Cawaale Aadan Walaashii oo Caruurti Laga Qaatay Naag Yaan Lasoo Dhaweysan Ku cibro Qaata😳😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • #cawaaleaadan #somalia #somalia #somaliland #jabuuti

ความคิดเห็น • 160

  • @aminaanassfamily
    @aminaanassfamily  หลายเดือนก่อน +11

    Cawaale Aadan Walaashii oo Soo Shaacisay Ninka Videogii Xumaa Kasoo Qarxiyay Mucjiso Badanaayeey😳😳
    th-cam.com/video/fZW9jZG2f-0/w-d-xo.html

    • @faizahassan4250
      @faizahassan4250 หลายเดือนก่อน +2

      Ruun miyaa inay cawale Adan walashi tahay mise wad umalaysen madama ayay reer jabouti tahay???

    • @Sahalropleh
      @Sahalropleh หลายเดือนก่อน

      ​@@faizahassan4250wa Been awale wlashi ma ahan 😂 Run mia mooday 😂

    • @osmanradwan143
      @osmanradwan143 หลายเดือนก่อน +2

      Waa ben gabadhan aabeheed from Ivory coast hooyadeed waa Isaaq wa reer Djibouti balse cawale Aden maxa isku keenay

    • @osmanradwan143
      @osmanradwan143 หลายเดือนก่อน +1

      Iska sax ciwaanka views radiska iska saa

    • @siraadadan5497
      @siraadadan5497 หลายเดือนก่อน +1

      Waad qldantahay somali ma aha hooyadeed baa isaaq ah

  • @iftin2024
    @iftin2024 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha ku caawiyo waa inan yar oo la ciilay yarabi caawi😪

  • @user-fb7xw4rz6g
    @user-fb7xw4rz6g 26 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar cawaleh walashis wad riyonaysa wlhi ana walashisa social media Ku ma jirno family awaleh aden 😢

  • @user-zn9ck4wk5l
    @user-zn9ck4wk5l หลายเดือนก่อน +4

    Asc Alle ha ku so celiyo Gabadhada habo mcn.

  • @user-ww6hd5is8u
    @user-ww6hd5is8u หลายเดือนก่อน +1

    Ke le bon dieu t aide e te facilte ttes ces epreuves inchaallah tu va gagner tt nos voeux sont pr toi

  • @user-qu9qw4gx2e
    @user-qu9qw4gx2e หลายเดือนก่อน +2

    Allah hakuusooceliyo wlshy qalbiga hakuuqaboojiyo

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 หลายเดือนก่อน +3

    SubxaanAllah Allah ha caawiyo

  • @FilsanOlhayeh
    @FilsanOlhayeh หลายเดือนก่อน +8

    😂😂😂😂😂Ben badana cawaleh walishis maha

  • @medalidoubad5087
    @medalidoubad5087 27 วันที่ผ่านมา +1

    ALLAH KUSUCeli Inshallah

  • @محمدالصبيحي-ر2د
    @محمدالصبيحي-ر2د 28 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @MoktarHoumad
    @MoktarHoumad หลายเดือนก่อน +1

    Allah kusocelio ichalah wad heli adgeyso huno

  • @user-fq5ip4kp4f
    @user-fq5ip4kp4f หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah allaah 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 หลายเดือนก่อน +3

    لأ اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير صلوا على النبي 👍

  • @user-lt8to2ku6g
    @user-lt8to2ku6g 23 วันที่ผ่านมา

    Illahey gabadhada hakusoceliyo

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q 16 วันที่ผ่านมา

    Subhaanna Allah

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 10 วันที่ผ่านมา

    Gabadhu fogaan ayey owdey naagta fardawsa la yidhaahdaa gabadha nolosheedì ayey burburisay inkaar haku dhacdo

  • @user-rq1ru7yv8f
    @user-rq1ru7yv8f หลายเดือนก่อน

    Illahay xa usocelliyo qabadeda
    Amiin amiin amiin amiin amiin

  • @ElsanYusuf
    @ElsanYusuf 28 วันที่ผ่านมา

    Horta illahay ha u gargaaro gabadha lkn cawale walashi maha

  • @user-be9sm7my5h
    @user-be9sm7my5h หลายเดือนก่อน +1

    Subxallaah allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yx5oh5sg1t
    @user-yx5oh5sg1t หลายเดือนก่อน +1

