Dayax 6sano ku dhaw buu fanaan yahay hadana hees Hani ah kama heyno inta Hani la dhaho Oo ku taageerto aniga 1ka ah wali waan ku sugeynaa best song Hani ah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌷🥰🎹👌
Dayax waligey ma cayin why waxan isweydiiya suaal ah qofkan maba taqanidee maxa u caynaa muxusa ka sameyaay wad qaldan tahay sas oo tahay cawa wlhi waan amiinay waa qof qalbi wanagsan horey usoco illahow nin ado kale i sahal 👏reerkada allaha ku barakeeyo
Haa nin afgaaban wye asga iyo xaaskisba tankle kalsonidisa ayuu ku jogaa fanka intaa somaliduna waa cayayaan bal muxu kasameyey dayxo cid ku dhagan wali Lama arag anyway Go forward
Somalidu lagama yaabo inay qofka wanaagisa badan egaan hal iino qofku leeyahy baysaa ugu merystaan hala xishoodo oo halagu fekero in hore lo socdo somaalaay ❤️
أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق اللهم إصلاح شباب الصومال يهديكم الله adinka maxad tihiin kulahaa sand gallo ayaa Lee ee ilaah kabaqa dartaa indnku dunty
Nimanka somaalay dayax ka tusaale qataa wanaga qoyska na kabarta cayda uun baa ka adagtihin kuwo badno dayax dhali Kara aya jidha oo aabayaal ah ana aqoon habla dhaqanka bulshda iyo qoyskisa wax kabarta star ka dayax go forward
@@libananjalo6186 fiiri wlloH ani ninba ima qabo ardayd ayn ahy put runta ayaa taas ah in nimanka somalidu %90.relationship ka Qoyska iyo bulshda hab dhaqnkisa aqon anyway adi mxku hya bowe
M.a dayax wa qof qalbi wanaagsan somaliyeey wiilkn ka fuqa maskiin qalbi xaaran waaye lkn gbdha more training u baahanthy aydoo ay shacbkii fadhiyaan ma ahn iny fanaanka agtiisa ka ciyaarto markuu heesta cod ahaan u qaadyo iney fanaanka la qaado ma ahyn walaly waxyaabo bdn kaa qaldan isasoo sax
Illahyow Nin dayax oo kale ah kaa Baryay nin xaazkiiza baari u ah io caruuurtiiza🤲🤲wlh Dayax waa qof qalpi wngzan 😘♥️Raga somalida Maay izka noqdaan zida Dayax😏
Princess ayan Aragsan amiin abayo allaha kaga dhigo xaas midkaad adigu niyadada sawiratay
Naima Mohamed Aamiin mcney dhmntenba
Midaad sida dayax aad u cadayso Ameen
Waa wehelka nolashaada waa wax tarka aayahaaga waa wax shega darenkaaga waa ubadkaaga hooyadood waqti sii marwadaada👏👏
Masha Allah wlshy kugu raacsanahay
Dayax cawa waxan kuqiray in aathy halyey rage intahy ifka farxad kujog adi io dhaman familkada aqiranh janada fardowzo ayan kurajeynaa ❤🙏
Mnshlh dayax wa fanankeyga an aadka utagero ifka farxad kujoga adi iyo fmlkagaba
Mnsha allh dayax dal nuurshe fananka an kugu jecelahay fananinta soomaliyed ale ha ku xiftiyo dayax ❤❤❤❤
Inta uu inanta uduceeyey uu yidhi nin an gabdh kulaqabin kulana simin wlhy San ugu farxey waxyaleha an dayax kutaagero 👏👏👏👏❤
Channel kayga ii booqo wlshy adoo mhdsan
Nacima Cadaani subxanallaah nin heeso faafinaayo miyaa ilahey weydisaneysaa nin ahlu diin weydiso
Dayax 6sano ku dhaw buu fanaan yahay hadana hees Hani ah kama heyno inta Hani la dhaho Oo ku taageerto aniga 1ka ah wali waan ku sugeynaa best song Hani ah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌷🥰🎹👌
Wuu qaaday hees hani ladhaho oo wuxuu uqaday gabar ladhaho hani sharaf oo xaskisa saxib la ah
kkk malin dhawed bu ba u qadaye hees hani
