Ninkan hadalkiisa waxaa iiga muuqda inuu garxajis iyo harti ka huriyo dagaal ka dibna daarood iyo isaaq noqoto waana dhibaato weyn dadkaas xaduud dheer baa ka dhaxeeya ee ha la joojiyo hadalada xanafta leh warsengeli ma oran dagaal baan qaadaynaa shirkooda laakin waxay yiraahdeen heshiiskii 1993 wuu burbury mid dambe ha la isugu yimaado sidaas bay ila tahay akhriskii aan aqriyay colaad ma lahayn
Waxaan layabay dadkan Hartiga ah iidoor may iska celiyaan cida dhulkooda lagu sheeganayo dhul waa harti maalinwalba war idaa lagu kari laayahay may waan kuweeraray aa leh harti muu talaabo qaado ilaa dhulka iidoor laqabsado nabad maimaanayso hartiyaw
Nin habar jeclo ah uunbaa sidaa u hadli kara QORKAYGIIBWLHI WAATY XATAA ANIGOO NIN ARABA AH LKIIN ADEEROW HA NOO BQAN HADUUNU ARAB NAHAY SIDOODII BAANU KAGA SIINAYNAA ALSHAABABAA KU JIRTA DACAWELY😂😂😂😂😂😂😂AALE HAKU SHARFO BUURMADOW
Waar wuxu been badanaa; wax aan jirin oo "Somaliland" iyo "Qaran " la yidhaahdo ayaad difaacaysaan oo aad rabtaan inaad cid kale ku khasabtaan, waase haddii ay idiin suurto gasho. Soo soco Siraadeey.
War ma habarjeclaa dhaxdhexaad ahayd oo warsangali baa dhexdhexaad ahayn tolaw yaa loo sheegayaa ninku miyuusan dadka ka xishoonayn war xaga nabadda war xaga nabadda war xaga nabadda
wonderful burmadow my gang❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hartiyow idoor meel isaka sara dad caqlilah maha waa munaafuuuqeeen
Yaa kaa munaafqsan adiga daalinyow maxaad isugu qaylo dhaansadeen xaasidiin yey idinka ayaa meel la idin saaraya baradho kululeey .
Waxan o kale e dhalen gabar Daarood ah o sharaf badan kuwa la dhalay a ugu daran
Shaydaan madow.Wanaaga nabada ayaa dhibta
Kuwii wax bililiqaystay ee magac guryaha ku qorayey sow idinka maydin ahayn
Been. Madow. Waa is. Ka hadle. Hadii. Uu. Run. Ka. Hadlayo geerigabo. Qaybtiisa ha. Imansado
Waa isqor. Siyaasad yaa u dirsaday
Nacaskan
Nabada waxaa. Diidan isaaq. Ilaa aad ka tanasu jaan. Shegashada. Ceeri gaabo. Nabadi. Madhacayso. Caqligu hashaqeeyo dhulkiina. Imaansada qaybtayada baanu. Iimaansanaynaa. Sidaa. Bay nabadu. Ku. Imanaysaa dib isugu. Noqda
Ninkan hadalkiisa waxaa iiga muuqda inuu garxajis iyo harti ka huriyo dagaal ka dibna daarood iyo isaaq noqoto waana dhibaato weyn dadkaas xaduud dheer baa ka dhaxeeya ee ha la joojiyo hadalada xanafta leh warsengeli ma oran dagaal baan qaadaynaa shirkooda laakin waxay yiraahdeen heshiiskii 1993 wuu burbury mid dambe ha la isugu yimaado sidaas bay ila tahay akhriskii aan aqriyay colaad ma lahayn
Waryaa warka harti keliya ayaa sax ah
Habarjeclooy buur madoow waakaas
Wajigaa gubay.
Libaax, sidaas weeye hadalkan laaxin laga jari maayo
Hooyahaa caqli xun ka was ,,caqliga xumi hadal xun uu buu keenaa, isinkii ugu sareeyey ee beeshu lahayd waxaad ku diiday dantii iidoor baad ka dhex arki way wayday , yaa ibnu xaaraam ,,walaahay baan dhulbahante abti kuugu ahayn ,,
Gloria ayaa abti lugunoqday garacow joji caacda iyo jileeca loma bahía wavaa
BAASTAR MADOW WAXAAN LEEYAHAY CEERIGAABO WAA LAGU KALA BAXAYAAYE CABAADKA JOOJIYOO WAXAAD SAMAYN KARTO SAMEE WAXNA ISKA CELI
Waxaan layabay dadkan Hartiga ah iidoor may iska celiyaan cida dhulkooda lagu sheeganayo dhul waa harti maalinwalba war idaa lagu kari laayahay may waan kuweeraray aa leh harti muu talaabo qaado ilaa dhulka iidoor laqabsado nabad maimaanayso hartiyaw
OO walaalaha ah
Bal eeg siduu u Kala gorgeous Harti meeshuu Isaaq isku kabayo
Suldaan iskaba daa Daarood, Isaaqba ma kala qaadasid e, maxaad Harti u kala qaadaysaa?
