DAAWO ADAA YAABI DOONEE (DIRISLE ABDI)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 2.8K

  • @JaaleHanuuniye
    @JaaleHanuuniye 6 ปีที่แล้ว +8

    Dirisle Somali TH-camrs badan Waan Daawaday lkn Adi 1 Milion subscribe waa Gaaree Waqti Dhow Wish you The Best. Somaliga ugu horeeyay noqo Record jabi

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว

      2022 daawanooyaa kwrnhee wax yaraa ugu dhiman 1m subscribe✅✅

  • @suhaybahmet8500
    @suhaybahmet8500 3 ปีที่แล้ว +3

    Inti iladaaway 2021 like saara

  • @mahbuubaj9046
    @mahbuubaj9046 3 ปีที่แล้ว +4

    2021 ayan daaawanayaa Video gaaan 😂😅 inta ila mida 👍👊

  • @bashiirciise6930
    @bashiirciise6930 5 ปีที่แล้ว +22

    Dirisle waan kuraagayrsanahy wlhi qaabka aad uhabeeysay ayaa isoo jiity like sare

  • @fatushsiyaadqeyd286
    @fatushsiyaadqeyd286 5 ปีที่แล้ว +56

    tirkan saranhy dirsle love hada isari weysid waa is dilaa 😂

    • @qaliali3897
      @qaliali3897 4 ปีที่แล้ว +3

      is dil naya sharmuto

    • @haldhaa561
      @haldhaa561 4 ปีที่แล้ว

      Ada sharmuuto eh dilo eh walipa ha cayin fatuush

    • @abdisalam4602
      @abdisalam4602 3 ปีที่แล้ว +1

      @@qaliali3897 run

  • @anisaluulbintisomali563
    @anisaluulbintisomali563 6 ปีที่แล้ว +6

    Dirisle my fav boy....... You always made my days.....inolow.. Bro

  • @bilkeisasheikh7607
    @bilkeisasheikh7607 5 ปีที่แล้ว +4

    Gebdeehena somalii Allah so hanuniiyoo 😫😫😫

  • @ozilbyoozilbyo2852
    @ozilbyoozilbyo2852 6 ปีที่แล้ว +5

    Dirisle mzl 1mlyn wad karey saaa 2019 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @rayankunkaroon4209
    @rayankunkaroon4209 6 ปีที่แล้ว +24

    Bisinka caawa ada ugo horeyeba isdhahaye waaba leyka soohormarey😂😂
    Dirisle huno salaama❤❤❤

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 ปีที่แล้ว +375

    Keep going Dirisle dadkan meel naga saar👍

    • @abasselmi9484
      @abasselmi9484 6 ปีที่แล้ว +2

      mustafa Honest bro saa Dirisle ugu rajenesit 1m bro adina ii subscribe garee Anina an garee

    • @superacc7356
      @superacc7356 6 ปีที่แล้ว

      mustafa Honest masul subscribe isaar lpx

    • @Hon.mustafe
      @Hon.mustafe 6 ปีที่แล้ว +2

      OK wan idin saara

    • @abasselmi9484
      @abasselmi9484 6 ปีที่แล้ว

      mustafa Honest thanks bro

    • @ShujaacMaxamedAxmed
      @ShujaacMaxamedAxmed 6 ปีที่แล้ว +1

      Wlh waa yaab Mexey yihiin habdhahaan aanan xishooneynin oo xabadkooda xayeysiinyo waa xubnahooda meelihi ugu muhiimsanaa xarako miyeey ka yahay Mese xashiisheey cabsanyihiin oo xoogaa xaalkoodu caadi maahan madaxa miya looga jiraa wlh dumar waa xadgudbay oo xeerkii diinteyna kaba tilaabsaday iyo wuxu allaah na amray Koley maalin ey xoog laheyn ayaa lagu tegayaa xaraagugaaba sugaayo in in xawaalaha lageeyo kadibne xisaab ayaa meel u yaalo Mexey sameyn doonaaan waa ayaka xishoodki iska xooroo xagga soo dhigteye

  • @comedyfull213
    @comedyfull213 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhir gilin baa gaqatay 2021 💕