Wuusoo saaray😂😂🤣🤣
Kkkkk
Hani Osman waa sax
Alla Hodaney Somalinimo Ku Faaan😢Aabe gbdhisa la dardarmaya iga dheh dayah😍
Masha Allah dayax dalnuurshe keep going pro
Gabadha wariyaha ah caadi maahan waaban Ku haystaa wlahi inaabti luuqa igala soo hadal 😘😘😘😘😘
😂😂😂😂😂😂
Day a how
Dayax waligey ma cayin why waxan isweydiiya suaal ah qofkan maba taqanidee maxa u caynaa muxusa ka sameyaay wad qaldan tahay sas oo tahay cawa wlhi waan amiinay waa qof qalbi wanagsan horey usoco illahow nin ado kale i sahal 👏reerkada allaha ku barakeeyo
Wax fcn ayd zameys
Ameeen cali Bdn m.a
Waligey waan aaminsana dayax
Dalka nuurkisa xidiga muqdisho
Heestan ugu dambeeso hodaneey ugu jclhy heesihiisa 👌👌👌👌
Fananinta qaarkood sida dayax dalnurshe hde u af gaabnan lhayen hormar bey gaari lhayen
Sax walaahi
Hbn qrx bdn ayee eheyd keep going walalkay dayax iyo SoMALI CABLE
Walaahi waxaan dayax ku taageeraa afgaabnida ma jecli dadka dhibka badan hore u soco dayax allaha iskiin daayo adi iyo xaaskaaga
Maashaalaa 🌸🌺🤍💐🌹🌷🙏❤️💙
Ah allow ku deyso dayaxow nolow
Ninkii muqdisho iftiiiimiYeY wye daYah wllo allaha ku dhowro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Casiyaal weye somalidan wa. Ninka xamar asagon fan ka jirin dib USO kiciyay fanka nolow dalka nurkisa💟💟💟👏👏👏👏
Dayax dalnuurshe cadwaga uu nolow alle haku barkeyo alle hakuso hadeyo. Wlky qaliya love u hadal. Xikmadaysan
boqorka codka dayax dalnuurshe fanaan weeyn fanaan kale maqabno oo wllhi ah ninka kaliya hees dareenle keena keep going brother from muqdisho
Dayax wllhi ani dar ilhy ku jecelay from hargeisa hormar wacan wlo
Inta ila aragtay inuu mursal iyo hodan u jeedo like dhac ku siiya😂😂
Waawa dayax dalnuurshe wllhi basti fanaan afgaabayn waaye fanaaniinta MX saas ugu bayayn nooh
intan ku cadhon laha cuqdad isku beeri laha colna kula noqon laha caadi caadi bn iska dhigaya dayax dalnuurshe 🎶👌👌👌👏👏👏👏❤❤
Wow my favorite singer Dayax dalnuurshe 😵😲👊👎🔥😍😍🎤🙉 and the best somali cable iyo waaryha Gabada qurux badana mashallha
Aqliga iyo daganashaha iyo hadalka waa waxloo dhasho dayax waa fanaan daa yar oo aad iyo aad uu qalbi ficiin masha allaah
Runtii fanaan walbo hadii oo dayax cml u xushmad badnaan lahaa waxaan islee yahay wax halaawi lahaa malahan wlhi dayax numbar 1 xushmada ayaan kugu taageeraa
Haa nin afgaaban wye asga iyo xaaskisba tankle kalsonidisa ayuu ku jogaa fanka intaa somaliduna waa cayayaan bal muxu kasameyey dayxo cid ku dhagan wali Lama arag anyway Go forward
Somalidu lagama yaabo inay qofka wanaagisa badan egaan hal iino qofku leeyahy baysaa ugu merystaan hala xishoodo oo halagu fekero in hore lo socdo somaalaay ❤️
Mashallah dayax dalnurishe keep rockin bro longlyf
Fanankena reer muqdisho aad baan kuu salama🇸🇴🙏
Masha alaaha Dayaxa dalnurshe
Hayaaaaay alfanaan dayax dalnuurshe best fanaan weyan runtii daaaaaadax keep going huuno
Allow dayax cml masha Allah allow raga sas wax ufahansii dayaxoow boqorbaa tahay walal adi iyo farxiyo allaha isku kin dayo
Masha alah walakey dayax waxan kuleeyahay horey usooco😍😍😍
King of city❤
🤣🤣🤣🤣😅 dayax dalnurshe gabdhihii cayn jiray xita markow udananshay way wada amaneen hhhh dayax fanan jira hore usoco bro
