Waa sidee Nolosha India? Waxbarashada iyo Maciishada | Gamadid

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Muqalkan waxaan uga hadlaya INDIA, waa sidee nolosha India, Waxbarashada, Maciishada, Guryaha iyo macluumad kale oo dhamestiran.
    Daawasho wacan.
    Follow me on Instagram: Gamadid_
    Jamacadaha Ugufican India:
    1) Indian Institute of Technology Bombay (IITB) - Mumbai
    2) Indian Institute of Science (IISC) - Bangalore
    3) Indian Institute of Technology Delhi (IITD) - Delhi
    4) Indian Institute of Technology Madras (IITM) - Chennai
    5) Osmania University (Hyderabad)
    6) Indian Institute of Technology Kanpur (IITK) -Kanpur
    7) University of Delhi
    8) University of Hyderabad
    9 Indian Institute of Technology Roorkee (IITR) - Roorkee
    10 Indian Institute of Technology Guwahati (IITG)
    LIKE, SHARE & SUBSCRIBE
    Muqaalo kale oo tayo!
    Siduu ushaqeeya Internet-ka ? • How Does The Internet ...
    Waa maay Network? • What is a Network? Bas...
    Waa maxay IT (Information Technology)? • Waa maxay IT (Informat...
    Waa maxay Programming : • What is programming? H...
    #NoloshaIndia #WaxbarashadaIndia

ความคิดเห็น • 131

  • @maankoriye9411
    @maankoriye9411 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah sxp thanks hadda wax badan ka ogaanay india 👍🏼

    • @Gamadid
      @Gamadid  3 ปีที่แล้ว +2

      Welcome wll🙏

  • @abdiwahidqaalid9949
    @abdiwahidqaalid9949 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tnx sxb meel aan kaala soo xiriiro iisheeg waxyaabo badan inaad iga caawisid rabaa 🙏🙏

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว

      +918374970269 wll halkan igalaso xarir

  • @cckhaan
    @cckhaan 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll magacaygu waa yacquub cawil markaa waxan rabaa jamacadaa ugu fcn lkn nolosheeda iyo jamacada poplica ah

  • @adansaleban8437
    @adansaleban8437 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah mahadsanid sxb waaban jooga india 🇮🇳 waana xaqiiqo intaas uu inooshegay walalken siiba xagga macashida iyo waxbrashada waa 💯 goodu luck to you.

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      india waa meel wanagsan kafaideso inta jogto i.a. thanks

    • @galigeedtaliso1532
      @galigeedtaliso1532 2 ปีที่แล้ว

      Walal arin baan kaa weydiinlaha adigo mahadsan😍

    • @P7spoet
      @P7spoet ปีที่แล้ว

      Sxp business administration ka waran qiimaha jamacada

    • @faatimohamed5401
      @faatimohamed5401 ปีที่แล้ว

      Walaal hadda ma joogtaa

    • @ridwaanYareofficial2019
      @ridwaanYareofficial2019 2 หลายเดือนก่อน

      Wll iska waran

  • @NimoIbrahim-y2f
    @NimoIbrahim-y2f 8 หลายเดือนก่อน

    Waa barshada waa. Ku fiin dalka Hindi waa ku barka jamcaan university

  • @husseinmohameddhafe4273
    @husseinmohameddhafe4273 ปีที่แล้ว +1

    Waa noolal aaad ujaban walale noolasha India 🇮🇳

  • @XazaanXuzni-bs7sr
    @XazaanXuzni-bs7sr ปีที่แล้ว +1

    Wllo waxaaiga codsiah inaad igasoqabato fesbuuga waxàaiguqoron xasan maxamuud waakusugidoonaa wllo macaan

  • @izmailahmet8679
    @izmailahmet8679 2 ปีที่แล้ว +3

    zxp Gamadid Waa imisa sannadki qiimaha software engineering siba xaggan aad adigu joogtid

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      Wll wax xog ah kamahayi midaas google ka in lagafiriyo waye. Thanks

  • @ismomustafe7881
    @ismomustafe7881 ปีที่แล้ว +1

    THNAKIZ NSXP WAN IMAYAA INSHAALAH

  • @satirsuleyman3376
    @satirsuleyman3376 2 ปีที่แล้ว

    Saaxiib marka hore waan kusallaamay waxaan kuwey diineyaa zxp lacagta kaaga baxeysa markaad u imaaneysid school wax barasho marka pro intee iyo halkee talo kabi laabeyasaa adiga arintaas iyo fidiyow kooban kasoo diyaari maadaama aad adiga jooktit hindiya

