BAABA JEEY & FADUMIINA MAXA KALA QABSADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 151

  • @samirahmohed7999
    @samirahmohed7999 3 ปีที่แล้ว +24

    Shaadiyo sharaf iyo famumiina oo isla fadhiyo ayaa rabi lahay

  • @princessabyaniitamoha7120
    @princessabyaniitamoha7120 3 ปีที่แล้ว +8

    Inta sideyda 3dooda so dawatay like Ha iga ilawin

  • @abgey
    @abgey 3 ปีที่แล้ว +14

    Mashaa allaah faadumiin baabajey wiilo qurux waa idiin salaamay❤️

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว +7

    maaama Faadamiina salamhlaah from reer boondhere bilaaja hosteed originally 🙏❤

  • @haniwarsame3989
    @haniwarsame3989 3 ปีที่แล้ว +3

    Fadumiina wallahi waan jeclahay waa qof qalbi wanagasan❤

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 3 ปีที่แล้ว +5

    Baaba Jey iyo Faadumini oo is helay mana qoslin been dheh 😂😂😂😂

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 3 ปีที่แล้ว +4

    Faadamina abaay adi iyo shaadiya aarabaa bls.sis💕

  • @heemahsn2432
    @heemahsn2432 3 ปีที่แล้ว +2

    maasha alh faadumiina cadeey qalbi fiicanee waa isku nuurisiin ❤️❤️❤️

  • @xamaadaofficial2945
    @xamaadaofficial2945 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a hawo FAADUMO wan ku salaamay hawo macaan kib gowin hawo 1love

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah qurux ay ku soo noqotey. Muqdishu, fadumiina is my role model ❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘

  • @rihannaahmedidiris705
    @rihannaahmedidiris705 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah madaxd rer mugdhisho la so fadhiiso shahdiya sharf

  • @qadijacusman793
    @qadijacusman793 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alah aa noqoti fadumina MA guursati mise malaayga iyo muufada Lee saan ku noqoti👍💕

  • @maahirsalaadsocdaal4503
    @maahirsalaadsocdaal4503 3 ปีที่แล้ว +2

    Faatumina iyo baaba jeey noo soobadiya

  • @shortcut9599
    @shortcut9599 3 ปีที่แล้ว +2

    Idin wataa madaxdeyda wax kale waayi runtii qosolka 😅🥰

  • @simransharaf3358
    @simransharaf3358 3 ปีที่แล้ว +4

    Manooli waa fuuray shekada prank ga iga hadaan😂😂😂😂

  • @mohamedzacad5218
    @mohamedzacad5218 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadamiino first of comanti love iisaar wllo

  • @abdikariimkulane3891
    @abdikariimkulane3891 3 ปีที่แล้ว +2

    Best comedian 🤣👌 fadumiina nolow

  • @iishomaxmed2405
    @iishomaxmed2405 3 ปีที่แล้ว

    Fadumiian qo sol iyo qareexo fani waye iyo bab jeey wiilo 😘😘😘😘😘😘😘😘👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @hareiandaud546
    @hareiandaud546 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤞 fadumiina iyo baba Jay wlhi wan qosley 🤣🤣🤣🤣🤣🔥

  • @abdulm1402
    @abdulm1402 3 ปีที่แล้ว

    Baaba jeey iyo Fadumina hore usocda guuleysta.

  • @bidhanchannel
    @bidhanchannel 3 ปีที่แล้ว

    Fadumiina waku salamay walashey waxanka so salamoya wadanka Germany. Fadlan inta wadanka jogtid adi iyo baaba jey iyo wiilo nosobadiya qosolka iyo qaraxada

  • @maxammedcali5354
    @maxammedcali5354 3 ปีที่แล้ว

    Fadumina qofta kaliya antagero wan kuwata

  • @munoxasanmubarak6180
    @munoxasanmubarak6180 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah fadma cadey hormar wacan 🥰🥰🥰❤💖💞❣💕💞💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kamiila365
    @kamiila365 3 ปีที่แล้ว