  • @sihamdaud3805
    @sihamdaud3805 5 ปีที่แล้ว

    Boqor paa tahaY dirisle abdi inta ila tagerto like ta

  • @mariaomer7598
    @mariaomer7598 6 ปีที่แล้ว +112

    ilmaderayal falakh falakh like isara tol hadynu nahy 😢

  • @missallsundayx
    @missallsundayx 6 ปีที่แล้ว +9

    Lool I’m watching this to improve my soomaali

    • @mohamedosman7831
      @mohamedosman7831 3 ปีที่แล้ว

      And i am watching 2021 hello leyla ✌

    • @HilaacR
      @HilaacR 2 ปีที่แล้ว

      You should read somali book

  • @updizamicgarat9784
    @updizamicgarat9784 6 ปีที่แล้ว

    waniyaha kowad ee bulshada dirisle abdi gacana ku tagay zhp ❤

  • @nafisomahamed5855
    @nafisomahamed5855 6 ปีที่แล้ว

    Bisinka wuxu aqlaq xuma uuf maxaa iskumid kadhigay waiyaga labada kuus kaliya kumashqulay kadibna afka wada layrinaya ilahow umadena sohaday amiin

  • @SuradTV1
    @SuradTV1 6 ปีที่แล้ว +9

    Caawa anaa ugu horeeya like ila booba

  • @maido1436
    @maido1436 6 ปีที่แล้ว +18

    Anaa ugu horeeyo maanta dirsle ku aaminsanahay bro idinkana xasidnimada iska dhaafa likta isiiya

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Biriin Somali plz subscribe iisar wlshy

  • @jeffabdul3799
    @jeffabdul3799 6 ปีที่แล้ว +2

    Zhp Dirisle Abdi ( motivational person ayaa ku fiican tahy )✊🏽🙏🏼

  • @fartuunfilsanoficial3290
    @fartuunfilsanoficial3290 6 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allah Huuno Qofta Naso Mcn badana Wuxuu naso weyna Noce la barkanayay Barkin cml waye Ax aax axya nas #Dirisle

  • @mohamedbaruud4979
    @mohamedbaruud4979 6 ปีที่แล้ว +6

    Wallahy waaa runtaaaa QOXOONTI from QOXOONTI zxp dirizle

  • @yaasmiinyaziin5015
    @yaasmiinyaziin5015 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilhow sharafta hanaga qadin
    Kuwani somlina maha
    Ilhow soo hanuuni
    Dirisle hore u soco bro

    • @hkaafi9551
      @hkaafi9551 6 ปีที่แล้ว

      Yaasmiin indho hhhh
      Koob cadeys ah igu caawi

  • @galmudugmediagm24
    @galmudugmediagm24 6 ปีที่แล้ว

    Dirisle sxb dhaqankiiii wuuuu halaaapay iyo xishoodkiii dumarka aaad ayuuu uga dhamaaaday markaaan ragiii ayaaaaa qaaaati taaaaagan

  • @umufathiabdullahi4880
    @umufathiabdullahi4880 5 ปีที่แล้ว +1

    Wll dirisle salaam sare marka hore waxaa tahay wiil dhalinyaroo aqli badan waxa aadkahadleeso waaxaqiiq hadana macaytantit sida dad qaar waxaa dhahdaa Alaha hadeeyo waana qowl wanagsan masha alaah hore usoco wll