  • @MaajidNuurmowliid
    @MaajidNuurmowliid 5 หลายเดือนก่อน

    Delhi carurta dugsiga hose dhexe kawrn wxn rabaa inan usoo guuro fadlan isoo jwb❤❤

  • @abdullahomeer5585
    @abdullahomeer5585 2 ปีที่แล้ว

    Asc , suaalo ayan qabaa brother;
    1-jaamacadaha hydarabad kuyaalo admission koodu goorma la furaa sanadkii?
    2-imisa waye fee ga computer science ku?
    3-exam ka neet ka ah laazim miyaa mana laga rabaa ardayda somalia kasocoto?
    4-ka arday dugsiga sare soo dhameeyay sanadkaan, shahaadadana ay soo baxeeso 1st oct 2022, maka soo dib dhacnay admission ka jaamacada mise?
    waad ku mahadsantahy wlal sida aad muuqalkan inoola wadaagtay, waana rajeynayaa inaa isoo jawaabeso. shukran.

  • @sadiiqsadiiq1
    @sadiiqsadiiq1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp haday macquul tahay luuqa ii soogal waxaan kaa rabaah xog badan waxaan joogaah haydarabaad please

  • @Barbaariye
    @Barbaariye 2 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad Ethical Hacking inaan Barto ayaan Rabaaa India Ayaan Damacsanahay inaan u aado Dhibaato intee la eg ayaan Kala Kulmi karaa Jaamacad ahaan Iyo Magaala ahaan Tee aad isleedahay Wey ku wanaagsanyihiin Dhankaas

  • @SalmaSahardiid
    @SalmaSahardiid หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waan cunto jecelay hada wax badan ka ogaaday india engernerning soft were

  • @barwaaqosulaymaani1353
    @barwaaqosulaymaani1353 2 ปีที่แล้ว +4

    Maanshaalaah aad baad umahadsantahay wll muuqaalkan wa muhiim lkin wll waxaan ka codsanayaa markaad wakhti uhesho inaad video kooban oo ku saabsan kuliyada mechanical engineering india say ku tahay lacag intee leeg ba lagu dhigtaa maagadee ugu wacan ardey darajadee sidata ayaa la siiyaa role ka shaqo ee mechaakignimo👍👍

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +3

      Insha alh wll thanks

  • @maxamedkh286
    @maxamedkh286 2 ปีที่แล้ว +1

    Iga soo jawaab

  • @qalbiholcaymedia
    @qalbiholcaymedia 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigonncafimd iyo jamacd u adni ma tagi Kara mana ku Nolan Kara ? Plz iso jwb

  • @princesshamda946
    @princesshamda946 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah sxb qali guuleyso waliga Mohamed Farhan

    • @Gamadid
      @Gamadid  3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks 🙏

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Gamadidwalal magaaladee muslimku ku badan yihiin

  • @OgaalkaSirta
    @OgaalkaSirta 4 หลายเดือนก่อน

    Inoo soo badi wll

  • @maxamedfooro7131
    @maxamedfooro7131 ปีที่แล้ว +1

    Asc hal suaal ayaan kuwaydiin rabaa sxp waxaan rabaa in aad kasoohadashid jaamacadaha kuliyadaha dhakhtarnimada dhiga khaasatan medicine and surgery

  • @adnohajji7160
    @adnohajji7160 ปีที่แล้ว +1

    🇮🇳 inadia waan jeclhy inaan jamacad ka dhigto I.a Bisha 7/20/20223 Waan tegin I.a❤✋🙏

  • @juneydabdurisaq1881
    @juneydabdurisaq1881 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep going zxp allah kuxafido

  • @Maxamadaawi2
    @Maxamadaawi2 11 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ubaahaney wll in aan India imaato waxaan ubaahaney in aan ka barto syber security sidee ayuu wadankaagi india information iga sii

    • @najaxmaxamed6885
      @najaxmaxamed6885 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ana ina tago aya raba isku kuliyadna wa u socona ee ila so xidhiidh wll may be ina tagty xiligan wa 2 yrs before

  • @AbdinasiromarAbdulahi
    @AbdinasiromarAbdulahi 2 หลายเดือนก่อน

    Pro waxa rabaa Ina aado hindi
    Oo waxa rabaa Ina noqdo diktoort
    Side u aaadaa

  • @TrickySolver
    @TrickySolver 2 ปีที่แล้ว +8

    Engaging and informative!

