Naagaha kale aduunka hal nin ayey shukaansadan Naagaha somaalida tan ugu yar shan ayey la socota waxey modan fan qayanada wa la saxib wa sabta ay garobada u bateen xalimo kusey
Wiilkan waxa sheegtay inay ka weyn tahay marka gabadha qabad uga imaada wiilka ka yar markay guursadaan hadana maraykanka ka timid wiilka yar lacagteeda wiilka ku siratay la dhahaya asagana inuu dan ku raacayaa Aaaga waxaba ma haysto hadii hantideeda la isku guursado waxa meesha ka baxaya masuuliyadiisa inta badan marka asagunq inuu meesha baxo oo xabsi tahay umalaynaa marka ma ficana
Waa cunug maskiin ah calaf moogiye caashaq waa isdeynay ayuu dhahay anigaba walal labajeer ayan ku guuldareystay qof aan ku iloobana waan helay caruur iyo wanaagba Alle iga siiyay marka ha niyad jabin liishliishoow
Aniga qofna ma tijaawinayo qofkii daacad ii ah wan u ahay kii iqiyaamo asiga iyo rabigiis teda kle qalbiga hadey iga jebiso iyada mesha alah ka xiro amiin dhaha😂😂😂
Xariifkaan la jecel yahay waxaan kula talin lahaa gabadha guurso haddii kale anything can happen because when relationship takes time waxaa soo degdega burburkiisa. From expert
Ax wilasha qalbigoda hala dhowro yaqay calaf moye cashaq is dey ne ayu yiri calol xumo waye walahi nolosha ayu rajo kalaha qalbiga laga jabiyey gabdha qar na wala dhawaca ayagana ax war qiyanada iska daya ilhy ka cabsada 😭🤲🤲
Walaahi jaceylku waa hawl badan yahay am so sorry wiilka munasar runtii wuu qalbi jabey yaa allaah ilaahoow wiilkaas niyada iyo qalbigaba u qabooji liishka guuleyso sxb is adkee never give up qofkaagii weli wuu ku sugayaa meel buu asaguna keligii ku fekerayaa marka niyada wanaaji sxb waan dareemi karaa xaalkaaga am so sorry 😢😢😢😢😢
Mesha rabta ana kugeynaa aa idhahday kulahaa😂😂😂😂Wa nin Passport doon ah 😂😂😂😂Na Ikraney ka carar kan Ahmed kan inudacad aheneh lagayapa mucjizo wye dadkaneh
Inanakaaa waxa kudhacay nabar xaqdaro alle ha oga dhigo lkn nabsibaa jira haday saskaga tagto asagoo saas ujel wana la arkaa ha la iska war hayo subxanllh
🖤💙❤wankujeclhy rasulkii allow (scw)🥰
صلى ألله عليه وسلم
Scw❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
no xariir no jacel no buuq no stres single is best team single is muujiya like saara ❤🎉
Single illaahey naguma waariyo lakin dacad noqo qof dacad saa u hesho
illaahayow single nimo naga saar
i agree👏👋
Waligay anigu Jacayl ma sameysan waxan ku haysta singel nimada waa bila buuq bila strees bila qeylin,jow degan, naag ineey i wareriso marabo
@@cabdi204 malaha wali caruur baathy
Ku sali Nabigeena muxamed scw the best person over the most knowledgeable and the most shine all created prophet muxamed scw scw ❤❤❤❤
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
صلى الله عليه وسلم على نبينا وحبيبنا وسيدنا محمد
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
scw scw scw
Wixii gabadha badan laga oyinsiyay manta waa wiilasha markoda
Qabriga halo shaqesto gerida madere 😢😢
Wa xaqiiq hadalkas wll.