    Ala manoli wan fuuray wlhi fadumini love u

  • @daacad5731
    @daacad5731 3 ปีที่แล้ว +1

    Faadumiina aduunka barankiyaa unecbanahay kulahaa 😂😂😂

  • @amaliishacabdullahi1488
    @amaliishacabdullahi1488 3 ปีที่แล้ว

    Plz wiilo qosolka badan iska yareey codkaaga hoos u dhigo wah🥺

  • @yasiraliahmed8590
    @yasiraliahmed8590 3 ปีที่แล้ว +1

    waa nin jecelahay fol makusto Allah ku xafido

  • @nimomohamed7123
    @nimomohamed7123 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @motahliil386
    @motahliil386 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan Idiin Saalaamaayaa Kuligiin ❤❤❤❤

  • @abdirizaq-altesooffical7219
    @abdirizaq-altesooffical7219 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah guleysta my sis adi iyo bbj iyo wil

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 3 ปีที่แล้ว +1

    Maqalka Wuu liitaa faadumiina Lkn baaba jeey iyo wiilo markasto sooQabo YaQee intaa joogtid wadanka

  • @yasmiinaxmed3185
    @yasmiinaxmed3185 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wlshey fadumiina keep going qaali

  • @ahlaammoahmed3371
    @ahlaammoahmed3371 3 ปีที่แล้ว

    Fadumiina kujeclahy allha ku xifdyo 🥰🥰🥰🥰

  • @ibtisammohamed8123
    @ibtisammohamed8123 3 ปีที่แล้ว +3

    Love you fadumin

  • @leyloshcabdiraxmaan5169
    @leyloshcabdiraxmaan5169 3 ปีที่แล้ว

    Wlh shadiyo iyo fadumina baba jey gabtan bara noso kala kiciya qaraxada

  • @zihaamali8096
    @zihaamali8096 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumina codkagi kor uqaad hee aqwan maku maqloyi❤️

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 3 ปีที่แล้ว +1

    Ck ninuu gaaray kulahaa 😂😂😂 faadumiini iyadana kuteh hortey nin ma aheynoo see cml 😂😂😂😂

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 3 ปีที่แล้ว +2

    Qosole dear qosolka badan qalbigu madoweyaa

  • @fadumaabdullahixa7296
    @fadumaabdullahixa7296 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina faceet karoon we xis you xabibti mac mac kusiiyay

  • @maryanismaaciil5890
    @maryanismaaciil5890 3 ปีที่แล้ว +1

    War faadumiina funny waaye pagekeeda malo kala kiciciyo sidaan maxaa waaye qof kashactiro badan weligee ma arkin

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 3 ปีที่แล้ว

    Qosolka iska yaree Alle ka baq waxba lama dhageeysan karo Qosol dhagaha kaa dhex galaayo ayey leedahay u sheega gabadha ha is dhageysato Fadumiina Fany V Codkeeda lama maqli karo because of Qosokleeda raali ahoow Quruxleey waano ayey iga tahay iska key cafi sharafeey🌹

  • @fatmashuushuu794
    @fatmashuushuu794 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah faadumiin🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sumayaali3920
    @sumayaali3920 3 ปีที่แล้ว +2

    love you fadimiina🥰🤩❤💞💕

  • @sareyamohamed4880
    @sareyamohamed4880 3 ปีที่แล้ว +2

    ManshAllah

  • @fartunshmaxamud4870
    @fartunshmaxamud4870 3 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo iyo fadumiina

  • @thebeautyprincess3381
    @thebeautyprincess3381 3 ปีที่แล้ว

    Baaaba iyo fadumiini qosolkiyoo dad eh😂😂😂

  • @amalabdirisakhussein8680
    @amalabdirisakhussein8680 3 ปีที่แล้ว

    Laakiin gabadha wiilo la dhaho xey tahay qosolka saasa walashey ma fiicna qosol badan quruxey videoga arko saasaa uqosleesa 🤔

