Runtii Mr Bob waa nin afka soomaaliga ka badiya dad badan oo soomaali ah waxaanu bartay maah maaho badan iyo murti badan oo dad badani aysan aqoon Waxaa kale oo muuqaata inuu wakhti aad u badan u huray barashada af soomaaliga iyo suugaantaba
Gabadha maasha allah si fiican bey maahmaahyada u sharaxday. Waxa kale oo ay sharaf ku mudan tahay sidey midabkeedii madoobaa u haysato, iinsha allah madaxana wey iska asturan doontaa.
nin yahow nin cajiib ah ayaad tahay, aad ayaan ula dhacay luqada sidaad ugu hadlaysid. dadka soomalida waa dad tixgaliya qofka luqadooda ku hadlaya, ana waxaan ka mid ahay dadkaas, marka waxaan ku leeyahay, I really impressed with you.keep up practicing you r the best.
Bob aad iyo aad ayaad iiga cajabisay inaad kaga kormartay afsoomaliga iyo suugaantiisa dad u dhashay oo uu afkoodii hooyo yahay, bravo.. bravo. Hadaba, fadlan adiga oo iga raali ah, waxaan jeclaa inaan kuu yara saxo maah-maahda u dambaysay qaybtan Farax iyo Khalid "Seedigaa Ha Colaadsan Walaashaa Iskama Hubtide" ayey u dhigantahay maah-maahdaa asalkeedu, micnaheeduna waa "haday is qabtaan walaashaa iyo ninkeedu oo ay ka soo dudo, ha isgarbtaagin markiiba walaashaa hana ku raacin mowqifkeeda hore inta ay cadhaysan tahay, la'inu waxaa laga yaabaa inta aad ku raacdid mowqifkeeda inay hadana ka noqoto oo ay iska raacdo ninkeeda, kabacdina aad halkaa isku seegtaan seedigaa.
This is funny really.I liked , bob really your Somali language is clear,i think this language Somali your native language. i watched this program , Some question really i don't know , So far i live in Somalia, but i don't Maahmaahyo . Great job. thank you very much
war waamaxay fadeexadaan meesha kasocota maa nin cadaan ah ayaa luuqadina idiin baraya walahi waa aduunyo gadooon in afsomaliga oo idiin ku yaraado adiinkoon qorbaha kudhalan hadaana saan oo hadlaaya afikina ey loog gali :)
1 maroodiga rakarta saran ma arko e wuxuu arkaa mida saran maroodiga kale waxaan laga wadaa qofka aan arkin xumaantiis ama qaladadkiisa balse ufiirsada qadadka dadk kale
يَا مُقَلِّبَ الْقُلُوبِ ثَبِّتْ قَلْبِى عَلَى دِينِكَ "O, Turner of the hearts, turn our hearts to Your obedience." Walee soomali waa luntay inaa lilaahi wa inaa ileeyhi rajicuun. War naagaha aa weyn wixii dhalay,, waa dad bilaa damiir ah waxaaba igu daran iyagoo mooday faan cooradooda in ay qaawiyaan ..walee idinka iyo diinta waxaad kala tihiin kaf iyo kali dheeri ilaaheey xaqa ha idin tuso.
I dont really care whats your religion,race . Great Job man! It shows your high quality IQ! Thanks for your efforts in our beautiful culture/Language.Where do you learn Somali and how did you learn?
Kuwa oo af Soomaaligoodu wax ka dhiman(luuqadda caadiga ah way yaqaanaan, laakiin hadallo sarbeeb leh way u adagtahay) waxay barnaamijkan u yimaadeen sababtoo ah in ay bartaan bay rabaan maahmaahyo iyo hadallo kale oo sarbeeb leh. Wayna ku mahadsanyihiin ka qeybgalnimaddoodu!