Haye waad mahadsantahay
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
scw scw scw scw scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Maxay tiri dhiigayga iyo dheecaankayga ayaan u hurayaa 😮❤ gabadhaasoo kale Eebe Unbaa ku siin kara❤
Adga ka kensan karo waxas dan nin rag lee sas gabar jaceylkass xad dsfka ka ah sin karo
Naagaha kale aduunka hal nin ayey shukaansadan Naagaha somaalida tan ugu yar shan ayey la socota waxey modan fan qayanada wa la saxib wa sabta ay garobada u bateen xalimo kusey
Waxay ka barteen wiilasha Soomaalida. Hala yaabin
wiilka hore awalba imaan horornimo iyo dhoof raadis ayuu u galay meesha
lkn wiilka danbe waanka helay say isku jecelyihiin masha allah calaf Alleh haysugu kiin daro
No jecel no buuq no sress calaf is the best
Lagend aya thy meshaas kasiwad 😊
Yep
Runta weeeyyyye
intii single ah is muujiya like saara
👇
😢
Purely single man in the building🤣🤣
Ax wiilka yar wa miskiin daacada ilahay faraj khayr qaba hakuu furo habaryar insha allaah ❤
Amiin
Khayano guul laguma gadho dadow ilahy kacabsada dadka idin jeclada ilaliya😢😢
Waaqiirooday😢😢 wiilkan danbe jcylee kubaqbaqay m.a🎉😊❤
No jacayl no buuq no stress single is the best 😢❤🎉
Meesha haku duqoobin adeer
Very true 😂
You right ❤🎉
100%
Tick✔️✔️✔️✔️✔️
Waxaa xaqiiq ah qofkii daacad ah inuusan wayneyn qof daacad u ah wiilkii hore wuxu ahaa mid gabadha ku raacayey mareykan ayey joogtaa siduu isagaba sheegay daacad ma usan ahayn lkn lamanaha dambe waxan leyhy hambalyo guulesta wa qiirooday jah 😂❤❤❤ jaceylka ha waaro
Legend 💪 is the one who can survive his /her life without depending anyone 🙏
Wankugu racsanhy
C,casiis wuxuu yiri aqlaaq iyo diin ayay leedahay waa run inta dumarka lagu xusho mashallaah weyna kasoo baxdey
Howshu waa bareejo waayo asaga xitaa America ayuu jeclyahay 80 percent 20 percent ayada
😂😂😂😂😂
Calaf moye caashaq iyo warerkisa 2022 aan goan ka qatay no more stress iyo buuqiisa kelinimada jawi dagan weyh
Woow Soo dhawoow wlshy
Waaruntaa
Kkk
Kelinimo hadu qof iska jooge lahaa
Adiga adunka madan iman laheyn
with out hooyo iyo Aabo sxb.
No jacel no stress single is the best 👌
Pro money is the best❤
احلى واحسن بودكاست صراحه المديع بقمت الثقافه
horruu afeef u sii dhigteyy callaf mooyee caashaq waa is dayneyy🫢🥹
Cabdicasiis iyo amran❤ guulaysta masha Allah.
Munasarow ilma yar ba tahy walal qali orad wax baro school ad
Haa wu yaryahay cunuga daacad waye wali
Wiilkan waxa sheegtay inay ka weyn tahay marka gabadha qabad uga imaada wiilka ka yar markay guursadaan hadana maraykanka ka timid wiilka yar lacagteeda wiilka ku siratay la dhahaya asagana inuu dan ku raacayaa
Aaaga waxaba ma haysto hadii hantideeda la isku guursado waxa meesha ka baxaya masuuliyadiisa inta badan marka asagunq inuu meesha baxo oo xabsi tahay umalaynaa marka ma ficana
Somaliyey mid ogaada qofaan wax qiyamin lama khiyaamo 🎉 al ways be honest
😭😭😭😭 ax ax Ani dadkan wa la oyey wle 😭😭😭
ridwaan saaxiib dabeecadan iskabadal raga jabkooda markeey kuu sheegaan ha kuqoslin
Siiii live ayaaan ila hadlayina riiidwan issack