  • @daudic1829
    @daudic1829 6 ปีที่แล้ว +21

    First ahey caawa nio inta tagerta dirisle liketa haila dhafina

    • @mohamedafgooye9951
      @mohamedafgooye9951 6 ปีที่แล้ว

      Muze esco funny vidoes wall iku subscribers

    • @daudic1829
      @daudic1829 6 ปีที่แล้ว

      Oky zhp anna isaar

    • @abasselmi9484
      @abasselmi9484 6 ปีที่แล้ว

      Bro Anina isar please adinka wani sari

  • @lakishow143
    @lakishow143 6 ปีที่แล้ว +7

    *waaaaaw Dirisle zxb iga qosliseee hhhh oohin aa afka rutay amus yaah*

  • @shamsoaden3897
    @shamsoaden3897 5 ปีที่แล้ว

    Dirisle wllo masha Allah Arin muhiim ah ayad ka hadashaa meeshaa kaga haay

  • @samaxaqueen2186
    @samaxaqueen2186 6 ปีที่แล้ว

    Dirislow aaad baan kutageraa wlhi Like share comment wax kaweyn uqalantaa

  • @somonlineinvest2386
    @somonlineinvest2386 6 ปีที่แล้ว +9

    Dirisle kheerka soo dhig oo wacdiyo macaan soo dhig

  • @saidokieh2493
    @saidokieh2493 6 ปีที่แล้ว +4

    Dirisle Abdi you’re funny man continue you’re work

  • @qamarqueen2054
    @qamarqueen2054 5 ปีที่แล้ว

    nooloow dirisle wan Ku taageeraa 100 /100

  • @mushtaaqdhaymn7229
    @mushtaaqdhaymn7229 5 ปีที่แล้ว

    yaa rabi na astur gabdhaha somali soo hanuuni idirsle waxan danbi haka qaadin huuno

  • @maanmustafe9088
    @maanmustafe9088 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashala talo fcn naftaada unoolow ❤

  • @queenmuna7963
    @queenmuna7963 6 ปีที่แล้ว +57

    Ina adeer waax aan la yaabey baa maanta un baad kentey walahi wixi hore waaxu ahaan jirey waax aan ku qoslo ama aan ka naaxo laakin maanta walahi aad baan u yaabey 😱😱😱😱😱😱

    • @mukhtaarmaxamuud4706
      @mukhtaarmaxamuud4706 6 ปีที่แล้ว +1

      rima haji 😃😃😃
      Ma naagTan biLaa keezhaLiYada bad La YaapTaY

    • @osmanahmed6895
      @osmanahmed6895 6 ปีที่แล้ว +1

      rima haji adiga mel walbo wankugu arkaa marhore waxan kugu arkay video carab ah oo comment aat ka bixisay 😂😂🤔

    • @liibanosman5962
      @liibanosman5962 6 ปีที่แล้ว

      rima haji abaayo naaslee maala maroooyaa

    • @queenmuna7963
      @queenmuna7963 6 ปีที่แล้ว +1

      mukhtaar maxamuud Hhhhhhhhhhh ina adeer waa waax laga yaabo ama laga naaxo walahi

    • @queenmuna7963
      @queenmuna7963 6 ปีที่แล้ว +1

      عوده عوده اهاهاه miya ina adeer haadey saas tahay aan isdaaba soco un liketana diiiyar laa ahoow 😂😂😂😂maar waalba

  • @maxamedbukhaari3184
    @maxamedbukhaari3184 6 ปีที่แล้ว

    Dirisle bro Waan ku salaamay ninka kaliya ee iga qosliya ayaad tahay

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 6 ปีที่แล้ว

    Dirisle walalow mesha gambaleelka marwlba waan taabtaa yaa iga dejiya isheeg ninyohow

  • @rayannarara2189
    @rayannarara2189 6 ปีที่แล้ว +6

    Dirisle the best youtouber of somali 😁😁💪😍

  • @abdirahmanabdiabdullahi1114
    @abdirahmanabdiabdullahi1114 6 ปีที่แล้ว +11

    Dirisle brother hore usocod wanagsan👍👍✋

    • @mohamedafgooye9951
      @mohamedafgooye9951 6 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Abdi Abdullahi wall iku subscribers

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Abdi Abdullahi wlkey plz subscribe iisaar

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 6 ปีที่แล้ว

    tageerahaga koowaad dirisle wllkey nolow maskaxdada allah ku barakeyo

  • @malapohahmetupdy4972
    @malapohahmetupdy4972 6 ปีที่แล้ว

    Dirisle haku mazhqulina HoooOy Couz Wa nin Rageat FacaagaD Wx dherthy dirizle 😍

  • @dahraandagan9754
    @dahraandagan9754 5 ปีที่แล้ว +6

    That's right confident the way of the win

  • @suxuunta1duusha
    @suxuunta1duusha 6 ปีที่แล้ว +149

    Cawa ana usoo hormaray

    • @shiinefaraweyne4393
      @shiinefaraweyne4393 6 ปีที่แล้ว +2

      Somaliweyn channel waa iga hysaa like my love tyda inoo kulanti dambe ana igu sii dhaaf like💗👏🤣