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +2

      Thanks bro🙏

    • @najaxnayruoz76
      @najaxnayruoz76 ปีที่แล้ว

      Wllo mee jamacdihii

  • @yahyediiriye6407
    @yahyediiriye6407 ปีที่แล้ว

    Asc sxp lanbarka iyo ciwaan lagaheylaayo haduu jiro ila waag

  • @MaxamedAweys-jp4iy
    @MaxamedAweys-jp4iy 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal wan jeclahay inaan imaado hindia

  • @abdullahicaato8095
    @abdullahicaato8095 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid bro. Btwy exam ka JEE manalooga baahanyahay qasatan ardayda Somalia kasocoto?

  • @ayuubyukey9412
    @ayuubyukey9412 2 ปีที่แล้ว +2

    Pro adigo mahadsan computer science war bexin iga sii qarashadka lagu dhigti Io darajada la isku siiyo plz

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/_2kBfpWasvQ/w-d-xo.html muqal ayad kaheli karta maclumadkas wll

    • @ayuubyukey9412
      @ayuubyukey9412 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Gamadid thanks pro

    • @ayuubyukey9412
      @ayuubyukey9412 2 ปีที่แล้ว +1

      Pro ado mahadsan ma ii shegi karta qiimaha loogu dhigto computer science Ka dalka India qasatan halka aad joogto plz

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      Sandki $700-$800 USD Dollar

    • @ayuubyukey9412
      @ayuubyukey9412 2 ปีที่แล้ว

      @@Gamadid ma thanks pro ❤️

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 7 หลายเดือนก่อน +1

    Nice

  • @xabiibomaxamed677
    @xabiibomaxamed677 ปีที่แล้ว

    Wll kuliyada Cafimad jamacad kuwanagsan makutalaa india sida medicine and nursing kasoo hdal plz😢

  • @amaryusufhassan2926
    @amaryusufhassan2926 2 ปีที่แล้ว +1

    Zhb waa mahadsantahy zhb

  • @ridwanfarhan9361
    @ridwanfarhan9361 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah hoyo
    Can you do part 2 explaining how to apply visas from Somalia

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      Insha alh hoyo next is gonna be that. Thanks

  • @lolyonkah
    @lolyonkah 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allaah sxb waad mahadsan tahay lkn baasaa boorka iyo dhaqaalaha soomaaliya ilaaa india kaabaxaya noosoo sheeg

    • @OBDRASHIID..OFFICIAL
      @OBDRASHIID..OFFICIAL ปีที่แล้ว

      Nio marabtaa inaad india aadid ana wn rabaa inaan india aadee isooqabo

  • @MaxamedAweys-jp4iy
    @MaxamedAweys-jp4iy 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal wan jeclahay inaan hindia imaado magaalada dalhi ❤😮😢😂😅😊❤

  • @ubahbusiness169
    @ubahbusiness169 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

  • @ashurofficial3215
    @ashurofficial3215 2 ปีที่แล้ว +1

    Softi where inginering qimisa simisterki may ga falo comentig

  • @mohammediikarali5534
    @mohammediikarali5534 2 ปีที่แล้ว

    Walal xage ayan kala so xariiri kara?

  • @abdilahiabdi6128
    @abdilahiabdi6128 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah well done

  • @AminoAxmed-xi1ij
    @AminoAxmed-xi1ij 3 หลายเดือนก่อน

    Wll iskuul wacan makuyaalaa

  • @asadlibaax5940
    @asadlibaax5940 2 ปีที่แล้ว

    Sxp medicine and surgery kawaran umaaq kasoo diyaare

  • @RunsheegAbdi
    @RunsheegAbdi ปีที่แล้ว

    Caafimaadka gaar ahaan Nutritionka isoo ogoow plz

  • @MrVapi23
    @MrVapi23 ปีที่แล้ว

    india weli majoogtaa ? shukran

  • @Apdalla325
    @Apdalla325 2 ปีที่แล้ว

    Gamadiid numper telephonkaga iso qor pro 🙏🤴

  • @Achrafahmett
    @Achrafahmett 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll xirfada cybar security sida loogu barto wll muqaal nooga soo samee🥺🥺❤

