Waan daalee - Maxamed Saleebaan Tubeec - Muusig Cabdisalaan Jimmy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @EidMohamed-lf7nz
    @EidMohamed-lf7nz หลายเดือนก่อน +13

    Heestan waxanu kudhagaysanayna deegaanka amxarada jamacada wollo university,waxanu wada fadhinaa rag agtayda qiimo kuleh oonu waayo badan qalin wadaag ahayn,oonu so wada qadanay noloshii adkayd ee compus life ka.
    Eng mohamed faisal jama
    Eng ibrahim ali budul
    Eng Eid mohamed yousuf
    Dr mohamed ali ainan iyo
    Abdi aziz hassan sharif
    Zxbyal waxan idiiin rajaynayaa guul,cibaado suubban,horumar,dadaal,barwaqo,isku duubni,wada jir,iskaalmayn iyo feejignaan saa,id ah.
    Waa laysu soo noqon wixii nool adduunyada!
    Xasuus yar iska reeb, xasuus baa geel lagu xergeeyaye!
    Waxaan rajaynayaa inay xasuus aan duugoobin unoqon doonta qormadani ciddii noolaata 😢

  • @FOWZI-s9i
    @FOWZI-s9i 2 ปีที่แล้ว +65

    Heestan markasta waxey igu dhiiri gelisaa hamigeyga inaan gaaroo...
    Wiil dhalinyaro ah oo jaamcad dhameyey, hami badan leh, mustaqbal fog leh ayaan ahay.. Family qurux badan oo jacayl ku dhisan inaan sameysto ayaan raba.. ilaahow adaan ku weydiistay gabadh wanaagsan oo aan guulo badan wada gaarno ayan ku weydiiste 🙏
    Qurbaha ayaan rajo ka leeyahay i.a 🇺🇲🇨🇦
    Insha allah one day anigoo hamigeyga gaaray waan dhageysan doonaa markale ..

    • @faadumoxuseen1892
      @faadumoxuseen1892 2 ปีที่แล้ว +4

      Sido kale Alle ku rumeeyo hadafkaada I.a

    • @FOWZI-s9i
      @FOWZI-s9i 2 ปีที่แล้ว

      @@faadumoxuseen1892 thank you abayo 💙

    • @xafidocali7026
      @xafidocali7026 2 ปีที่แล้ว

      Masha alaah xpiipi cosob cayni jiiya igadoqabo

    • @shakowaaw1791
      @shakowaaw1791 ปีที่แล้ว +1

      Walibana commentigaafa dib u akhri markaaad hami gaaga gaaadho

    • @queenalisha143
      @queenalisha143 ปีที่แล้ว

      Sidokle wll hamigagana allah ino rumayo wll

  • @abdifitahabdikarim3111
    @abdifitahabdikarim3111 ปีที่แล้ว +22

    Wandaalee Idaayoo , waxa ugu daran nin daaloo dantiisana kaa durugtee…..
    waxa ugu daran Taan doortoo ku diidee haku daalinee.😢😢😢😢😢😢😢😢
    Waxan waa dareen aan dareemayo hadda 21- August-2023 Maalin Isniin ah 9:50 Am
    Area Bakaro-masjid abuu hureyra.
    Shaqada. Technically Internet.
    Insha Allah Waxan go’ansaday inaan danteyda raacdo nafteydana dadaal kusoo koowo . Maalin hadaan noolahy Waan daawan doonaa. Dhalinyarooy Dadaala.❤

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 5 ปีที่แล้ว +403

    Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo boqatay 2020!!you all full respect!

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 5 ปีที่แล้ว +210

    Maalintaan maqlay Geridiisa runti sidaan noqday rabbi unbaa ogaa😢waayo xanuunkiisa mamaqal, Allah kunaxariisto My #King❤

  • @xoxoaminandco
    @xoxoaminandco 3 ปีที่แล้ว +49

    I was born in the US, back in the 80s... the first song my ayeyo taught me was this one. Hadda, si wanaagsan ayaan ugu hadhli karah....baro luuqada hooyodah. 🥰 #hooyoday

    • @ahmedhamad8557
      @ahmedhamad8557 2 ปีที่แล้ว +2

      Mashalalh.markasta dalka hooyo iyi luqada hooyo..hada somlia si fluently ma ugu hadashaa

  • @abdirahmanmohamed5576
    @abdirahmanmohamed5576 8 ปีที่แล้ว +68

    musica baa idilay C/salaan jimmy wale gaacntiisa waan grtay inay tahay

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 4 ปีที่แล้ว +11

    Heesaha Tubeec qofkasta oo dhagaysta Waxaan Ka codsanayaa wllayaal inaad uducaysaan inaad uducaysaan in Ilaahay unaxariisto

