DEGDEG: Ciidanka Mareexaan oo hubka dhigis ku sameyey maleeshiyaadka Koonfurgalbeed iyo Xogta Xalad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • DEGDEG: Ciidanka Mareexaan oo hubka dhigis ku sameyey maleeshiyaadka Koonfurgalbeed iyo Xogta Xaalada Luuq Gedo Reer Xasan oo shuruud adag duldhigay. #somaliland #daroodpak #xamar #ethiopia #mudugboy #muqdisho #somalia #somali

ความคิดเห็น • 47

  • @khadroali7142
    @khadroali7142 3 หลายเดือนก่อน +3

    Gedo wa Mareexan 🔐🔐

  • @nafisohussein3204
    @nafisohussein3204 3 หลายเดือนก่อน +2

    Marexaan guuuul/ Reer Xasan

  • @MohamedHassan-jt1xr
    @MohamedHassan-jt1xr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad dhahda raxaweyn iyo mariixaan ama labada jifa ee wadegta luuq ku qeex warbexintaada

  • @malakaaay
    @malakaaay 3 หลายเดือนก่อน +2

    waa ku daawan jirey waana ku taageeri jirey laakiin maanta waxan ogaadey inaadan ahayn Nin meel fog wax ka fiirsha😢. ⚠️‼️

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 หลายเดือนก่อน

      Kabtan Ayuub buu isleeyahay isdhih. Ayuub Dhulbahantuu afhayeen u ahaa Dagaal kusocday. Kan waa qaaqle iskahadla.

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 หลายเดือนก่อน

    Wiilasheena sarakiisha ah ee admagacabayso waanu jecelnahay cabsikamaqabo in ay isdifaciwayan lakinwaxan kabaqayaa inxaqdaro xaqirad ama islawayni ajebiso alaah kamadhigo Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waasax oo Gobolka Gedo, Waxaa iskaleh Mareexaan, Saas darteed Raxanwayntu haday dhulbalaarsi raadinaysana, Waalayska Celin, Haday Darisnimo,iyo Somaalinimo rabaana waalasoo dhawayn, Sidii Horaybo loowada degenaa, dhulkuna waanadeeqaa🇸🇴🤍👍

  • @HusseinAli-x6d5q
    @HusseinAli-x6d5q 3 หลายเดือนก่อน

    Waa uu mahad sanyah nuur hooolac

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 หลายเดือนก่อน

    Salamaad Minkuli Afaad🤍🇸🇴❤️‍🩹

  • @abdihamidadam6527
    @abdihamidadam6527 3 หลายเดือนก่อน +1

    Laakiin Nabad iyo wadahadal wax dhaamo ma jiraan

  • @AbdihakimshiloAli
    @AbdihakimshiloAli 3 หลายเดือนก่อน

    Luuq dadki lahaa unbaa uharaya waana ree xasan iyo mr intiisa kalaba

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dad walalaha ah oo muslimiin ah ayadkhashin kusheegaysa miyadandhimanayn waala isdilaalakiin gobanima walagudhinta ee lagamtago

  • @Warar_iyo_warbixino_sugan
    @Warar_iyo_warbixino_sugan  3 หลายเดือนก่อน

    Sidee uragtaa

    • @naturere-laxationw
      @naturere-laxationw 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wax nin wayn ku hadlo kamaad hadlin ninyahow mesha iskaga tag hadii kale wax macquule nosheeg oo baro xirfada waryinimo

  • @mirebytaxi6422
    @mirebytaxi6422 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ka cabso

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 หลายเดือนก่อน

    Marka walalayalow curadkii daroddow dad aad usharafbadan baadtihiin oo Somali nimadukudhertahy ohormud ah ee walalihin awodiina haduldhigina isxakameya oo dadkaleyey inagadhiman fadlan

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤war yeey idinku soonoqon waxaan hadaay kudagaalamayaan magaalada mr yaanay ukala hadhin

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 หลายเดือนก่อน

    Mareexan wanujecelnahay tolkayo raxanwayna Somalida dadka shartaku canbaxay kamidma aha lakin wayqaldamikaran in adlasaa irtaan ayaa idiinkhayrbadan

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 3 หลายเดือนก่อน

    Reer xassan ethiopia degaankoudaa ah luuq degaankooda mahame dulmiga maaa la daayo. Luuq mareexaan shaqo kuma lehe

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 หลายเดือนก่อน

      Alshabaab iskaa xoorey horta

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 หลายเดือนก่อน

    Nimanka tolkeen ah shurudaha adshegtay hayrutahay kibirbakamuqda ee alaah kacabsada xaqiradumafiina gobanimaduna waxaykujirta in iyadolagudiley oo ad arsankarto in addulqadmujiso

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 หลายเดือนก่อน

    Alshabaab khawaarij Haley'ska saaro iyaga qabiilada iskuu diira

  • @malakaaay
    @malakaaay 3 หลายเดือนก่อน +1

    in reer Gedo lagu soo duuley waa muuqataa. weliba ito iyo keyo cid aan ahayn kuma mawadaaa4n balaya7da ee maa wax fahantoo tolka isu maslaxdo intaa sii afuufeyso.??🤔🤔

