Wararkii ugu Danbeeyey Jabkii Kudhacay Siciid Deni Qorshaha & Siyaasada Cusub ee Dalka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

ความคิดเห็น • 111

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว +10

    Xaqiiq khaa.in ma aflaxo gobolada buntland hogaanka ha tuuraan Dani faa.iido uma soo wado

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว +12

    god walaal haqodin hadaad qodana hadheerayn ku dhicidoontaana mooyee Dani illahay ayaa abaal mariyey

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 2 ปีที่แล้ว

      kkkk Godka Aan qodnay waa ku Gulaysanay wayo Farmajo waxuu nagu ahaa Caqabad waweyn lkn Deni waa Tagaya waxuna ka Tagay Tarikh weyn

    • @leylaabdullahi2419
      @leylaabdullahi2419 2 ปีที่แล้ว +1

      @@siraliyoonsiraliyoon6611 🤮🤮🤮🤮🎉🎉

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 ปีที่แล้ว +4

    Dani waxuu ka midyahay siyaasiyiinta caqabada ku ah soomaaliya in aay guuleeysata ama cagaheeda ku istaagta.

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 2 ปีที่แล้ว

      xasan shiekh lugaha ku dhagayna wayo Hadi Aan ka weyno Dan Tayda kan xigana Buntland qabta waxan Galayna saan u Ba,in lahayn xasan shiekh

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 ปีที่แล้ว +6

    Cajaaib umada somaliyeed waxa aay runta u sheegi layihiin 10 nin oo tuugaa qaran dumis shisheeye kalkaal dalka xaalufuye 1 xasan shiiq 2 dani 3 shaaydaan madoobe oo xitaa dhirtii xaalufuyay cajaaib waa maxay doqonimada ummada soomaaliyeed haaysataa

  • @abdulghanimohamed7669
    @abdulghanimohamed7669 2 ปีที่แล้ว

    Bravo wariye sulieman hashi puntland war bixin xaqiiqo ah ka diyaarisay

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 ปีที่แล้ว +1

    Dani waa sunta soomaaliya

  • @jeri100100
    @jeri100100 2 ปีที่แล้ว +2

    Nabiib waa ahlu naar

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว +3

    Deny waa dayuus Doofaar aan dantiisa iyo Mida Umadiisa Midna garanaynin, Ilaahay hanadhaafiyo, Doqonkaas amiin

    • @thebeanman8023
      @thebeanman8023 2 ปีที่แล้ว +1

      Dani daha hahar iyo cay waxbo lagaqadi kariwa marka dayus iyo doofarba aada ah wu na ku celay langabad cilan qashin

  • @sarahbashi1647
    @sarahbashi1647 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc
    Waa la shaqeynayaa Dani Madaxwexnaha 4 Sano oo so socoto waxaana qaba 4 ku xigto in aw naqanaayo Dani Madaxwexnaha Somalia ee mustaqbalka sida ey nala tahay anagu guul Dani

    • @sofiaa1635
      @sofiaa1635 2 ปีที่แล้ว

      Nin daad qaadey xunbo cuskey

    • @halimaomar9258
      @halimaomar9258 2 ปีที่แล้ว +1

      Wuu matagay kkk 4 sano kadibna shuban baa u dhiman qabiil baad isku adkaynaysaa kaligiis magazine khoon dhan buu dhulka lagalay

    • @sarahbashi1647
      @sarahbashi1647 2 ปีที่แล้ว +1

      @@halimaomar9258 Alla ka cabso karfan baa ku sugeyso waa dhimane anigana sido kale ceydana ka daa. Alla ha na hanuuniyo oo ha na cafiyo. Somalia ha is raacdo horumar Alla ha gaarsiiyo Amiin.

    • @halimaomar9258
      @halimaomar9258 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sarahbashi1647 haye abaayo waad mahadsantahay laakiin wuu kuqasaaray bolitigii madiidantahay taas farmaajana wuu u diiday Meelna magaarin puntlanna macaawin marmar in lagaa raayey waa laqirtaa.

