I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 47
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi
Nimcada ugu wayn Alla nasiyay waa inan Dad islaam ah nahay Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah
الحمد الله على نعمة الاسلام 🤲♥️🥺
Allxamdulilaah
Cajabo waa Cajabo reerey dhisey wana kala direy basuukaha maso fasaxa kulaha iyo daflow amara kuheysto.
Mashaallah
Horey uu socda shaqo lo bahanyahay aya bulshadena uu heysan.
Team gurmad iyo Abukar mahdi.
Mahadsanidin.
Hadii aad Aakhiro xasuusan tahay wll farta taag☝️
☝️☝️☝️☝️☝️
☝
☝️
Qofan aaqaro xasuusnen miyaad aragtay like meel xun ka raadi balo 😂
☝️🙌
Maasha Allaah Maama Feynuus caadi maaha waa suuxaa kulahaa intaa kafureysid
Musalsil caalami ah✍👏
Mahadsanidin Teamka oo dhan
Best riwaayad ever , easy to understand and best story line . Love the commercials!
Faynuus ilahy cimriga ha udheereyo cafimadna ha ugu daro maama naga qoslisa mr wlba🥺❤
Maama Faynuun walahi waan ku qoslay
" BAASUUKAHA MA RIDAA MASE WAXAAD SIINAYSAA SADAXDEEDA."
هههههههههههههههههه🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Mr. Abuukar Mahdi waad Ku Mahadsantahay Filimkaan waa Filim Tusaale u ah. Dadka caafimaadka wabo.
" MA OGTAHAY CUURYAANGUBA CAGA LOOMA WAAYINE WAXA CEENKAA LOO YIRI KUWA KU CARARAYAAN INAY KU CIBRA QAADAAN"
Ala mama faynuus aa 😄😄😁😁 qosol miiran wue allah cimiriga hku dheryo cebado suuban ku rajynaa...k gurmad .. io abukar mahdi
Mashallaah shukran abukar.
Ciyaalkaas yar yar waxey ka heleen Koorta Geela waligood mar arkin yaab leh🐪🐫🍘yaab leh🤣😂😁😀😅😄👨👦👨👦👦👨👧👨👧👦👨👩👧👧👨👩👦👦
Masha Allah nolaada my lovely team gurmad cimrigiin haraago si wanaagsan baad uwada jiisheen ood nooga farxiseen jimca jimcihiisa igu dheeraada waxaan Allah karajaynayaa maalin kaste inaad noo soo galin lahayd may Allah bless you may Allah protect you Allaha idin xifdiyo ما شاء الله عليكم الله يحفظكم الله يبارك فيكم اللهم امىن 🤲 please walaalkay abokor musalsalka cisha kaste nooga dhig 💐🥀🌹💚💛💙
Salaan Sharaf Walaal Mako Thanks
Masha Allha waaye mom feynus mahadsanid caadi ma aahna wlh kkk khatar Aj HhhhhHH Abukar Mahdi best men good Luck team Gurmad keep going beautiful teams 👌👍🖐️💯💞🇸🇴🐎💙😄
Salan sharaf our king abukar mahdi illahey ha idin sharfo Mamo feynuus caadi ma ahan sedexda qabkey u dheheyso ayan ka heley masha allah keep going team gurmad
I will give her the best Actress mum Feunus I swear she is so hilarious😂👌🙌
Walahi cawa mamma faynuus wanku wata ilahay cimri dheer iyo cibado suban cafimad alle haku siyo 🥰🥰❤️❤️
Mashaallaah
Mashaallaah
Codsi iyo talo ku socdo dhamaan kooxda gurmad pls boss bass filim ku so dara wiliba asxaabtisa u baahan boos weyn bu u buxin laha
Fadlan inta igu raacsan like isaara❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Waa runtaa
Abubakar wanku racsanahay ninkas
M.a xalqaba xalqada kle ka shidan wow tnx all team gurmad
Ramadan Alle caafimaad hanugu gaadhsiiyo🤲
Cwa dhan sugaaye Team gurmad hore usocda🥺♥️🥰
Kooxdu makala liidato❣.
Horay usocda abwan abukar and his group gurmad comedy company.