    • @arimahabulshada391
      @arimahabulshada391 6 ปีที่แล้ว

      Waaadba usohormartaye ma like bad rabta Mise subscribe

    • @abasselmi9484
      @abasselmi9484 6 ปีที่แล้ว

      Somaliweyn channel Anina hormar an rawaa intaa garo ee subscribe isar please

    • @superacc7356
      @superacc7356 6 ปีที่แล้ว +1

      Abass Elmi sxp subsribe isaar sxp

    • @dgmohamedqazaalidgmohamedq4642
      @dgmohamedqazaalidgmohamedq4642 6 ปีที่แล้ว

      Malaha idisloow zhp malaha wey mudantahay

  • @Nuune345
    @Nuune345 6 ปีที่แล้ว

    Dirisle wlhi sidaan ku tageero qof aan u tageero malahan wll nlw wligaa guul Ku rajeynaa wll

  • @saciidomaxamed7390
    @saciidomaxamed7390 6 ปีที่แล้ว +1

    iskuma jeeda sidey utaalo qofkaan kahelin asxpy like igu qabo

  • @zulthanzamiir2828
    @zulthanzamiir2828 6 ปีที่แล้ว +6

    Dirizle raJaDa iYo dhiRigalinTu maHa miD aQon Lo leYaHaY ee waa inaD ledahaY kalzooni aaD aaD izkugu kaLzon tahY😉😉😉

  • @amiiraaragsan5349
    @amiiraaragsan5349 6 ปีที่แล้ว +4

    dirisle wanku zalaamaY wlky wax walipa waanada ka mcn inzha allaaH guulayzo wllo

  • @safiyaali1376
    @safiyaali1376 6 ปีที่แล้ว

    All somali qaxodi waya hada ku dhaladay xada qaxodi did ama yeel
    We love you all Somalia❤

  • @shonazef7351
    @shonazef7351 6 ปีที่แล้ว

    Walal ficnan lahayda inad akhri asturtid adan fafin ceebaha
    Allah astura ceebtadee

  • @saidintropa
    @saidintropa 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc marka hore, waan ku salamaya dirisle, gabadh walba oo qaawan... Waxaa usabab ah nin shukaansadey oo doqon ah oo billa daamir ah. Gabadhna isma qaawisso ama public masoo dhigto iyado qaawan. Please waa dadki dhalay ama ladhashey ama iyadaba qofta lasoo dhigey. Waxay dareemyaaan xanuuun. Midalabaad gabadhaas iyadu ama gabadh sxbteed ayaa videoga ku xadey ama nin sxbkeed ah, adu qof ay isku fiiicanyihiiin. Marka please gabdhaha waa cowrado, markaliye ay ka naxdo ilaahay ayaa og. Please bro Dirisle waxaa aniga ila qurxoon astur sidu ilaahay adigana ku asturo. Balse wax sheego iyo ama comedi waa arin sax ah oo wanaagsan. Fi amaani lah

  • @ayanluv5657
    @ayanluv5657 6 ปีที่แล้ว +7

    Bro keep it up just want to see this account growing

  • @adnamoh8542
    @adnamoh8542 3 ปีที่แล้ว +1

    Anu waxn daawnya video ga 2021 caawa waa 2021 habeenki u horeeyay ee 2021

  • @yayaamaanat8150
    @yayaamaanat8150 6 ปีที่แล้ว

    Dirsle talo wcn nziizY wllo thnkz

  • @sahradegan5570
    @sahradegan5570 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilove yuo Dirisle hore u soco😍

  • @simpforkimsunwoo1996
    @simpforkimsunwoo1996 6 ปีที่แล้ว +4

    Yeah never give up on your dreams

  • @GARASHOENTERTAINMENT
    @GARASHOENTERTAINMENT 6 ปีที่แล้ว

    1billion subscribe wad uqalantaa
    Hormar wacan drisle abdi kutageraa

  • @qaaliabdi4640
    @qaaliabdi4640 6 ปีที่แล้ว

    dirisle Abdi full xushmad wllo waankutageeersanahay markasta horay usoco wllo maalin kad faraxsanayd eed youterka hormarka kagaaaadhay xataa wankula faraxsana horey usoco