  • @updyazizahmett7312
    @updyazizahmett7312 3 ปีที่แล้ว

    Shaadiya sharaf sooqabta nexta faadumiina

  • @raqeyleofficial1146
    @raqeyleofficial1146 3 ปีที่แล้ว

    asc masha alàh abayo fadumo makeentino filiin fatlaan wacodsi keenaa filimo

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 3 ปีที่แล้ว +1

    Laba qof o shactaro markay is helan qosolka iskuma celin kartid.....wa ku dareemona (deeqo) miya gabadhas magaceda lol

  • @ayaanaxmed300ayaan5
    @ayaanaxmed300ayaan5 3 ปีที่แล้ว

    Fadumina

  • @fardowsaabdiabdi8807
    @fardowsaabdiabdi8807 3 ปีที่แล้ว

    No so badiya dad isku fican Aya is helay

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 3 ปีที่แล้ว

    From Baba Jey 💯💥💯💥💯💥💯💥💯

  • @zah8847
    @zah8847 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 sadax deyna qosol batihin waidin salamay❤❤❤❤❤

  • @nashaadalihashi2386
    @nashaadalihashi2386 3 ปีที่แล้ว

    Yahuu Tan qosolkeedu ON iyo OFF miyuy leeyahy wa yaabaye🤣

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 3 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo wxn rabay heestii hooyo eey qadeysay

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 3 ปีที่แล้ว

    Faadumiina marnaba no hoos ❤️❤️❤️😂😂😂🙌🏼🙌🏼🙌🏼

  • @cadare3889
    @cadare3889 3 ปีที่แล้ว

    Marka dambe eed doonaysaan inaad wax duubto please michrophone iska dijaaniya

  • @axmedeeyifka5631
    @axmedeeyifka5631 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk keep Going 🌹❤️🌹❤️🌹👍

  • @abasshalyey5375
    @abasshalyey5375 3 ปีที่แล้ว

    Shadiyo sharaf video lasodub faduma miinaa

  • @xamdixuseen5392
    @xamdixuseen5392 3 ปีที่แล้ว

    M.a hore u socod

  • @fariidaChanne
    @fariidaChanne 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaa Allah 🤣😂😂😂

  • @queensabaNz
    @queensabaNz 3 ปีที่แล้ว

    Samidey faay kusoo faceedkaroon isku meel xudunteena iyo hadana siid isha ugu tuurtine aniba majecli prank

  • @kiincadeey5667
    @kiincadeey5667 3 ปีที่แล้ว

    Xamar xawadlle iyo h.g leeh caar diidaa

  • @nurramaaow348
    @nurramaaow348 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @carabyare1674
    @carabyare1674 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah
    abeey

  • @warmooge9978
    @warmooge9978 3 ปีที่แล้ว

    aqyaarta waa" baaq iyo nasiib" waaye, balse dadka ayaa si kale u jiitay

  • @somalihistorymp4121
    @somalihistorymp4121 3 ปีที่แล้ว

    Tan habarteed oo qoslaysa may dhalatay

  • @xalimomaxamedxaji8671
    @xalimomaxamedxaji8671 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww

  • @filsanmaxamed588
    @filsanmaxamed588 3 ปีที่แล้ว +1

    MAsha allah wlhi qosolka igadhamade nosopadi yacko iyo shadiyo nosoqabo hapo mcn

  • @updyazizahmett7312
    @updyazizahmett7312 3 ปีที่แล้ว

    Part 2 soo sameeya please 😂

  • @caanoyare6998
    @caanoyare6998 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo ma caatowde mise Anaa mode

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 3 ปีที่แล้ว +2

    ي حبيتي مونور مقديشو الله يسعدك ويحفظك

    • @aziiz94
      @aziiz94 3 ปีที่แล้ว

      ع اساس هي تفهم عربي حقك وبعدين الكلمة منوره مش مونور 😜

    • @user-mt2ce1ge7e
      @user-mt2ce1ge7e 3 ปีที่แล้ว

      @@aziiz94 اشدقلكي ب مطقلف مرغوف 😟

    • @aziiz94
      @aziiz94 3 ปีที่แล้ว

      @@user-mt2ce1ge7e لا حولة ولا قوة الا بالله هذا عربي ولا اللغة العبرية ي متخلفة اتكلم صومالي اذا ما تعرف تكتب عربي وجع