Dr xabeeb eshcala film wlhi waxa iga qoslisay mama faynuus love you all kooxdaydi gurmad
KKKKKKKKKKK Thanks Nima Magacan Aad ii bixisay Dr Xabeeb ii Macneey Walaasheey
Dr xabeeb wa isbitaalka dadka waalwaalan iyo dhaqtarka daa weeya dadka waalan 😂 meeshan dad waalan maa joogaan marka
Masha allh maamo faynuus allaha cimriga haku barekeyo camal wanagsan iyo cibado suban abukar mahdi salaan iga gadhsii maamo faynuus😍
Mashlh war rer abuukaro qasatan hablaha video Friday cleaning ban so dhigay so dawada inshallah inaba daqiqad ima dhafto ruwayadan
wan kuu saaray my sis
@@AbukarMahdi thankful wllky
Wan kusaray walashay
Waan kuu saaray abaayo noso badi video faaiidada leh 😍
@@malakoslo thankful xabibti
Koxada guramad gulaysata love you dhamaan tiin filmkuna waa dhamac ama khatar horay usocda lakiiin cawa saxiibday udgoon qaa laga xnajiyeey waka xumhay mama faynuus khatar sanaa all hku xafido
Waaw MshaAllh abukar Mahdi iyo team kisa muzalzalkan cadi maha mama feynuus iyo aj wa iga gadanyhiin sfcan love it
The one and only filinkan Mama Feynus lee ka wadaa she is best wlh 🥰👑
Masha allah illaah ha idin xafido gurmad Team hore u socda Amiin yaa rabi
M.a abti qeebta kartun inoosobadiya blz abti abuukar mahdi 🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖💖
Filinkan waa Qaybtiii ugu shidnay fani ayaad tihiin runtiii thanks
AJ, Amaara, Faynuus are very talented 👏 👌 🥰🥰🥰💯❤
Lol
Abukarow waan ku salaamay sxb gabadha amaara dhashay mataleyso gabadhaas wa top sida aay u mataleyso qoftaas hala ogaado
Faynuus islaan wayn 👵👵👵
Hadana dhalin yar ayaa
Lamooda 👩👩
Masha allah
Masha Allah dhe
Man sha Allah dheh🧐bisinkee
@@heartstrings2164 Masha allah ay gabadha qoreyso ma arkeysin miya cajaib 🙄🤣
Waa inaad ku bilawda firts aad wax aragto
Maasha Allaah tabarik
bisinka iyo yaasiinka amaara quruxleey maalin kasta mala furaa maxa waaye nasiib xumidaa faynuus waa suuxaa she's so funny 😅😅😅❤❤❤
Koxda gurmad never disappoints mafurtay qalab hadana mamo faynus 😹😹❤️🥀
@Rahma Osman aaad waaba dacad maskinta
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💜💜
Caawa cidi kaama soo horaysaan islahaye waa buux dadku
Mancha Allah Team Gurmad Keep Going
Wallhi cashada xitaa waan kaa soo cararee markaa arkaa inaa soo kashee keeping my lovely people 😘❤️❤️💋
My favorite AJ funuus and Amara 🔥🔥🔥🔥🔥
Somali flim to the world 1 ilaa 47
#kooxda gurmad horumar baladhan never give up
Waan fuuray saan uqoslaayey maama faynuus illahay hakuxifdiyo
Walaahi cawada xaalka caadimaheyn horey usocda walaaleheey allaha idinxafido 🥰❤
Anuuu safiyo wan ku haystaa wlhy way shidantahay mamo illahay haku dhowro ♥️♥️♥️♥️😍😍♥️🤘♥️💋💋
Intii 1ilaa 47 la socotay ismuujiya ❤️
Masha'Allah Wallahi wad na Madaaliseen la'aantiin awaar guleesta kooxda gurmad shaqo wacan Walaalkeey Abuukar Mahdi kheyr badan aan idin rajeeynaa Insha"Allah. 😍😍😍😍😍
Mamo feynuus jiliinkeda qatar cimri dheer io cibaado suuban habo🥰🖤🙏
masha alh mama mariza carbon wali isma badalin waxan codsanyna hadan nahay dawadayasha filimka wxan dalbanaynaa in murti iyo oraah lagu so daro filimka wayo waxa kujira rer waabari dadki ugu cansanay uguna jilinka fcnay abukar wax kabadal
Thank you so much team gurmad 🔥🔥🔥🔥👍🎈
Keep going asxabta gurmad love u all
Kkkkkkkkkkkkk AJ haayeey badokahi hoyo feynus allow ciimri dheerrr cafiimd Allhakusiyo 💖 walalkey Abukar Mahdi 💋 Masha Allh kuligin 👍💖💖💖💖💖💖
😂😂mama feynus cadi ma ahan walahi masha allha hor usocoda my family ❤❤❤❤
🤣🤣🤣🤣ar mama faynus dhib badana suraha kal iyo lab👌🤣🤣
She is so hilarious😍😍😍🥰❤❤❤
Maama feynus maansha allaah
Maamo Faynuus waa Qarni kale walhi We love u💌💌💌💋💋 cimri dheer oo dambi dhaaf lasocdo maamo❣❣❣ waa suuxaa kulaha 😄😄😃
abuukarow kkkkkk een maamo shamis iyo AJ , abaalmarinta ugu wanaaagsan hala siiyo best actress / actor walaaahi caadi maahan