  • @haarinaari4074
    @haarinaari4074 6 ปีที่แล้ว +4

    Weey dirisle
    Salaan gopeed bro
    Adiguna like ii saar waad guulaysane

  • @sahraabdullahi2869
    @sahraabdullahi2869 6 ปีที่แล้ว +4

    Dirisle this is for uhh🌷🌷🌷🌷 love uhh brooo 💋💋💋💋

    • @suparali8759
      @suparali8759 3 ปีที่แล้ว

      Hi

    • @suparali8759
      @suparali8759 3 ปีที่แล้ว

      Videogan after 2years hdaa daawanayaa😅

  • @cumarsalax8813
    @cumarsalax8813 6 ปีที่แล้ว

    Libaaax hadal qimo leh ayaad kuhadashay libaax respect kuhayaaa

  • @liibaanmaxamuud7745
    @liibaanmaxamuud7745 4 ปีที่แล้ว

    Darisle ilaahow nin adooklaaa isi insha alaah

  • @roodaayaan8932
    @roodaayaan8932 5 ปีที่แล้ว +9

    ilahay qoftan oo kale hanoo garan
    ilahay baa weyn

  • @abubakarmubarak1244
    @abubakarmubarak1244 6 ปีที่แล้ว +3

    Darisle zxp waa malintii igu horeysay aan coment kabixiyo fadlan like👌

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 6 ปีที่แล้ว

    naago isnacay oo noloshii kadhacayi maxay soomali nimo kayaqaanaan ilhay hasoo hanuunsho awladayadana saas kama dhigo amiin yaarabi

  • @jannagale5478
    @jannagale5478 6 ปีที่แล้ว

    Msha allah saxda ayaad ka hadashay sxb horey u soco derisle
    Aad ayan kuu tageera sxb

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +8

    Dirislooow naaagihiba adaaa caanka dhigy midkastbh alaabta bilsh hanngh xaysiiso

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdirashid Egeh sharf iyo cisi iyo karaamo silehbad igaga heshaa wllky
      Lkn wax iqanciyh ankaaa helo adnah

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

      Techno yoonis marxaba hno subscribe dhahybah

  • @hanayusuf6068
    @hanayusuf6068 6 ปีที่แล้ว +5

    Yo yo dirisle waku salamey hno ❤️🙏

    • @mohamedafgooye9951
      @mohamedafgooye9951 6 ปีที่แล้ว

      Non_chéri Ririhanna wall iku subscribers

    • @hanayusuf6068
      @hanayusuf6068 6 ปีที่แล้ว

      Ifiyaha Bulshada iiiyoo kuma sarayo hlken ku aqan 😡

    • @mohamedafgooye9951
      @mohamedafgooye9951 6 ปีที่แล้ว

      Non_chéri Ririhanna ok ika rali noqo

    • @hanayusuf6068
      @hanayusuf6068 6 ปีที่แล้ว

      Ifiyaha Bulshada hno wa kaftan mar horan ku sarey 🤣🤣🤣 waka gashtey ✌️

  • @yasinmooge7323
    @yasinmooge7323 6 ปีที่แล้ว

    wllky dirisle hore u soco alle ha jabiyo nacabkaga wllky qlii waan ku jeclhy l love you my brother alle haku xafido

  • @sacdiyomudug6988
    @sacdiyomudug6988 5 ปีที่แล้ว

    Dirisle Waaani Somalidan Kkk Sida Amaaal diamon Kkkk Like Wixii neceb Amal

  • @raeese7250
    @raeese7250 6 ปีที่แล้ว +3

    I just love your experessions

  • @buchamikahil8220
    @buchamikahil8220 6 ปีที่แล้ว +5

    Darisle ahaaa ar wn kujeclahy wna kutagera iwad karbaashka warkasaa imara

  • @hodanhappy7574
    @hodanhappy7574 6 ปีที่แล้ว

    Waaa malinkii kowaad dirisle hore usoco qof dadnimo leh ayad tay hno

  • @aishadahir5644
    @aishadahir5644 2 ปีที่แล้ว +1

    Fiidyowgaan waaxn dawnyaa 2022/3/28 dirisle waa gaan baadba qurx badneed 🤣

  • @ridwanaadan8480
    @ridwanaadan8480 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah wall hormar wcan markets waanku tagera

    • @ridwanaadan8480
      @ridwanaadan8480 6 ปีที่แล้ว +1

      C C X X Channel ok wall waan ku sarey

  • @DreamBoY-rp6kn
    @DreamBoY-rp6kn 6 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waa adoomayaasha Allah
    Allah asaa la xisaabtamyo qf wlba lkn wxaa fcn inaa naftaada inaa xakameysid Allah wx wlba wuu ogyhy lkn haloo duceyo yaala habaarin in ee soo hanuunaan haloo baryo waa walaaalahena inta lunsan Allah soo hanuuniyo