    • @sarahbashi1647
      @sarahbashi1647 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc abaayo wallahi aniga ma ihi isku qabiil qabiil ma kasaayi ee ninkii hoyadey arooso adeerkey mana fiicno in aan isceyno 4sano wallahi mit saran waa la tageera hadi dhib wadana Alla logu dacweynayaa shaley Farmaaja tareerayey Manta Xasan aduunkana marti wen ku ahay Alla ha nacafiyo

  • @dalmaromar3854
    @dalmaromar3854 2 ปีที่แล้ว

    Mudane saleebaan xaashi waa ku salaamay

  • @qaranimowagoob2405
    @qaranimowagoob2405 2 ปีที่แล้ว +1

    Damjadiid waa sirdono shisheeye

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor3261 2 ปีที่แล้ว +1

    Deeni dhib mooye dheef malaha ilaahay ayaan ku dacweyney puntlandna dawlada dhexe way ku caarootaa

  • @abdulahiabdiaziz6697
    @abdulahiabdiaziz6697 2 ปีที่แล้ว +4

    Dani waa isku xaaray wax macna oo waynna malahan

  • @samiiroahmed9908
    @samiiroahmed9908 2 ปีที่แล้ว +4

    Walee waa layaabay 🇸🇴🥰lkn waxba kama Qaban karno

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 2 ปีที่แล้ว +2

    war sugan

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 2 ปีที่แล้ว +1

    Muqdisco saciid dani wa maaya

  • @beebegambe7055
    @beebegambe7055 2 ปีที่แล้ว +4

    Reer bosaso ilaahy baa umaqan

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxa layiri doqontu ilbay ledahay ishana walalked bay ku eegta dani a wakas Farmajo xaabibi malayin waxaba unoqonmayo

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 2 ปีที่แล้ว +2

    Dani unada Somalia waa uu waalay sisadiisana way foorataa waanna xaasid cidna uma ogola qof isaga dhaamo ama wadanka u shaqeeya axmad madoobe ayaa ka siyaasada kaga badiyay rer punt land iyo Somalia waa uu dhibay ee allah haka qabto

  • @husenabdi4083
    @husenabdi4083 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanit walaalkey horfadhi Media

  • @Gomeygoo
    @Gomeygoo 2 ปีที่แล้ว +2

    Laf weni iyo caqlibadnaan isma raacaan

  • @bashiirhaji5046
    @bashiirhaji5046 2 ปีที่แล้ว +2

    well done xaashi si fiican aauga hadashay arimaha putland dhaqaalaha putland dibada uu ku dhamaaday

  • @lakibadacab9962
    @lakibadacab9962 2 ปีที่แล้ว +5

    aniga reer putlnd ayaan ahay waxaad kashegtay waa mid jirta runtii allaha kasamata bixiyo dani putlnd

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaashiyoow nin goolkiisii intii badnayd gaaray iyo dowlad goboleed sanahiisa kaayaqaan intaad sharaxaadaas galinaysid waxaa kafiicnayd inaad dowladii dhamayd ee laga wada qaylinayo aad halkaymarayso sharaxdo.

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 2 ปีที่แล้ว

    Shabka puntland wa dad fcn o somalinimada kuwenthy balse madax xun o xaarka walaqata aya lagu imtixamay Allow kiifcna kusodu 🤲

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkk...thanks.

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxadweynaheen
    Asaga cadow u looga
    Dani duliga

  • @fartuunkhalif6006
    @fartuunkhalif6006 2 ปีที่แล้ว

    Waaxan kuleyh eskt daha Dani waa iyo puntland faraha kalabxa saqjama batah shaqyelo lefty and Alonso for puntland

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 2 ปีที่แล้ว +4

    Hooga yaal waa hulalkoodii wali waa utafa xeydanyihiin ilaahay hanaga qabto

  • @fardosahmed5938
    @fardosahmed5938 2 ปีที่แล้ว +1

    Dani abaalkisa la siyey illahay waa caadil bal maxuu udhimay godwalalka ha qodin ku dhici doontaye alxm

  • @karasch1879
    @karasch1879 2 ปีที่แล้ว

    Warkaas waa warla orankaro
    Kushubo lacag
    Ee naga bardhin bila caleek

  • @karasch1879
    @karasch1879 2 ปีที่แล้ว

    War meshan waan meel ay 4 isu markati
    Deni waa puntland
    Puntland waa denni

