DEG DEG GEELKII NABIGA LOO GOWRACAY OO LA DIIDAY IN LA CUNO & SH UMAL OO AFKA FURTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 290

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  หลายเดือนก่อน +10

    WAXAAN KUSOO BIIRAY BARTA LOO YAQAANO KICK OO AAN LIVE KASOO GALI DOONO FOLLOW ISOO DHAHA 👉 ZAKIHONEST88 iigu qoran 50K i gaarsiiya 🙏🙏

    • @Mohanlegend24
      @Mohanlegend24 หลายเดือนก่อน +1

      Sxp waa kuso dhaweyneyna

    • @MahdiMohamed01k
      @MahdiMohamed01k หลายเดือนก่อน

      Waar sxp ma sufi ba tahay

    • @MahdiMohamed01k
      @MahdiMohamed01k หลายเดือนก่อน

      Waar wahaan wa bidca

    • @AM.daadir12-official
      @AM.daadir12-official หลายเดือนก่อน +1

      Walaal benta iska daa wayo qudbadaan mar horay ayu ahaa dadka benta kada

    • @Nanogzan1
      @Nanogzan1 หลายเดือนก่อน

      @@MahdiMohamed01k Subhannallah

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c หลายเดือนก่อน +5

    Sheekh Umal Xafidahulaahu wax kabarta si aduunkiina iyo aakhiradiina ilaahey indin wanaajiyo
    Waa runtiis wuxuu ku Hadley sheekh Umal

    • @GANGKILLERS
      @GANGKILLERS หลายเดือนก่อน

      Umul sheikh maafa cilmi na malahan wax uu faido leeyahay malafahn العلم بلا ادب كشجرة بلا زمرة waa nin nabiga caayay oo yiri nabiga injir baa ku jirto waxa uu sharafta nabiga meel ugu dhacay marka qof nabiga scw sharaxftiisa wax u dhimay aniga ma jecli cilmina kama qaadanayo xitaa hadalkaas inuu ku gaalowbo ayaa xaqiiq qofkii nabiga wax ka sheego waa gaal marka dadka culimo baryahaan la dhahayo oo mowliidka nabiga diiday wllahi ilaahay baan ku dhaarabayaaye lacag bay ku qaadanayay in ay bishaas mowliid ay idaacadaha ka qeyl qeyliyaan marka ilaahay waxii xun oo mowliidka nabiga diiday ilaahay Somalia haka sifeeyo

    • @FarhiyaMukhtarAbdulahi
      @FarhiyaMukhtarAbdulahi หลายเดือนก่อน +1

      Waaa ruunsiiis Shiekh umal

  • @burfullgellow8996
    @burfullgellow8996 หลายเดือนก่อน +5

    Masha'allah, sheykh umal iyo sheykha kale allah xafido

  • @admxasan8114
    @admxasan8114 หลายเดือนก่อน +7

    Sheequ alaha barakeeyo umul

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu หลายเดือนก่อน +4

    Suufiyadu waxbadan oo bidco ah ayey faraha kula jiraan ALLAH heynaga qabtoo sheekh umalna ALLAH haxafido

  • @abdikadiralin2085
    @abdikadiralin2085 หลายเดือนก่อน +3

    Sh Umal run buu sheegay, yaxfadakallah❤.

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l หลายเดือนก่อน +4

    Bismillahi raxmani raximi istaqfurulaah minkuli aafad ninkan shiikh madhihi illaah ayaa wax dilo waxna nooleeyo suufiyada waa bidco ilaahay qudradaas nabi ciise qoomkii loo soo diray markey rumay san waayeen inuu rasuul yahag nabi ah uu yiri rumeeya ilaahay adiideen qaasada ilaahay siiyay in qof dhintay ilaahay soonooleyah markaas ayay qaar rumeeyah qaarna diideen laakiin qof aya qofnooley been ilaahey ka sheegtay mowliidka qu aan ayaa la qariyaa bes insha allaah

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy หลายเดือนก่อน +11

    Allow xafid shekh umal Allah baa usoo diray umada somaliyed

    • @NimcaBillowabdi
      @NimcaBillowabdi หลายเดือนก่อน +1

      amiiin yaa rabi

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi หลายเดือนก่อน

      Amiiin yaa rabi

  • @HaliimaaliMaquul
    @HaliimaaliMaquul หลายเดือนก่อน +4

    Waa run hadalka sheikh umul

  • @ShugriFarax-cy4cp
    @ShugriFarax-cy4cp หลายเดือนก่อน +4

    ilaahay ha xifdiyo shikhena umal kuwaas ilaahay haso hanuniyo

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 หลายเดือนก่อน +2

    War Nabigeena scw, Uma baahna geel loo qalo, ee in lagu dhaqmo xaqii uu keeney ayaa waajib nagu ah, Xoolahaas masaakiinta in lagu sadaqeysto, Subxaanallaah, Illaahow diintaada xaqa ah nagu toosi