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk
Warsangali waa reer Harti ah Suldaan. Marka Muslimnimo halkaa la dhigo, Warsangeli, Soomaalinimo iyo xuduud unbaa idinka dhaxaysa.
Warsangali haduu “somaliland” ka go’ayo, ma Warsangali baa wada fariisanaya, mise, Warsangali baa Isaaq la fariisanaya.
Habarjeclooy isku noqda.
Hadii calanka Khaatumo aanan heshiis lagu noqon, hadaa ma ka “somaliland” baa lagj heshiinayaa?
Dagalki adkubaqday miyad badasheyey
Maxaad dagaaladaas u geliwayday boqor ADIGU ma dhiiga dhalinta Ayaad ka ganacsataa?
Ilahay cimriga iyo caafimadkaba hakuu barakreyo adeero❤
Buurmadow ceerigabo xabad Fara badan baa loo bahan yahey warsangali waa diyaar ninkasta xoogisa awoodda meesha.)
Mahanjabayaa mise maslaxad umadeed buukahadlayaa anigaran waayeye
😢😢😢😢😢
Ceerigaabo 20 wiil oo ka dhiidhiyey baa ku dagaalamay
Nin habar jeclo ah uunbaa sidaa u hadli kara QORKAYGIIBWLHI WAATY XATAA ANIGOO NIN ARABA AH
LKIIN ADEEROW HA NOO BQAN HADUUNU ARAB NAHAY SIDOODII BAANU KAGA SIINAYNAA ALSHAABABAA KU JIRTA DACAWELY😂😂😂😂😂😂😂AALE HAKU SHARFO BUURMADOW
Waar wuxu been badanaa; wax aan jirin oo "Somaliland" iyo "Qaran " la yidhaahdo ayaad difaacaysaan oo aad rabtaan inaad cid kale ku khasabtaan, waase haddii ay idiin suurto gasho. Soo soco Siraadeey.
Isagu waa tuug ma tuuguu la yaabaa buurmadow
Waar Wax Iska Dhici Doqonyoow. Hana Abtisan Tuugyoow..
Nabadu waxay ku imaaninaydan sheegan dhul harti.
War ma habarjeclaa dhaxdhexaad ahayd oo warsangali baa dhexdhexaad ahayn tolaw yaa loo sheegayaa ninku miyuusan dadka ka xishoonayn war xaga nabadda war xaga nabadda war xaga nabadda
Waxani maxuu kahadlayaa
Naga aamu muxamadiyada ala kaadhax saarye munaafaq
Yahadalkagabahan
KKKK CAGJAR IYO GARAAD JAAMAC MAA WAQTI UHAAYA KAN WUXUU SHEEGAAYO, NINKAAN INUU MAYKARAFOON QABSADO OO HADLO LUU ISKA JECELYAHAY WAX TALO KA GO'DA MALEH. BOOTAALE WAAYE.
Daka aad shidayso jooji illaahay ka baqo, nin way oo madax dhaqameed sheeganay wax xasuuq ah oo dhacay ma jiro waxa kasta oo aad aragtaan oo dagaal ah waa xasuua wax kale ma taqaanaan way idinka qabsatay kalmada xasuuq, maxad dagmada yoocaale iyo nyuu poliska aan hub sidan ee al dilay waxab uma argtaan xasuuqa aad samayseen 40 meel ku wada disheen, tiin ayuunbaa idiin cad,
Libaax noolow isha allah
Somali.lland.muuse.biixi.iyo.kulmiyaa.baabiyay.ninkii.lahaa.500.dolar.baanu.siinaynaa.ee.niyad.jabinayay.ciidan.ka.furimaha.kujiray.ee.lahaa.ciidanku waa.reerer.anagu.intayada.waanu.uyeedhay.hadii.ciidanka.kasoo.saari.waydo.laascanod
Maxaad la ooyasaa iska Cali garaad jama 😂😂
Warsangeli wuxuu ka qayb galay dagaalkii Laascaano ku lahaa oo ma inay daawadaan buu rabay markii ilaa Saylac kasoo guraysay Guraangurtii iyo Huunadii
Mana annan ku dhalin wacal baatahay wacal
Filinkii.ictisaam.tu..waataa..kolba.asqo.ayaa
Laysku..qaybinaya.mar.waa.darood.marwaa.isaaqiya.marwaa.beelo.beelo.dalkan.madax.dhaqameed.ka.halaga.qabto
War horta adiga afxuma aduun iyo aqiraba ku seejin ilen adxumada nabadna way kaa geysa coladna waba kaagaba tarta
Garaadada iyo isimada iyo khaatuma afkaaga uraya ka daa war ka daa
“somaliland” baa Ceerigaabo xukumaysa nabad ma aha Suldaan.
Bal isku noqda Habarjeclooy.