    Awale Aden gabadh lamadhalan ee beenta iskadaa wll sbxanllah beenbadana dadku

  • @ladanhoussein5237
    @ladanhoussein5237 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂beenta umada ka daa cawaale leyneh😂😂

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n หลายเดือนก่อน

    SORRY HOUNO ALLAH KOUSODAWAYHAYER ALLAHA KOU AFFIYO ALLAHA KOU GARGARROH LONGER LIFE AMINE ALLAH

  • @mahadahmed827
    @mahadahmed827 8 วันที่ผ่านมา

    Allah Ku so celiyo

  • @user-lb2rp7ul5d
    @user-lb2rp7ul5d 25 วันที่ผ่านมา

    Oui se vrai wlhi 😢😢😢😢😢😢

  • @omaryacin5016
    @omaryacin5016 หลายเดือนก่อน

    Sois couragesse ma sister tu va gagne incha allah

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 หลายเดือนก่อน

    Naagtan caruurteda qeyral masuulnima lakagaa qaatay marka beenta ha liska dhaafo, naag walba wey ogtahay waxa caruurta loga qaatay.

  • @DekaAked-r8m
    @DekaAked-r8m หลายเดือนก่อน

    Subxanallah wayo see lagaqatay gabadada

  • @user-ob6ip1jo6z
    @user-ob6ip1jo6z หลายเดือนก่อน

    Hooyo macaan insha allah wad heli doonta quruxey qalbiga ilahay haku qabojiyo❤

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 หลายเดือนก่อน +1

    Naagtaan waa Kongales iyo Jabuutiyaan iska dhal

  • @user-be9sm7my5h
    @user-be9sm7my5h หลายเดือนก่อน

    Allaah qalbiga ha u qaboijiyo

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 27 วันที่ผ่านมา

    Bagages. Soomalida. Sarkozy. Maxakaqldan. Maxay. Iskugu. Farxan. Markay. Mid kamiya. Dhibato. Kudhacdo. Maxakafaidi. Gabadh. Walashaya. Cawradeda. Iyo dhbatadeda. Verb. Caleg

  • @OsmanAmin-w6r
    @OsmanAmin-w6r หลายเดือนก่อน

    Sorry wll tasbadilkeda alahaa kusiyoo inshallah wll

  • @FirdosaAden
    @FirdosaAden 6 วันที่ผ่านมา

    Subxana allh

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray หลายเดือนก่อน

    AX SORRY. SUBXAANALAAH. ILAAHAY. HAKU. CAAWIYO. INSHA ALLAH. AAMIIN YAARABI 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 หลายเดือนก่อน

    Waa lagu Soo dhofiyey haday ku necebthy kumay keenteen maxaa wllo adoo ilmahaga la qaatay ku qaawiyey MAAD toobad keentid waalidkagu kumuu qaawin kumana Soo dhigin Illahay inoqo

  • @user-xq9vm5ht6b
    @user-xq9vm5ht6b หลายเดือนก่อน +1

    subxanallah

  • @MaxamedTawakal-fb2zs
    @MaxamedTawakal-fb2zs หลายเดือนก่อน

    Waa dhab inay kudhicidoonto waa hubaal💘💘💘💘😭

  • @LABHani
    @LABHani หลายเดือนก่อน

    Gormad cawale wll noqotay gabadhba lama dhalan 😮

    • @osmanradwan143
      @osmanradwan143 หลายเดือนก่อน

      Gabadhan aabeheed from Ivory coast ayaada afkeda ka sheegtay hooyadeed waa Isaaq balse cawale Aden maxa isku keenay