  • @ahmedysn4865
    @ahmedysn4865 6 ปีที่แล้ว +75

    Ku saliya suubanaheeni MOHAMED ❤SCW❤

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +55

    صوت خيال وتطريب لايمكن ان يوجد من بعده..... لك الرحمه والمغفره محمد سليمان

    • @NOOBERNOBGOOFY
      @NOOBERNOBGOOFY ปีที่แล้ว

      Speak Somali😡🤬🤬🤬😡🤬😡😡😡🤬 No one understands you bro

    • @maxamed89
      @maxamed89 ปีที่แล้ว +1

      آميين يارب

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah 10 หลายเดือนก่อน +1

      Mr looyaan ❤

  • @Abdullahabsim
    @Abdullahabsim 5 หลายเดือนก่อน +8

    Allah u naxariistee Maxamed saleeban tubeec waxa aan dhageystay Tr 18/7/2024 habeen khamiis ah goorsheegtadu ay tahay 01:10 habeenimo qofkii iga dambeyoow like isaar thanks ❤😊

  • @awsalaad8567
    @awsalaad8567 2 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed saleebaan. Wuxuu ahaa saaxiibkayga fanka. Alle hawnaxariisto.

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah 10 หลายเดือนก่อน

      Legend ba tahay guuleyso

  • @abdisalammhassan3477
    @abdisalammhassan3477 6 ปีที่แล้ว +21

    Waan daalay aduunya waa qaban la ahay dad yahow igu quus qata walalayaal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MowShaqs
    @MowShaqs 3 ปีที่แล้ว +52

    My father took me to live with my grandmother back in Elwak, no school only Duksi... I would return home hungry and tired then get our old radio, play this special tape that had this song first.
    Memories are made of this

  • @bashka5382
    @bashka5382 5 ปีที่แล้ว +21

    Cabdisallan Jimmy nin weyn wlhi Musiga cadi ma aha 👌👌 kacan ban utagaay 💪👌 fanaaninta hada jiraan mey adaan ninkan.

    • @facamaantaofficialchannel746
      @facamaantaofficialchannel746 3 ปีที่แล้ว

      Walaal wuu dhintay Abdisalan Jimmy 2016 i hope inay ahayd.

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 3 ปีที่แล้ว +2

      @@facamaantaofficialchannel746 beenta jooji UK ayuu jooga Wlhi

    • @facamaantaofficialchannel746
      @facamaantaofficialchannel746 3 ปีที่แล้ว

      @@abshirpepe4130 Ma oran karo waa been balse ugaas saas ayaan maqlay inuu geeriyooday adigu maxaad xaqiiqo u heysaa adoon ii gefin ugaas.

    • @hassan-zn7zz
      @hassan-zn7zz ปีที่แล้ว +1

      Warya beenta dhaaf london wada daganahay

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassan-zn7zzaniguba wll.geeridiisa ayaan maqlay ee.mahubtaa adaa2024 soo qoreee

  • @fadumodegan5969
    @fadumodegan5969 5 ปีที่แล้ว +12

    illahow unaxariiso janadi fardowsa geeya dad waa dadki hore heesan waa heese hore anigo yar ayaa maqali jiiray mantan anigo hooyo ah oo ubad hysta maqalay

  • @dinomohamed-o4w
    @dinomohamed-o4w 4 หลายเดือนก่อน +3

    I appreciate the one who create this kind of music with sweet sounds, I am oromo, love you from oromiya, you are my blood

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour 4 หลายเดือนก่อน

      Welcome 🙏 from Somaliland 🎉

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada ayan marayaa wlhi heestaa jawigeeda ilhy ha u naxariisto Mohamed saleebaan tubeen I daayo

  • @aminaabdi9659
    @aminaabdi9659 4 ปีที่แล้ว +21

    Brings back so many memories of my childhood. Such a classic masha'Allah! ❤❤❤❤❤❤

  • @adanmohaa3884
    @adanmohaa3884 5 ปีที่แล้ว +49

    2019 October, still listening to this music, give me likes

  • @Layliga143
    @Layliga143 4 ปีที่แล้ว +3

    King of voice Maxamed Saleebaan Tubeec Ilaahay Janadii fardawso haka waraabiyo

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 ปีที่แล้ว +1

    Med souleyman tubeec. Waa codkii dahabiga ahaa e fanka soomalidaa. Ilaahow u naxariiso amin. Il est et reste une legende de la musique en somali. Il a gravé son nom dans la pierre. Quel grand homme. Jecoute ses chansons tt les temps. Surtout tt les chansons issu de cet album legendaire et imtemporelle. I am from Djibouti and this song make me happy.Really.i am listening always somalian songs. Be prood of what your are. Reer djibouti ayaan ahay afka frensh ka, afka carabiga iyo afka english ka intaba waan ku hadla hadana afka hooyo e sharafta leh ee macaan waan qoraa oo waan ku faanan. Waxaan la yaabaa dadka somalida ah weyni ku tegay qurbaha e afkooda soomaliga ka faana ee iska dhiga mareykan amase iskandhiga reer yurub. Faan ayey moodaan lakin dadkaas waxay isku cadeeyaan iney yihiin dad liita oo aqli xumo weyni haysato. Dadka ku dashey ee af koodi soomaliga ilowbey ka waran ? Masiibo taa weyn oo qof ku dhacda mid ka weyn ma jirta