  • @mariammary4713
    @mariammary4713 6 ปีที่แล้ว

    Dirisle ilaahey dadka aad xumaanta kafaafineeso jooji hadii aad qof waani neeso si hoosa u waani ilaahye hakaa raali noqdee

  • @AbdoYT0
    @AbdoYT0 6 ปีที่แล้ว

    Alle ha zoo hadeeYo
    Dhmntood dumarka somaliyed
    Oo dhan idilkood meel walooy joogaan

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur9372 6 ปีที่แล้ว +21

    Hadee sharafteed nacday tii aabahed mee dhoorto

    • @s.m.c.hargeysawidhalada1769
      @s.m.c.hargeysawidhalada1769 6 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa Akhiru Samaan kii
      Kuwani na sharafi waxay tahay ma yaqaniin

    • @queenmuna7963
      @queenmuna7963 6 ปีที่แล้ว +1

      Ramla nuur alle haaso haadeyo inshaaAllah because am really confused 🤔🤔🤔🤔 to this world and the world is going down so 😰😰😰😕😕😕😕😕

    • @moilkacase3671
      @moilkacase3671 6 ปีที่แล้ว +1

      Ramla nuur hhhhhh kacsi baa haya

    • @ramlanuur9372
      @ramlanuur9372 6 ปีที่แล้ว

      rima haji aaamin alle hasoo hanuuniyo

    • @ramlanuur9372
      @ramlanuur9372 6 ปีที่แล้ว +1

      Sadik Mohamed alle hasoo hanuuniyo

  • @fowziaali6314
    @fowziaali6314 6 ปีที่แล้ว +4

    Wow mnta anika ugu horeyo like i saara asxpy darisle go head adeh

    • @nicimokhadar2396
      @nicimokhadar2396 6 ปีที่แล้ว

      Sxp Jir Jir joog Aan ku leenahy Runtii waxa tahay mar kaste qalbi furan

    • @mohamedafgooye9951
      @mohamedafgooye9951 6 ปีที่แล้ว

      Quenta shaxaariyada wall iku subscribers

    • @mohamedafgooye9951
      @mohamedafgooye9951 6 ปีที่แล้ว

      Nicimo Khadar wall iku subscribers

  • @axmeednuurcalicolad2175
    @axmeednuurcalicolad2175 6 ปีที่แล้ว

    King dirisle kip going horey usoco pro kutageraye shp

  • @abyanhajjiahmed5582
    @abyanhajjiahmed5582 6 ปีที่แล้ว

    acuudu billaah waxas maku yalan amme culees ku haayan waa layaabee bisinka 😢😢

  • @fatoudemha7968
    @fatoudemha7968 6 ปีที่แล้ว +3

    Merci pour le courage ☺✌

  • @aya7148
    @aya7148 6 ปีที่แล้ว +5

    Manta qof kowad aa noqday oo firsado videOgan yes

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 6 ปีที่แล้ว

    wow shaatigiii wa soo badashay iyo meshii aad fadhiisan jirtay kabax waaye darisl

  • @axmedbiritiish7441
    @axmedbiritiish7441 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle wllky horay usoco nin rageed❤❤❤🙏

  • @maandeeqsalmo9449
    @maandeeqsalmo9449 6 ปีที่แล้ว +5

    Dirisloow xooga lahjada jilci luqadi soomaliga saxda aheyd ee LA.qori jiray Ku hadal

    • @asiamohamed3553
      @asiamohamed3553 6 ปีที่แล้ว +2

      Maandeeq Salmo hhh reer boorama.aya sidaa u hadla weliba mrka lasii dhaafo ee ilaa jabouti lasi tagayo dadkaas aya ku hadla lkn ani wyba ila qurxan thy 😆😆

    • @maandeeqsalmo9449
      @maandeeqsalmo9449 6 ปีที่แล้ว +2

      Majida Moh masha Allah wala fahmaya sifiican waliba,balse kan yare shaarka cad intuu hadalka adkeynaye baaa afkii soo dheeraday kkkkkkkk

    • @asiamohamed3553
      @asiamohamed3553 6 ปีที่แล้ว

      Maandeeq Salmo 😂😂 astaqfurallah waa runta wllhi intu balaayo iyo wx is qaawiyey o halaabay ka shemaynayey ayu badalmayba

    • @maandeeqsalmo9449
      @maandeeqsalmo9449 6 ปีที่แล้ว

      Majida Moh ILLAHOW na.cafi waryaaa darisloow nacafi...