  • @harunaxmed2457
    @harunaxmed2457 2 ปีที่แล้ว +1

    Waligaaba waxaa mucaarad kuahayd puntland noocaagoo kale waxba nama yeelaan

  • @farahali
    @farahali 2 ปีที่แล้ว +2

    Deni waa wax uray oo bakhtiYey hoogay oo ka qurmuun xaarka ceebow oo tuke cambaar leh noqo saa adaaba iska dhigaye ufffffffff

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 2 ปีที่แล้ว +2

    DANI HA IXUSUUSININA
    WAA KII SOMALI WEEYN BOQNAHA BAREER U GOOYAY.
    WAY OO WAY

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 2 ปีที่แล้ว

    Mw Farmajo
    Tagaye faaiid ka xaaxaabiyo Dani

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 2 ปีที่แล้ว

    Dani waa cadow
    Ummada oo dhan
    Dalken io Pl BA
    Bohol ayuu ku riday

  • @cadilkaynan3598
    @cadilkaynan3598 2 ปีที่แล้ว

    Aakhiru samanka oo ay dunidu gabaabsi tahay calaamadaha la arki doono waxaa ka mid ah !! Xadiiskii saxiixa ahaa ee NEBIGA CAWS :- beeliowga in la sadaqi doono . Runlowgana la dhagesanin …. Tuuga ,Khaali,inka ah in la aamini doono. !!! Aaminkana la diidi doono !!!

  • @farxiyaali8910
    @farxiyaali8910 2 ปีที่แล้ว

    Dadka qaar qabiilka jookija dani waa ku fashilmay siyaada shacabka puntlan waa shacab wanaagsan waxaase shaydaan ku saliday siyaadiyiin shesheeye u shaqeeya oo dal iyo dadba iibsaday
    Qofkii hadlana aayar baa la khaarijiyaa

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 2 ปีที่แล้ว +11

    Su'aalahan aad Xaashiyow soo jeedisey jawaabtooda waa MAYA, Siciid Deni lagama yaabo inuu hadhsado ama ka hoyaado colaadda Dowladda federal/ka ee Somalia uu u hayo illaa dhalada ugu sarreysa uu fadhiisto taasoo haddey suura-gasho noqoneysa Qiyaamihii Somalia 😏
    waxyaabaha Deni kaga yaabey waxa ka mid ah waxad mooddaa inuu haysto Contract lagu iibinayo dalka oo gebi-ahaanba looga tirtirayo khariiradda caalamka ama uu ka dhigo IMAARAD hoos tagta UAE oo uu isaga wakiil uga yahay magaca Somali. Tusaale gaaban marka laga tago in afka uun laga yidhaahdo Puntland waxay ka tirsan tahay JFS maxa diidey inaanu tegi karin hal askari oo Dowladda federalka ka tirsan?
    Haddii uu dal ciidamo kuu dhisayo waa inuu kuu taba-baraa kadibna maamulkooda iyo dhaqaalohooda kugu wareejiyaa haddii uu kuu awoodo, laakiin maxay ku dhacdey Ciidamo Somali midabka ka ah mushaharkoodana ay bixiyaan UAE isla iyagana ka amar qaata kana mushahar badan ciidamada kale ee Puntland iyagoo ilaaliya uun danaha UAE oo kaliya, waardiyeeya meelaha uu wax ka qoto, Airport/kii & Dekeddii Bosaso-deeqa loo afduubo, meelkasta oo dhaqaala leh nin dirac weyn oo Carab ah uu taagan yahay, haddii Sawirkii Puntland uu sidaa ka dhigey haddana uu u hanqal taagayo inuu Somalia inteeda kalena ku darsado kolley waxan u arkaa dadka kamana caqli badna kamana xiniinya weynee iney iimaan la'aan u geysey HUNGURI WAX KA WEYN WUU DILLAACIYAA,
    Sheekada waxay mareysaa WARAABOW PUNTLAND AANTEEY? KOOY HAMAR KI DARSO! AADAA LE AADAA.😂😏👈

    • @ifraxmaxamud9617
      @ifraxmaxamud9617 2 ปีที่แล้ว +2

      Runtaa anigu waxa aan u arkaa cadowga umada soomaaliyeed ayuu ka mid yahay nnkii cadowga u olaleeyay in doowladii nabad iyo nolol oo wadanka iyo dadka u wanagsanaa codowgii ugu horeeyay waa masiibo

