Sir Culus: Heshiiskii Ethiopia & Somaliland oo Edna Aadan Ingiriiska ku soo Bandhigtay
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024
- Sir Culus: Heshiiskii Ethiopia & Somaliland + Drso. Edna Aadan oo Ingiriiska...
== DHAMAYS MEDIA PRO==
=== Our Channel: / dhamays ===
Subscribe: bit.ly/2SHt54u
Website: bit.ly/2SnLhBr
Facebook: bit.ly/3bAlVrt
Twitter: bit.ly/2OPlM9T
Instagram: bit.ly/31MG7SF
Maasha allah dr edna adan waa taariiqdii aduunka iyo weliba taariiqdii somaliland oo dhan allah cilmiga ha u barakeeyo somaliland guul forever insha allah❤❤❤❤❤
Adna waa guul guul gaadhay
Masha Allah isha cadawga ilaahay ha kaa duwo way ku dawanayaane amiin amiin amiin
Inaabtiyo Adna Aadann-dhakhtar waa Fariid caqli iyo qurux badan.
❤❤adna aadan caafimaa iyo cimri dheer illaahay ha ku siiyo aaamiiii insha allaah
Allaa ya cisak yaa Edna
Mansha Allah. Mother of Somaliland Longer Live AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲
MAMMO ADNA WAA LIBAAXO CIMRIDHEER IYO CAFIIMAD TAAMA HOOYO ADNA LOVE YOU ALL SOMALILANDER 💚🖤❤💯❣
Masha allah hoyow gessiyad hoyow cimri dheer iyo cafimaqaab ayaan ku rejanayaa🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
MaaashaaaaAllaaaaaaah eedo adna adam iyo walaaalkay Csynaawi ❤❤❤❤❤❤Somaliland Guuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gul somaliland ❤❤❤
MANSHA ALLAHA MAAMA ADNA ADAN ISMAACIL CIIMRGAGA IYO CAFIMADKA HAAKUU SIIYDYO CADOWGAGA ILLAHEYE HAA JEBYO WAXA AAD UU DAADAALYSO AQOONSIGA ALLAHA HAA KUUGU SIMO ❤️❤️❤️💞💞💞💞💞💜💜💜💜💜🩵🩵🩵🩵💙💙💙💚💚💚💝💖💝💖🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hooyo Adna Adan
Cimri dheer iyo caafimad waara Ilaahay ha siiyo Amiin
Adna Adan waxaan u bixiyey
ADNA ADAN SOMALILAND DEEQA
Long live to Dr Adna she is the history of entire somalilad and somalia history wishing her long live to her and entire family insha Allah ameen this generations must learn for her statement which is valuable ❤️ long life insha Allah ameen
Dear Edna Aden ismail! Legend,Alle ha ku xafido❤❤❤ forever Republic of Somaliland❤❤❤ long live❤❤
Mansha allah mama magacaa
Iyo muqaa hajiro liban fidareyn
insha allaah wixii khayr inoogu
jiro alle ha ina waafajiyo
Masha Allah edo mnc Alle haku xafido
Mamo Adna Aadan geesiyad qaaran alle ha ku xafido
Musha Alaah cimriga iyo cafimadkaba Aleehakubarakeyo Amiin ❤somaliland ❤❤❤❤❤❤
WAA BEENTEED. DHILADA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allaaah adni waxbay ogaatay kasiihordhicimaayo waa bishaaro
Mansh Allah ❤
Templeton Prize Winner Dr. Edna Aden; Iron Lady of SNM ♥️🤍💚🇮🇷👑🤴👸🦁🔥✌️🦁
Long live my momo ❤
Samaroon iyo ciise idinka tageen
Viva owdal state 🇸🇴
Maasha allah mámo cimrigaagu ha raago waxaad qaranka uga tegaysaa taariikh wax ku oolka mámo edna longlive
Noolow mama ❤❤❤❤
Nayaeeeh meshaa kabaax Islam bacaxtahaatahay
Hooyada iyo nacasnimdada usheeg.
INGIRIIS. BAA. NA ILAALIN JIRAY. BAY. RAB TAA. IN AY CID. U SHEEGTO.
Adna,aadan ilaahoow noodaa waageesiyaadnaay eedomcn cow kuma cuno
Adna adan noolow
inta nololi jirto eeddo qaali
SIILKA. AYAAY KA HADLEEYSAA. 😝😝😝😝😝❤❤❤❤❤❤❤❤😝😝😝😝😝😝😝😝
Wallee eeddo waa adna.
MAXAY. SHEEGAYSAA. HADA.