Ninkaan su'aalaha weydiinaya, waxaan rajeynaa inuu noo noqon doono Aabaha suuganta af soomaliga sida Suugan yahanka Somaliyeed Axmed Faarx Ali (idaajaa) oon maalinkasta oo Arbacaa ka dhegeysano Radio Voice of America (VOA).
soomaalidii soomaalida ahayd (ee uu fircoon ka yimid ee u dhashay dhulkii ilaahyada ama punt waxaa ka mida Absame, Sade/Mareexaan, Dhulbahante iyo Samaroonka dega boorame). kuwii isa-soomaaliyeeyey amaba la soomaaliyeeyey (jareer/bantu, baajuunta, banaadiriga, majeerteen, ciise, isaaq, warsengeliga waa dad carab ka yimid oo badankood xeebaha dega. waxaa saddex ku ah oromo qashin ah oo central african republics germalka ka soo xaabiyey oo iyaguna soomaali sheegta, mana aha soomaali
Yaabka Yaabkiis Nin ajnabi ah oo dalkiisa Holland loogu yimid intuu luuqaddii somaliga si fiican oo waadix ah u bartey ayuu barayaa ciyaalkii ay dhaleen dadkii somaliyeed ee soo qaxey qurbe nin joogow maxaa argti kuu laaban.
Mohamed sxb hadii lagu yiraahdo salaada tukashadeeda iska daa hadii kale wa lagu dilayaa MA salaada ayaad ka tagi marka hadii an nahay umad muslim ah wax kasta oo diintena na fartay wa nagu waajib walal
Af Soomaaligayga baad wax ka sheegaysaa, laakiin khaladaaddaada fiiri: 'xabo'(xabbo) 'somali'(Soomaali) 'jaceel'(jecel) 'meelha' (meelaha) 'somalida'(Soomaalida). Af Soomaaligaaga xitaa wax badan baa ka dhiman!
Ifrah ciise Luqada ka hadalkesa ma adko laki waxan kale uu arkhiinaayo mase su alaha kale uu wiidiinayo aya dhib badan aniika luqada wan dhashay wan ku hadla wan qora leki waxyaha kale makeni karo leki dhakanka ma ka teegin wan jeeclahi dhaqankena
Lool, waxaa la yiri dacawo intay talaabadeediina ka tagtay ayay talaabadii Nabigan (NNKH) gaadhi wayday, marka waxaan uga jeedaa soomali afkeediina ka tagtay afafkii kale ee ay barteena literature kooda mahayaan oo somali wali afkale ku gabyaysa lama arag, marka sow meel cidla ah lama yaalo,
Afkaaga hooyo ajanabi hagu baro waa ceeb iyo calaf daro u Soo hooyaday dadka soomaaliyeed dhib kaan oo dhan waxaa sabab u ah faken dagaaladii soomaali ka dhacay iam very sorry to hear this .
Madoobeey...maahmaahda si fiican u sheets tan kowaad laakiin af soomali ninka cad kaa badiya. Nasal ama cleavage la fiirsado ma lihide xabadkaa naga qari
waryaa ninkaagaan cadaanka ah ee afka soomaaliga kufsanayow maah-maahdu waa sidan dhagax dhunkasho iyo dharbaaxsho waa isugu mid saaxiib noolow i'm one of u'r funs laga billaabo hadda aan joogno
subxanahalaa waxaan maqli jiray dawoco waxay aragatay geel talabaynaya markaysay is tiri ku dayo, balse keedi bay ka tagtay tii galina lama keenin. Kuwan luqadoodi iyo dhaqankoodi bay ka tageeni mana noqon gaalo loomana aqoon inay yahiin dhalad dalkay joogan ama cadaan balse waa Somali Refugees xataa haday ku dhasheen! Waana lamadaha lagu yaqaan quruun kala bayhooftay!