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 2 ปีที่แล้ว +2

      Laydhcaafimaadoow : DANI ,MUUSE HANDARAAB , DHUXULEYSTE ,MADAXWAYNAHA HADA TALADA DALKA MUSUQMAASUQ KU GUULAYSTEY ILEEN ADUUNKA LAMA ARAG 38NIN OO LA TARTAMEEN HAL NIN OO FARAMAAJO LA DHAHO WAA COD BILIQO AH ,WAXAAS OO DHANA WAXAY NOOGU DHACAYAAN WAA QABIILKA KANSARKA NAGU NOQDEY!!!!!!!.SHACSBKA IYO DALKANA IYAGAA ISKA LEH OO WAA GURYO IYO HANTI AAY KALIGOOD LEEYIYIIN EE ISUMA HAYSTAAN INEY SHAQAALE YIHIIN. HADA ANIGA GAARIGAYGA SAAN RABO BAAN KA YEELAA IYAGUNA IYAGAA DALKA LEH WAXAYNA KU MULKIYEEN QABIIIL . SHACABKIINA MA KA HADLI KARAAN OO WAY BUKAAN OO DHULYAAL BAY QABIIL U YIHIIN INAAD I FAHANTEY BAAN U MALAYNAYAA. SHACABKU DALKA IYAGAA DAYACAY OO SHAQAALE MULKIILAYAAN KA DHIGAY SACIID DANI HADA KA HOR WUXUU YIRI SAAMILEYDA SIYAASADEED MAXAY TAHAY MICNAHEEDU????? WAA SIYAASIYIINTA KU SHIRKOOBEY DALKA SOOMAALIYA INEY MEESHEEY DOONAAN HOOS GEEYAAN.

    • @maxamadmaracademaxamadmara9550
      @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 2 ปีที่แล้ว

    Asc Mhds waa wariye halyey qaran waa runtiisa Saciid Cabdulahi waa nin mucagag ah oo gaajo iyo colaad intaba waa uu u horseedey balse nasiid daradu waxay tahay in ay afka ka geeshan qalax oo sid uu inta u hadhey uuna dhameeysan oo bulshada reer Bariga gaajo denbe ugu dil iska waliba afka xunbo ka kicinayo oo dadka u hanjabey inshaallah mid kheyri qaba baa nii iman bi idmilaha iskana uu ni dhaafi sifudud isgoo kaban luli kabana laaaladin buu ka caraari kadibna inshaallah Imaarad ba meel ku soo xidhan sida uu gaajada meel ugu xidhay Muwaadininta reebari Sababto wax u Alle ku kalifin buu ku khasbay marka inshaallah sida uu Muqdisho ugu hogoobay buu ugu hogoobi reebari denbe Mdxwyn u noqon maayo

  • @muusexaaji9228
    @muusexaaji9228 2 ปีที่แล้ว

    Damaca dani hadii uu yahay kursiga xasan sheekh,way adagtahay inuu la shaweeyo,mahmaah baa ahayd:nin raba ooridaada inantaadu uma dhadhanyo.

  • @difaacqaran8181
    @difaacqaran8181 2 ปีที่แล้ว +1

    Dani qof ka nacas san maba jiro puntilan ceeb maba u arkaano bur burinta qarnka somaliyo dani heer uusan gaarin buu ha minayay puntilaneey dantiina ogaada dani iyo kuwo la mid ah intaad soo deysataan ha ku fakirina in aad qaranka dumisaan hana isku dayin in aad ku fekirto aliyaradiisa bal ila arka tii loo doortay buu wax u qaban waayay baa rabo in uu qabto daniyoow kii yimaado Oo reer puntilan ka yimaado yuusan isku dayin in uu jaran jaro ka dhigto si uu muqdisho kurdigeeda ku fariisto xasan wax ka ma qaadeysaan ee iimaanka sugta idinkaa ka jeclaateen mafmajo hadane leydiinka yeeli maayo haduu xumaaday xasan waa leydiinka diiday taas ee imaradkaas iyo cadowga aad u loogeysaan somaliyo naga daaya

  • @saidayusuf2739
    @saidayusuf2739 2 ปีที่แล้ว

    Wareer cawo Waa loo waabariistaa anagana meel ayaan ka tashaneynaa illaaheyna meel ayow ka talinaa