  • @maankacadey6319
    @maankacadey6319 5 ปีที่แล้ว +18

    Hadal waki hore heesaha naa wasida okale heesaha hada jiran hees maaha 2019 🌹🌹🌹🌹

    • @mahamoudjamal1251
      @mahamoudjamal1251 3 ปีที่แล้ว

      صل على المصطفي صل الله عليه وسلم

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Maanks cadoow waad daalantee meel seeco ama lulo oo lula ciyasr sxb by nasir cadasl by by ..

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waar nimaanu sxbo ahayn oo Ahmed Shaadhcase la odhan jiray ayaa heestan jeclaa oo aan markii iigu horaysay ka maqlay wakhtigu waa 2012 meelahaa waa wakhtiyadii iyo waayo waayihii wacnaa, Ahmed Shaadh Germany isaga oo jooga ayaa iigu dambaysay haduu halkan iga maqlayo aad baan u salaamayaa Ahmed. 12 SANO Kabacdi ayaan hadana soo dib usoo milicsaday heesta waa wax Cajiib ah runtii. ThankyouDEEQ.

  • @wiilkadhiigaushubasomalida2483
    @wiilkadhiigaushubasomalida2483 6 ปีที่แล้ว +331

    I’m still listening this song 🇸🇴2024🇸🇴🎤❤️

    • @maymuunali6201
      @maymuunali6201 6 ปีที่แล้ว +5

      Wiilka dhiiga U shuba somalida mar kle malinlaas sideeda cml saf Kumar ayaad kawada dhigtay alle ya cisak💝💝💝🌷🌷🌷🌷

    • @husseinali379
      @husseinali379 6 ปีที่แล้ว +2

      we even care

    • @wiilkadhiigaushubasomalida2483
      @wiilkadhiigaushubasomalida2483 6 ปีที่แล้ว

      maymuun ali haa wllo ✅❤️

    • @shadiyaali6097
      @shadiyaali6097 6 ปีที่แล้ว +2

      Wiilka dhiiga U shuba somalida Me2

    • @mohamedpushup7609
      @mohamedpushup7609 5 ปีที่แล้ว +1

      Wiilka dhiiga U shuba somalida still bro Happy Friday night 🎇🌠🌇🌆🌅from Edmonton Alberta Canada 🇸🇴♥️🇨🇦

  • @FathiJamalaar
    @FathiJamalaar 4 หลายเดือนก่อน +1

    28/3/2019 waxan jeceday qalab qalbi adag balse waxan rajaynaya inuu eebe calaf igu daro waayo waana jecelahay waxana wada socona muddo dhan 5sanno ah 😊❤

  • @afandiimuttaqii2894
    @afandiimuttaqii2894 2 ปีที่แล้ว +41

    Woooow...
    I found this beautiful song after 20 years. The caseate dominated the cities of East Ethiopia at that time. It was so lovely then and now. Both the singer Muhammad Saleban and the composer Abdusalam Hassan Jimmy are among the best musicians of Africa. Especially Jimmy's talent is unique.
    Our Somali brothers and sisters are as beautiful as their music. We love you all. Your brother from Ethiopia.

    • @xamsemaxamud2965
      @xamsemaxamud2965 2 ปีที่แล้ว +3

      maxamed saleebn tubec

    • @saidabdille2414
      @saidabdille2414 2 ปีที่แล้ว +2

      Love 💕 you big brother from Ethiopia

    • @ibraahimcumar787
      @ibraahimcumar787 2 ปีที่แล้ว +1

      O

    • @ibbehd2598
      @ibbehd2598 ปีที่แล้ว +1

      east ethiopia? u mean illigaly ocupied somali galbeed u effing habesh we not brothers england and white christain colonizers are ur brothers. and who is jimmy? that ugly name is not somali name

    • @fmjjjjn7510
      @fmjjjjn7510 ปีที่แล้ว +1

      East Ethiopia? You mean ogadenia

  • @ayub24215
    @ayub24215 3 ปีที่แล้ว +19

    Classic the best voice in Africa the king of voice legend I love this song 💙 I love my people my culture 💙 somalia 🇸🇴💙

  • @Somali_Wadani
    @Somali_Wadani 8 ปีที่แล้ว +29

    King of voice Mohamed S Tubeec
    Mohamed Somali Allah Yaraxma

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 5 ปีที่แล้ว +26

    Muusikada waxaad Moodaa inay caadi u Hadlayso.!
    Waa Tallent mawhibo Caadi ah.!