  • @saididrissomar6929
    @saididrissomar6929 หลายเดือนก่อน +1

    Inalilah ferouze mechante

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 29 วันที่ผ่านมา

    Allah bari cid kaleh wahba kuma khabanayso

  • @user-mu2sw9vg8c
    @user-mu2sw9vg8c หลายเดือนก่อน

    Allah ku sodaweyo Inader

  • @FatoumaMes
    @FatoumaMes หลายเดือนก่อน

    Sorry sorry 😂😂😂

  • @camera2735
    @camera2735 หลายเดือนก่อน

    Waa edo Sas ula a soco

  • @Muxiyodiincabdikariimcali
    @Muxiyodiincabdikariimcali หลายเดือนก่อน

    Allehasahlo

  • @KadijoDiirshe
    @KadijoDiirshe หลายเดือนก่อน

    Asc allaaha usaalaha

  • @aminaosman1520
    @aminaosman1520 หลายเดือนก่อน

    Asc waceeb in caruurta lagu arsado waliba gaalo ugudbiso walaahi nagtana sidan sameysey iyadaa gaalo ah damiir xumaa

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 หลายเดือนก่อน

    xasbiya.allah wn kaxumhy gabadha yar allah haku soceliyo

  • @Hibonoura-f5f
    @Hibonoura-f5f หลายเดือนก่อน

    Walalo nagtan walashi Maha dadga ha isko nanabina

  • @faizadagane3965
    @faizadagane3965 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah 😢😢

  • @user-ho6ui7gz2v
    @user-ho6ui7gz2v หลายเดือนก่อน +1

    Amina wallal calool xumadaas oo kale Hana tusin ma arki kar Gabar soomaali ah oo ooynesa

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 17 วันที่ผ่านมา

    Carcuurta niyada haka dilin galada ane iso koriyeyn ayako madax arlkeysa garab e sinayan o tajia

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    SOMALIDA CALAMKA YAA DHAFIYA NATION WALI DHAFAYY

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t หลายเดือนก่อน

    Ilaxitalasaro.abo

  • @user-tt3ew9mb4l
    @user-tt3ew9mb4l หลายเดือนก่อน

    Maha cawaleh walashii adeer

  • @makobade
    @makobade หลายเดือนก่อน

    allah ha ku soceliyo gabadhada

  • @OmarMahamoud-r5c
    @OmarMahamoud-r5c หลายเดือนก่อน +1

    Cawaale aaden gabadh lamaa dhalan beenta iskaa daaya

  • @AbdiwaliMuhamed
    @AbdiwaliMuhamed หลายเดือนก่อน

    Wllo guul

  • @AMSalim-ek9nr
    @AMSalim-ek9nr หลายเดือนก่อน

    Somaliyey Wax LAGU SHEEGAY waxa Ka Roon In Hindha ku Aragtif

  • @soumayaabdourahman4822
    @soumayaabdourahman4822 หลายเดือนก่อน

    Inalilah miss Oyeyso 😂😂😂😂😂😂

  • @bahdondaniel121
    @bahdondaniel121 หลายเดือนก่อน

    Maha awaleh walashi

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my หลายเดือนก่อน

    Waxa aan aminsanhy qof fican ciyal lagama qado inbadan aye guriga ka shid nayd

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 หลายเดือนก่อน

    Oowladeeda Ilaahay ha u soo celsho waa hooyo

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 19 วันที่ผ่านมา

    Maxay. Ka. Faaiidasaa. Dhiiba teeda. Yaa. Allh. Waar. Dumaroow. Taani. Waa. Aduunayo

  • @XukunYusuf
    @XukunYusuf 16 วันที่ผ่านมา

    😢😢

  • @ZeingalalZanouni
    @ZeingalalZanouni 7 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢

  • @AyanAbdillahi-f1l
    @AyanAbdillahi-f1l หลายเดือนก่อน

    Subaxnallah

  • @user-on7fi2bs1w
    @user-on7fi2bs1w หลายเดือนก่อน

    Walaal Samir waa adoonyowaanaxay

  • @MahamedAbdillahi-u3i
    @MahamedAbdillahi-u3i 27 วันที่ผ่านมา

    ma sœur pleurer pas 😅

  • @ShankaNour
    @ShankaNour หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-qs1my4lj7q
    @user-qs1my4lj7q หลายเดือนก่อน

    Que Dieu te ramène ton enfant.Incha allah.