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 2 ปีที่แล้ว

    Dani ma lahee han siyaasadee nin ka maseersanaa farmaajo maata pl sharaftee buu tuuraye

  • @cadilkaynan3598
    @cadilkaynan3598 2 ปีที่แล้ว

    Hadaba arinta meesha taala:- sidee la,iskaga dhiciyaa 10 nin ee qaa,inul wadanka ah, daneystayasha ah, madhergayaasha ah, Doqomada ah , !!!! 1. waa Inay Shacabka Somaliyeed muugiyaa shacuurtooda iyo waxay diidan yihiin iyo waxay doonayaan ( mudaharaadyo ) dalkoo dhan laga sameeyo iyo in helo (group organizers) ah oon baqaynin (save our country, our nation) dhahaan….marka laga saaro kuwa qabiilkooda mooyii aan Ku haminaynin Danta iyo sharata guud ee Dalkeena garanaynin,,, reer miyiga ah, jaahiliinta ah, maangaabyada ah qabiilka ku saqraansan, duliga ah ( Stone Age) jooga….

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 2 ปีที่แล้ว

    Hadalka warbixinta Buntland Deni ku ah Hal xirale Wayo Buntland Buu ku sameyey Arin ka so kaban wayday Buntland uu sameyey dhaqalahi Buntland Buu la Degay

  • @maxamuudcali4445
    @maxamuudcali4445 2 ปีที่แล้ว

    dani waa doqon diqonna khayr malaha doqontu indheedu waxay arkaan kan dad ka uxiga nin maamul kiiyaraa ee uu masuulka ahaa xal uwaayey waa wax udhiibanaya nacas cisiid macal

  • @suadshire6755
    @suadshire6755 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC DOWLADDA DANI QURUX KKK BA MEESHANDHIGEY MAANTA MAANTA WAX GACANTISA KUMAJIRAN. PUNTLAND ALLAHA WEYN BAA NIMAAAN 🤭 CAJIIB ALLE

  • @jeri100100
    @jeri100100 2 ปีที่แล้ว

    Isku dire miyaa noqotay

  • @muslimdaahir6794
    @muslimdaahir6794 2 ปีที่แล้ว

    Cida dhaqaalaha puntland dhibaatada ugaysatay wuxuu ahaa farmaajo waana la ogyahay adigooo farmaajo kabaqaad uahna cidna taas kaa dhagaysan mayso dani wuxuu wax kaqabtay amniga dhaqaalaha doorashooyinka mawaxaad doonaysay inuukabaha uqaado sidaaada ookale farmaajo iyo tiimkii afka ciida loodaray

  • @miraanicruzin5321
    @miraanicruzin5321 2 ปีที่แล้ว

    Ninkas waa tuug dhulku kula go

  • @halimaomar9258
    @halimaomar9258 2 ปีที่แล้ว

    Saciid dani waa lagu shaqaystay kkkkkk 3 sano farmaajo rigide lacag kubixiye?

  • @dalmaromar3854
    @dalmaromar3854 2 ปีที่แล้ว

    Horaa waxaa loo yiri xaaskaaga nin raba inuu guursado gabadhaada kuma qanco saciid danina waa kaas

  • @mahamedhussein9536
    @mahamedhussein9536 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa guulaystay haduu farmaajo ka caydhiyay vilada

    • @sofiaa1635
      @sofiaa1635 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkk haduu guulsatey ha la shaqeeyo dawalada dhaxe isgoo mucarad yaa la arkin waa wax lagu farxo in malyiin dolar ka qasartey ,beri mucarad yuu soo noqon puntland dhaqalahed looga furtey muqdusho dadka reer puntland sicir barar ku jira an maskiin sagxada ayuu soo taabtey

    • @yasaminibroow3191
      @yasaminibroow3191 2 ปีที่แล้ว

      FARMAAJO AFARTIISA SANO IYO SUUBIS OOW DHAMEESTAY XUKUN MALA LAGA TUURIN. MADAXDII KA SOO HOREESAY LOOW MARAY. LAAKIIN DENI IYO REER PUNTALAND QASAARAY WEEYNA AA KU DHACAY. XOOLOHOODA IYO LACAGTOOD WAA LA CUNAY KIR AAN K LOOK LA DHAHAY. AXMED MADOOWE NA DANTIISA OO KA QAATE. DENI DABAR OOW KA JABIYE. LABADII DULMI KU SOO HISHIISO SAAN LEE U DAMBEENEE🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 2 ปีที่แล้ว