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      Insha alh wll wadiyaar🙏

  • @wllsancho2349
    @wllsancho2349 2 ปีที่แล้ว

    Sxp I.tiiga meeqaa lagubartaa mcnha aaytii

  • @nacimaabdi1007
    @nacimaabdi1007 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll india visada waxba Rashada weyxiran tahay ban maqlay ee selugu imnkara

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว

      Mahubi in laxiray wll

  • @ridwaanYareofficial2019
    @ridwaanYareofficial2019 9 หลายเดือนก่อน

    Wll markaan jaamacada ka dhameeyo india 🇮🇳 shaqo maka heli karaa taajirna maka noqon karaa sidaa baabuur iyo guryo

  • @maxamedkh286
    @maxamedkh286 2 ปีที่แล้ว

    Adigu. Jamacadeed dhigata. Magaceeda soo ban dhig. Wll

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว

      Osmania university

  • @ashrafahmed6220
    @ashrafahmed6220 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal waxaan rabaa inaan dalka India wax barasho u imaado zhb markaa xageen Kala soo xidhiidhaa

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว

      +918374970269

  • @deeqomaxamed8275
    @deeqomaxamed8275 ปีที่แล้ว

    India ad iyo ad ayan ujecelahy abowe

  • @faisalKhan-sp1qy
    @faisalKhan-sp1qy 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxp waxan jogaa new Delhi dhanka fanka india side anigo somali ah laigu la dhaqami karaa mise soo dhaweyn miyan ka helaya

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว

      Dhanka fanka maxa kalajeda wll

  • @suhurmaxamedmaxamud4154
    @suhurmaxamedmaxamud4154 ปีที่แล้ว

    Asc abwe wxn ahay hyo iyo caruurted rabtah inaan ku nolado india kwrn

    • @Gamadid
      @Gamadid  ปีที่แล้ว

      Wcs Hoyo aniga Hyderabad ayan jogi jiray waana meel fican oo lagu nolan karo

  • @ubaxcali3064
    @ubaxcali3064 2 ปีที่แล้ว +2

    Wan jecelahay inan wax ku Barto india 🇮🇳 walibo jecelahay inan ku soo Barto kuliyada kunbuyuutarka aytii

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      Waad kusobaran karta wll wixi aad ubahantahy oo maclumad ah wanka cawin hada ubahato I.a

  • @AminoAxmed-xi1ij
    @AminoAxmed-xi1ij 3 หลายเดือนก่อน

    Wll kasoo jawaab biliis😢😊❤

  • @asunour8330
    @asunour8330 2 ปีที่แล้ว +1

    abwe wa mahadsantahay lkn qof somalia cadimad maka dhigan karaa hindiya

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      Wll india badana ajanibta uma ogola cfmd iney bartaan

  • @AdnoAsad-qg8wt
    @AdnoAsad-qg8wt ปีที่แล้ว +1

    Saxiib waa usoo socdaaye day TikTok malaga isticmaalanah🥵😂💔🙆😂😂

  • @AlpertoAlperto-ev6nx
    @AlpertoAlperto-ev6nx ปีที่แล้ว +1

    Walaal tik tok malagadaawada aniga waanalaga heyiry

  • @FaadumoCabdi-ye6mk
    @FaadumoCabdi-ye6mk ปีที่แล้ว

    Waxa rba inan imado

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 11 หลายเดือนก่อน

    Taxi ma gadan karta qof weyn ba ahe master bilabaya

  • @nimcomixile9694
    @nimcomixile9694 2 ปีที่แล้ว

    Wll kawarn mechanical engineering ka sey ku tahy

  • @muhyadiinabdulahi3384
    @muhyadiinabdulahi3384 ปีที่แล้ว

    Asc sxp waaad mahadsantahy. Makasoo hadli kartaaa Caaafimaadka qasatan master degreee. Sid loo helo iyo waxkastoo kusaabsan Mahadsanid