  • @daacadabdikarim460
    @daacadabdikarim460 5 ปีที่แล้ว +27

    Wa ninki carabta ay dhaheen sowd bila sura😂❤Legend nin ila hda codkisa wx la Barbar dhigo jirin

    • @hajjzayd3707
      @hajjzayd3707 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkk

    • @kingmankhatar7956
      @kingmankhatar7956 4 ปีที่แล้ว +1

      @Daacad Abdikariim oo kaalay chalypaad dhaltee goormay yidhaahdeen 😂😂😂😂😂

  • @balkissharif2725
    @balkissharif2725 ปีที่แล้ว +3

    OMG! This reminds me of my childhood❤️❤️❤️❤️❤️🥰 I’m proud to be a Somalian 🇸🇴. I was only 8 years old when I first heard this song. May Allah give him all the mercy and love he deserve. Old is gold ⭐️🌟

  • @Easyfish9
    @Easyfish9 6 ปีที่แล้ว +4

    Abtigay aya galabki marku shaqada ka yimado raadiye wayn ku dhagaysan jiray 2005 xasus walh god bless u legend

  • @zakolegan500
    @zakolegan500 5 ปีที่แล้ว +21

    Dayaxa iyo daruuraha dushooda ka dayaa❤️ 👂🎤👍🙏

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 4 ปีที่แล้ว +13

    Jiimi, muusig looga har 🙏✔❤💙

  • @Hudahaybe
    @Hudahaybe 4 ปีที่แล้ว +7

    Wakhti sharma boy iyo fartuun balbalarka, lillbaliil fanaan uyihiin somalida am watching this song

  • @mohamedpushup7609
    @mohamedpushup7609 5 ปีที่แล้ว +23

    Still listening oct 5 2019 Edmonton Alberta 🇨🇦 🤟

    • @Last_King2023
      @Last_King2023 4 ปีที่แล้ว +1

      ˢᵗⁱˡˡ ˡⁱˢᵗⁱⁿᵍ ʲᵘˡʸ 20 2020 ᵛᵃⁿᶜᵒᵘᵛᵉʳ ᵇᶜ

  • @abbaimran4122
    @abbaimran4122 4 ปีที่แล้ว +9

    The king of love in the heart of Somalia...mob luv our Somalian brothers

  • @elmiabdimahdi8731
    @elmiabdimahdi8731 4 ปีที่แล้ว +73

    Who’s listening 2021 😘💪🏽💪🏽🇸🇴

  • @AhmedAhmed-us3ll
    @AhmedAhmed-us3ll 5 ปีที่แล้ว +1

    Gab gab dhalay maxamad suleman tubeec . ralinoqo eboow waa lagu gafay wan kaxamahay somalia sey kula dhaqan tay

  • @fadumalaki8062
    @fadumalaki8062 7 ปีที่แล้ว +12

    Hadaan Doodo Idila Oo Dadyoow Hay Dagaalina Waan Daallee Idaayooo Dadyow Ha Idagaalina Waan Doorteeee Idaayooo....... Allah Naxariistiiisa Badan Ha Ugu Deeqo Qabrigiisana Mid Nuur Badan Ha Ugu Dhigo Maxamed Saleeebaan Tubeeec Waleee Fan Somaliyeed Kaaama Dambayn

  • @muhannadabdiawl3794
    @muhannadabdiawl3794 หลายเดือนก่อน +1

    What a Music Abdisalaam Jimmy🤗

  • @samsonabdurahman
    @samsonabdurahman 2 ปีที่แล้ว +4

    I don't know how much I'm happy for finding this timeless music!!!
    💚💛❤

  • @HassanaliHBA-vi6tc
    @HassanaliHBA-vi6tc 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto tiitki wayna ee naga baxay tubeec

  • @bilaamuraad5616
    @bilaamuraad5616 5 ปีที่แล้ว +193

    Yaa daawanaya 2020❤. Like saar

    • @iimaanhassan8095
      @iimaanhassan8095 4 ปีที่แล้ว +1

      Bilaa' Muraad aniga ayaa dawanay bro❤️

    • @ahmedismail6738
      @ahmedismail6738 4 ปีที่แล้ว

      Dadka wayo wayo xasuista ama dadka suxulada dhigta moyane inata kale baqi naguma aha...😂😂