    PUTLAND OWBA DAGAAL GELIYAY IYADOO NABDAN MARKA YAA SOMALI U DOORANAA SIYAAA SADIISA CURYAAN WAAYE WAANA ISKA MUQATAA QURUX SALAN IGA GAARSIYA

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 2 ปีที่แล้ว

    MI FA RIDERE SACIID DANI Caio Caio ❌️❌️

  • @meeymunaabdullahi2329
    @meeymunaabdullahi2329 2 ปีที่แล้ว

    Dila dameerka dusha wayn. Yayaano qaran ayow ku kacay anago xamar ku dhalanay ayaaba kasoo horjeedna waxaan farmaajo eheen innow maxwayna noqon karin

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 2 ปีที่แล้ว +1

    Uma baahnin been iyo propaganda lana soco dad kaa xog ogaalsan ,kaa aqoon badan inay ku dhagaysanayaan, lagana gudbay guul wadayntii iyo qof calmashadii farmaajo teg soon noqon maayo marka aashaa adeer

    • @sofiaa1635
      @sofiaa1635 2 ปีที่แล้ว

      Tuug damjadiid aan argno meesha somaliya la geeyo adgigba hada ayaa guulweyn ku socata bin Adam ka Runta waa dhibtaa adiga hada maxaa ku gubaya

  • @xasanbuur5696
    @xasanbuur5696 2 ปีที่แล้ว

    Xaashi dani guusha uu gaadhay waa farmajo oo meesha laga saaro tiina wuu halay dantiisa kale ma ogan b

  • @calibare1641
    @calibare1641 2 ปีที่แล้ว

    Waxay.ilatay inuudenikudhamasandoono2sano waxbaanagamaqanrajakaqaboindenibutlaanwaxuqabto sugimaayoabadan

  • @haykalcade6856
    @haykalcade6856 2 ปีที่แล้ว +1

    Sulayman Hashi runtii wan kaxumahay war'bixintan is kuma dhelitirna puntiland iyo siciid dani madaxweynaha kaliya waxad kaso diyarisay khaladadka dhacay iyo siyasada fashilmatay ee madaxweynaha dani lakin puntiland mashruucyo badan ayu kahirgaliyay anaga joogna puntiland lamiyasha' ceelasha biyaha 'doonyaha bada 'adeega cafimad losameyay xolaha iyo kuwo kale an halkan kuso kobi karin IWM
    Inbadan oo ad'kasodiyarisay warbixino puntiland sidaas iyo silamida ayad u'xaqirtaa waxad tiri siciid dani iyo puntiland ba laguma yaqaan inay lashaqeeyan dowlada dhexe wakhalad hadalkasu mida kale farmaajo rer puntiland cuna qabatayn wayn ayuu saray halkas ayay ayga iyo puntiland kabilowday kalaboodku xaqiiqda haka been shegin fadlan cunfiga kugu jira iska saar bulsho dhan aya wax kadhagaysanaysa MAHADSANID 👍💯