    • @user-mt2ce1ge7e
      @user-mt2ce1ge7e 3 ปีที่แล้ว

      @@aziiz94 من زينك

    • @aziiz94
      @aziiz94 3 ปีที่แล้ว +1

      @@user-mt2ce1ge7e خلاص ي عمري امزح لا تزعلي 🌹

  • @sagalbashiir9083
    @sagalbashiir9083 3 ปีที่แล้ว

    Fadumiina funny ❤💯

  • @baastoow90
    @baastoow90 3 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @sumayaabdirihman7241
    @sumayaabdirihman7241 3 ปีที่แล้ว

    Naa naga aamus waxan qosol foolxuma

  • @shukriyero8460
    @shukriyero8460 3 ปีที่แล้ว

    Asw.maashaallh

  • @hamdih645
    @hamdih645 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo qosalk badal walal pleas

  • @motahliil386
    @motahliil386 3 ปีที่แล้ว

    Waalagaa Qaaaday Baba_Jey

  • @naciimoidiris1929
    @naciimoidiris1929 3 ปีที่แล้ว

    Laki xaji waxes parnk kusamey fadmina

  • @anwarcali
    @anwarcali 3 ปีที่แล้ว

    Baba jeey fadumiina benben ayaa ku taatawaneemi yaa waryaa fadumiina mardanbe haddaa korkeeda taawato lugta ayaan kaa jiidaa kkkkkkkkkkkkk balaayo

  • @nimraazdgg5345
    @nimraazdgg5345 3 ปีที่แล้ว

    Shadiya soqAbo fdma mina

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 3 ปีที่แล้ว

    Noso badsha qosol iga dhamaday wlh😂😂

  • @anwarmohaaddow6514
    @anwarmohaaddow6514 3 ปีที่แล้ว

    Fadumina adi iyo baabajey beslee sofadhista dhoocishaan afka dheer baa wax kadawan la nahay uf naa isku xisho wxn qosol ma ahane 😏🤬

  • @Beelosaajin143
    @Beelosaajin143 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🙏

  • @mohamedkoolkooliyow6685
    @mohamedkoolkooliyow6685 3 ปีที่แล้ว

    Fadumiin maamada qosolka wan ku wadana mar walbo

  • @ibtisammohamed8123
    @ibtisammohamed8123 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂 aniga waan fakanaa kulahaa fadumin

  • @farxiyoxasan7655
    @farxiyoxasan7655 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo walaley qosokan badan waa lisku cadabaa ee waley mad iska yareysid adun walaga tagaa aqiro maad dirsid

  • @nadaahmed6908
    @nadaahmed6908 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdullaahimahdi2382
    @abdullaahimahdi2382 3 ปีที่แล้ว

    Codka ayaa jiq ah

  • @فطوممحمد-ف1ط
    @فطوممحمد-ف1ط 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ibtisammohamed8123
    @ibtisammohamed8123 3 ปีที่แล้ว

    Fadumin waa runtida dadkan waxay wadan barank ma ahan ma ahan. Waye isela ugo yihen

  • @nastexodagen8317
    @nastexodagen8317 3 ปีที่แล้ว

    Tan qosolkedaba nacay wlhi

  • @ilhaanabdi9934
    @ilhaanabdi9934 3 ปีที่แล้ว

    Jah will yanaga aamusiyo

  • @amiinaaxmed8067
    @amiinaaxmed8067 3 ปีที่แล้ว

    ww

  • @mariakozcuoglo6011
    @mariakozcuoglo6011 2 ปีที่แล้ว

    ❤😁

  • @naimaguled2633
    @naimaguled2633 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ayaanbaale3056
    @ayaanbaale3056 3 ปีที่แล้ว

    Daafumo fa niji na igaa sakaaaayo

  • @qadijacusman793
    @qadijacusman793 3 ปีที่แล้ว

    Hee fadumina qosolka gabertaas Lee LA maqlaa codkaga hoos Mala maqlaayo bee🙄

  • @aaminooffcial7315
    @aaminooffcial7315 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