alla lalabo badfna nagahana waxy iska dhigyan iyagoo yaqan ianaysan aqoon na siku xishooda afkina ku fanaa ninka cadaanka wuu la yabanahaay isagab afkodi ka badiya teda kale nagahan qurbo kuam dhalan yaaab
War heedhe dhowr jeer baan akhriyay commentskaga waxaad sheegayso waa been waana ta kowaad Fircoon baad anaga nagu sheegaysaa somalidana taariikhdooda waa hayaa ee ninyahow dadka ka daa beentaas aad maalin cad soo qorayso somali waa somali qabiilkooduna waa uun isku garasho qofkastaana meel buu ka soo jeedaa somaliduna meel hal meel kaliya kama soo jeedo
afsomliag lawyadinayao walahi qof dibad ku dhashay xata waa fahmayao oo hoyo somliy am ehel somali soo koryeen iyagan ixiiii bay ku hayan aqas ciil badan dadka afkooda ka faanaa,,,
Runtii Mr Bob waa nin afka soomaaliga ka badiya dad badan oo soomaali ah
waxaanu bartay maah maaho badan iyo murti badan oo dad badani aysan aqoon
Waxaa kale oo muuqaata inuu wakhti aad u badan u huray barashada af soomaaliga iyo suugaantaba
Waa arrin ficn lkn, waxaa wax laga xumaado ah gabdhaha tuuray dhaqankeenii iyo diinteenii, bal hadda yaa soomaali moodaya ilaa ay hadlaan !!!
Gabadha maasha allah si fiican bey maahmaahyada u sharaxday. Waxa kale oo ay sharaf ku mudan tahay sidey midabkeedii madoobaa u haysato, iinsha allah madaxana wey iska asturan doontaa.
nin yahow nin cajiib ah ayaad tahay, aad ayaan ula dhacay luqada sidaad ugu hadlaysid. dadka soomalida waa dad tixgaliya qofka luqadooda ku hadlaya, ana waxaan ka mid ahay dadkaas, marka waxaan ku leeyahay, I really impressed with you.keep up practicing you r the best.
Good job Bob. "Dad waa dadgii hore , hadalna waa hadalkuu yiri"
***** Waad mahadsantahay!
Good job Bob. "Dad waa dadgii hore , hadalna waa hadalkuu yiri", "Dalna waa Mudug , doonyana waa Geel"
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay barnaamijkan quruxda badan ee qiimaha weyn sida. Aad baan runtii uga helay waanan kuugu hambalyeynayaa sida quruxda badan ee aad afsoomaaliga ugu hadlaysid. Awguuriyo!
Abdi H. Jama Aad ayaad ugu mahadsantahay!
Adigaa mudan! Waanan jecelahay inaan xidhiidh yeelano.
waa BArnaamij Fiican Lkn Gabdheheena Maxaa Madaxa Qaabiyay maayna Alle ka baqeenin Alloow Inta Dhunsan soo hanuuni
Bismilaaah War dadkaan maxeee ahaayeen waana dad waaweeyn somaliga ayaa ku yar kuwa ugu horeyaaba ugu daran ''UFF'' luqadiina barta !!
waad ku mahadsantahay waqtiga ad galisay barashada afkeen hoyo e soomaaliga ah ad ayaadne ugo hadli kartaa afka soomaliga
Abdihakiim Abdihafid Adaa mudan, adiguna waad ku mahadsantahay hadalkaad i dhahdey!
Duli
Hhhhh
Bob dit is geweldig...safia you great sis!!
Haybe: 1.maya 2.maya 3.maya
1. Gaal ma ihi
2. Soomaaliyad ma qabo
3.Soomaaliya ma arkin oo Afrika oo dhan ma tegin
Waad mahadsantahay Abdirizak Shiregaab! I learnt it with friends while I taught them Dutch, and with the help of a dictionary
Bob aad iyo aad ayaad iiga cajabisay inaad kaga kormartay afsoomaliga iyo suugaantiisa dad u dhashay oo uu afkoodii hooyo yahay, bravo.. bravo. Hadaba, fadlan adiga oo iga raali ah, waxaan jeclaa inaan kuu yara saxo maah-maahda u dambaysay qaybtan Farax iyo Khalid "Seedigaa Ha Colaadsan Walaashaa Iskama Hubtide" ayey u dhigantahay maah-maahdaa asalkeedu, micnaheeduna waa "haday is qabtaan walaashaa iyo ninkeedu oo ay ka soo dudo, ha isgarbtaagin markiiba walaashaa hana ku raacin mowqifkeeda hore inta ay cadhaysan tahay, la'inu waxaa laga yaabaa inta aad ku raacdid mowqifkeeda inay hadana ka noqoto oo ay iska raacdo ninkeeda, kabacdina aad halkaa isku seegtaan seedigaa.