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu หลายเดือนก่อน +3

    ALLAH hafido sh umal

  • @aminahashim8767
    @aminahashim8767 หลายเดือนก่อน +9

    Sheikh Umal Waa Runtiis Allah Yahfadhak Sheikh umal

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 หลายเดือนก่อน

      Waa malcuun been low ah

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw หลายเดือนก่อน

    nabigena suuban scw scw scw wain lamuujiyo lawayneyo dhalashada nabigena muxamed scw scw scw♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @aminahashim8767
    @aminahashim8767 หลายเดือนก่อน +2

    May Allah Protect Sheikh Umal

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน +2

    Kitaabka QURAANKA iyo SUNNADA nabigeena ma nagu filnaan waayeen, kolka aan wax kale raad raadinayno oo khilaaf iyo burbur noo horseedaya.

  • @AbshiroCcasiis-lc4qp
    @AbshiroCcasiis-lc4qp หลายเดือนก่อน +10

    Allow noo badi sheikh maxamed cabdi umal oo kale alle hakuu barakeyo cumrigaada

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow naga badbaadi shirkiga iyo fitanka socdo aamiin

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaahu kheyran sh umal ilaahey kheyr hakugu abaal mariyo nabiga SCW sadaqa macunin ahlu beydkana macunaan ina loo aruuriyo xoola NABIGA SCW waa qalad weyn ilaahey kacabsada

  • @LailaAhmed-vm8ur
    @LailaAhmed-vm8ur หลายเดือนก่อน +1

    allow xaqa nugu sug shubahadkana naga badbaadi aamin aamiin

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 หลายเดือนก่อน +3

    Kanumul laleeyahay wuxuuleeyahay gaalaa keentay mowliidka gaal maba aqoonsano nabiga beentiisa meeshaas beykacadahay Subxanalaah

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 หลายเดือนก่อน

      Maadan fahmin ee waxaa laga wadaa in qof dhalashadiisa xaflad loo sameeyo

  • @AymanSacid
    @AymanSacid หลายเดือนก่อน

    لقد صدقت واصبت اسأل الله ان يعينك في الدنيا والآخرة

  • @FardowsaJanaay-yb4pu
    @FardowsaJanaay-yb4pu หลายเดือนก่อน +6

    Asc wrxm, sheq u mul wu saxan yahay, Suufi waxy sameynayaan. Waa BIDCO, EE ALLAAH, SWT, Ha inaga, Najeeyo, BIDCO,

  • @FatumaNunaay
    @FatumaNunaay หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw scw

  • @ABDIQANIHASSAN-oc2hq
    @ABDIQANIHASSAN-oc2hq หลายเดือนก่อน +2

    shekha allaha barakeyo waa umal e

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر หลายเดือนก่อน

    Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim

  • @ruhaymashire1390
    @ruhaymashire1390 หลายเดือนก่อน +1

    Mya kaqayb galimaayo ilhy sufiyadana xaqa hatuso

  • @FatumaMohamed-m3e
    @FatumaMohamed-m3e หลายเดือนก่อน +4

    Wxe sahan ilahaye baa og lkni ilahaye kherka hanawafagiyo

  • @Nanogzan1
    @Nanogzan1 หลายเดือนก่อน +7

    Sufiya is everywhere and every Muslim countries what’s the problem? They are nice people and peaceful people 😊👍

    • @Caliya7
      @Caliya7 หลายเดือนก่อน +2

      If they are peaceful, it doesn't mean that they are right

    • @abdi6947
      @abdi6947 หลายเดือนก่อน

      Subhaana Allah! Wallahi some people in the West use your argument argument and say LGBTQ are nice people amongst us leave them alone. This argument doesn’t focus on the actions LGBTQ do but as individuals. And in order to dominate and influence, LGBTQ pretend to be very nice people by displaying positive attitudes and pretend like miskiin attitudes 😂. Your argument is bogus and baseless. Ask yourself: is what the suffis do from Allah and his prophet PBUH? Listen and watch their actions and use your judgement and facts

