ku qabsada sheekooyinka ilaa ashada wlhi wax kale ma dhagesto ❤

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 ปีที่แล้ว +1

      Ana sidoo kale markaan soo koco ayaan dhagaha gashada ku shaqaystaa

  • @makahassan77
    @makahassan77 ปีที่แล้ว +2

    الله يعينها

  • @amolali150
    @amolali150 ปีที่แล้ว +1

    Xadhiga u ibi dheh anas inta kalana ka kaxayso calol adakidaa iyaga u laynayaah dadka kale u dhibio abayo

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 ปีที่แล้ว +2

    Wall quraan is saar please

  • @ziziliarisultan3361
    @ziziliarisultan3361 ปีที่แล้ว +2

    Dadka saaxirinta ma arkan kabcada markay tagan xajka Allaha cadaabka ifka ugu so saaro saaxir kasta

  • @mahadbarhilaacbaarhilaac2097
    @mahadbarhilaacbaarhilaac2097 ปีที่แล้ว +1

  • @manaalosman7176
    @manaalosman7176 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭 sorry hooyo wllhi waxanuun caruurtaada aabahood sidaas ha usilciyo abaayo Allah ha kusosahlo ya rabi 🤲

  • @CaashasudiSuhier
    @CaashasudiSuhier ปีที่แล้ว +4

    Amiin
    😭😭😭😭😭🙏

  • @madiinosheikhaadan2915
    @madiinosheikhaadan2915 ปีที่แล้ว +1

    Asc gabadh waxad dhahadaan saliga nabiga badi dheh

  • @hamseaadan6876
    @hamseaadan6876 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaalka cid udir lasoo baxso markuu maqanyahay oo kuwa kale ugee inankayarna u iibi jeelka hadii la iibinkaro deedna soo kaxayso ubadkaaga

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Albaqra kudadaal

  • @asiamohamed496
    @asiamohamed496 ปีที่แล้ว +1

    Ciyalkaga hamel wada keenso ninkaska ka dhuumo samarlogadana kaqado oo qofkad udhiibto yusan oganin

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay muredkeda ha usahlo

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah ilahaye ha kuu gar garo abaayo salada badi iyo soon abaayo😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +3

    Sorry wll lkn caruurtaada ka soo xad dhamaantood

  • @farxiyamuse2575
    @farxiyamuse2575 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy haka Dul qado kurbada iyo dhibka ay KU hayan rerkas saxirinta ah e ale KU casiyaya ilhy ha barido shaqadedin haku labato ilmahedana madama Ay la xarirto hakaso dhuntan o kambala ama itobiya ha iskugu kensato ama gobal somalia ka mid ah ha geysato guryaha waraqahodana ilmha KASO xada ha tiraho rerkan so wada cayayane block ha wada Sarto codadkay USO direna lambarkale haku dirsato Si ay tolka Ugu dacweyso shartoda ale ha dhafsiyo musiboyinka

  • @KaafiyaMohamed-vr9cz
    @KaafiyaMohamed-vr9cz ปีที่แล้ว +2

    wllo dhexda xidho caruurta marku baxo xad lacag isku fangaree dad u dirso waxaad noqotaa hooyo aad u adag shalayba waxaad ahayd hooyo adag oo ubadkeeda nolol adag kusoo korsatay alleh wax walba alleh haku fududo 😢😢😢😢😢

  • @iqramohamed1607
    @iqramohamed1607 ปีที่แล้ว +1

    Nio wlhi anu habaryartay baan ka shaki sanahay inuu nin keedu taagay xaafadayaduna markaan u sheegay iyada doqona oo u badheedhaye warkeeda ka bax baa lay dhahay

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wall 😢walahi wa shego xanun badan

  • @mohamedhassan2250
    @mohamedhassan2250 8 หลายเดือนก่อน

    Waa waxaay aragday gabadha xanaan la yidhaahda ninka raganimo badan ma laha

  • @sacidosweaty
    @sacidosweaty ปีที่แล้ว +1

    Wado waco e quraan isisar

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 ปีที่แล้ว +1

    Aaadbay uxanuun badantahay qissadaan 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +2

    Alaha kaa dulqaado kurbada ilmahayga alaha nabad kugu keeno

  • @tash7356
    @tash7356 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wax u eg ayan daremaya ilma iyo hoyo kala maqan ilaahow saqir arimaha but wan jeclaan laha inaan number keda helo gabadhas but walaley tasbiixda badi culeys badan aya kaa dagayo

  • @asiamohamed496
    @asiamohamed496 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo sorry cunuga ugad jeelka oo kasosaro

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 ปีที่แล้ว +2

    Sheeko maaha waxani, kuceli cidii kuu soo dhiibtay

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 ปีที่แล้ว

      Sax waxan jiileciiba ka batay uuuf

  • @aichaalimed5306
    @aichaalimed5306 ปีที่แล้ว +1

    Habarh Ka badan iska daa ma ficnaa iska daa

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp ปีที่แล้ว +1

    Doob dareenbaa dilay buu kaga dhigay

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Waarun

  • @reergouledgouled1944
    @reergouledgouled1944 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Horta guriga albaqra ku akhri

  • @kalsancali8964
    @kalsancali8964 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @reergouledgouled1944
    @reergouledgouled1944 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤

  • @abdikariimabdikariim1651
    @abdikariimabdikariim1651 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅

  • @abdikariimabdikariim1651
    @abdikariimabdikariim1651 ปีที่แล้ว +1

    Ax

  • @deeqaluul426
    @deeqaluul426 ปีที่แล้ว +1

    Deeq iyo deeqa maka adagtahay

  • @deeqaluul426
    @deeqaluul426 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo runsheeg

  • @abdikariimabdikariim1651
    @abdikariimabdikariim1651 ปีที่แล้ว +1

    Dadku kala dumar wanagsan walahi

    • @MaryanCabdi37
      @MaryanCabdi37 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😢😢so sad wlhi

  • @Farduusxasan-c3q
    @Farduusxasan-c3q ปีที่แล้ว +1

    Asc❤

  • @sahraciid7468
    @sahraciid7468 ปีที่แล้ว +1

    Samsung hadaad haysato Wlo whats up GB Soo degso kusamayso numberkaaga waxba kaa yırtılmı maayaan haday lanoqdaan xataa adiga waku joogyaan

  • @CabdulahiMaxamad-q6o
    @CabdulahiMaxamad-q6o 24 วันที่ผ่านมา

    Hi

  • @MariaMohamed-x3b
    @MariaMohamed-x3b ปีที่แล้ว +2

    Caruurtada utag oo soo kaxayso 😢 ninkana xir oo lacag ku bixi in la dhaadhiciyo 😢sorry

  • @safaosman7480
    @safaosman7480 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah

  • @reergouledgouled1944
    @reergouledgouled1944 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @reergouledgouled1944
    @reergouledgouled1944 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤

  • @deeqaluul426
    @deeqaluul426 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @nuuraismail3301
    @nuuraismail3301 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