  • @user-br2jh8bu7r
    @user-br2jh8bu7r 2 ปีที่แล้ว

    Siciid deni اكبر شخصية فساد ما يستحق اهتمامكم

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 2 ปีที่แล้ว

    MAREEXAAN TUUG MOORYAAN AH OO QOLAYSATO AH BAAD TIHIIN MAAFIYADA CAALAMIGA AH EE KACAANKII KATAGAY ILOW WAX BADAN BAAD SOMALI DHIIGEED KHASTAN KAN KABLALAX KHAASATAN KAN HARTI MAANTAY IDIIN SOCON MEEYSOH FARSAMADIINII KU EKAATA GADO OO QUULIHII JEERINKA EED WALIGIIN CUNI JIRTAAN KU CUNA AYLAYAHOE DAAROODBA MATIHITINOO AYLAAD TIHIINE HANA SHEEGANINA WAXYAHOW CAQLIGA XUN OO ILOWSHA BADAN WAR MAREEXAN MA NAAG UMUSHAY BAAH WAX ILOOBI OKAAH WIXII AAD SHALAY SOMALI OO NABADAH U GEYSATEEN MA ILOWDAY YAXRAYAHOW UUF CAQLI XUMAAH UUF UUF WAXAANI WAR MA LO BAA, WAR SOO MA OGIDIN IN DHAWACA SOMALI AAD U GEYSATEEN WALI SARIIR LASAARAN TAHAY UUF UUF UUF QAWLAYSATADII KACAANKA IYO HARABRAHOODI DAD QALATADA AHAA UUF WALI SOMALI WAA DHAAWAC NINKII MARDAMBE NASOO XASUSIYA KACAANKII WAANU CUNEYNAAH

    • @abusharma9221
      @abusharma9221 2 ปีที่แล้ว

      Langab xun o ciilan aya tahy baraf aya igumaraya in ahy sunta ka ilmaysiisa!!😂😂

  • @qoranemursal2109
    @qoranemursal2109 2 ปีที่แล้ว

    Ascwb aniga filirkayga waxan oran lahaa somali putland haka tashato waayo waa dad aan meel ay usocdan iyo waxay raban aan la ogayn

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 ปีที่แล้ว +3

      ma putland mise Dani dadka putland waa dadka soomaaliya u qadiyad iyo wadaninimo fiican waa dad soomaaliya ugu dulqaadka badan waa dadka qabiil aan fiirin ee farmaajo ka raacau Dani xataa reer qardho oo ah Dani meeshuu ka yimid waxey la safteen farmaajo marka dadka iyo Dani kala saar

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 2 ปีที่แล้ว

      WALLALE HURDAAD KA SOO KACDAY DABADEEDNA WAA ISKA HADASHAY
      DADKA HAKALA GOOYNE
      UMADA UDUCEE ALMIINO

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 2 ปีที่แล้ว

    Sicii d a ni wa a guulaystay waxuuna rabay kooxdii maafiyada ee fahad iyo farmasjo ee aad xuubka ca aro huwinaysay in uu wax ka rido waana u hirgashay waliba rag ay isku xisbi yihiin ayaa ladoortay dhaqaal a xumidana farm A jay k a timi oo deeqihii k az cunaqabateeyey,lCagtana dawladda dhexe ayaa samayn doontza insha,allahwa azna laga raysan farmaajo cunaqabztayntiisii.

  • @calibare1641
    @calibare1641 2 ปีที่แล้ว

    Dadkareerbutlanwaasaburbadanyihiinwaannasiibxunyiihiinmarkastawaxamadax unoqdamadaxweeynexuootuugaiyanawaausabraanillaahonoogagaargubanayedeninasonoqoysadkuujoogobaakabda10sanodeni iyoabaartuwaaiskumidillaahownasaar2daadhibaatoaaamiinaamiin

  • @jamaldiriye8226
    @jamaldiriye8226 2 ปีที่แล้ว

    waar ma farmaajaad ku colaadinaysaa tuugii xaarmaajo

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 ปีที่แล้ว +2

    anigoo reer putland ah ayaa kugu raacsan

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 2 ปีที่แล้ว

    Waa yaab dadka horufadhi media wax uma kordhaan miyaa wxwalba waa lumiyen,saaxib siyaasadeed iyo mid dhalasho,dadka xamse kasoojeedo waa ognahay 8sano waxaa rifayay moortyantii wall,galgaduud ee barrehiraale iyo h.gidir 3sanona shabaab 2sanana xasan sheekh,5sanoiyo badhna farmaajo,maantana wa a guulasteen, marka reer horufadhiyaw koortii cali gallaydh idin xidhay idinkoo aan eegin waxtarkeedsa iyo khasaaraheeda ayaad ku darssteen in aad durbaan farmaajo garaacdaandabadeedna waad harraadeenoo dhagabarjowdeen.tolow koorta iyo durbaankaba waynnu ku habsaanay ee aAN dhigno oo dib isusaxno dadka iyagu wax qabsnaya ammaansiino teenn u fakarno.

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว

      WAAD XANUUNSANAYSAA ! DANNI SHARAFTUU KAA QAADAY HADDII CAQLI KUGU JIRO,
      EEG MEESHUU BUNTILAND DHIGAY.

