Gabadhas iyo hooyaded waxay iyo kuwa kaleba waa kuwi 5 dollar inta la siyo ku banan baxayen lahayeen dooni meyno mudane farmajo manta ineey oyaan xaqba uma lahaa qabiil ba meeshas dhigay fikirkeygan ka hadlaya ha igu mashqulin
Jaalle Weriyayaal hor baad u tihiin fekerkiina,balse waxaan u arkaa ineysan aheyn wax qurux badan isbarbardhigga sida ku qoran Cinwaankiina. Taariikhdu waa qoran tahay.
Xaruntii dhalinta lafoole dhalinyaro aqoon leh ayaa kasoo aflaxay..xasan waa nin lacag urursanaya weeye..waa suaale xasan yuu madaxweyne ma dad danyar mise dad ganacsadayaasha.dhulka dan guud waa hanti qaran.
Waar jaamac odayga Germany uma uusan tagin shirkii agaasimeyaasha ee wuxuu u tagay inuu soo iibiyo gurigii safaaradii somalia ee siyaad bare u gaday umada somaliyeed
Wallaahi waa naxtin markaad ku dul imaato guri gaago ladumiyey
Waa sida ay Yahuudu ula dhaqanto Reer Falastiin oo Guryaha iyaga oo ku jira lagu dul dumiyo. XSM waa mujrim Ilaahey ka go'ay ummada naxariis u hayn.
Xasan tuug waaye
Absolutely this is true bro Jaamca
Gabadhas iyo hooyaded waxay iyo kuwa kaleba waa kuwi 5 dollar inta la siyo ku banan baxayen lahayeen dooni meyno mudane farmajo manta ineey oyaan xaqba uma lahaa qabiil ba meeshas dhigay fikirkeygan ka hadlaya ha igu mashqulin
Muqdisho ma waxa ay noqotey qaza, xasan sheekh xurumihii dhalinta kacaanka ayuu wax ku soo bartey ilaa heer jaamacadeed. Allah waa xarimey dulmiga
Ilahow xasan dhiqo madaxaweyene mahe umada kaqabo😢😢😢😢😢
Jaamac wadani❤❤❤❤❤❤sxb
Xassan arxanlaawe Illaaahey umada haka qabto caruurta iskooleyda ah qalbi jab bu ku ridey
Jaamac shalay iyo maanta midkeed saxantahay 😮😮😮
NAFSIGI MW FARMAJO WEYE
Jamac waa jeeri somaliya is ka daa ee oromo meel is ka star degaankaada waa taqaan
War waxaa ku filan ereydii taariikhda gashay : ""QABYO NINKEEDAA DHAMEESTURA "" .
Subaxdii intaan iskoolka la aadin aa loo yimid
WAR YURBAA LAGU YIRI, WAR MA
WAXAAD DIFAACAYSAA WAXAAS NAXARIIS LAAWAYAASHA AH OO SHACABKOODII SIDAAS ULA DHAQMAYA!!!!!!!!!!!!!
WAR MIYAANAY KU DHIBAYNIN ILMAHAAN ARDAYADA AH EE SAAKA WAXBARASHADA AADAY EE MARKAY SOO NOQOTAY LAKULANTAY XAAFADDII OO GALGALIN AH ?
YAAB IYO AMAKAAGBAA KU DHACAY GABADHAAS YAR WAXAY MALAHA ISTIRI:-
1. XAAFADDII MADABAA QABSADAY
2. MAQARAXBAA HALEELAY
3. MA DHUL-GARIIRKII LASHEEGIJIRAYBAA
4. MADABAYLIHII TORNAYDO OO MARAYKANKA LAGASHEEGIJIRAYBAA
Guleed alfa asc
Gabadha aan guri udhisno.
Jamac coow amaanta aad maanta Farmajo amaaneyso ka gadmimeeyso waayo shaley wixi afkaga ka baxaayey ee Farmajo aad ka sheegeysay waan layabaneeyn maantana amaanta aad amaaneeyso waan la yabanahay ee adigu ma waxad araagtay wax ka yaabshey oo af kala qaad kugu noqaday misse waxa kugu dhacay lamood noqoonse weeyday iska daa laba wajileeynte illahay u nooqo farmajana cafis weeydiso inta u nool yahay ileeyn xisaaba danbeeyse billaahi toowfiiq asc wr wb
The speaker of the national assembly of federal government himself is illegally occupying a private residence.
