ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Najma Nashaad oo Sanadkan 2024 laga Qaaday Waraysigii Ugu Xiisaha Badnaa Iyo Jaceylkeeda Cusub.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.พ. 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

ความคิดเห็น • 59

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 6 หลายเดือนก่อน +7

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 6 หลายเดือนก่อน +15

    Yaab badanaa fanka aad bay u jeclahay Allah haku soo hadeeyo insha Allah

    • @user-jb9nh5no5l
      @user-jb9nh5no5l 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin ❤

    • @Axmed-gu8bu
      @Axmed-gu8bu 6 หลายเดือนก่อน

      Aamiin ilaahay ha soo hadeeyo wllsheen

  • @ahmedosman-dd1gr
    @ahmedosman-dd1gr 6 หลายเดือนก่อน +5

    Welcome to Djibouti naymaaaaaa

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v 6 หลายเดือนก่อน +4

    Subxaana Allaah isastur wll Allaah kacabso Aduunyadu waa Ayaamee .

  • @ahmedosman-dd1gr
    @ahmedosman-dd1gr 6 หลายเดือนก่อน +4

    Djibouti 🇩🇯 my home ❤❤❤

  • @user-vy8yj5mx5z
    @user-vy8yj5mx5z 6 หลายเดือนก่อน +9

    Xijaabo ilahayna xasuuso wll

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allllah najmaa nashaad nolow❤

  • @YusufAhmed-tz9ve
    @YusufAhmed-tz9ve 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waxay tidhi wax kheyr wada adigu kheyr ma wadaa adigu jidhkaagii ayaa qaawan mid qaawan mooyee nin Allah ka cabsanayaa kuu iman maayo intaad noocan tahay Allah ka cabso quruxda waa xijaabka waayo xijaabku sida salaadu waajib u tahay ayuu isna waajib u yahay gabadh kasta somaliyed waxan odhan lahaa xijaabku waa idinku waajib tii diida iyadaa Allah la hortagi

  • @user-sj2td4oz2f
    @user-sj2td4oz2f 6 หลายเดือนก่อน +6

    Wll najma ilhy waku qurxiyay waku dhamaystiray lkn fanku waa xaran saynu wada ognahy markawll wxba ugu daran madaxa qawan wll madxaga Qari waxkastod Samaynayso

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa baqdi najma nashaad,meel kale o ay aado ayeey wayday,

  • @cabdirahmancabdow3080
    @cabdirahmancabdow3080 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal xidhashada noocan diintena maqabto ILLAHEY kacabso oo xijaab qaado oo xasuuso aakhiro

  • @user-rv1sv3cy3n
    @user-rv1sv3cy3n 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohammedbillow1523
    @mohammedbillow1523 6 หลายเดือนก่อน +2

    war music & heeso wa
    badinimo tii ugu weynd
    macnaha qofku inu diinta ka dhumay halna ogada cimri&cafimad xadgudub
    & Alla ka dheeri lo'adeksaday illhay ma barakeyo gbdhas waxan leyahay illahay ka cabso
    naftada U cabso khalad & qawanan & niman lajok intas hakaga ekata waxad U muqata gbdh an U hogansamin awamirta illahay oo kitabka & sunada rasulka nacday
    adna illahay agtiisa
    yan laga nicin jook jook na isqabo na isqabo ha'dii ad geeri la'kulantid maxad isku halayn oo wanag ah
    Allihi Ku aburtay aqonso ogow gbdheni aya'tahay
    khalad kuu maquurno hadal xumina naga'makaqabato Allihi Bada ad tilmameysid & berriga & wax kasta aburay
    aqonso adigana gbdha khaladka ka qabso haku dhiriganine ee kaqabo

  • @LadiyeLadiyeaaa
    @LadiyeLadiyeaaa 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walahii najama waa qof ficana oo wanagasan

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 6 หลายเดือนก่อน +3

    Najma gabadh hanwayn ayn modayay lkn Waxayba ledahay fankan heer ka gaadhi abayo Allah ha ku sahlo

    • @HassanHoussein-vz8wy
      @HassanHoussein-vz8wy 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HassanHoussein-vz8wy
      @HassanHoussein-vz8wy 6 หลายเดือนก่อน

      💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @CabdisalaamMaxamed-xc8gu
    @CabdisalaamMaxamed-xc8gu 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qari jiqood "waamacagc wayne waxanoo kale waraysi geeda hasoodhigina. ama magaca iskabalada dee hanaga ga ciyaarina

  • @Nawaad
    @Nawaad 6 หลายเดือนก่อน +5

    Imika najma nashaad ma sidaney fryer ki tahay
    Dhexda intan leeg

  • @KadarHassan-bu5eg
    @KadarHassan-bu5eg 4 หลายเดือนก่อน

    Machalla najma nashaad i nolow I love you ban kouodaayna❤❤

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss 6 หลายเดือนก่อน +3

    Djibouti

  • @user-gk8yc4we4s
    @user-gk8yc4we4s 6 หลายเดือนก่อน +1

    Magalada Kenya mise dalka Kenya magalada Nairobi 😂😂😂❤

  • @user-vf7tr1dv8g
    @user-vf7tr1dv8g 6 หลายเดือนก่อน +3

    ❤🎉n

  • @user-uv3qz7ti2j
    @user-uv3qz7ti2j 6 หลายเดือนก่อน +1

    Afka may may

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 6 หลายเดือนก่อน +1

    Fanka Mahan wax hormar laga garo ee abyo allah hakuso hanuniyo ianah astur wado wngsan kuma jurtid ee allah haku so hadeyo inshallah