    • @Nanogzan1
      @Nanogzan1 หลายเดือนก่อน

      @@abdi6947understanding ourselves better than complaining to someone else and do what we can do positively 👍

    • @Nanogzan1
      @Nanogzan1 หลายเดือนก่อน

      @@Caliya7 peace is number one priority for us we have to focus and give attention on what we want to be priorities Sufi people don’t kill our people and destroy our country, look how Somalian they building country like Kenya 🇰🇪 and they cant build their own country 🤓 and than they turning our attention Sufi and so

    • @mohamudhilowle8650
      @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน +1

      The point is not they are nice and peaceful but what they believed in wrong message which miss leads the truth guided.

  • @FaayMacalin-sg1we
    @FaayMacalin-sg1we หลายเดือนก่อน +1

    Mayara qafiifsan yahay kan subxanalaah benbadanaa

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 หลายเดือนก่อน +1

    Nabigu ilmihiisa ayuu nooleysan lahaa hadduu awoodo?

  • @LabaDhagax
    @LabaDhagax หลายเดือนก่อน +2

    Shiiq umal wuu saxan yahay

  • @ZahraOsman-o9k
    @ZahraOsman-o9k หลายเดือนก่อน +1

    subana allah

  • @MajChul
    @MajChul หลายเดือนก่อน +1

    Sufisim pple are practical muslims, they believe in one ness of Allah and Muhammad (saw)as last prophet. They love our prophet Muhammad saw more than most Muslim.

    • @aspire0000
      @aspire0000 หลายเดือนก่อน +1

      Tell me who was more practical than the Sahaba after the prophet.....did they perform such things.... if so . Show proof

    • @MajChul
      @MajChul หลายเดือนก่อน

      Am not comparing sufisim with ashabis, but of muslims today.

  • @IsmahanOmar-t9b
    @IsmahanOmar-t9b หลายเดือนก่อน +1

    Ninka la soo nooleeyey Koomo u kujiray ha ubixina😅!.

  • @FilimKkk
    @FilimKkk หลายเดือนก่อน

    Waa midca cad sh umal waa sax❤

  • @abdikadiralin2085
    @abdikadiralin2085 หลายเดือนก่อน +1

    Suufiga been ku xoog badnaa, baadi cad ayuu ku suganyahay😢

  • @hasancadaawecabdihasancada2352
    @hasancadaawecabdihasancada2352 หลายเดือนก่อน +3

    Allah Akbar

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar scw scw scw❤❤❤

  • @AbdullahiShantay
    @AbdullahiShantay หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah makaqebgalayo 😢

  • @somalidhaladah.4956
    @somalidhaladah.4956 หลายเดือนก่อน

    SUBXAANA ALLAH ,
    ALLAHUMA SALI WA SALIM CALAA SEYDINAA MUXAMED WA CALAA AHLIHII WA ASXAABIHII WA SALAM AJMACIIN ALLAHUMA AAMIIN YAA RABBI , XUSKA SIDAAN EEY SAMEEYNAYAAN MA AHAN WAA QQALAD .

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haxiftiyo shiikh umal❤❤❤❤😂

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 หลายเดือนก่อน +1

    Zakiyooow Diinta Fikrad Maaaha EE Rabigaaga iyo Razuuulkaaga csw aay jideynin. Haduu xuska jiro saxaaabadii aaanaga jeclaa oo usamayn Lahaa. Odayaashaan Isä ruxaaaya EE xeyrta xaafadaha kadhaneeeyay Naf Maleh. EE diinta Hala Barto bidcada halayska ilaaliyo

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh หลายเดือนก่อน

      Xoolaha nabiga xooga loogu sooqadaye faraqa islaamaha lgasoo furtay xguu ku arkeen wahaabiyo qofkii wx hysta uunba xoolahan ku deeqe cidna qasabiyo muxubo nebi awgedbay ula baxaan mida kale islaamku firqado ayuu u kalabaxaya nebiga (scw) dabadii ayaa lasheegay wahaabiyaduna firqoyinkasay kamid thye mxaa suufiyada/qaadiriyada un hawlahoda dbada dhigay cml kale mny lahyn iyagaba qur'aankan barashadisa ayka ganacsadan cidi wxkama weydiise qof intuu madarasad tagey dbadedna lacgtii fiige bisha soowayoo lgadaayey md aragten wli inlagasoo eryo lacgta lakaalay layidhahdo moye ?