Ogaadeen qaxootinimo ayuu jecelyahay ee dowladnimo ma rabo kismaanyo qabaailka degan waa la yaqaanaa ee is ka aada qabri dahare
JAAMAC CUNSURI HADAAD MAQASHEEN WAA KAN
Dadkii dowlada sheeganayey sidaa shacbigii masaagiinta ahaa loo galayo sedee cadaw koo galayaa😢, war waa tooge dadku ha'iska qabteen mooryaantan arxan laawayaash ah😢
Siyaad bare waqtiigii dhulka xukumayay kadib miyaa la idin dhalay ma taaqan xaafad ifiyo aakhiro maalintuu cagafka galinayay qabuurihii umada cid xataa fiirinkarey xitaa ma jirin ileen qofkii hadalo tiirka ayaa la geeyn
Sax
Jaalle Weriyayaal hor baad u tihiin fekerkiina,balse waxaan u arkaa ineysan aheyn wax qurux badan isbarbardhigga sida ku qoran Cinwaankiina.
Taariikhdu waa qoran tahay.
Saraakiisha xoogga dalka waxan kula talinayaa siyasiyenta dowlad da fadaralka mucaarad iyo muxafad iyagon u egeynin iney midkasta ingabaa garacan kana ilaliyan nabar muuqda habeen siqdhaxe inta lodato hala garaaco inqaab wadareed subixiina cadi mid kasta shaqadaada wado ah
Farmaajo wa mareexaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Magafe Mooryaan Culusoow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan nacalatullah
Xaruntii dhalinta lafoole dhalinyaro aqoon leh ayaa kasoo aflaxay..xasan waa nin lacag urursanaya weeye..waa suaale xasan yuu madaxweyne ma dad danyar mise dad ganacsadayaasha.dhulka dan guud waa hanti qaran.
Xasan dawlanimo mabo waxa ka maqan lacag farmajo dawlanimo yuu rabe
Waryaa madaxweynaha tubaraaca kadhaafa sitoos usoo wada baxa waxaanaa wariya sheeganaaya fadlan wax barasha kulaabta sidaan wariya nima maaha
Qawiil faidadisa wa taasa hawiyow idika farnajo qawik ku eryadaye
Mirinaayo unukaa leh 😅😅😅😂😂
Sxb nin markii horaba xaaraan iyo Qabiil lagu doortay Xalaal iyo wanaag dhalimaayo
Kuwii hore hal meel oo isguul dhakhtar ama wax kale oo dan guud ah laga dhisay miyaad aragteen?
Adigu farmajo mucad ayadku ahay
DAMER DABADII NIN KADAGAY MEL UDHAANTUU WAAYAY WAA ERAYADII XASAN Q GALAYD MARKU ARKAY HAWIYE INUUSAN RABIN DOWLAD HADABA CARUUR HOOYADOD TUUGO TACAHAY CAANO KAMA DHERGAAN HASAN TUUGSADE XAARAAN KAMA DHERGO WAA IIMAAN IAAWO SAGAAL XASAN WEYE KII MADAXWAYNAHA AHAA MAHAYN E WAA XASANKALE
Waa arin aad u xanuuun bdan
Kuwii dalkan burburiyay bilaash ayaydawladu, ilaa heer jaamacadeed kusoobartay qaarkamidana dibadahay waxbarasho, ugu dirtay kuwaas ayaana, ubadnaa kuwii soomaali meeshay taalo dhigay.
Wadaniyadu sidaad moodi kumatimaado waa wax sida dabaacada, illaahay bixiyo.