    • @asiamohamed3553
      @asiamohamed3553 6 ปีที่แล้ว

      Maandeeq Salmo aamiin 🙏🙏

  • @sakipurhaan6783
    @sakipurhaan6783 6 ปีที่แล้ว +3

    Qof kii koowad dirise ii fur zxp

  • @heroshowmedia7310
    @heroshowmedia7310 5 ปีที่แล้ว

    Dirisle qofka keli aaan daawashadiisa kahelo mohamed hero aden

  • @hanadalinho2021
    @hanadalinho2021 6 ปีที่แล้ว

    Darisle cabdi sxb waan kusalaamay barnaamikaaga waan jeclahy meshaada kawad

  • @queenofddl1236
    @queenofddl1236 6 ปีที่แล้ว +3

    Zida Wye wll horomor waca❤

  • @aysarofficial431
    @aysarofficial431 6 ปีที่แล้ว +3

    Oky dirisle bowe mhad sanid

  • @aishahussein6676
    @aishahussein6676 6 ปีที่แล้ว

    Illahow hanuunta natus dirisle adigana waxa kugu taagersanhy dadka lunsan inaa waaniso masha allah garabkaaga qayr insha allah

  • @hx8232
    @hx8232 6 ปีที่แล้ว

    Xumaanta inaad faafiso ma ficno walal gabadhaana iyo idhamaantenba allaha xaqa nawaafajiyo

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 6 ปีที่แล้ว +5

    Allah maxa waax dhintaye aduunka kuu nole wilkan maaxa loo cayaaya ee loo leeyahaye hablu mesha soo dhiigaye nagahan ayaaga banaan kaa isa soo dhige Viva dirisle

    • @hanaqueen7092
      @hanaqueen7092 6 ปีที่แล้ว

      Waaaa runtaaa

    • @maryum3862
      @maryum3862 6 ปีที่แล้ว

      habluhu danbi way leyhiin lkn isagu uu sii fafinaya xumantana lama fafiyo ilaahy hasoo wada hadeeyo

    • @medawo6478
      @medawo6478 5 ปีที่แล้ว

      Dirisle abdi horee isocoo qali much love 😘😘😘

  • @zalmaanbare2418
    @zalmaanbare2418 5 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi meesha wxba kuma haysid

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 6 ปีที่แล้ว

    Wllo iska dhaaf irsaaqad xalaala ilaahay waydiiso jidhka haweenka soomaliyeed aad ka ganacsanayso alle wuxu yidhi kuwa bulshada xumaanta ku dhex faafiya gacan adag baa aakhiro ku qaban doonaa
    Wllhy gabdhaha kula dhashay bay ka go.antay iyo kuwaad dhalidoontid

  • @hiboahmed3410
    @hiboahmed3410 6 ปีที่แล้ว

    Subxaan allh wll miyaad Rabi ka xishoo Nena xumaanta maxaa dadak dhaxdoda ugu faafisaa ogow qabshad Rabi way adagathy إن بطش ربك لشديد

  • @sagaanbe_Gurey
    @sagaanbe_Gurey 6 ปีที่แล้ว +6

    11hour 66k omg😱😱😱

  • @nadifoclahi3156
    @nadifoclahi3156 6 ปีที่แล้ว +5

    Xasbun alaha wllhi waa adunyo gadoon saana waxa ka lee aya dhiman oo kadaran

    • @umumeyzxuseen5884
      @umumeyzxuseen5884 6 ปีที่แล้ว

      Abdirashid Egeh anaa kugu cawinaa ina adero

  • @axmednuur8266
    @axmednuur8266 6 ปีที่แล้ว

    darisle aaad iyo Aaaad ayaaan kuu taageraa horey usoco wiil poqortooyo

  • @talisoyarey8801
    @talisoyarey8801 6 ปีที่แล้ว

    Dirisle mahadsanid😘sxb kujecliyaa