Maxamed Mooge - Mahiigaan with Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 113

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 3 ปีที่แล้ว +17

    AUN m mooge heesta waa mahiigaan jawigu waa mid sare 12/2/2021 haben ay sbti soo galeyso👌👌 heestaan wiil anu asxb nahay ayaa codkiisa asiga oo ku qaadaa isoo diray aad buu u keenay runtii anigu ma aqoonin caawa ka hor inuu mooge qaaday balse caawa ayaa arkay mhdsnd rageedi🙏 salaama team raggedi🙋‍♀️👏

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 3 ปีที่แล้ว +4

    Berigii hore kabanka sidaan ayaa loo garaaci jirey intii uusan jiilki labaad saaxada soo gelin sida amiiral cuud Jiim Sh Muumin, Aweeys Goobe iyo Daa'uud Masxaf macalin Mooge Allah yarxamu.

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 6 หลายเดือนก่อน

      Kaban waxaa macaaneeyay oo dhadhan u yeelay Jiim Sheekh Muumin.

  • @dacadibnuismaciil118
    @dacadibnuismaciil118 4 ปีที่แล้ว +3

    Ab iyo ab waxa Ka helay sida shiikh murtiyahoo aayadaha macneye ALLE naxaristii Jano haka warabiyo maxamed mooge isaga dhaman muslimiintii aamiin aamiin aamiin

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 ปีที่แล้ว +61

    Heestan "Mahiigaan", ba layidhaa wa heestii ugu horeysy ee "M mooge aun",ka qaado idacada Radio Hargeiysa "1968", ereyada waxa iska laha "Maxamed Cumar Huryo aun ",laxankana "Rashiid Bullo",.ilaahay saddexdoodaba haw naxriisto .

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 4 ปีที่แล้ว +1

      Ha khaldamin sxp heestii ugu horeysay waxay ahayd heesta dhayal looma heesee dharaartaan ku caashaqay

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +6

      Heestii ugu horaysay ee uu idaacad ka qaaday waa heestan Mahiigaan

    • @somalimusicport
      @somalimusicport 4 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimabdi6399 waar aamu.dhimeee 😁😁😁😁😁

    • @araphath123k9
      @araphath123k9 4 ปีที่แล้ว +2

      Heestan ayaa ah heestii ugu horaysay ee mmooge qaado 1968 dhayal looma heesee waxay ahayd 1972

    • @haykalofficial9532
      @haykalofficial9532 4 ปีที่แล้ว +2

      @@khabiirharnandez5664 maaha zhp waa hesstan mahiigan ayaa ugu horaysay hees uuqaado maxamed mooge liiban aun

  • @garyaqaanqaalib592
    @garyaqaanqaalib592 4 ปีที่แล้ว +4

    Marka Mohamed moogayo heesayo waa wajib inaad si niyad ah u dhagaysto, sababtu maaha wax kale dee waxaa heesaya waa Mohamed Mooge. Ultra legend

  • @queenfarax3045
    @queenfarax3045 4 ปีที่แล้ว +21

    Eshcala hees dadki riyada ku noola meeye sidayda like ta hayla dhaaafina

  • @maxamedaxmed4724
    @maxamedaxmed4724 4 ปีที่แล้ว +5

    Alleh hw nxriizto inzhlah mujhdkii waynaaye Macalin mulxamayzte aqoonyahan mujaahid fanaan Maxamed Mooge liipan zi gaaran u tageeraa wllahay allaw u nxriizo inzhlah yaa rapi

  • @filimaanta
    @filimaanta 4 ปีที่แล้ว +11

    Wah waaaah waxaba iga dhaw inaan dheelo
    Waa sharfan tahay rageedi

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 ปีที่แล้ว +5

    Axsan Hees ❤️👏 Alle ha u naxariisto Maxamed Mooge Faanan Qaali ah bu aha.

