Necbiyaa naagaha nin qaba saxiibadood qiyaana waxa nin free jooga maxaad u qayaamaysa saxiibadaa sorry naaguhu waa sheydaamad. I am sorry dumarka marna waxey dhahaan ninka afar baa loo ogol yahay marka ay iyada noqoto waxey ku leedahay may ninkeyga ma guursan karo ninkeyga haduu guursado waryaa I fur hadaad naag kale aadey so wey kugu macdahay 😢😢😢
I love the honesty of the first wife,She is made of Gold.
They say ,women are their own enemies.!
💯True
True
Indeed 🌹
Wow waa sheekadan sugayey team adkaatay wad mahadsantid ❤🎉
War indr shekadi xalay halkan so gali Raabab 😢wlhi sheeko ku ciibrasho mudan bey ahayde
Imanka ale idinka qaad nahaha khiyameya kuwa ay sxb da yihin iyo kuwa ehelka yihin
Thank you
I can’t wait part 3
MashaAllah team adkaatay❤️❤️❤️❤️
What goes around comes around😂😂😂
Rooyaloow nuuno salaams xage ku maqneeyd waayadan xiss you ina adeer
Necbiyaa naagaha nin qaba saxiibadood qiyaana waxa nin free jooga maxaad u qayaamaysa saxiibadaa sorry naaguhu waa sheydaamad. I am sorry dumarka marna waxey dhahaan ninka afar baa loo ogol yahay marka ay iyada noqoto waxey ku leedahay may ninkeyga ma guursan karo ninkeyga haduu guursado waryaa I fur hadaad naag kale aadey so wey kugu macdahay 😢😢😢
War gabadhan waan fahmiwaayey waa halgabadh sheekooyinkoodhan
Haa way so tabisaa dadkay kaso qaadaa
Illahay baa ugu tala galay iney xabadkaan kala helaan caruuur😂😂😂😂
Wll soo gali gabadhii ilmaheedi dishay
Horta naagaha markey gurigooda sodumiyaan maser dartis maxey nin rer leh uguursata ani yaabay 😂😂😂
Kkkk cabdikadiro Ohio anaa joooga ee fadomo ha nagu soo deenin please!!!!!!!!
Royalow awala 2 week sugeney part2 hadana naga da ciyarta
Haye ku soco aan aragne mesh aad karatee
Luugaha igaariray maseer daradis 😫😫😫
Thank u Royel
Qof walba wixii u geesto baa laga gooya😂😂😂
Thank wllo sheekyinkii aan sugaynay
Prt 3 meday
Royel mxaa kugu dhacay ayaantaab
Wan kutaway royel walal❤❤
Alskaa barfkaa kujaab idamm ilahay albabkaan adkaysanayaa😂😂
Part 3plz
Faadumo cadey❤❤
Wajimalaha nagaha qaar wajigiin gubay
What goes around comes around.
Waa sugeene part2
Asc wllo qasiinka noo so galii TH-cam wayo wakhtii danbee ayay titok kaa so galan
😢
Waa naag yaab leh Acuudu bilaahi 😂😂😂
Away part 3 gii
Dadkan bilaadhaqankaa ee qisooyinka idinlasoowadaaga waaxay
part3
Qaybtii 3aad aaway
Royal xagee ka baxday ayantan 😢
Part3 pilz
🤚
Asc walaalo sheekoyinka xagey kalasoconaa waxaa lasoogayaa channel kaladuwan waan kuwareerneye
Tiktok live ayee soo koraan
Cabdiqaadir diin xumo ayaa ku heeso wlh sxb
Maxaa aragtay
Cabdiqaadir wanu ku weynay huno maxad nuugu soo dhigi weyday
Moussa
Ayaan❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
❤❤❤❤😂😂😂
Naagtan waa qof xun waaye sidee saas dhan qof kusoo dhaweeye ugu qiyaami kartaa qumayadan
Part 3 awey
Ma ninbaa kaasi
Waan usamray kulaha kaasi samirkaaga haduu yahay waa sidee markaad samirka kasoo tagto malaha awalbee Dulmi kuugu heelisay markii hore oo bastoolad ladaas loogama horeen balaayo uhiilisay wlh
Part3 soodaa
Muuse
Pro royel xgee ka dhcdy
Way na madaalinayaan waaxy qofkan
Badeeco maxaa lakawadaa
20ka sheeko noo sheegysa ma iyadaa wax oo dhn soomrty
Waa loo soo dhiibtaa
Jaceyl badan wuxuu leeyahay naceyb badan
Aboowe royalow salaan sare mida kale ma aqan waxa qaldan qisoyinka qaar ayaa iiso gala qaarana iima soo galan
Royal dhigi bakukacay naguhu cadowsana
naagi zxb ma leh subxaanlah
War yaa ku wareery sidaan u wareer
Walaahi wan farxay marku so dhacay walal noso gali adoo mahadsan
Is my time
Kii lixaad ayadoo iiwado maan saas uqiyaaami lahaaa wlh blh inuu damiirkega isiinen Allaha imatuso taasi waa masiibo caadi ah wlh sorry leeyahay marwadaas ibliisada gurigeeda kusoo dhaweesatay taas aadaha caadiga kamamid ah runtii
Haa walhi wlle
Muuse mac sonkotr. ❤😂🇸🇴 fifa cabduqaadir rooyal
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Nosogali walolo
Asc
Wcs
Part333 away
😂😂😂😂😂😂
Wlhi xaqiii waka so baxy 😢
I😂
Muuse
😂😂😂😂
😂😂😂