  • @Caliya7
    @Caliya7 หลายเดือนก่อน +1

    If they are peaceful, it doesn't mean that they are right

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp หลายเดือนก่อน +1

    AALLAHU AKBAR

  • @sdfgdfty1179
    @sdfgdfty1179 หลายเดือนก่อน +1

    WAAXAARAAN.IN.LACUNO..HIL.BAHA.SUUFIYA..LI.ANOHU.WAA.SHIR.KI.WAANA.BID.CA..BIDCADA..AH.LUNAAR

  • @calicalii3688
    @calicalii3688 หลายเดือนก่อน

    Scw scw cajib diin ceybeys car ninkaas dhiiga mulimka every single day daadanayo disaas ha uga hadlo nabiga taarikhdisa ayaa labaraa caruurta meel haddii leyskugu imaadana sadaqo wey banan tahay dadka dhan wax mawada heystan

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim หลายเดือนก่อน

    Gela laqalay masakinata cuneysa wana xalaal , ilahay naa Quran kaa ku amanay rasulka maxamad Scw scw scw marka inla xuso wa wa jiib diniya mawlidka nabiga wa aman digri alle bari ,in masakinta laqudiyo xolo laqalo laa farxo ilahay aya jecel ,kuwa didaya aya dinta ka lunsan

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim หลายเดือนก่อน

      @@امةالله-ج6و4ي islamka uso noqo jeclowna nabi maxamad sharafi korkisa ha ahato

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e หลายเดือนก่อน +2

    OK sadex tooxiid nabigana scw masheegin qulufaa u rashidiina masheegin ee yaaalaga sogaaray wahibiyoow

    • @cabdullahicadde7640
      @cabdullahicadde7640 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaan umaleynayaa wahaabiyadu waxey sameeyaan bidco ma ahan لسان حالهم يقول حلال لنا وحرام عليكم taana ma soconeyso

    • @cabdullahicadde7640
      @cabdullahicadde7640 หลายเดือนก่อน +1

      @@امةالله-ج6و4ي لا يا اخي محمد ابن عبد الوهاب رحمه الله كفر الامة وكفر مخالفيه

    • @Xusuriibrahim
      @Xusuriibrahim หลายเดือนก่อน

      Cusboonaysiintu diintu waa maxay waa ciid yaa yiri mawliidku nabiga mawliidkisa haduu kudhibo ladhinta caradiina sheekhaana suu uhadlayo waxaa kamuuqda caadifad ​@@امةالله-ج6و4ي

    • @cabdullahicadde7640
      @cabdullahicadde7640 หลายเดือนก่อน

      @@امةالله-ج6و4ي saaxib wax badan ayaad isku dartey aniga muslimbaan ahay alle galigii ayaan caabudaa qabri macaabudo qof qabri caabudaayona ma arkin towxiidku waa hal waaلا اله الا الله محمد رسول الله tawxiidka maxaad u qeybiseen ? Qur,aan ama xadith miyaad uhaysaan ? Nabigeenuu scw ma ogaa towxiidku inuu sadax yahay?aniga wax badan ayaan isku khilaafi karnaa laakiin kuma gaaleysinaayo wll mcn