😅😅🤣😆m.a maama faynuus waa funny abukarow wll salan qaas ah iga gaarsii hooyo faynuus filamka ayada iyo wllked aj aya iga qosliya😅😅😅🤣🙏
Maama feynuz sheikh dahir ❤️❤️ Abukar mahadi sharaf korkaada ha ahaato wlhi anigo iska xanunsan hadana xalqad IMA dhaafto 🙏🙏🙏
Mansha Allah ✊🙏🏻🇺🇸
Maa furtay kulaha wan suxay kulaha so funny 😆 walhi mama alle haku dhafo 😍
Gurmad Hore usocda abukar Mahdi brother Hore usoco keep going
Caawa cidba kaama horeysan islahaaye
Mahadsanid team gurmad
Mam Feeynuus Thank you so much 💖 waxeey isoo xasuusisayey Hooyadeey Mcn
Atarishada faanuus tii fanka ❤🇸🇴
Maasha Allaah Maasha Allaah kooxda gurmad wll qaali Abukar shukren Love Ramadn mubarak Isha Allaah🥰 you 😁😁😁😁😁😁😁🥰🥰🥰😍😍😍💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤
Maanshallah mama faynuus wan ku wataa runtii🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌😻✊
Wan sugayaye thks 😙 congratulations 👏🎉 for films
Kkkkkkkk Aj Iyo Mama Feynuus ❤ Umadeeyna Ma Ahan Kkkkkkkkkkkkk Allah Beerka
Mamo Faynus ❤🥰
cawa wan so dahy abukar hor mar wacan bro
Masha Allah can cajbo iyo udgon cadi maha qosl igumahdhin 👏 ❤❤💯💯
Kooxda gurmad hore usocda alle ha idin xafido
Amaara xita hadi lafuro wax wyn lama aha but she is on the right path feynusei udgoon facaadha maaha in ay ka adagtahay uganted lahau Amara warkeda wlh wa war cad kkkkkkkkkkkkkk wa cissa fi diin musa fi diin wixi dacay hadoco hhhhhhhhhh great you all actors
Asc away cawa ruwadayii sidaa channel uriirinayey qoorta iqalocan rabtee
So daa Abuukar mahadsanid
M.a mar Walton garabkiina our team wan idin jecelnahay🥰😊😊
Masha Allah gurmad team caawa taliye geeseey ma joogaa
Mansha alah kooxda gumad we love
San usukayay wan dalay I furatayee maxaa faiday part 47 thanks Mahdi
Wow cawa dadkaygii aya ku jira safiya 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Thanks Gurmad team 👋
War Walaalayaal please 🙏 heesta 10:00 igu caawiya
Kkk maasha allha mam feynus qosolka iiga dhameysay
Cajabo ilahey wiilkeda iyo walalked noma guuriyo ar wabata suuxday seen unaxayle waxanba moday ano sodohdey Suxday isla markas aynba is dili laha 😄 🤣 😂 .......I.a.kamil wu sokici dona kaltuna wuso badbadi dona atooraha❤👍🥰👌 jaceylka mahadsanidiin kooxda gurmad👍💋👌
Waw Tim qaaliya horey usocda Tim gurmad
Team gurmad hormar wacan❤
Asc,keep going team gurmad
Je suivie cette film jusqu'à ici c'est un film intéressant 🥰🥰🥰 depuis 🇩🇯🇩🇯❤❤❤
😂😂😂😂 dadku waa somali edo ee mesha ma fadhiyan dad franska is macanayska iyo istusnimada inga dhafa adunka waxa aand ahayan noqonmaysid
Vraiment 💯
@@hamdaomar5514 wll cay kama gayo hadii anad fahmin wxa mesha aan ku qoray micno maleh ku fasirii kara ee edaab yeelo wx kaa galay naa majirto ee
Waa ku salaamay taliye geeseey he is the best actor
Mamo fayruus wa qosol ❤️👍
Mama feynus ilahay cimrika ilahay haku dhereyo
Thanks a lot of 💗
You're welcome 😊
صلي الله عليه وسلم ❤
Mama Amaara Cali shobare jecliyaa jilitankeda allow ku daa habo🥰🥰❤
Ar ani saan u madax jabanahay maanta lee ax ax huurka safiyo haayo iyo ciilka Udgoon haayo iyo Mr. Xabiibi sida looga baxay. waaba " I FURTAYE MAXAAD FAA"IIDDAY II SHEEGTII LAGU BILAABAY" hadhow ay iyagoo nabsi soo kala qalqalloociyay soo baryootami kkk waa isu naalaa Dafle iyo Sahal iyo miss Ifka.
Team Gurmad best 🌹🌹
Asc away cawa riwayadii sidii channel ka u eegayey qoorta iqaloocan rabtee
Sodaa abuukar mahadsanid
Masha allh kip going
Waxba ma faiday walahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahd sanidiin asxabey caawa caadi ma ahan hhhhhh mariso oo sahal radinayso iyo mamo feynus oo 3 dalaq mise wa suxa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
mamo faynuus Funny waaye wlhy😂soo Fadhiiso Halkan Kuteh😩
15hrs 103k view another level team gurmad
Kkkkkk mamadu waaa fanii isku dir waynaaa 😂😂😂😂
Amara such a great mam🥰😂