Abdi H. Jama
Aniga haxaa waa raba!! Alkuu ku yalaa programkas? 😊
saa waa joogtay ader naagtan igama yara intoo kalena waan jognaa qurbo ee somaliga bar naagta dhabqalalada u eg
i loved walaahi mmmm thanks bro .barnaamijkaada waa qatar maashaa allaah
Masha Allah
Well done !
Thanks for sharing !
@HODHAN0
why?? i am not even in america.
This is funny really.I liked , bob really your Somali language is clear,i think this language Somali your native language. i watched this program , Some question really i don't know , So far i live in Somalia, but i don't Maahmaahyo .
Great job. thank you very much
war waamaxay fadeexadaan meesha kasocota maa nin cadaan ah ayaa luuqadina idiin baraya walahi waa aduunyo gadooon in afsomaliga oo idiin ku yaraado adiinkoon qorbaha kudhalan hadaana saan oo hadlaaya afikina ey loog gali :)
Waad mahadsantahay Xisaab barasho!
bob sxb afkaga hollandiiska na bar macalin ba tahay
Barnamijka aadban ugu farxay hooyoyinka somaliyeed aadbey uqaldan yihiin wayo afkooda meybarin caruurtoda wanasiib xumo gabdhayahoow xishooda aduunka walaga tagayaa is astura
14 sano bay Holland joogtaa. Taas miyeey been ka sheegtey?
Subxanalaah waamaxay dumarkaan madaxaqaawan dibada waalaguhalaabay
rasmagadho ma magalaa ku lahaa qurbaha waa lagu lumiy
1 maroodiga rakarta saran ma arko e wuxuu arkaa mida saran maroodiga kale waxaan laga wadaa qofka aan arkin xumaantiis ama qaladadkiisa balse ufiirsada qadadka dadk kale
it is amazing your language you know why you talk like some was born in Somalia
somalig wuu yaqaane soomali kulahadal
cajiib badanaa yaa baray ninkani Somali ? :s
Aad baad ugu mahadsantahay!
Innalilaah wa ina ilaahi rajucun waale iyo bille wa adun si dhameyn this
@MrLilort no you are not he is a dutch
waxan maqli jiray wayshii farda ladaaqdaa maceed bay is moodaa
يَا مُقَلِّبَ الْقُلُوبِ ثَبِّتْ قَلْبِى عَلَى دِينِكَ
"O, Turner of the hearts, turn our hearts to Your obedience."
Walee soomali waa luntay inaa lilaahi wa inaa ileeyhi rajicuun.
War naagaha aa weyn wixii dhalay,, waa dad bilaa damiir ah waxaaba igu daran iyagoo mooday faan cooradooda in ay qaawiyaan ..walee idinka iyo diinta waxaad kala tihiin kaf iyo kali dheeri ilaaheey xaqa ha idin tuso.
NINKANI WAA BAADARI, SABABTA UU AFSOMALIGA U BARTAYNA WAA INUU DIINTA KIRISTANKA SOMALIDA KU WACDIYO... ISKA JIRA DADOOW. DUMARKU MAXAA QAAWIYAY ??
@Afgooyee kkk wa runtaa wallhay is mansha shuurid bayba kabixila dahay yartu
acuudkee waa dad nolosha kadhacey, somali halawdey is qawinta ayey horumar modaan .
Omg fantastic😜
asc dhammaantiin hortaninkan duchka ahi wuu kumahadsanyahay sida wanaagsan ee uu luuqadeena hooyo ugu hadlayo iyo dadaalka dheer uu ugalay barashada afka somaliga midda labaad gabadhan safiyo ah waa beenaleey aniga ayaa aqoon badan uleh mana ahan qof aan aqoon luuqadeeda ama maah maahyaha somalida waayo hada dhow ayey somaliya katimid durbaba waxay bilowday inay xijaabka dhigato oo iska baal marto dhaqankeena suuban ee somalida waxaam kula dardaarmayaa inay
Bob waa nin afsoomaliga aad iyo aad u yaqaan.