    • @Hasuni675
      @Hasuni675 หลายเดือนก่อน

      كذبت والله ما كفر ولا حكم على الأمة بالكفر ولكن من يدعوا غير الله ويسأله بكل ما يسأل الله ويستغيث بالعظام البالية والرفات نفس قول المشركون فهؤلاء هم من كفرهم الشيخ محمد بن عبد الوهاب وهؤلاء كفرهم القران إذ لا فرق بين من دعى المسيح ومن دعى الجيلاني بل المسيح عليه السلام أعلى وأفضل من عبد القادر الجيلاني بل وجميع الأولياء فإذا كفرت النصارى لتأليههم المسيح وسؤالهم له حاجاتهم بدلا من الرب الواحد القهار فمن دون المسيح ممن لا نعلم حتى مصيرهم هم أهل الجنة أو أهل نار من الشيوخ أسوء من يعبده أشد كفرا وشركا.
      ومن يقول أن شيوخ الصوفية يتصرفون في الكون ويقول أن شيوخهم قد أعطوا كن فيكون لا شك أنه أكفر من اليهود والنصارى فكل دين الصوفية عبادة المخلوق ودعاء غير الله والقرآن كله في تقرير التوحيد ومحاربة الشرك وكم من ٱية واضحة صريحة تنادى بهذا يقول الله تعالى في القران: ( قُل لَّا أَمْلِكُ لِنَفْسِي نَفْعًا وَلَا ضَرًّا إِلَّا مَا شَاءَ اللَّهُ ۚ وَلَوْ كُنتُ أَعْلَمُ الْغَيْبَ لَاسْتَكْثَرْتُ مِنَ الْخَيْرِ وَمَا مَسَّنِيَ السُّوءُ ۚ إِنْ أَنَا إِلَّا نَذِيرٌ وَبَشِيرٌ لِّقَوْمٍ يُؤْمِنُونَ (188) ۞ هُوَ الَّذِي خَلَقَكُم مِّن نَّفْسٍ وَاحِدَةٍ وَجَعَلَ مِنْهَا زَوْجَهَا لِيَسْكُنَ إِلَيْهَا ۖ فَلَمَّا تَغَشَّاهَا حَمَلَتْ حَمْلًا خَفِيفًا فَمَرَّتْ بِهِ ۖ فَلَمَّا أَثْقَلَت دَّعَوَا اللَّهَ رَبَّهُمَا لَئِنْ آتَيْتَنَا صَالِحًا لَّنَكُونَنَّ مِنَ الشَّاكِرِينَ (189) فَلَمَّا آتَاهُمَا صَالِحًا جَعَلَا لَهُ شُرَكَاءَ فِيمَا آتَاهُمَا ۚ فَتَعَالَى اللَّهُ عَمَّا يُشْرِكُونَ (190) أَيُشْرِكُونَ مَا لَا يَخْلُقُ شَيْئًا وَهُمْ يُخْلَقُونَ (191) وَلَا يَسْتَطِيعُونَ لَهُمْ نَصْرًا وَلَا أَنفُسَهُمْ يَنصُرُونَ (192) وَإِن تَدْعُوهُمْ إِلَى الْهُدَىٰ لَا يَتَّبِعُوكُمْ ۚ سَوَاءٌ عَلَيْكُمْ أَدَعَوْتُمُوهُمْ أَمْ أَنتُمْ صَامِتُونَ (193) إِنَّ الَّذِينَ تَدْعُونَ مِن دُونِ اللَّهِ عِبَادٌ أَمْثَالُكُمْ ۖ فَادْعُوهُمْ فَلْيَسْتَجِيبُوا لَكُمْ إِن كُنتُمْ صَادِقِينَ (194) أَلَهُمْ أَرْجُلٌ يَمْشُونَ بِهَا ۖ أَمْ لَهُمْ أَيْدٍ يَبْطِشُونَ بِهَا ۖ أَمْ لَهُمْ أَعْيُنٌ يُبْصِرُونَ بِهَا ۖ أَمْ لَهُمْ آذَانٌ يَسْمَعُونَ بِهَا ۗ قُلِ ادْعُوا شُرَكَاءَكُمْ ثُمَّ كِيدُونِ فَلَا تُنظِرُونِ (195 إِنَّ وَلِيِّيَ اللَّهُ الَّذِي نَزَّلَ الْكِتَابَ ۖ وَهُوَ يَتَوَلَّى الصَّالِحِينَ (196) وَالَّذِينَ تَدْعُونَ مِن دُونِهِ لَا يَسْتَطِيعُونَ نَصْرَكُمْ وَلَا أَنفُسَهُمْ يَنصُرُونَ (197) وَإِن تَدْعُوهُمْ إِلَى الْهُدَىٰ لَا يَسْمَعُوا ۖ وَتَرَاهُمْ يَنظُرُونَ إِلَيْكَ وَهُمْ لَا يُبْصِرُونَ (198) خُذِ الْعَفْوَ وَأْمُرْ بِالْعُرْفِ
      فانظر صريح القران كيف يهدم كل شيء يستغاث ويعبد من دون الله وقال تعالى في سورة يونس( وَيَعْبُدُونَ مِن دُونِ اللَّهِ مَا لَا يَضُرُّهُمْ وَلَا يَنفَعُهُمْ وَيَقُولُونَ هَٰؤُلَاءِ شُفَعَاؤُنَا عِندَ اللَّهِ ۚ قُلْ أَتُنَبِّئُونَ اللَّهَ بِمَا لَا يَعْلَمُ فِي السَّمَاوَاتِ وَلَا فِي الْأَرْضِ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ)
      وقال في سورة فاطر :
      ( وَالَّذِينَ تَدْعُونَ مِنْ دُونِهِ مَا يَمْلِكُونَ مِنْ قِطْمِيرٍ.
      والقطمير الشيء القليل أقل شيء ولفظ والذين من ألفاظ العموم وكذلك من دونه يدخل فيه كل شيء ملكا كان أو نبيا أو وليا كلهم لا يملكون من قطمير لمن يدعوهم من دون الله فانظر بيان القران وبرهانه. ويقول في سورة النمل: ( أَمَّن يُجِيبُ الْمُضْطَرَّ إِذَا دَعَاهُ وَيَكْشِفُ السُّوءَ وَيَجْعَلُكُمْ خُلَفَاءَ الْأَرْضِ ۗ أَإِلَٰهٌ مَّعَ اللَّهِ ۚ قَلِيلًا مَّا تَذَكَّرُونَ) وهذا استفهام انكاري معناه النفي يعني ليس هناك من يجيب المضطر إذا دعاه ويكشف السوء إلا الله واضح هذا دين الله ودين الرسل بينما دين الصوفية عبادة غير الله والشرك معه.
      عن أبي هريرة  قال: قام فينا رسول الله ﷺ حين أنزل عليه وَأَنْذِرْ عَشِيرَتَكَ الْأَقْرَبِينَ [الشعراء:214] قال: يا معشر قريش - أو كلمة نحوها - اشتروا أنفسكم، لا أغني عنكم من الله شيئا، يا عباس بن عبد المطلب، لا أغني عنك من الله شيئا، يا صفية عمة رسول الله ﷺ، لا أغني عنكِ من الله شيئا، ويا فاطمة بنت محمد، سليني من مالي ما شئتِ، لا أغني عنك من الله شيئا.