Dayax cawa qalbigaasa wangsan bu na tusy raag badani hady ku dayan laahyeen horu marbay nolosha ka gadhi lahyen hore u soco huno🙏
M,a dayax dalkaa nurkisaa hurii usoco sxp heestan wa heeetan kugutageri sxp
Boqorkii adeer keey ii dhalay arooskeyga ayaan kugu casuumayaa inta aad sheegtay🥰
Masha allh Dayax Dalnuurshe waa fanaan qaran m.a oo hadana macalinka raga somaliyed waxaan dhihi lahaa raga somaliyeedow wax ka barta Dayax Dalnuur waa macalim kii furaha nolashiinee Dayax waa nin kudayasho mudan keep goin👏Dayaxa Dalka
Mashallah dayax fananka fiirada dheer hore usoco💕
أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق اللهم إصلاح شباب الصومال يهديكم الله adinka maxad tihiin kulahaa sand gallo ayaa Lee ee ilaah kabaqa dartaa indnku dunty
M.a barnaamij cajiib ah waaye runtii dayax dalnuurshe waa nin qib rad uleh dhinacyo badan oo nolosha ku saabsan allah kuu ziyaadiyo garaadkaa
Heesta u aqaday Xaskisa Io Heesta Uqaday Gbdhisa Ba Wn Jclhy Dayax Wa Fanan Ana Tagero Waxan Ku Tageray Sidii U xushmeyo Xaskisa😍
Masha allllhy dayax waaan ku tageera❤️❤️❤️🙏🙏from france
Masha Allah tawaaraka Allah Allah ku barakeyo farxad ii ku noloow aduunka iyo aakhiro insh Allah
Subscribe igu caawi wllky
waaan tageeraaa dayax dalnuurshe waliba heestiisa Mudqdisho aaad baaan ujeclahay illahow muqdisho nabad nooga dhig nabadna igu tus 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dayax ani adban Ku tageraa ane day wan kula kulmi donaa 💕💕💕
Wll qof xushmad badan tahay Oo degan manshaa allah fanka Iyo hesaha Hakusi jirin❤inshaa allah ✅somalaay mid maqla pila adanka maxaa ugu mashqulasan u cayasan waxaba kasidaran nin nin ragga cayayah qofkad cayasan aqoon uma lihidine dadka amaan sii Amaan haidinka helaane💯
Nin waaa dayax in lagu daydo ayuu mudanhy wlhj❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allha ilhaw raga dhan dayax inoga dhig yarabi waa qof qalbi wanagsan wlhi ❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️💋💋💋🌹🌹🇸🇴🇸🇴💪💪👌🤲👍🤴🏆🇸🇴💪
Dayax ayaba bosas badan kabanan wali
Saxiix wlhy
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadax fanka codkaaga ayaa ku jogtaa keep going adeer
Walal subscribe isaar wll qaali subscribe isaar
Mashaa alllh Dayax Dalnuurshee fanaan aaan tageero allh haku sharfo
Fanaan wax badan og bulsho badan jcshahy
Keeb Going wll dayax wixi ku caya damiir maleh wll😍😍
Si dagn bad u hashy from hargysa💖💕💪🤴
Dayax dalnuurshe waa fananka kalayan muqdisho ka tageero cadawagu alle ha jabiyo
AsigaaBa Cadawga Umada Ah
una BaahaN inlaga Qabto Umada Fackin Dheh🤬🤬🤬
Dayax fanaanka fanaaniinta somalida horay usoco huno👑
وانذرهم يوم الحسرة اذ قضي الأمر وهم في غفلة 😭😭😭😭😭
الله ينجي المؤمنين والمؤمنات جميعا
masha allaah aad io.aad kutageraa dyax noolw eped 👏👏👏
haa barta
Dayax iyo khadar keenyoow keebaad taageertaan like saara inta dayax taageerta anigu
Mnshalhaa fanankena dayx hory usoco❤
Nimanka somaalay dayax ka tusaale qataa wanaga qoyska na kabarta cayda uun baa ka adagtihin kuwo badno dayax dhali Kara aya jidha oo aabayaal ah ana aqoon habla dhaqanka bulshda iyo qoyskisa wax kabarta star ka dayax go forward
Ifraan walaal nin xun maa Ku qabo mise kala taqteen ?