Guul somaliland
Taariikh cusub hadalku sowmaha. xishooda
IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND???? QABIIL KA. HABARTAASI. AY. RABTO. IN AY. U TALISO. KKKKKLK. WAADUNI. WAALAN. YAY. XORIYADA. U SHEEGI KARAAN. NAC NAC. BAADA. BARATEEN. ISAAQOOW
SOOMAALI HADII AAD AHEEYN. AFKA. AOOMAALIGA IS KA DAA NOO😂😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝
WAABEEN TEED. SHUUBADA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Christian hooyadeed
Waxaad jeceshihiin ayeey idiin sheegsaa ingiriiska miyeey xuduud lalahaayeen marka ay wada shaqeeynayeen jabuudi iyo soo maaliya waaalagumaystay anagana xoraan ahayn oo wanxambaari jirnay cadaanka ilaahaybaa idinbadbaadiyay gaalaad wada ahaan leheedeen daraawiish iyo sayidka iyo inta isaaqa ahayd oo illaahay taqaanay baad ku badbaadeen eedo dadka ha haligin waxaan ay maamada shubayso 33 sano maxaa loo aqoonsanwaayay Afar 4 maalmood ayeey xoriyada nooga horeeyeen hadana waxay noo sheegi anagaa usoo qalqaalinay ina xornoqdaan soomaaliya qorshihii ahaa anagaa ku biirnay waxay u badashay iyagaa nagu soobiiray aqoonsigeena qaramadamidoobuu yaala soomaaliya kohor ilaa iyo gumaytihiina waanraadinaynaa meeshuu maraykanka geeyay aqoonsigayaga❤
Maxey riyo ku noolyahi dad waweeyn oo riyi ku nool ceeb badana
Gumeystii Adana cabaadkeedi wada.
Wee waad toobad seegtay.
Orod ingriskaaga ka qaraabo oo iska dhaaf warka soomalia, yaa cajuusatal qaabiriin.
Soomaali wa qowmiyad mid ah. Wamaxay dadka afsoomaliga kuhadla maa dhahdid umadda soomaaliyeed
HORAA LOO YIDHI
DAYFKII MARTIYEY REERKA EE
MARKII UU DIBIRAY XOOLIHII REERKA KULA DOOODAY
ILAYN KAMA DUWANA TAN AY WADAAN NIMANKAA WALAWAYN,
WAXSE DEEQAY WARANKII DHEGTII DIIDAY WAANADA
Sidee loo heleyaa SL midaysan oo mida dad iyo dalba
INGIRIIS. UYEEDHA. BAL. IN. UU. CALAN. IDIN SIIYO. KKKKKKK. TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA ALLE CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cimrigeedi been iyo nacayb bay ku dhmaysatay balo ku ciyaadhay ruush afsoomaali ku hadla malaja maad arag
Ma musaa difaceysaa oo wala qabtaa iibka badda miyaa.
Waa yaab😂.
Maantana waxaad is garab dhigaysa jabuti ?
adunka qadadwen ama badhyo culus ka ahowu Mel an layedinka rabin yaab 😂😂
Qaatumo xumo waatan Ethiopia laga cil cilin war umada beenta kadaa
SHUUBO. SHUUBO DHASHAY. BEEN VADANAA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ado inanku Cayo marabo lkn dhakhtarkagi yara is gafadhiso maxa ku walay dadku wa soomali dalkuna wa soomalia xagad nuguwada ma etoopia ay kudhanta marka
Maxaad u cayi ama uga hadli? Iska dhaaf munafaqadaa.
Waxa qadadwen iyo badhyo culus kahawu kajedi afka tani wa Queen of somaliland 🎉
jesus christian
Miyey kuba gadhayan
jesus jesus christian
Benaalay..benaale,abeeso lugaley,midnimada somaliyeed ayaa ka Weyn goonigosiga.somaliya ha noolaato.
Bye bye
Yaa ku sheegey
ISKAA OOY WALAAL.
@user-rr6gn4wo5s
Aduunka dadka ku nool hadeyba cidi been sheegeyso idinka ayaa ehel oo beenta yaqaano xaasidiina waad tihiin maantase waan idinka guuleysaney oo imaaraadka ayaanu heshiiskii dekeda berbera la galney hadana america baanu la galney hadana itooboya waa guul somaliland iyo itoobiya guul forver insha allah❤❤❤❤
qaar baa kamasayridoona oo tv ga isa sootaagidoona kadibna taariikhda dhiiqo ka galidoona
Baadariyad aan ilaahay aqoon aakhiradeedii been iyo nacayka iyo kalafogaynta soomaalida kudhamaysatay naa alle haaga unoqo oo is astun oo masarkan baadariyada tuur
DHILOYIINKA HOYADA KAA KOWTAHAAYE BAA BADEERI LEEF LEEEF AH QANISIINTI DROOOD IDIINKA DIINTA KUU GABADA🤔🤔☺☺
Rag dumaar uun caydooda uu nool. Waar amuus lax bad tahay ee.