    • @aminhajimahamed8136
      @aminhajimahamed8136 4 ปีที่แล้ว

      Caadimaha...🖐 anaa daawanayo sooraadsaday yaaqay

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 3 ปีที่แล้ว +1

    Albunkii Nasteexo ee boqorkii codka AUN max'ed saleman tuube waxuu soo bacay 1996 mise todobadii bay ahayd.
    Muusiga waxa tumayey cabsisalan jimmy.
    Fananku wuxuu joogay swiserland halka cabdi salan jimmy uu jogay canada .
    Iyadoo internetka xawaaraha sare leh uusan jirin aya codka laga sirayey yurub.musikadana canada.
    Beeigas BBC somali aya falanqayn jirtay kkkk

  • @abdikafiahmed9661
    @abdikafiahmed9661 3 ปีที่แล้ว +3

    The first time I heard this song was in 2004 when I was a schoolboy.
    memories and experiences of a childhood night I remember may God have mercy m sulebaan tubeec

  • @rashidseerar
    @rashidseerar 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga baa ku dawanay, king Tubeec. Alle ha kuu naxariisto 🙏🏾

  • @mustafamohamed641
    @mustafamohamed641 5 ปีที่แล้ว +15

    19999 in Syria heard this song as kid good times fly by memory

    • @xamsemaxamed4605
      @xamsemaxamed4605 11 หลายเดือนก่อน

      good time was some what of hardship on other hand, i was young kid at that time but beautiful and full of good hopes dispite famine, no body can interperit how sweet this song was for me,
      i was hadly affordable to listen, good times never fly of memory

  • @musse5448
    @musse5448 5 ปีที่แล้ว +10

    Legendary mucisian!! Greatings all the way from stockholm musical university.

    • @Hassancali-lj1tv
      @Hassancali-lj1tv ปีที่แล้ว

      waaw axsan fanan

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah 10 หลายเดือนก่อน

      Cabdisalaan Jiimi weeye

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 9 ปีที่แล้ว +12

    Cabdisalaam Jimmy legend ninkaas MA noolyahay hada
    JIMMY KING 👑

    • @unknownunknown7198
      @unknownunknown7198 7 ปีที่แล้ว +3

      Haa..he lives in london...

    • @abdirahmanmohamed5576
      @abdirahmanmohamed5576 7 ปีที่แล้ว +3

      haa bro Jimmy london buu dagan yahay ninkaas gacantiisa caadi maaha heesaha culus aa loogu yeedhaa inuu tumo

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk sxbayaal waadku mahadsan tihiin
      Cabdisalam Jimmy oo aroos jooga habeen dhowayd
      musicga uu tumayo wiilyar oo hada soo baxay ayaan u jeeday

    • @yusufajama
      @yusufajama 3 ปีที่แล้ว

      @@wiilkaReerCigalle sxb link ga halkan iigu dhaaf bal waa adduun iyo waayihiis e meeshuu Jimmy wajiya xun wax tumaysa daawanayo e

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 5 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha u naxariisto maxamed saleban tubeec fanaan qaran ayuu ahaa somali dhan ayaa ku fani jertay who’s waching2019🎧

  • @nefefe4045
    @nefefe4045 4 ปีที่แล้ว +227

    What’s funny is that this is my first time hearing the actual song. I’ve been hearing my mom singing it for my entire life 😭😭😭😭😂😂😂 wow

    • @abdiraasaqaxmed4219
      @abdiraasaqaxmed4219 4 ปีที่แล้ว +6

      Is that true waaaw!

    • @Ali-xh4hg
      @Ali-xh4hg 4 ปีที่แล้ว +5

      Fariid hooyada heesta Qaado ayeye kugu samayn jirtay: waaxba Nagu dhacay.

    • @abyanh922
      @abyanh922 3 ปีที่แล้ว +4

      Me too sis

    • @mahdi9365
      @mahdi9365 3 ปีที่แล้ว

      Your mam or dad??

    • @aaliyahhagi3598
      @aaliyahhagi3598 3 ปีที่แล้ว +3

      @@mahdi9365 read what she said mom!

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 3 ปีที่แล้ว +1

    AUN Rashid Balluu fanaan, laxamiiste iyo abwaan qaali ah.

  • @alifyare3218
    @alifyare3218 6 ปีที่แล้ว +13

    I remember when I was too Young and my big brother he alway listened this song 🙌🏽