  • @نفيسةأحمد-م2ط
    @نفيسةأحمد-م2ط 2 ปีที่แล้ว

    Wll mcn hindiya aat ayaan ujeclhy maxaa iigu sheegi weesina iishek waan kuraaci lahaa hhhhhh wll aniga waan rajeynaaya inaan imaado hindiya lkn waxbarasho hadii ladhaho aniga hadakeeba dugsi dhaxe dhiktaa sorry hindiya ilove you ♥

  • @sita_ram_officiail7054
    @sita_ram_officiail7054 2 ปีที่แล้ว

    Wll plz mel aan kala so xiri isheg nh

  • @KhadarBiloow-ue6ps
    @KhadarBiloow-ue6ps ปีที่แล้ว

    Sxb sidey igu suurta galikartaa in aan imado india wanubahanahay wana garan la ahay qorshaha aan ku tagilahaa

    • @Gamadid
      @Gamadid  ปีที่แล้ว

      252612996489 whatsapp kan igalaso xarir wll

  • @Farxiyaaadan-o2m
    @Farxiyaaadan-o2m ปีที่แล้ว +1

    WAAWAadayaaugshelayindiyamaanshaalaa

  • @abdiqanibazi6897
    @abdiqanibazi6897 2 ปีที่แล้ว

    Kwrn dhanke barashada dintadaa

  • @nuuraxilwa2903
    @nuuraxilwa2903 ปีที่แล้ว +1

    Sxp waxaan ku weydinaa 250Rs meeqo dolar $ayee noqonee

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +1

      3$ waye walal

  • @abshirbarre7092
    @abshirbarre7092 2 ปีที่แล้ว

    Shp waad maasan thy

  • @siciiddhagacade9118
    @siciiddhagacade9118 3 ปีที่แล้ว

    Whts appkaga sxb hoos igu reeb mahadaanid

  • @mataanjezto9576
    @mataanjezto9576 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @ubaxahmed9111
    @ubaxahmed9111 2 ปีที่แล้ว

    MashAllah

  • @denniscellovicjr4705
    @denniscellovicjr4705 3 ปีที่แล้ว

    thanks bro

  • @Trusfrated02
    @Trusfrated02 2 ปีที่แล้ว

    Arday mbbs ahay 2 yrs ii dhiman wxa rape master so India ine mbbs ku fcnthy maqle wax yar noogu dhac sir kulliyadaha io scholarships koda

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 ปีที่แล้ว +1

    india iyo Uganda waxbadanna Uganda ayaaa nolol qaalisan yaab 😮

  • @abdiqanibazi6897
    @abdiqanibazi6897 2 ปีที่แล้ว

    Wll dhanke dinta kwrn dini malagu bartaa hindi

  • @ubaxcali3064
    @ubaxcali3064 2 ปีที่แล้ว

    Wan rajaynaa indiyaa

  • @Axmeddeq-y2k
    @Axmeddeq-y2k ปีที่แล้ว

    Iyo.sidaloogodhawaaqayo

  • @janabahar9381
    @janabahar9381 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal whatsApp numberkaga ado mahadsan ama face book

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      Facebook/gamadid

  • @FanyBoys-gx9rs
    @FanyBoys-gx9rs หลายเดือนก่อน

    ❤😂

  • @abdiguedi42
    @abdiguedi42 2 ปีที่แล้ว

    Hyderabad waxa u badan dadka Hindu Muslim ku u ku yar yahy sxb

  • @abdiraxmaanosmaandaahir9686
    @abdiraxmaanosmaandaahir9686 2 ปีที่แล้ว

    Zxb whatsapp kaaga noo soo dir

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      +918374970269

  • @aishamahamudtahlil3910
    @aishamahamudtahlil3910 2 ปีที่แล้ว +1

    Gobalka joogta magaciis

    • @Gamadid
      @Gamadid  2 ปีที่แล้ว +1

      magalada Hyderabad wll

  • @Axmeddeq-y2k
    @Axmeddeq-y2k ปีที่แล้ว

    Xarfaha.hindya.iisooqor

  • @YahyeMaxumed-wr5oo
    @YahyeMaxumed-wr5oo ปีที่แล้ว

    𝖧𝗂𝗇𝖽𝗂𝗒𝖺 𝗐𝖺𝗇 𝗃𝖾𝖼𝖾𝗅𝖺𝗁𝖺𝗒❤❤❤

  • @MaxamedAweys-jp4iy
    @MaxamedAweys-jp4iy 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal wan jeclahay inaan imaado hindia