  • @Moud-di1qr
    @Moud-di1qr หลายเดือนก่อน

    Waxaan u maleeya gabadhan abaheed inuu farduus qabo

  • @user-bd6do8tp7w
    @user-bd6do8tp7w หลายเดือนก่อน

    Maha Cawaley walashisse

  • @ShankaNour
    @ShankaNour หลายเดือนก่อน

    Aamiini

  • @AhmedIdd-n3v
    @AhmedIdd-n3v หลายเดือนก่อน

    Que dieu t aide

  • @otbanAden-io9zh
    @otbanAden-io9zh หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sg3gy7tq9f
    @user-sg3gy7tq9f หลายเดือนก่อน

    Sorry abayo 😢😢😢

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 หลายเดือนก่อน

    Quudquutooy ku quuso, tani waa saaxiibtay,teeri waa walaashay ka xaaxaabi. Naagi saaxiib,qaraabo ehel iyo waxii la mid ah ma laha. Qofkii ka raadiyana asagaa ka war keenin.waxaa Gabdhaha reeraha leh kula talinayaa in aad iska fogeyso wax la yiraahdo saaxiibtay,waa kuu cadow oo marna ha u ogolaan in ay reerkaaga ku milanto.

  • @BiriyaHalif
    @BiriyaHalif หลายเดือนก่อน

    Sorry m'y sister ❤

  • @AssoweCharmarke
    @AssoweCharmarke หลายเดือนก่อน

    Ma soeur je suis desole

  • @user-wd2pd3jm9g
    @user-wd2pd3jm9g 11 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nadiramarjaan8116
    @nadiramarjaan8116 หลายเดือนก่อน

    Naa nagala tag beenta cawaale wlshii maahee

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q 16 วันที่ผ่านมา

    Acidity bilaahi dhehwalaal

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน

    WAXAANE MAA WAXYE REER JABUTI BAA

  • @AsmaHoussen
    @AsmaHoussen หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @AminaAmina-tf3cd
    @AminaAmina-tf3cd หลายเดือนก่อน

    Habarka iskadayo illahay ma aqbalo wax qaabso wadan wanagsan ba lagu kene oo mel iska so saar maxa ku qawiyey qadar waxan maha wa choix de vie

  • @zamzamnoura6319
    @zamzamnoura6319 หลายเดือนก่อน

    beenta joji cawale maxad kala doni nagtan somaliba maha hooyadedba isaq ah nagtan ee iyadu somaliba maha

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 หลายเดือนก่อน

    Naa,idindaawan Mayno,Ee Wax iskufala Waad Ceebowdeen Ceebtiina Meelkasta Ayay Taalaa Anaga Waad Naceebayseen,Maalin Waliba Midbaa Qaawan,Maalin Walba Midbaa,Ooyaysa, Wax iskufala,Xishooda,Waad Ba,deene Waxiskufala

  • @Muxiyodiincabdikariimcali
    @Muxiyodiincabdikariimcali หลายเดือนก่อน

    Niyoow ilaahay halagga boqo

  • @user-sc9xw6ez7u
    @user-sc9xw6ez7u หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭

  • @ShankaNour
    @ShankaNour หลายเดือนก่อน

    Waadaruuta

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 หลายเดือนก่อน

    Sumxanalah naag saaxiib ma leh

  • @AminosugowCabdulahi
    @AminosugowCabdulahi หลายเดือนก่อน

    Sorry sister

  • @user-xp3cc1qs4g
    @user-xp3cc1qs4g หลายเดือนก่อน

    Sorry huno qali

  • @nagadaali545
    @nagadaali545 หลายเดือนก่อน

    Sorry huno sorry huno😢😢😢

  • @-fx6nl
    @-fx6nl หลายเดือนก่อน

    Maxa la oyeysa ilahy barii

  • @user-no8jr7zv1l
    @user-no8jr7zv1l หลายเดือนก่อน +1

    Oh oh sorry sorry sorry oh Hn

  • @user-vy9kg3jp4c
    @user-vy9kg3jp4c หลายเดือนก่อน

    Sorry ma soeur

  • @housseindr5239
    @housseindr5239 หลายเดือนก่อน

    Sorry Sorry wlshy 😢

  • @user-fq5ip4kp4f
    @user-fq5ip4kp4f หลายเดือนก่อน

    Abayo Mcn sorry 😞 😭😭😭😭

  • @user-lt8to2ku6g
    @user-lt8to2ku6g 23 วันที่ผ่านมา

    Cadaw maguuleysto aakhira & aduuba