  • @hailehassan3659
    @hailehassan3659 7 ปีที่แล้ว +45

    wa hesta kaliya e anigo yar marka meel ka maqlo u istaagi jiray

  • @abidaher8378
    @abidaher8378 8 ปีที่แล้ว +38

    Waa heesti u hooray say ee an dhagahayga ku maqlo Still I am listing

    • @YoungKarama
      @YoungKarama 7 ปีที่แล้ว +2

      Kuwii ka horeeyey xageed ku maqli jirtay Lol

    • @Ahmedtall11
      @Ahmedtall11 7 ปีที่แล้ว

      Mustapha B Omer air phone ayu kumaqli jiraya filaaa lol

    • @indhodeeraley4923
      @indhodeeraley4923 7 ปีที่แล้ว

      Mustapha B Omer hhhhh malaha wuxuu ka wadaa dadku markay waadayan bn maqli jiray

    • @ogaalkacaalamka1798
      @ogaalkacaalamka1798 4 ปีที่แล้ว

      Mustapha B Omer hhhhh saas kama wdo waa mrki ugu hreysay ay hees dhageysato

  • @lucasnuune2849
    @lucasnuune2849 4 ปีที่แล้ว +1

    Faladagn buu Ilaahey nagu zoo beegey iLaahey hku naxaristo poqorka codka💯🔥

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 5 ปีที่แล้ว +20

    2019 9 11 aad baan idiin salaamay somali daarood🤣🤣
    Somali hawiye🤣🤣
    Somali dir🤣🤣
    Somalida wacan inta kasoo hadhay🙌🙌🤣🙌

  • @rayaandarwiish5898
    @rayaandarwiish5898 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadan doodo idila ooo 😭😭😭💔💔wan daleee

  • @hamsehassan2389
    @hamsehassan2389 5 ปีที่แล้ว +66

    27 july 2019 from Toronto Canada 🇨🇦

  • @wareergooye1236
    @wareergooye1236 2 ปีที่แล้ว +2

    Qisada Heestan waa mid aad u qosol badan sida lagu samyey

  • @zahrujasiyad7669
    @zahrujasiyad7669 4 ปีที่แล้ว +3

    Am in love the music iyo codka macan e boqorka codka allow naxaristii jano sii Aaamin ya rabbi xasus wlh 2020 ya dhageysanaayo ♥️

  • @ahmeddahir7061
    @ahmeddahir7061 5 ปีที่แล้ว

    1995 ayey ahayd. Isagoo jooga Denmark ayaa codka looga qabtay Canada. Rabbi ha u raxmado.

  • @fatimajimale2298
    @fatimajimale2298 4 ปีที่แล้ว +9

    Super classic and one of my favorite song,who listening to it in 2020😆

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan Shiikhoow majidkd Ciyaar kaaaaaaaaaaà😊

  • @mukhtaarahmedjaani4256
    @mukhtaarahmedjaani4256 3 ปีที่แล้ว +10

    The most underrated song of all times .

  • @fananD5lubi
    @fananD5lubi 4 หลายเดือนก่อน

    Alle hawo naxariisito maxed salabeen waan salamaya somalida aan madxada u ahaya 🇸🇴🎤

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 5 ปีที่แล้ว +6

    6/7/2019 6.36pm ayaan dhgeesan dareen cajiiba ayey isiisy exam ayaan diyaain .. old is gold

  • @abdisalanadamfarahmohamoud4360
    @abdisalanadamfarahmohamoud4360 ปีที่แล้ว +2

    It’s 2:30 am, it Was doing hard task, I completely given up to coup my sleep, I was moving around TH-cam and this song reminded me my 2008 life in baardheere where I used to listen this song at local radio.😂

  • @khadarsayid4889
    @khadarsayid4889 8 ปีที่แล้ว +51

    dayaxiyo daruuraha dushoodaan ka dayayaa maasha Allaah cod lagu faano oon horayna loo arag dibna loo arkaynin isga ookale Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo dhamaan inta inaga hoosaysaba boqorka codka maxamed suleebaan tubeec

  • @BashirCali-r9w
    @BashirCali-r9w 2 หลายเดือนก่อน

    Maalin uun aniga iyo tayduba waan wada dhagaysan doona heestan aadka umcn i.a❤

  • @cabdirisaaqxuseen4320
    @cabdirisaaqxuseen4320 6 ปีที่แล้ว +121

    hhhh walahi waan xasuusta, waa heestii ugu horaysay ee aan xifdiyo, habaryartay ayaa dhagaysan jirtay 2001dii. aniga iyo walashay ayaa xifdinay. markasta waanu qaadi jirnay.hhhhh xasuusbaan galay caawa.mahadsanid.

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 6 ปีที่แล้ว

      Cabdirisaaq Xuseen 😳😳😳

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 6 ปีที่แล้ว

      Dugsi ma la adi jirin miyaa???