Kama helo ninkan suu ula dhaqmo dadku waraysanyo
Cabdicasiis ❤ Amran guurkiina ha rumoobo jira oo jooga Abid❤❤❤❤❤❤
Waa cunug maskiin ah calaf moogiye caashaq waa isdeynay ayuu dhahay anigaba walal labajeer ayan ku guuldareystay qof aan ku iloobana waan helay caruur iyo wanaagba Alle iga siiyay marka ha niyad jabin liishliishoow
jabkagu intuu madhanyahay joji jaceylka wiilow
sx wlhi 😂❤😊
@@YassinAbiibamarkaga jiro amirada
Indho adkaa qoftu jeceyl beena iyo shukansi warkiisa wanu isdeyney single bilaa buuqa kujira alxm dulilah
Ax ax 😢😢😢😢 aniga ku dhayaya qalbiga isoo dir wilkan 😢😢😢
Africa majogta qof america iyo yurub jogtow rabahe
😂😂😂😂😂😂😂wllhi beenta mhan ninka way naga fara bixisay ikraan @@CabdimaxamedMaxamed-g7u
Ax wiilka Ohin kuso istag taÿ Dadow Qofadan Rabin Wax Hala wadina maxa Qalbiga uga jabi nay saan dadka illahy halaga Baqo 😢😢😢
Naag qurba jookto wiligaaga ha aaminin wiligaaga
Farxadii dunida ayede miyad nolosheyda deysay 🎶🎶🎵🎤😢😢
Aniga qofna ma tijaawinayo qofkii daacad ii ah wan u ahay kii iqiyaamo asiga iyo rabigiis teda kle qalbiga hadey iga jebiso iyada mesha alah ka xiro amiin dhaha😂😂😂
Axsan jacayl cabdicasis gabadha ha xumayn wa qof ku jecel
Saqiir suujis bay ikraan wadaaa😭😭😂😂😂
😅😅😅😅 wilkaa iyo gabdhda danbo ❤❤❤❤ wan wataa
Xariifkaan la jecel yahay waxaan kula talin lahaa gabadha guurso haddii kale anything can happen because when relationship takes time waxaa soo degdega burburkiisa. From expert
Manshallh allaha iskukincalfo aniga lawa ruh dacad iskuah wanjeclhy ❤ midas okala ba nag lagahusha
Waryaa haku fekerin in dumar wax kuu qabato oo ay kuhoru mariso ee adigu isku tasho kuna dadaal in aad is horumariso
Talo fcn ayaad siisay. Xoolo dumar ha ku tashanin shaqeso o meel iska so saar.
Xoolo markii laga soo tago xitaa qof ka wayn ama adigo dhalinyaro ah naag garoob ah ama ka wayn waa laga haboon yahay
@@ahmedbakaal9328nin iyo naagtona hakutashan isaanka
Waa run, Soomalida waxay tiraahdaa xoolo dumar waraabaa ka qeyliyey, oo haddaad wax ka cuntid xoolaha dumarka weligaa wey ku sheeg sheegi!! Laakiin Nin Ragg ah maba xasuusto waxa uu bixiyaa. Isku tasho wiilka hore habo.
Waxan layaba markasto 😂 dadka inta imaado waaya hooda laabta kuma hesan karan miyaa 😂😂😂 waxaksto washeekayan
Wiilka dambe waa nin adag wllhi Msha allah❤
Single life is the best 👌 👍 yaa igu raacsan
Really
TEAM RiDWAN ONE LIKE 👍
😂😂😂😂
ASC KOKO IWARN ABAYO
Koko god
Ridwaan sxb Dadka isku dhaw sida wiilka iyo gabadha hore makala foga waxa fiican inaad isku soo dhaweyso oo xalliso arintooda sxb
Qofkastoo qof khiyaama way u dambeysaa asne
Qurbo jcelow qalbiga ma ka jabeymarkan😊
kusaliya nabiga scw
Sapey waligaa faarax afrika haka wadin biri ayuu ku inkiraa
Inbdan wlhi😅😅
Hadi uu ku inkiro adnah inkir taas miya dhib leh
As we're men's we must have some bad story's bt always strong hard 💪
Nimanka ha adkeystaan gabdhaha intabadan hadee ogaadaan inaad jeceshahay markaas ay isbadaleeysaa @@
Awoo awoo, qofta labaad cod mcnaa. Aaar ridwaanow, ma iso share dhehdid numbarkeeda, ana ku dhagsan.