Aa la tahay😂
TH-camrkaaga ku kala kacso wixì taagan😂
Bernina halkaas iyo fano😂
😂😂
HASSAN Shaik wain lomaxkamadeya arimahan burburinta iyo bobka dulka qaranka
Jama galad asc yurub waa la isi so xanbaara
Afkaga iyo dhagahagu isma maqlan miyaa banbode jama Galad mise xishood daro u dhalatay kula gashay Amase qeybtii qabyalada shidan
dadki somaliyeda somaliya ayuw ja var kiciyay juwi diwada jogay waa so bar kiciyay
Jaama'coow unukaaleh waxooda maxaa kaa galay
ya idin yiri dhulka dawlada leh dawlada ma xasan madharge kaligisa
.asc.jamac.jale siyad.waxadilay.kuwu.waxbaray.dadku.abalmale.
wanrajinyamaliuninshacabkasomaliyebaakabixidonadhibta
dadkan badan kooda waa dadkii qabiil ugu durbaan tumayay Xassan Sheikh wa laga iney kujiraan dan aaminsaneyn balse Xassan u durbaan tumeys ayaa badan horay loo yiri waraaba ayaa hooyadiis jiiday waxaana looga jawaabay waraabe waa uu yahay nin hooyadiis jiido ayaduna wey mudan tahay maxaa yeelay waraabe ayeyba dhashay
wanahibdaro inshacabsomaliyedguryohogilaburburiyo
Wlh wa yab somali mel uron ma jirto qof waliba intu iska sofadhisto bu macaaaaa iska letahay
Waar jaamac odayga Germany uma uusan tagin shirkii agaasimeyaasha ee wuxuu u tagay inuu soo iibiyo gurigii safaaradii somalia ee siyaad bare u gaday umada somaliyeed
2badiinan nin waa ceeb inad idaacadiin ay noqoto idaacad qabiil wlhi aad ayaan idiin dhageystaa iskadaaye waxeydan ogeyn inaad dhex dabaalataan
Xasan sh tuug 🦗 bye 😂
Maanta ma farmaajaad noo,amaanaysaa kaa, uma, ooyayno walow xasan sheekh aanu keenin wax lagaga raysto hadana farmaajo, illaahaygii nanaafiyay ayaan kumahadinaa.
Waad asiibtay,,farmaajo ma u baahnin
Humow nima unadey samow umanado Hassan iyo Masakinti Muqdisho alle ukala garqadi Inshallah
@@diasmahamud9330 y
😂😂😂😂e
galadow xamar caasimad ma noqonkarto sidey baadiyo oo dhan waa laga soo baxay oo xamar wey buux dhaaftey marsha biyedigii loogu talo galey dadku iney ku socdaan dad ayaa lafadhiya waxyaabo ay gadayaan baabuurka ayaad iska riixeysaa isagoo socda a amaba gurguuranaya laakiin waxey ahey inuu dhul siiyo xasana dhulkii dowlada kuli wuu gatay meel banaan uu siiyo majirto intuu hore uu kiciyey ma ka dhisey xarumo dowladeed bal waresta
War nin yahow miyaaDaan In markuu siyad bare uu xamar kabaxay somalidii kalana kaqaxday inay isugu hareen abgaal iyo habar gidir kuna hishiin waayen dowlad iyo maamul midna samaysan waayen madaxtooyadii juba uruba damero lagu xarayn jiray maxad ula yaabee nimanku maba yaqaaniin dowlad shicib mamul midna loogu iman maayo ayax diirato
Adeer jaamac wax kaagalay ma jirto hawiye guryo iskala dumin ee xasan ayaad ceeb uraadin meel fariiso oo ceebtaad raac raac intas ayaab kugu filan intaad tukale tv ufuraneysid
AssallAma calaykum salan ka dib jamacaw ma wariye tahay mise finad oog iyad tahay
Dowladu dhulkaas ayadaa lehe weyna ubaahantahay waxey doonto ayey kasameyasan yaan lagu Masha quulin
Dowlada so shacabka kuma ahan dowlad
wanrajinyamaliuninshacabkasomaliyebaakabixidonadhibta
wanrajinyamaliuninshacabkasomaliyebaakabixidonadhibta
wanrajinyamaliuninshacabkasomaliyebaakabixidonadhibta