    • @Dhul_Qarneyn
      @Dhul_Qarneyn 6 ปีที่แล้ว

      @@zeynabmohamad702 🤣🤣🤣

    • @germanytoday4245
      @germanytoday4245 6 ปีที่แล้ว +2

      habar yaro ciyaalkii way waashay markaas😂😂😂

    • @abdirasakhussein4781
      @abdirasakhussein4781 6 ปีที่แล้ว +1

      Cabdirisaaq xuseen😚😍
      Isku magac nahay brother
      Mgcaygu waa cabdirisaaq xuseen heestan anoo yar dhageysan jiray 2006

  • @xaawomuuse2628
    @xaawomuuse2628 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto abahay bn soxasuusta rikor ulahan jiray aduun waxba maaha iyo mohamed saleeban tubeec

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 7 ปีที่แล้ว +35

    ninkaàn jimmy music garacaayo haduu nool yhy
    fanaaaniiinta hada jiraaan jimmy mee aaadaaan

    • @mohamedsarah6647
      @mohamedsarah6647 7 ปีที่แล้ว +1

      bro ciyaal xaafada ayuu iska noqday hada waagan hankiisa dhan music ayuu ahaa lkin hada balaayo wax ka qalalabsiinee baa soo dhoobtay london marka meshan ayu iska xamaashaa

    • @libanfarah1648
      @libanfarah1648 6 ปีที่แล้ว +1

      Mahdi Ubax Side tubeec...jamac yare....zeynab laba dhagax ninka muusiga u tumay jimmy wale musig laguma gaaro

    • @falastiinjimale4340
      @falastiinjimale4340 6 ปีที่แล้ว +3

      Fanaan majiro Hada waawada Caga cad codxumo iyo murti la aan isku darsadeen.. 😂

    • @cabdikariimkaarto2471
      @cabdikariimkaarto2471 6 ปีที่แล้ว +1

      Musica tubeeca leh wuu garaacaya asi, Mucican classica ah hada lama helo.

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdikariimkaarto2471 musiga waxa haga laxanka walal, musigan jimmy u tumay tubeec laxankeedii horuu ugu tumayaa isagoo ku farayareytey

  • @Sahalothman-jz1dq
    @Sahalothman-jz1dq หลายเดือนก่อน

    waa Hapen arbaco soo galeyso taarikhduna tahay 22/oct/2024 insha allah sanadka Sidaa wax urajeynayo iney noqdaan baan rapaa

  • @Sir_Aron
    @Sir_Aron 5 ปีที่แล้ว +40

    Musiga Ay heestu Ku Bilaawaneyso Xariirka Jacaylka Ayuu Ka Dheeryahay. Waa Daaley Sidaa Heesta U Sugaayey 🤣🤣🤣

    • @yusufajama
      @yusufajama 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh Jimmy heesuhuu tumay oo dhami waa tabtaa wuu u xoog sheeganayaa

    • @farhanhersi7009
      @farhanhersi7009 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk

    • @warardegdegah5245
      @warardegdegah5245 4 ปีที่แล้ว +2

      Facebook legend sxb hlkaas baan asxb knhy

    • @sicidonuur1742
      @sicidonuur1742 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 ปีที่แล้ว

    Erayada heestaan waxa kujira
    Waxaa udaran nin daaloo dantuisuna kaduqdee walaale aduunyadaan wa maalmo kooban aaqiro io aduun wx ku anfacayo kudaal waligaa fan haduu qiimo leeyhy wakan tubeec maanta naga hooseyo wuxu kusuganyhyna alla og alle haw raxmado ayaan leeyhy marka ujeedada alle aduunkaan uukuu keenay fahan

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia 6 ปีที่แล้ว +74

    Ya dawanaya/dhageysanayo 2018 like i saar🇸🇴🇩🇯💪

  • @CcasiisXasan-d5u
    @CcasiisXasan-d5u หลายเดือนก่อน

    Still I'm listening 🎶 2024 25 october haben jimco rabi naxriistii jano ha siiyo tubeec boqorka codka🤲

  • @maxamed9673
    @maxamed9673 6 ปีที่แล้ว +7

    Cabdisalaan Jimmy haddii cid u dhow ay jirto hala soo waraysto wuxuu hayaa taariikh iyo muusik ilaa hadda sidiisa cid u qaraacday aysan jirine

    • @ahmedadan2362
      @ahmedadan2362 5 ปีที่แล้ว

      gacanaa u taagay ninkaas wlh.

    • @najiibrabiile319
      @najiibrabiile319 4 ปีที่แล้ว

      Sxb landan ayo kunolyahay mucjisada musica

  • @nimcaanabdirahman4228
    @nimcaanabdirahman4228 2 ปีที่แล้ว +2

    Mucjisada Fanka Jimmmyyyyy🐐🙌🏼🔥🔥

  • @MUHAMMADALIIBRAAHIM
    @MUHAMMADALIIBRAAHIM 4 ปีที่แล้ว +3

    Muhammad suleymaan tubeec Allaahu ya Raxiim king of voice👌💪💚😇.