  • @abuhassan673
    @abuhassan673 หลายเดือนก่อน +1

    Subhanallah sufiyadu waa qac

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah
    Kuwan waaba dhaanteenayaan

  • @ابوصابرالجيلاني
    @ابوصابرالجيلاني หลายเดือนก่อน +5

    Zakiyow umal waatuu nabiga caayey waasaq iyo injir kusheegay nagadaa biijoolaha afka qarmuun

    • @UmmuXibaan
      @UmmuXibaan หลายเดือนก่อน +3

      Culumada caydooda waa lagu Gaaloobaa ee lasco adeer maxkamada ilaahey na waa kusugi lasoco

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 หลายเดือนก่อน

      Subxanallah

    • @nasrarabi7643
      @nasrarabi7643 หลายเดือนก่อน

      Naa illaahay ka xishoo hadaadan diinta waxba ka aqoon ha dhex gelin cululumadana haday iyagu gafaan adigu haku danbaabin oon xisaabta aakhiro lagu soo joojinin

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 หลายเดือนก่อน +1

    Sh umalloow adigu madawladahaad sheegtay oo dhan ayaad ka saxsantahay

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 หลายเดือนก่อน

    Mowliidka cibaado maahan ee caado wanaagsan oo xusuusta nabiga....Wahabiyada Nabiga ma jeclo Umal wuuba caayay.

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc หลายเดือนก่อน +1

    Suufiyada Allah soo hanuuniyo

  • @حفصةعبدالرحمنامعامرالعثمان
    @حفصةعبدالرحمنامعامرالعثمان หลายเดือนก่อน

    Asc alaha xafido umal

  • @farhaabdi6060
    @farhaabdi6060 หลายเดือนก่อน +1

    Sh umal Nabigena museyrka ha ka dayo maxad laa gubaneysan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 หลายเดือนก่อน +1

    Nabiga csw xafladiisa cuntada laga cunayo waa xalaal ogaada

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 หลายเดือนก่อน +1

      Qofku markuu wax xalaaleynayo waxaa laga rabaa daliilkii uu wax ku xallaystey

  • @adanothiyow6239
    @adanothiyow6239 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Umal halagdambey somaliyee

  • @yung_aziz
    @yung_aziz หลายเดือนก่อน

    wa sax sh umal

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 หลายเดือนก่อน

    Maidkale nabiga scw waligiis baa laxisijiray kuwaan halewy hada kayimideen Subxanalaah

  • @Ahmedbashi4
    @Ahmedbashi4 หลายเดือนก่อน

    Umul alle kama baqeysis gaal miya nabigu amanayo

  • @abbdll
    @abbdll หลายเดือนก่อน +1

    Maamadaas muslimada ilaah ayay toos u tuugtay. nabiga oo meesha joogana wax ma warsanin. Taas waa sida la rabo. Laakiin waxaa la diidayaa qof dhintay wax la qarsado