xanuun weeye wllhi zory protherkei😢😢
Ninku ma dabaalbaa xoola nageed buu ku tashanaa 😂😂
Wlhi waa iga qoslisay pro😂😂😂😂
Kusali nabiga wll
Ax wilasha qalbigoda hala dhowro yaqay calaf moye cashaq is dey ne ayu yiri calol xumo waye walahi nolosha ayu rajo kalaha qalbiga laga jabiyey gabdha qar na wala dhawaca ayagana ax war qiyanada iska daya ilhy ka cabsada 😭🤲🤲
Maanta kadip hadii aan xiriir sameyo waxaan saaxiib la noqon doona ridwaan isaq
Wa dacad wallah
Wadnaha aya gacanka ku haye❤
Yarka hore waa nacas waana daneyste naagtana waa naag weyn oo qamarji eh wey ka horeysa ninka waana dumarka lacagtooda lagu isticmaalo
Naag weyn weeye qoftaa. Waxey umuuqataa in uu fahmi wayey xariirka baahi badan oo qurba jaceyl ahna ay ku artey 😂
Walaahi jaceylku waa hawl badan yahay am so sorry wiilka munasar runtii wuu qalbi jabey yaa allaah ilaahoow wiilkaas niyada iyo qalbigaba u qabooji liishka guuleyso sxb is adkee never give up qofkaagii weli wuu ku sugayaa meel buu asaguna keligii ku fekerayaa marka niyada wanaaji sxb waan dareemi karaa xaalkaaga am so sorry 😢😢😢😢😢
Ahmedooooow😂😂 yariisow wax baro qasatan af somaliga
😂😂😂
Mcnto qaali kunacay dadka shukaansiga kadhaxeeyo waa xaraan in ay adeegsadaan hadalkaan
Ridwaanow.xge kaala soo.xariira.wll
Arin.baan rba.ina iga caawiso.zxb
wa ciyal ciyar ku jiro aniga hadan arko wil somaliyed mel so fadhisto dhahayo gabar somaliyed an jeclahay wan iska qoslaa wa nin xanunsan
Aslan we ka wetahay gabadhan wiilka
Ridwan war jecela anigaba waa iga daran yahay😂😂😂
Munasaroow heshiiska qaado qofta africa ugu bax 😂
😂 ya usheege hee
@@REAL_Squad_show12 ha
The last guy is true legend
Saxib dantada fiirso, ee dunidaaan khiyaanada ah ka fogow . Ugu dambeyn iyada ku hoos imaaan doontaaaa 😢😢😢
Away kuwi hore prt2 sheikh sugeney😂 mabody wana israbeen wana lakala dacwonayen yaab
Kuwasa sugeyna😂😂
3 naag in la ii tijaabiyo aya rawa ridwaan
Waxaa jira dad xanuunsan oo dadka qalbi jabkooda caafimaad ka raadiya
Mama Mareykan kaimaday yaa aaminkudahay waraa schoolkeyga imow cashira laga qataa
Mesha rabta ana kugeynaa aa idhahday kulahaa😂😂😂😂Wa nin Passport doon ah 😂😂😂😂Na Ikraney ka carar kan Ahmed kan inudacad aheneh lagayapa mucjizo wye dadkaneh
Wilka dabe waa dacad runti ❤❤❤
waxa raba ina itijabisiid jacelkeyga
From wjr high❤
😂😂😂😂😂😂😂 personal attack 😂
Waxa dumar shegto hoyo marki Laga rebo hada aaamino ilhw ....
Rule No1 waligaa quf Dumar ha aminin hadii xitaa ee ku dahdo cirka Ayaan kaso dacay 🧕😔
wleee wilka munasarrunbu shegay ikraan waa gabar qalbi wangsan wan idin wada salamay lkin halku arinku kudanbeyo wan waa cajiib
Amran iyo c/caziiz waa ku celis barna mijkad ridwanow wiill baa ila tagan ayad tiidhibe maxa qaldan qofta waaba fahansisayba wiixiba😮
Inanakaaa waxa kudhacay nabar xaqdaro alle ha oga dhigo lkn nabsibaa jira haday saskaga tagto asagoo saas ujel wana la arkaa ha la iska war hayo subxanllh
adoo schooley ey maxa jcyl ku geeye neh😂
Ilhay kaa baqo qalbiyada dadka ilaliya wallyal 😢
Weyna ku saxantahay iney qof kala sheegto
Qofkaan qof weeyn wiilkan lama socdo Dadkaan ridwaan ka soo muuqo waa la xumey eey ka tahay in xariir run ka dhaxeeyo ma ila ahan 😅
Ahmedow walle iphoneka in lagaceshtaa istaahishaa😁hadii mobel laguu keney gabadha waaba xariifee sii wanaji doqomow kan waaba nacas caadi ah
iphonba hadaad ka heshay bax dheh maxaa kaa galay
Lishka qofta tiktok gda tlo mia ikraan😢😂
Wiilkaan waa adag yahay
Waligaa naag ha aminin
Xitaa haday ku dhahdo samadaan kasoo dhacay😂.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ayado life eh yaah@@nuuremohamud4311
😂😂😂😂😂😂@@nuuremohamud4311
Niin naa😂 ha aminiin
@@nuuremohamud4311waigahordahde 😂😂
Kan danbe soo kii tiktok kusoo qori jiray shaqo 1k$ hayaa ma aha 😅😅😅
Single is not is not esa❤😂
2 labad xog qasab miya jacaylka wax iskabadal
anigu magcaagn jeclahy kawrn