  • @abukarofficial6472
    @abukarofficial6472 5 ปีที่แล้ว +2

    Intaa hees maqlayay midaan mid ka fcn waligey markin Tubeec❤🇸🇴

  • @mustafaanouriye6793
    @mustafaanouriye6793 7 ปีที่แล้ว +20

    allaah ha u naxariisto boqorkii codka waxaan dhaysanayaa 21/5/2017

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 2 ปีที่แล้ว

    Marka la leeyahay old is gold been maahan
    Tubeec allah yaraxma raaximiin

  • @wayahacusubofficialschanel7752
    @wayahacusubofficialschanel7752 4 ปีที่แล้ว +13

    Heestaan xasus gaar ah ayeey ii leedahay runtii like ta ii sar hadad ika dambeyso

    • @abdirizakabdi4872
      @abdirizakabdi4872 4 ปีที่แล้ว

      Sido kale wlle mcn heestan dhigayga bey kicisay

  • @salmahashi2132
    @salmahashi2132 5 ปีที่แล้ว +2

    The Somali talent.... Jimmy nin caadi ah maaha. gacanta alla gaama gooyo.

  • @ahmedibraguka1239
    @ahmedibraguka1239 7 ปีที่แล้ว +18

    AUN Maxamed Saleebaan Tubeec boqorka codka.
    Ku darso music wuxu c/salaan jimi ku tumay magaalada Toronto Canada Maxamed Saleeban waxu joogay dalka Switzerland waa qaarad ilaa qaarad waqtigaa arrinkaasi wuxuu ahaa mucjiso

    • @hamzeabdi7009
      @hamzeabdi7009 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Ibraguka xiligas manoleed adi

    • @dhoolali7869
      @dhoolali7869 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Ibraguka xiligas gormey eheed isheg plz o maxamed saleban Switzerland uu jogey

    • @keeyseahmedjimcale6526
      @keeyseahmedjimcale6526 5 ปีที่แล้ว +1

      @@dhoolali7869 sxb heesta marhore ayuu qaday tubeec balse 1999 melahaas waaye marka uu uso cusboneysiiyay oo cabdi salan Jimmy utumayo sxb

    • @Uvbnn
      @Uvbnn 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@keeyseahmedjimcale6526Maya waxay aheyd 1998

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 6 ปีที่แล้ว +2

    Kama daalo heeskan anoo yar baan meheradaha Kamaqli jira oon kaxafiday halkaa tubeec allaha unaxariisto boqorka codka

  • @Asalow_media
    @Asalow_media 6 ปีที่แล้ว +12

    1990 ayan dhageysan jiray xasuus raadiyaha

  • @hibotawakal7601
    @hibotawakal7601 4 ปีที่แล้ว

    allow ku naxariiso al fanan baba maxamed suleyman allow qabriga ku nuuri oo danbigada dhaaf aamiin yaa allah

  • @foos4955
    @foos4955 3 ปีที่แล้ว +9

    Aduun Socdaal Fanan Uyahey Ban Jooga Iga Dambeyow Like iskumuji Hadad Qalbiga Kala Noshahay Dadki Hore😪Alle Hawnaxaristo

  • @c.m.g3802
    @c.m.g3802 3 ปีที่แล้ว +2

    Old is Gold raximuhulaah kuwa 2022 daawan doonow uduceeya marxuumka in alle udambi dhaafo janadiisana geeyo aamen insha allah

  • @haajiryareofficial8088
    @haajiryareofficial8088 5 ปีที่แล้ว +31

    inti coppy gedda tiktok ku so aragtay oo inta imaaday replay so gal😂😂🤣🤣🤣

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level
    Jimmy wuxu ahaa mar la arag
    Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣
    1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya,
    Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ???
    Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdihafitabdi3144
    @abdihafitabdi3144 2 ปีที่แล้ว +8

    The first time I hear this song was 2005 when I was 4years old. I usually hide under the bedroom of my mother. I don't want to go to dugsi that is why I am hiding my parent and listen to these song old is gold🥺

    • @hamdiomar9103
      @hamdiomar9103 2 ปีที่แล้ว

      Are you lying 😂

    • @mohamedomar9575
      @mohamedomar9575 2 ปีที่แล้ว

      @@hamdiomar9103 😅 you made me laugh Wallahi!
      Our brother was a good story teller, but you're spoiler 😅😅😅😅😅

  • @libanofficial472
    @libanofficial472 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilhy ha unxariisto jantul frdwza haka warabiyo😭

  • @m.a5122
    @m.a5122 6 ปีที่แล้ว +6

    18/11/2018. waan daalee.
    throwback . history repeats it's self. best advice. to the new generation. wake up my blood . stand up for your country. make somalia great . again . God bless .my motherland.

  • @mohammedahmedomar5774
    @mohammedahmedomar5774 ปีที่แล้ว +1

    Yaa dhagaysanayo 2023 oona hesta ka wyn tahy 😂😂😂