  • @youngdhegbour475
    @youngdhegbour475 3 ปีที่แล้ว +2

    maxamed mooge liiban boqorka fanka
    waa heestii ugu horaysay ee uu qaado 1969
    waxa saneeyay ereyada oo lahaa
    maxamed cumar huryo
    8/7/2021

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxan heestan ku xasuustaa
    Dugsigii sarre ee salaama
    Macalin maxamed aadan gabyaaye
    Oo Somaliga dhigi jiray
    Maalin oo dhigay

  • @cabdisamedcaliclaahi3158
    @cabdisamedcaliclaahi3158 4 ปีที่แล้ว +5

    Wah wah wa hesihi riyada alla maxan riyooyin badan oo isoo maray iyo heestan ay isku ladhanyiin tank's sxb

  • @hamoudsaleban657
    @hamoudsaleban657 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestan wxii ka danbeeya 1:00am ilaa waagu daalaco bay aad ugu wacantahy in ladhagysto

  • @farxanabib898
    @farxanabib898 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestii qarniga mahamed mooge liipan
    Mahadzanid rageedii zxp

  • @iswanaajetube3506
    @iswanaajetube3506 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestii U Horaysay Uu Qaaado mujaahid,Fanaan, Ustaaad, Maxamad Mooge Liibaaan AHN🙌

    • @eng-abdihakinhassanali2750
      @eng-abdihakinhassanali2750 4 ปีที่แล้ว

      Maaha heestii uhoraysay ee uu qaado ilaa 1961 wuu heesi jiray heestana wuxuu qaaday 1968 lkn waa heestii uhoraysay ee uu idaacad ka qaado

  • @hamsahali4558
    @hamsahali4558 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan Waa heestii ugu horeysey ee uu Qaado ilaahay ha U naxariistee maxamed mooge
    Waxaan Alifay Abwaankii weynaa ilaahay ha U naxariistee maxamed cumar (Hurryo)

  • @hagadherianofficial6567
    @hagadherianofficial6567 2 ปีที่แล้ว +1

    Waah waaah wlhi waa heeesteyda allah ya raxma MML

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 3 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii huryo waa heestii ugu horaysay ee u duubay radio Hargaisa 1967

  • @khadarcali4900
    @khadarcali4900 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha naxriisto mujahidkii waynaa 55sano kahor ayey ahayd wa heesaha aan duugoobin

  • @ruqiyahussein1262
    @ruqiyahussein1262 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haw naxariisto jano fardusa haka warabiyo ameen ameen Ameen Ameen Yaaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @bashiirdiinaari4684
    @bashiirdiinaari4684 4 ปีที่แล้ว +2

    fananki adunka Hal Marzo Marey Uguna qalizana Inta afkazomaliga Kuhayzta wuxu aha maxamed mooge
    Cumar Dhuule
    xasan adaan
    tubeec
    digfeer
    salax qaasim
    hanuuniye
    kuluc
    waxapa Mid Gadhaya Kuma uzan Jirin allow Kunaxarizo AderoH ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +2

      Salaad darbi
      Cabdi tahliil Aun
      Cabdinaasir macalin Siciid Aun
      Ma kala dhicin fanaaniintu

  • @fathihaipesaid
    @fathihaipesaid 3 ปีที่แล้ว +1

    Cod libaaxle maxamed mooge liibaan axsan sawt

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan oo dhamaystiran mudo ayaan raadiyay, Mahadsanid Rageedii🙏

  • @mobashmacow9649
    @mobashmacow9649 3 ปีที่แล้ว

    waa fananka kaliya an ku marqamo
    allah ku naxaristo
    ader macan

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 3 ปีที่แล้ว

    Ahu naxariisto muj.mohamed moge liibaan aameen yaa Rabbi

  • @hoodoxasan3277
    @hoodoxasan3277 3 ปีที่แล้ว +1

    Exkeygii oo calaf nakala kaxeeya ii qaasi jirey omg

  • @abassosman3841
    @abassosman3841 3 ปีที่แล้ว +1

    Nice one qarami

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว +27

    Midka mida heesihii riyada een aadka u jeclaa nio Rageedii mahadsanid sxb

    • @Rageedii
      @Rageedii  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid macallin.