I dont really care whats your religion,race . Great Job man! It shows your high quality IQ! Thanks for your efforts in our beautiful culture/Language.Where do you learn Somali and how did you learn?
Thanks!
Kan waxaan maqlay waa gaal; hadana af-somaliga aad buu u yaqaan ma somaliyad buu qabaa mise somaliyuu joogi jiraan.
Mahadsanid!!
mahadsanid!
Kuwa oo af Soomaaligoodu wax ka dhiman(luuqadda caadiga ah way yaqaanaan, laakiin hadallo sarbeeb leh way u adagtahay) waxay barnaamijkan u yimaadeen sababtoo ah in ay bartaan bay rabaan maahmaahyo iyo hadallo kale oo sarbeeb leh. Wayna ku mahadsanyihiin ka qeybgalnimaddoodu!
thanks!
Gabadhaha yaan waxba laga sheegin, Bad baa la dhexkeenay weyna ku hafteen. Haddii cid waxlaga sheegayo waa innaga waalidiinta ah oo keenay Gaaladda inaga oo gaajo ka carar ah.
Ninkaan su'aalaha weydiinaya, waxaan rajeynaa inuu noo noqon doono Aabaha suuganta af soomaliga sida Suugan yahanka Somaliyeed Axmed Faarx Ali (idaajaa) oon maalinkasta oo Arbacaa ka dhegeysano Radio Voice of America (VOA).
maya qiyaastaada sax ma aha, haddana ciyaal iska ma dhigto
soomaalidii soomaalida ahayd (ee uu fircoon ka yimid ee u dhashay dhulkii ilaahyada ama punt waxaa ka mida Absame, Sade/Mareexaan, Dhulbahante iyo Samaroonka dega boorame). kuwii isa-soomaaliyeeyey amaba la soomaaliyeeyey (jareer/bantu, baajuunta, banaadiriga, majeerteen, ciise, isaaq, warsengeliga waa dad carab ka yimid oo badankood xeebaha dega. waxaa saddex ku ah oromo qashin ah oo central african republics germalka ka soo xaabiyey oo iyaguna soomaali sheegta, mana aha soomaali
Yaabka Yaabkiis Nin ajnabi ah oo dalkiisa Holland loogu yimid intuu luuqaddii somaliga si fiican oo waadix ah u bartey ayuu barayaa ciyaalkii ay dhaleen dadkii somaliyeed ee soo qaxey qurbe nin joogow maxaa argti kuu laaban.
Abti Holland waa laandheerayaal
Hanagu mashquulin
Dadkii dhalay ba Somalië ka faana
Haka saarto hada ileen ceeb looma dhinto
Nin KA weyn waxna looma sheego. nin KA dheerna waxna looma tilmaamo! weye maadmaahdaas dib ha loo saxoo :)
BOB nin culus barta kaga hayhee
masha,allah ninkaan cadaan ah afsoomlika isagaaba ka badiya soomalidaan madmadoow kkkkkkkkkkkkkkk viva kor cadoow anaga markaan yareen oo aan aragno qof cadaan ah waxaan dhihi jirnay gaal hooyo gaal ayaa halgaan marayaa kkkkk waa yaraandeenii waxaan u haysanay qofkii cad inuu gaalyahay kkkkkkkkkk sxb waa kaaga cad aad baad u mahadsanatahay howshaada halkaa kawad waa barnaamij aad u xiisa badan waad ku mahadsantihiin hablaha ka qayb kalaya
Sxb meesha aay joogaan waa meel xun Netherlands qofka xijaab qaato cunsuriyad ayuu lakulmayaa qofkii sidaan u labistana welcome ayaa la dhahaa meel walbo dumarkeena marka iimaankii ayaa tagay si aan loo caayin ama wajiga loogu kaduudin ayeey sidaan usameeynayaan
Mohamed sxb hadii lagu yiraahdo salaada tukashadeeda iska daa hadii kale wa lagu dilayaa MA salaada ayaad ka tagi marka hadii an nahay umad muslim ah wax kasta oo diintena na fartay wa nagu waajib walal
Asad Hirsi waa hubaal commentiga aan bixiyay siqaldan ayaad u fahantay ku laabo sxb
Af Soomaaligayga baad wax ka sheegaysaa, laakiin khaladaaddaada fiiri: 'xabo'(xabbo) 'somali'(Soomaali) 'jaceel'(jecel) 'meelha' (meelaha) 'somalida'(Soomaalida). Af Soomaaligaaga xitaa wax badan baa ka dhiman!