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan หลายเดือนก่อน

    Bismilah geela yaan lawada qalin ee waxyar ka qasha😢😢❤🎉🎉allahu massalim wassalim calaa 😂❤😮 nebiyuna Mohammed salliga❤😂 (nebigga baddiya

  • @AmiirMaxamed-ho7zm
    @AmiirMaxamed-ho7zm หลายเดือนก่อน +1

    وميلاده عيد لنا وهو ذخرنا يجدّد شوق الواله المتطلع

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah nabiga SCW WEYKA BEEN ABURTEN
    GEELA MEY SIYAAN OGOONTA GAAJEYSAN?????

  • @mohamedblack5549
    @mohamedblack5549 หลายเดือนก่อน +3

    Wahabi hadalkooda nagada niyow

    • @Romman114
      @Romman114 หลายเดือนก่อน

      War waa hadlkii nabiga qofka ilaahay qeerki wax u qala waa mushrik waana mal cuun '
      فالرسول ﷺ قال: لعن الله من ذبح لغير الله فدل على أن الذبح لغير الله من الكبائر الشركية"

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 หลายเดือนก่อน

    Wahaabiyada waa kuwa dilka, qaraxa, dumar nacaybka, indhashareer,ka khaniismada iyo carur faraxumeynnta (weliba wiilasha) wadankeena keenay.

  • @SafiyaJamc
    @SafiyaJamc หลายเดือนก่อน

    12,bu dhshya scw scw

  • @ابوصابرالجيلاني
    @ابوصابرالجيلاني หลายเดือนก่อน +3

    Umal waa khawaarij.. Asaana gaal eh

    • @Hanad10987
      @Hanad10987 หลายเดือนก่อน

      Hhh jahiliin tihiin runtii

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 หลายเดือนก่อน

      Ma ogtahay waxa aad ku tilmaantey sheekh maxamad cabdi umal xafidahullaahu hadduusen ahayn inaad adigu booska gaalnimada aad galeyso ee allaahaa u too bad keen

  • @JamaalOmar-b9n
    @JamaalOmar-b9n หลายเดือนก่อน

    Sirada nbg siradis Haga shekey lkn hilba Aya cuna waciya qofwalba iska garan karo

  • @LOOWKAAN26
    @LOOWKAAN26 หลายเดือนก่อน +2

    𝐰𝐚𝐥𝐥𝐞𝐞 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐮𝐧𝐚𝐲😅😅

    • @Gytyÿyyyy
      @Gytyÿyyyy หลายเดือนก่อน

      ☝️☝️☝️

  • @ahmedabdi5747
    @ahmedabdi5747 หลายเดือนก่อน

    Aragtideydo ciyarta maficna ruxi dintay sonoleyntisana waqalad Ilahey Kali ayasonoleynkaro balsi xuska Nabigu scw iyo xola qalashada dipmaleh

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน

    Wadaadkaan, bal maqla in Nabi Maxammed CSW oo kheyru qalqi Allah ahaa, hadduusan asaga karaamadiisa ugu soo noolayn waayay wiilka dhintay oo uu ku yiri SABAR, yaa kaloo awood u leh? AWLIYO?

  • @Almiftaaxmedia
    @Almiftaaxmedia หลายเดือนก่อน +1

    Waan ka qeeb galaa istubid yahoo

  • @hasancadaawecabdihasancada2352
    @hasancadaawecabdihasancada2352 หลายเดือนก่อน +1

    Scw

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi หลายเดือนก่อน

    Sheq umal allah hano xifdiyo wu saxanyahy wanah ahlul towxiid

  • @osmanrachid2385
    @osmanrachid2385 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ladhigi mowliidka nabiga eebe unba wax xarantimeyn kara waxna xalaleyn kara kuwan data les wakuwa kaladadalamaaya muxubada nabiga dadka waa wahaabiya iyo salafiiste kuwaani wana kuwi Maxamad Siad dilay. Ku saliya nabiga ( c.s.w)

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals หลายเดือนก่อน

      waa laalow ilaahey kacabso ilaahey utoobad keen waa talo walaal nimo hunguri xumo iyo kulindi nimo darteed inaad ilaahey kucaasiso waa laga fiicanyahay

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 หลายเดือนก่อน

      Walaal wax aan kitaabka alle sunna rasuulka ku sugneyn qofna hakula dagaalamin ee alle ka baq

