Maxaa kala qabsaday Badhasaabka Togdheer iyo Suxufi Cabdicasiis Cawl o waraysanayay Maayirka Burco?.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 15

  • @AxmedDeeq-z8l
    @AxmedDeeq-z8l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maayirku waa shaqaynayaa ❤

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maayar waad shaqaynaysaa ilaahay haku garabgalo tuugtii 3my cunay ayaa idin xagxaganaya

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ramaax waa funny, maayarka Burco waa nin xadaarad leh oo aqoon badan

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ramaax Waa mentally unfit ama amba ww ciyaala suug, Waa ceeb qiimaha kursiga inuu garanwaayo

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @Ahmedwali-ji2sf cadhadii kulmiye ayaa ku haysa adeer dorashadii waq dhamaatay iyo madaxweyne jaaahil ah oo afka taaga oo loo guulwadeeyo, madaxweyne Cirro wuxu ogolyahay in la kala fikir duwanaado, no guulwadeydnta, hala raxaysto farxad,

  • @abdallehassan5626
    @abdallehassan5626 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😁😁😁😁

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ramaaxow fudaydka daa hadaan dumarkii gobolka togdheer nahy
    Dhuxushii noo soo daa waxba maanan kardane
    Sam gaasna Ma iibsan karnee
    Adeer nooso celi dhuxushii

  • @Charkherad
    @Charkherad 55 นาทีที่ผ่านมา

    Ramaax waa fanny wlhy 😂😂
    Dadkeenu waa wlaalo, bal eega gudoomiye ramaax jyo wariyaha kaftanka dhex maraya. Aduunka kama dhacdo😅

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ramaaxow maxa ku qaaday😂😂

  • @zakariyesuldaan2839
    @zakariyesuldaan2839 9 นาทีที่ผ่านมา

    Ramaaxow way kaa binistay😅 maayirku inuu dhaqaaqay ahayd lkn wuu fahamsanaa camera du inay tahay hub laysku ilaaliyo lkn in yar ayaa fahamsan dadka 😅

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar,burco umabaahna muran ee waxqabad ayey ubaahantahay.
    Wariyeyaasha,qaarbaa iskudhufta maaulka gobolkan raga.

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaa maayirku haystaa waa kee bal igadaba geeya

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂

  • @Samiya-tk3ud
    @Samiya-tk3ud 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This so called government is full off huwaan kodafad

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      You are NONSENSE🤮🤣😜