safiya waa GABAR-xayi,
wtf....is that white German guy speaking somali, or is there something wrong with my eyes?
good job!
Yaabka wallee somali waataas sidan ilbaxnimo mooday hoogtay somaliyeey anigoo denmark jooga ciyaaalkay waxaa ugu kan 5 jirka kaalay arag afsomaliga siduuu u yaqaano dadkoo dhan baa yaabay deeee ma nooli ilmahaygu ma dheenish baa mise somali labadaba si fiican buu ugu hadlaaa aniga afkay hooyo ayaa kula hadlaaa maba maqli karo wax si kale u hadlaya ooo dhaqankiisii ka tagay anigana diracaygii baan xidhaa kulaylaha qaboobahana dharka adag siden isku yeelyeelaa anigoo iska dhintaa ii dhaanta wallee
Ifrah ciise
Luqada ka hadalkesa ma adko laki waxan kale uu arkhiinaayo mase su alaha kale uu wiidiinayo aya dhib badan aniika luqada wan dhashay wan ku hadla wan qora leki waxyaha kale makeni karo leki dhakanka ma ka teegin wan jeeclahi dhaqankena
asxaabtiisa barey
caadi mahan
Lool, waxaa la yiri dacawo intay talaabadeediina ka tagtay ayay talaabadii Nabigan (NNKH) gaadhi wayday, marka waxaan uga jeedaa soomali afkeediina ka tagtay afafkii kale ee ay barteena literature kooda mahayaan oo somali wali afkale ku gabyaysa lama arag, marka sow meel cidla ah lama yaalo,
Ninkan afsoomaaliga waa cabay
Afkaaga hooyo ajanabi hagu baro waa ceeb iyo calaf daro u Soo hooyaday dadka soomaaliyeed dhib kaan oo dhan waxaa sabab u ah faken dagaaladii soomaali ka dhacay iam very sorry to hear this .
Madoobeey...maahmaahda si fiican u sheets tan kowaad laakiin af soomali ninka cad kaa badiya. Nasal ama cleavage la fiirsado ma lihide xabadkaa naga qari
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk bshka waad iga Qoslisay reer mudiga caadi ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
naa xishood waxa wayin oo iska qoslayisa
Waxan magaalaa tolow uf
inanta kaley bidixda fadhisa waa dhaaminad, dhaqan celis bey ubaahan tahay :D
waryaa ninkaagaan cadaanka ah ee afka soomaaliga kufsanayow
maah-maahdu waa sidan
dhagax dhunkasho iyo dharbaaxsho waa isugu mid
saaxiib noolow i'm one of u'r funs laga billaabo hadda aan joogno
sxb labaduba waa jiraan weliba midda uu soo qaatay ayaa caansan
sxb dhunlasho waligey mamaqal
Dhunkasho waaye smartphone ayaa qaladka iska leh Oo shaqaan loo dirsan qabtay
zamir lucky hadda iga hubi
+laanshin yare hhhhhhhhhh adigaa eber ka ah somaliga ceebtaada qarso
ninkan cadaanka ah sifiican ayuu yaqaanaa somaliga
reys magaadho waa wexey ku taallaa dhex bartamaha cagta'
naagahaan laakiin waa lo'
alla ceebadanaa nin cadaana ayaa kuu sheegaya luqadaadii malaisdhaadhaamayaa mise waa kadhab sidani
subxanahalaa waxaan maqli jiray dawoco waxay aragatay geel talabaynaya markaysay is tiri ku dayo, balse keedi bay ka tagtay tii galina lama keenin. Kuwan luqadoodi iyo dhaqankoodi bay ka tageeni mana noqon gaalo loomana aqoon inay yahiin dhalad dalkay joogan ama cadaan balse waa Somali Refugees xataa haday ku dhasheen! Waana lamadaha lagu yaqaan quruun kala bayhooftay!