  • @FartunK
    @FartunK 3 หลายเดือนก่อน

    dad xun ma aha raxanweyn mareexaana anaa ah ee umada alaha Kala qaboojiyo mowliid fidno ha tageerin

  • @MaxamedxashiXaashi
    @MaxamedxashiXaashi 3 หลายเดือนก่อน

    Reer xasanow, marki hore, qaldanteen gudihiina in ladago maxad uogalaatern wadanka waa fadaraal waa hanti gossii,wax fahma,deegamada xoreesta ,meelkast a mareexaan waax ku lahaa waa loo diiday,

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 หลายเดือนก่อน

    Markaad hadlayso waxaadmodaa in ad qolyaha idoor waxwadaagtan sida aadnan waxba urebanayn ee adlafaha ujebineyso subxaan alaah rag dokale ahbadledahy diracyosoxidha iyo khashinmel lagushubo

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 หลายเดือนก่อน

    Marwalba waan dhahaa reer ssc waxhalagabarto bal ega intiidagalkudhamaday kadib intadil iyo gadmo iyo afduubjogto ahlaguhayo oo aygacantakor ugahayaan sidadbadan odhimanlaha unolado ama caqligu usonoqdo

    • @Mrprimo617
      @Mrprimo617 3 หลายเดือนก่อน

      Qofna lama dhamayn. Jooji walwalka 😂😂😂

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 3 หลายเดือนก่อน

    Baaa Kaniva mj but faanka javqdiye niin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow kala qabooji

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 3 หลายเดือนก่อน

    Yurkut xataa halaga SAARO

  • @mirebytaxi6422
    @mirebytaxi6422 3 หลายเดือนก่อน +1

    War irsaaqad meel kale ka doono galwaaqoow

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 หลายเดือนก่อน

    Wiiilasha somajeetayasha ah meelo logabahan yahaybaajirta ee xagaas reer ssc iyo galbedka halosodiro hadiila toobat keeniwaayo oo muslinimada iyo Somalinimada lagusonoqonwayo

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 3 หลายเดือนก่อน

    BEENAALE KALAB AH MA REER AXMEDKII AAN AQAANAY EE SHEEGATADA AHAA BAA MACALIN WEYNE OO MEESHUU MARABA CID KA DABA HADASHAABA JIRIN BAAD AF QURUNKAAGA KU TAAGTAY WAA LAGUU YAABAA😊

  • @khaalid1445
    @khaalid1445 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk hye war cabaadka iska yarey

  • @MaxamedAbdullahiKerow
    @MaxamedAbdullahiKerow 3 หลายเดือนก่อน

    Calaal loomabaaxa ee marka laisqabto xacararina ee itooboyaan hoostiisa hagalina

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 3 หลายเดือนก่อน

    Luuq ma taqaanide yaa iska leh, yaana ku dejiyey? Somalia kacdoon kale in uu bilawdo ayaa rabtaan, laakiin waxaan ogahay in aad marti tahay.

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 หลายเดือนก่อน

    Warheedhe ninyohow aaad bankutageray oo video yadaada uguyaran 15 ilaa 30 qofwankugu share gareya lakin maxadsida jahilka uguhadlaysa

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 3 หลายเดือนก่อน

    Waryaa nagadaa xayeysinta reguriga iyo resiyadka fuleyinta ah .war mawaxad shegtad weeyday hadeyba shekadada marexasnba kabaryeysa reesiyaad fuley xarweyn

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin wayne luuq markaan skoolka dhigan jieray waxaa ay daganaayeen meesha u dhaw bohol abshirow oo ka tirsan yurkud mareexaan waxaa ka daganaa hararsame iyo habayaaquub iyo xoogaa reer axmed luuq waxaa xukumay talyaani (luuq franche di somali) gazaare gude jiinka wabiga daganayaan, qooney iyo bohol garas iyo bay oo dhan waxaa daganaa dir.

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 3 หลายเดือนก่อน

    Lafta gareen waba ka dareybee see wax yeloysa cida ciidamada uso direysid agoow ma ahan habar gidir hee waa marexan Wana la iska Sii jediyaaye la iskuma so jeediyo ushega cida mesha kusaartay lafta gareenow waa marexan abtiyow ku tiri ayaga ma kuso labaneysaa wale hoog iyo halag unbaa ka dhaxleysaye raga hanisku dirin

  • @barlin1622
    @barlin1622 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 หลายเดือนก่อน

    War naga aamusn

  • @abdihamidadam6527
    @abdihamidadam6527 3 หลายเดือนก่อน

    Kusoco

  • @barlin1622
    @barlin1622 3 หลายเดือนก่อน

    👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 3 หลายเดือนก่อน

    Mey lii adow ariirow marehan aaqiro niin dirow meyli sahlan mey sahlan dagaal fadane kooy war baden weel ma buuhiyow