vlog London UK 🇬🇧

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @Hasaan-s9e
    @Hasaan-s9e 3 หลายเดือนก่อน +6

    Maansha alah walashey qaali allaah haku xifdiyo adiyo awladadaba aniga iyo caruurtaydu wanku salaamaynaa wa gabadhii dubay adku caawisey alah haku caawiyo❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @rodajamayusuf6282
    @rodajamayusuf6282 3 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله ❤❤

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah, congratulation Sister your family

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 2 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllah Tabaarakalah, Allah ha isku kheyro reerkaas cusub aamiin yaa Rabbi

  • @AadamShariif
    @AadamShariif 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤ جزاك الله خيرا❤

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin labadii isku waara Allaha ka dhigi Aamiin Aamiin yaa Allaah

  • @umumaryan-s5v
    @umumaryan-s5v 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc mansha alaah tabaraka laah ale haku arsaaqo awlad saciidiin iyo iimaan tam ah aamiin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadraaabdula6219
    @khadraaabdula6219 3 หลายเดือนก่อน

    ألف ألف ألف مبروووك للجميع التوفيق والنجاح الدائم ❤❤❤❤

  • @foosiyaabdirahman6606
    @foosiyaabdirahman6606 3 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله مبروك لعروسين

  • @AxmedmaxamedNuur-o3e
    @AxmedmaxamedNuur-o3e 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha alah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah walashey
    Allah ha isu barakeeyo wanu hambalyeynayaa inantaa habada unahay Allaha ha ulisu raajiyo ubad kheyrqaba kala hela❤❤❤❤

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah fatima muna

  • @SamiraFaisalAli
    @SamiraFaisalAli 3 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome to London qali sanadka roba nala tanagay qorax malah

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha Nabad Qab ha kugu celiyo Caruurtii iyo Wadankii Somaliland Hargeisa Hadhwanaag Mashaallah

  • @Labwa313
    @Labwa313 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc fadumo muna waan ku salaamay .waxaan ahay gabadh kugu xidhan adiga iyo dham dadka kugu xidhanba isoo duceya xooga waac yare jucjucsanaahaye iyo dhaman inta islamka ah.

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asaalam Aleikum walashey fatima muna waan kusalamaya iin badan mashaAllah. Mabruk Alfa mabruk ayan leyahay gabadha habaryarta ayan unahay Barakallahu lakuma wabaraka caleykuma wajamaca baynakuma belkeyr. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah Hambalyo Guri khayr leh Allaha ha uga Dhigo(Hadillah-allasslaama Habibti) Walaashay waan kugu raacsanahay in aan wax kastaba la duubin gaar ahaan Xafladaha u khaaska ah familyada Mashaallah

  • @HalimaIbrahim-pe6sm
    @HalimaIbrahim-pe6sm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Fatma mabruuk arooka

  • @jamilahussein8980
    @jamilahussein8980 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc faduma muna waan ku salaamay xabiibti maxaad timid xaafada aan deganahay shafar buush inaan ku arko waan jeclaa laakin ma garan karo waqtiga aad baxeyso hadaana is arag safarsalaama ilahey haku nabad geeyo

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc f.muna walaashay salaan sare london hadaad joogto igu saaxibta aan mar idin wada bartay dhowr sano kahor abwaanad caasha luul

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 2 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo arooska gabdha habaryarta aad utahay kilagubulaalo ee ubadqerqaba alaha siiyo

  • @FaadumojaamacNuux
    @FaadumojaamacNuux 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 หลายเดือนก่อน

    Faaduma muna waan ku salamay qalbi ilaahey ininta yar gurigeda cusub mid qeyr badan ha uga dhigo waxan leyahay habo owlaad saalixin alaha idinku arsaaqo jaceyl iyo raxma dhexdina ha ka buuxiyo aamiin faadumo barnaamijkii hijrada waa u xiisnay waxu noo yahay dhiirigalin