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 5 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland maa jamhuriyad ah ila qosol ahaa taas putland jubbaland heshabele galmudug konfur galbed ayaga neh jamhuriyad miyaa intaas iyo somaliland waa isku mid

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 6 หลายเดือนก่อน +4

    Najma nashaad 2000 miyad dhalatay 😂🤣😂

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 5 หลายเดือนก่อน

      Kkk waxasay nogu sheekanysa😂😂

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 5 หลายเดือนก่อน +1

    Naagta qawan maryo halo xidho

  • @user-ky3wo7wi6f
    @user-ky3wo7wi6f 6 หลายเดือนก่อน +1

    Najma nashaad anaa kutaageera inaadeer

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi hadaaa sadaqo laigu siyo marabi,illahey haku soo hanuniyo.

  • @cadecalasoowcariif1257
    @cadecalasoowcariif1257 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.nakmo.yaaqaay.dibadda.masoo.nacday

  • @abdihassanaden2268
    @abdihassanaden2268 6 หลายเดือนก่อน +2

    Il te faut un djiboutien 🇩🇯 najmay

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 5 หลายเดือนก่อน +1

    Fananade naagtan codba maleh dadka dhagestan la yaaba fanan xaal qado

  • @cabdirahmancabdow3080
    @cabdirahmancabdow3080 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ee garan meysid xili aad katagto aduunka ee waxad Alle weydiisataa khaatumo wanaag inuu ILLAHEY kugusugo

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kuwan inad u warranty may ahayn badhyo culus weeyaan

  • @user-vf7tr1dv8g
    @user-vf7tr1dv8g 3 หลายเดือนก่อน

    ነጄ❤🎉

  • @user-xl6mc9xh5h
    @user-xl6mc9xh5h 6 หลายเดือนก่อน +2

    Najma

  • @user-nv3jr5ml6e
    @user-nv3jr5ml6e 6 หลายเดือนก่อน +1

    Najmo nashaaat garoob miyaad tahay huno

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6ji 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cawale adan haduu fiican yahey maxad oka dhaqaqdey

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkey sheegeysaa waa cawale adan kii qabayna waa cawale dayr waa laba nin

  • @user-sk3rm2kp2s
    @user-sk3rm2kp2s 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sootan oday ismaciil amaanin😂😂

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 6 หลายเดือนก่อน +2

    Djabouti hadaad degto ood ka guurto hooyadii fanka ee HARGEISA ogow fankaagu wuu saqiiridoonaa😂😂😂

  • @user-vf7tr1dv8g
    @user-vf7tr1dv8g 4 หลายเดือนก่อน +1

    N❤🎉እደዚነውያለጭቅጭቅመትማግኘትእደዚደስይላል

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 6 หลายเดือนก่อน +1

    Is this guy a nutter! Why does she need to thank "reer Jabouti"? I hope he means her fans!

  • @mrawaaleaden4047
    @mrawaaleaden4047 6 หลายเดือนก่อน +2

    cawaale iska ilaali yuuna kugu yaacin ku leyahay

  • @MichelbastosBastos-kc5mj
    @MichelbastosBastos-kc5mj 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh ninki fahmaya aya fahmaya dhalinyarinimoo inad bashasho micneheda war taan yari way dhimatay wlh bilahay tolahay markay Djibouti timiy wayo sarkhadi oo firi ah ayey heshay anigu indha'hayga aya ku arkay bada sesta iyado.........?

  • @AhmedAadan-7743
    @AhmedAadan-7743 6 หลายเดือนก่อน +1

    NAAG QAWAAN LAMA GUURSANAYO 😂😂. TEDA KLE NAAG LA SO ARKAY WEXEDA CIDNA HUNGURI KA GALI MAYO.......😂😂😂🤭🤗

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 6 หลายเดือนก่อน +1

    naagtaan naga hordaqaaji. jibhaadi haku noqoto kkkk gabadh somali ban ahy kulaha. qaabyaaladii ku qaadaay kuma dhigto.

    • @aliqawrahofficial6554
      @aliqawrahofficial6554 6 หลายเดือนก่อน +2

      Haday gabadh Somali ahyn wa ayo ?

    • @ubaxqaran.1290
      @ubaxqaran.1290 6 หลายเดือนก่อน +1

      Oo ma faransis bay shegan lahed jabuuti xata waa somaliya hooy somali somali ba leh

    • @MUBAARIGBULSHAAWI
      @MUBAARIGBULSHAAWI 6 หลายเดือนก่อน

      Ubaxey MAYS GUURSANAH XABIBI 😂😂😂​@@ubaxqaran.1290

    • @FAHADKANTE
      @FAHADKANTE 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ubaxqaran.1290 yaa. Ku yidhi somaliya hindi baaleh 😂

    • @farahmahdi4626
      @farahmahdi4626 6 หลายเดือนก่อน +1

      Oo kaley markay somali ahayn waa ayo ama intey Djaabuti jogto iya somalinimada igu didantahey oo Djaabuti somali male