Mr Bob cadih ma Ahah
Lkn wa ceeb in lgu sharxo luqadaada waxy ngu thy niyad jab
Cajiib ano luqada somaliga ku dhashay buu iga badiya maahmaaha laba ma fasiri karo si walba wan iskugu deeyey hadana makeni karo 😭😱🤷♂️😃
Tan buuran waaba doqon ayada ixii bay iskaga haysaa waxba garan mayso naga hor kac uraysayahay orod sida isku dhamoo wad naceebaysaye
Abti ka qalee waa caruure iyadu khaladka malahee udaji waa ciyaale
how is it only one of them is smart
why the hell do they have a white instead of some on it
midan catad ah ee madow ciyaal iska dhigaysa indhaheeda arka shalay somali laga keenay waa 45jir
Sagal way iska soo fadhidaa xitaa iskuma dayeyso
je kan zo goed praten wow cool 👍
waxa nasib xumah ingabdhrheni aay noqdan sidatan
1 faryaro 2fadumo 3fardhaxo 4 murugsato 5 suulkambar kkkk sas waye naa somalia barta oo waliba mida madow been ha sheegin qof waa hore yimid uma ekedi
akhas, siday u yaalan arka naclad idinku taala, ajaanibka ayaa ku dhama luuqadooda, siday isu qaawisa arag waa naaga dhaqankoda ka tagay iyo diidow, foolxum badn a
@MrLilort you need eye glass, call Obama to give you medicate card or go DHS
lkin gabdhaha maxay madaxa u asturan waayeen layaab
tan madaw dhawan bay baadiye katime waa ka muuqata wa is dhaan dhaamaysaa
kkkkkkkkk akhaseeey uf kuwa qaawan
Is it me or does this girl look like ayan hersi
Hhhhhh walaahi waa beelo
alla lalabo badfna nagahana waxy iska dhigyan iyagoo yaqan ianaysan aqoon na siku xishooda afkina ku fanaa ninka cadaanka wuu la yabanahaay isagab afkodi ka badiya teda kale nagahan qurbo kuam dhalan yaaab
nice programme but the ladies look wierd.esp the dark lady reminds me of Ayan Hirsi.style up ladies !!!
kadish maxa waye????????????????
dhanwalba ka dhimanaytallow maxaan ku dambayn doonaa
War heedhe dhowr jeer baan akhriyay commentskaga waxaad sheegayso waa been waana ta kowaad Fircoon baad anaga nagu sheegaysaa somalidana taariikhdooda waa hayaa ee ninyahow dadka ka daa beentaas aad maalin cad soo qorayso somali waa somali qabiilkooduna waa uun isku garasho qofkastaana meel buu ka soo jeedaa somaliduna meel hal meel kaliya kama soo jeedo
Maxay yhn labadan dqn afkodii hoyo bay garan la yhn markasay hada qos qoslayan oo Isla fcnyhn naa orda sida isku dhaama alle ceebtina asturye oo luuqada barto
dhagaxa tuujini iyo taabasho waa iskugu mid waxaa laga wadaa qof aan dadka maqalin oon talada dadka qaadanin tiisa uun u caday ama la fiicantahahay
What what....yaaaaaa
afsomliag lawyadinayao walahi qof dibad ku dhashay xata waa fahmayao oo hoyo somliy am ehel somali soo koryeen iyagan ixiiii bay ku hayan aqas ciil badan dadka afkooda ka faanaa,,,