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 3 ปีที่แล้ว +1

    Madheedhkii dalkeeniyo
    Midhihii bislaadeen
    ❤❤❤

  • @farxaandiraac3060
    @farxaandiraac3060 3 ปีที่แล้ว +1

    Sida shekh muftiyaho aayaha micneeyo

  • @khalidnaagtisa6619
    @khalidnaagtisa6619 4 ปีที่แล้ว +7

    Laxanki rashid bulle alla yaraxmaa
    Hess xusid mudan

  • @yusufabdulkadirmohamed8001
    @yusufabdulkadirmohamed8001 2 ปีที่แล้ว

    Axsan hees ALLAH ya raxmah M .Mooge🤲

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +3

    yar saaxiib kay ah baa isagoo dhagaysanaya hees maxamed mooge qaadaya ka soo xigtay Aun maxamed mooge boqorka codka markaa waxay ku tusinaysaa in fanaaniin badan oo ilaahay cod u dhiibay Ina soo martay
    Salaad darbi
    Cabdi tahliil
    Cumar dhuule
    Axmed mooge
    & hobolo kale mid mid ka dhaca kuma jiro fanaaniintaas waxaa hormuud u ahaa boqorka codka tubeec

    • @Rageedii
      @Rageedii  4 ปีที่แล้ว +1

      Waa xaqiiq 💯

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +1

      @Rageedii™

    • @Rageedii
      @Rageedii  4 ปีที่แล้ว +1

      @@khabiirharnandez5664 hee? Tubeecna ha iweydiin waan kuu maqanahaye. 😁

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +1

      @Rageedii™ aad & aad masuul waa kaa sugayaa

  • @shiilalle
    @shiilalle 4 ปีที่แล้ว +3

    iguba cusub heestani .
    caadi maahan wallee

  • @abdullahijama9213
    @abdullahijama9213 4 ปีที่แล้ว +2

    Rageedii nolow masuuul

    • @Rageedii
      @Rageedii  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll

  • @carqosol9808
    @carqosol9808 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesti u horaysay ee libaaxu idaacad ka qaaday wixii ka horeeyay canjaladay ahaayeen waa 64kii Allah yarxam

  • @bashiircumar2191
    @bashiircumar2191 4 ปีที่แล้ว

    Ale ha naxaristo mujahigii ragedii

  • @brahimhassan2083
    @brahimhassan2083 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxaan heestaan muddo raadiyay

  • @ahmedaarka1276
    @ahmedaarka1276 4 ปีที่แล้ว +2

    Afa Calaa Heys Alla mxuu Riyo mirtay Lol Rageedi keep going Bro

  • @abwaanfiiro6862
    @abwaanfiiro6862 3 ปีที่แล้ว

    Waa gufacadii huryo

  • @vincenzorossi825
    @vincenzorossi825 4 ปีที่แล้ว

    Rageeediii moooge arbe allew unxriiiso

  • @gafoteyusuf5430
    @gafoteyusuf5430 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala cod macaan illahow u naxariiso

  • @abwaanfiiro6862
    @abwaanfiiro6862 3 ปีที่แล้ว

    Wooow katag hada kkkkk

  • @fuaadamaan2621
    @fuaadamaan2621 3 ปีที่แล้ว

    Waa erayadii maxamed cumar laxankii xasan nahaari

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว

    Alle yrxm legend

  • @carqosol9808
    @carqosol9808 4 ปีที่แล้ว +1

    Lyrics kaagu waa qalad meelo badan ku noqo heestana dhuux

  • @hagadherianofficial6567
    @hagadherianofficial6567 2 ปีที่แล้ว +1

    Top class song ❤️

  • @mohamettahmettjama4278
    @mohamettahmettjama4278 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh boqorka codka

  • @abdullahijama9213
    @abdullahijama9213 4 ปีที่แล้ว +3

    Waayo waayo

  • @madhaafaanmedia6213
    @madhaafaanmedia6213 3 ปีที่แล้ว +2

    Midhaha, Codka, laxanka, Tunbuga iyo Durbankaba Beesha Ciidagale aya isugu tagtay😂