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 หลายเดือนก่อน +1

    Diintu ra'yi ma aha

  • @munoadan3040
    @munoadan3040 หลายเดือนก่อน

    Gelaan waxa u bahan dadka barakacayaasha ee ilaahy ka xishooda ee masakinta cawiya haka dhigininah wax cibaada ee dinta barta

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey หลายเดือนก่อน

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SaadaSh-sz7xe
    @SaadaSh-sz7xe หลายเดือนก่อน +2

    War maxa ka qaldan waba la xusay xalay

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 หลายเดือนก่อน

    Adga had lahaya had makaqàybgalihay in Nabi Mohamed in uisaga qaylinayo foo roo sado inusamenjirey sida.waxaaran wax an logawri darti toog Allah lorotagesa

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 หลายเดือนก่อน

    الصوفيه والشيعة والشباب لا يمثلون لعقيدة مخلص. لعل أنهم يقدمون القرون نحن لا نعرف ولكن الأعداء المسلين يفرحون و المنافقين.

  • @muktarbule2374
    @muktarbule2374 หลายเดือนก่อน +1

    Sh. Cumal was sheydan yuhud ah, kaa fogaadha. Kusaliya nabiga (SAW)

    • @HASSANSUHUFI
      @HASSANSUHUFI หลายเดือนก่อน +1

      Wixi ad kusheegtay adigaa ah

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 หลายเดือนก่อน

    duf ala kubad wariye hadalka iska sax nabigu sadaqada xaaraan bay kahayd

  • @degan4
    @degan4 หลายเดือนก่อน

    Xamar hadii 1000 qof qarax lagu dilo dad.baa farxi. Lahaa😢😢😢

  • @HalimoLuul
    @HalimoLuul หลายเดือนก่อน

    Allaahu yaclam

  • @Sharmaboymix
    @Sharmaboymix หลายเดือนก่อน +1

    Dhanto malatumayaaa waxyabahaya qaar salad waydhafeed subxanallah😢

    • @Gytyÿyyyy
      @Gytyÿyyyy หลายเดือนก่อน

      Ha wll 😭

  • @hiboabdisslan2546
    @hiboabdisslan2546 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh ku sheeggu waa wahaabi sidaa darteed waa in la iska dhiciyo

    • @hiboabdisslan2546
      @hiboabdisslan2546 หลายเดือนก่อน

      Umal waa wahaabi

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 หลายเดือนก่อน

      Haku mashquulina qoladaas buu ka mid yahay ee ilaahey diintiisa barta kitaabullaahi wa sunnata rasuulullaahi s,c,s

  • @saynabm
    @saynabm หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله العظيم

  • @MaxamadKhaliif-nh6nr
    @MaxamadKhaliif-nh6nr หลายเดือนก่อน

    Soo noolayn waa beentii wax xadiis ama aayad oo cadeeyay majirto wuxuu ilaahay calaamado mucjizaad ilaahay kugaladay nabiyulaahi ciise cs

  • @NastehaAbdirazak-m8w
    @NastehaAbdirazak-m8w หลายเดือนก่อน

    yaa Allah

  • @omararale7962
    @omararale7962 หลายเดือนก่อน +1

    Been been lugucunayo geel. Kuwan waa shiica waaxba madamaan

  • @ABDIQANIHASSAN-oc2hq
    @ABDIQANIHASSAN-oc2hq หลายเดือนก่อน

    la heshii oo isoo noleya kudhe markad dhamatid adiga zakiya ama qof uun aad garanaysid

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 หลายเดือนก่อน

    MAALINTUU NABI MAXAMAD DHASHAY , WAA MAALIN FARAX EE MA AHA MAALIN MURUGO , SIDAAS DARTEED , ANIGU WAAN XUSAYAA , WAAYO WAAN FARAX SANAHAY .

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 หลายเดือนก่อน +3

    Asc saaxib zaki ciyaarta nagidaa caqligeenu haku ciyaarin waayo qasab majiro hadaadan rabin ha cunin hadaad rabtana kaali cun

  • @DeeqDarajo-w9w
    @DeeqDarajo-w9w หลายเดือนก่อน

    Awowe dad reebaaadiye ah ayay ubanyahiiin

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 หลายเดือนก่อน +1

    Waa yaabe qof dhintay yaanoolaykara oo bini aadam ah 🤭🤭☠️ astaqfiru laah