  • @sammyhussein
    @sammyhussein 2 ปีที่แล้ว

    WAXAA KA MUUQDA NACEYBKII MAJEERTEN AD U QABTEEN HADI AD DHILBAHANTE TIHIIN XITAA HADI AD NOQOTEEN MIDIA YAAB NACEBKU MEEL FOG BU IDINKA KAARAY HORAA LOO SOCDAA NACEYBKA WAA LAKA BAXAA

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 2 ปีที่แล้ว

      NIN CARABKIISU QOYANYAHAY OO ISKA HADLAY BAA TAHAY.
      EE DARAAWIISH AAD U DULMAN HAKU DAACDAACSAN.
      CAQLIGAAGU WAA KII CAWAALE MUUSEE.

    • @muwaadhinsomali1794
      @muwaadhinsomali1794 2 ปีที่แล้ว

      Waad qaldantihiin madaxina waxad ka buuxiseen waanala necebyahay waxa qaarkiin sameyo miyaa lagu nacayn
      Wiilkan yarna qabiil kama hadlin wuxuu ka hadlay dani wuxuna raadinayaa wanaaga putland wuuna kicinaayaa iney ayaheda u tashato laakiin intinaan malaha fahamkaa idinku yar dhinac kalaat la gasheene kubada dhulka dhiga sida koornada loo soo laado barta markaa xaashi yare u jawaaba

    • @sofiaa1635
      @sofiaa1635 2 ปีที่แล้ว

      Marka Runta loo sheego ayey ku waashan naceyab mj ayaa ku haya shaqo kale ma heysan xaqiiqada waa ka shegayaa

  • @nfoollowhormail.commuse8975
    @nfoollowhormail.commuse8975 2 ปีที่แล้ว

    Ninyohow dhinac Ayaad u Jan jeertaa waxaad kamid tahay CBB da puntland neceb mana tihid weriye waxaad tahay mid wax kasheega puntland ku qafiifay

  • @thebeanman8023
    @thebeanman8023 2 ปีที่แล้ว +2

    Wan ku fahansanahay kk dani gurigisa ayu joga ku manayaqano in aad hadleysid iyo in aad dhuseysi nin cilan is xorey adiga marka hor adigaba falastin ah o lagucilay ha wenkagi jidka dhax disa lagu dharbaxa markasa dad tashtay wax ka shegeysa kkkkk

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 ปีที่แล้ว

      Qabiil ha u hadlin muxuu is xoreeyaa Imaaradka ayaa Dani amar ku siiyey inuusan Muuse dagaal ku qaadi karin Aniga dani igama xigtid qabiil na uma hadlayo Dani waa kii yiri Sadexsano iyo bar waxaan u taagnaa inaan farmaajo kursiga ka tuuro afkiisa ayui ka yiri muxuu xaashi been ah oo uu sheegey GOD WALAAL HA QODIN INTA KALE ADIGA KU DARSO jawaabtii na wuu heley

    • @hodaabdirhman9250
      @hodaabdirhman9250 2 ปีที่แล้ว

      danay macal wayneh maxaa isu tihiin

    • @thebeanman8023
      @thebeanman8023 2 ปีที่แล้ว

      Wariye cadalad ah hadtahay marharad ka dali lahed farmajo dhibku pld ku hayay maraka Dani god walala muqodin wixi dantisa ah ayu firsaday dantisana wa mahawenaha danta u gujirto marka adiga hadatahay wariyo cadalad ah wad fahmameysa meshan ka wad layo

    • @thebeanman8023
      @thebeanman8023 2 ปีที่แล้ว

      Adiga ma kodhamkad kamidtahay falastin isaso xore marka hare

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla 2 ปีที่แล้ว

      ​@@thebeanman8023 butland maxaa galay muunaafaq yahow harti baa dega adigoo isaaqa maxaa ku soogeliyey iidoor wagaash harti xagee ka soo galay isku dir harti baad rabtaa waa lagaa shisheeyey orod muuse handaraab aad oo kahadal tuug

  • @saafimedia4578
    @saafimedia4578 2 ปีที่แล้ว +2

    😥Allaaaah dartiis subscribe ma ii
    awoodaan.. Hamigaga Allow ku fud