  • @Ibnuciisaa
    @Ibnuciisaa 4 ปีที่แล้ว +2

    nio waxaa jirtay hees aan umalaynaayo in uu qaaday mooge nasiib daro maxusuusto mageceedii lkn wax yar ayaan ka xusuustaa mireheedii waxaa ka mid ahaa hadii maanku raacay mirro ku yaalla geed sare aanay midigtu gaadhay qofkii yaqaan pls mageceeda iisheega

    • @Rageedii
      @Rageedii  4 ปีที่แล้ว +2

      Sxb heestaas waxaa ladhahaa miidaame dhego maleh waxaase qaaday axmed mooge ma ahan maxamed mooge. Miidaame axmed mooge hadaad baarto waad arkeysaa.

    • @Ibnuciisaa
      @Ibnuciisaa 4 ปีที่แล้ว +1

      Rageedii™ shukran sxb sare

    • @cabdiqani6185
      @cabdiqani6185 4 ปีที่แล้ว +1

      Hatii meel barwaaqa ooy midha ka muqdaan waa axmed mooge midame

    • @mohajabir58
      @mohajabir58 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdiqani6185 ahmed moge iyo mohamed mooge laba mey kala yihin zxp

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohajabir58 Haa sxb Labo Fanaan bay kala yihiin balse Waa walaalo Axmed mooge liibaan & Maxamed mooge liibaan bay kala yihiin

  • @abdiaziz214
    @abdiaziz214 4 ปีที่แล้ว +1

    Ciiseey waaye

    • @Rageedii
      @Rageedii  4 ปีที่แล้ว +1

      Siiseey Salute sxb! Waan ku soo qabanaa

    • @abdiaziz214
      @abdiaziz214 4 ปีที่แล้ว

      Haye bro

    • @mubaarigabdi619
      @mubaarigabdi619 4 ปีที่แล้ว

      Waa heestii ugu horaysay aun m mooge qaado midhaha lahaa aun huryo laxanka waxa saaray aun rashiid bulo taariikhduna waxay ahayd 1968

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 2 ปีที่แล้ว

    Eraydii macamed Cumar huryo

  • @haymahaymachannel2450
    @haymahaymachannel2450 4 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed saed qandallo
    6/9/2020
    Axad galabnimo

  • @bashiircumar2191
    @bashiircumar2191 4 ปีที่แล้ว +1

    Waw

  • @mohdekc
    @mohdekc 2 หลายเดือนก่อน

    huryo 1966

  • @ayanshariff8618
    @ayanshariff8618 3 ปีที่แล้ว

    23/10/2021❤🇸🇴

  • @AhmedSahal1
    @AhmedSahal1 4 ปีที่แล้ว

    Axya fanan

  • @abdullahijama9213
    @abdullahijama9213 4 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 ปีที่แล้ว

    Haa yes

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

    Aun

  • @jimcaalejanogale7192
    @jimcaalejanogale7192 2 ปีที่แล้ว

    .haa

  • @dhiblaawemedia8538
    @dhiblaawemedia8538 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb facebok iga so qabo

    • @Rageedii
      @Rageedii  4 ปีที่แล้ว +1

      Haye sxb waan soo dajisanaa

  • @iibgeeyeonlinemarket1210
    @iibgeeyeonlinemarket1210 4 ปีที่แล้ว

    .

  • @wadani279
    @wadani279 4 ปีที่แล้ว

    Asc, Sxb heestan.
    th-cam.com/video/qHLy70C-4GQ/w-d-xo.html

    • @Rageedii
      @Rageedii  4 ปีที่แล้ว

      Haye sxb

    • @wadani279
      @wadani279 4 ปีที่แล้ว

      @@Rageedii Waad mahadsantahay Walaal.

  • @NimcoXasan-ym7jf
    @NimcoXasan-ym7jf 7 หลายเดือนก่อน

    Waw

  • @abdiaziz214
    @abdiaziz214 4 ปีที่แล้ว

    Waaw