"Marka uu igu xanaaqo Halgamaa Muuse Bidaar waan sugi jiray intay cadhadu ka dagayso" Maxamed Kaahin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024
  • "Marka uu igu xanaaqo Halgamaa Muuse Bidaar waan sugi jiray intay cadhadu ka dagayso" Maxamed Kaahin, Wasiirka Arimaha Gudaha JSL
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 16

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 2 หลายเดือนก่อน

    Alle hawnaxariisto Muuse Bidaar waxaan ku xasuustaa sheeko dhexmartay Aabahay iyo Isaga oo aanan halkan kusoo koobi karayn labadoodaba Alle hawnaxariisto waxay kala nolol danbeeyeen 3 sano.

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse bidaar allah ha u naxariistee wuxuu ahaa nin dalka naf iyo maalba u huray muxuu duruuf adag la soo maray dalkan

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse Allah ha u naxariisto
    Laakiin adiga Ina Kaahin ah iyo ina Xaashi midna uma quudheen dhuuni haduu maanta noolaan lahaa ee waxba haku campaign garaynina

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u nxrsto muj: muse bidar
    Iyo mujahidinti snm oo dhan sl gul

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 หลายเดือนก่อน

    Adeero M Kahinow waxa ku seegtay inaad magacyada aad tirinayso maruun ku ku soo darto qof reer Somaliland oo magac leh oo aan gobolada dhexe ahayn for example Muj A/Rahman Aw Ali ( Laba-Tolleh ) , m/weyne Dahir R Kahin ( madaxweynihii ugu horreeyey ee doorashada one vote one person innoo hirgeliyey ) iyo dadkale oo badan . LAAKIIN adeer waa caadi xagga da'da ayaa ku yara saamaysayوبالله التوفيق

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiirkii buugaagta weeye bal waydiiya ninkaas shaqadiisu waxay tahay allaa kariim

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 หลายเดือนก่อน

      Dal kuu isagoo dhalinyaradii ah u soo halgan at buu wali Turks leeyahay cadawga dibada ee somalia iyo cadawga gudaha ee ay ku adeegato. ragbag shaqaddoodu ciidan la gaado oo madaxa maydkooda layskaga taago tahay aduunyo maxamed Kahin layswaydiinayo maanta

    • @ikk8851
      @ikk8851 2 หลายเดือนก่อน

      Maxamed kaahin Ahmed adeerkay muuse biixi wallahay waan ka taageersanahay waanan doonayaa in uu uga dego tartanka doorashadan. Eeshcalaa qof ❤

  • @AbdirahmanAbdillahi-pd6dd
    @AbdirahmanAbdillahi-pd6dd 2 หลายเดือนก่อน

    Buugii sulub jama goormaa la qorayaa Somalilandeey 'waa su aal daaweyn' '

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismaciilhaybe
    @ismaciilhaybe 2 หลายเดือนก่อน

    Adeero waxaan kuxasuusin lahaa taariikhdii kalaa kaabadataye.kelmadiisii wadaniyada ka turjumaysay eeuu yidhi.gabadhay markaad aragto sateen berbera kadhoofaysa baasboor iisoo doono

  • @guledyussuf858
    @guledyussuf858 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha u naxariisto
    Taariikhda wanaagsan oo SNM ka hadasho waxay ku salaysan tahay oo kaliya midnimadii soomaliwayn 😂

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน

    Malooliyo,snm intadhimstay ahn inakahin oo leh carsheega,beentaasuuraba inuu caqliga noogeliyo.

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 maalinba noch nin nacas ahaa ayay buug ka qorayan,ragii raga ahaana waala ilaabay

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน

    Sarkhaan koron oo indhaha iskuhaya.
    Buuni oo alshabaab talashaqeeyry.