Waxbaa kaa hadal siinaayo ifraax
@@libananjalo6186 fiiri wlloH ani ninba ima qabo ardayd ayn ahy put runta ayaa taas ah in nimanka somalidu %90.relationship ka Qoyska iyo bulshda hab dhaqnkisa aqon anyway adi mxku hya bowe
@@ifraah123faisal5 qaladkaad fahansantahaa idhibaayo iyo ragga aanka mid ahay aad u gefeeysid hadaad aragtay nin ka ugu xun kuli saas ma nihin ee cuudi bileeyso walaaaal
@@libananjalo6186 hmm I know that but %40. macquul iny wanagsn yihin hdaa raga ku jidho inaa xun tahy xtaa mxan ka ogahy
Dayax nin ixturama dumarka sharftodana jecl nolw dayxoow cadaw kuma haleello wll
Fananka Somalie ugu cansan dayax dalnuurshe
Dayaxa waxa ka cudsana hada qoralkeka arakto inada ee cafiso qofke dayaxa yaqano iku xaririya cafisa aya ka dalabana
Abaayo uduceey marwalba dambigisa sidaaduusaa kaaga haraa hadad rabtana facebook gisa kala hadal
Waarun
maanshalllah Dayax Wa aftahan waana wiil wanagsan Allah haydin xafido adi io Reerkgaba
Dayax fanaanka dalka keep going
m.al fanan dayax dalnuurshe garadkada allaha kuu siyadiyo wax bdn ayaa inooga zheegtay arimaha qoyska
Www dayaxdalnuurshe
Boqorka muqdisho
Keep going
Aad ayaan u jecely cabasho wad ku mahadsanty walashy heestan
Rabow Nin Dayax dalnurshe cml I zahal
ManshaAllah abowe dayax walahi waxa tahay qof wanaga wax kayaqano
Waqti marwadada heesta ayn ka helay dayax from Norge
❤️🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰❤️ Dalka Nuurkiiis Ilaah Hanoo kaa daayo waan kugu Fanaa Fanaankeena ❤️❤️
dayax iyo marwo farhiya noolaada manshallah
Yes naagta nin naagtiisa ksoo tagy aaminta baaa ugu doqonsan
Dayax abwe Allaha kuxafido adi iyo family kaa ga
M.a dayax wa qof qalbi wanaagsan somaliyeey wiilkn ka fuqa maskiin qalbi xaaran waaye lkn gbdha more training u baahanthy aydoo ay shacbkii fadhiyaan ma ahn iny fanaanka agtiisa ka ciyaarto markuu heesta cod ahaan u qaadyo iney fanaanka la qaado ma ahyn walaly waxyaabo bdn kaa qaldan isasoo sax
Wariyadu khibrad uma leh waraysiga noocaana ama barnaamij wll tabo baro badan qaado
Dayax iyo rerkisa Illahay cadowga haka qabto
Mansha Allah
Dayax it’s true❤️❤️❤️❤️🇸🇴
From 🇺🇸🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Thanks walasheey somaliyeed
Dayax Nin wanaagsan walal dadka kuma wada fahansana keep Going brother
Dayax wan ku tageraa runtii waxad tahay qof fiican
Wareysi jawi dagan buu ahaaa
Dayaxow aqliga allha ku siyadiyo alllow dayaxo kle kadhig nimanka dhan
Dayax wlhi wan kujclhy alle haku dhowro
Maansha allaah😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Gabadha wariyaha ery an rabay ayeyka dhawa jisay ruxan shalay xumeyan mantana u xanibahay
dayax keep going
Allow ku xafiid dalka nurkisa dayax cade
Dayax hadalao qiimo leh ay kuhadleen wlhi fanaan jiro wye
Mashalaaah alaah haidaayo
ربي يهديك wallkay alle waxaan kaaga baryaynaa in aad faraha kalabaxdo alle hakaa soo hanuunsho 🤲qof qalbi wnaagsan ayaad tahay
Dalka nurkisa low kuday fanan tagero iyo hodan farxiya dayax famil qurux badan hore usoco
OMG Father of love👉❤
Odeygi u naxay mashallah
Ax ax ax wlhi waa runtii dayax waa qof wx garada oo garasho leh. Aniga iga qiraysayay wlhi waa runtaa wlhi waa sida hooyaday ku dhacdo kle mrky udul qadatay wx la aanyiisa in lagu dul gal gasho
Keep going wllky mcn dalka nuurkisa 💟💟💟
Good job guys
Dayax alle haku sharfo sad xaaskaga aad u sharafty Iyo gabdhaha somaliyed xaasidkana dhag how dhigin
M.a alaha kuxafido wll dayax walahi waxa tahay fanannan jeclahay horay usoco dayax hormar wacan dayax
Dayax nin tagay wlhi 💖
Dayax Dalnuurshe ❤🎀🔥Star Sanaka💎🎀🇸🇴🇸🇴Congratulations reer muqdisho
Sorry inaaad haqirto fananiitii qaranka somalia waa hantida kaley oon Ku faaano sida fananitii waabari qofki oo Somali oo kaween 15jir oo Ku dhaha maqaano uma maleynaayi Somali original
Hno qaali fariid baad tahay wlhi😍😍😍😍😍
The artists I support in Mogadishu are in the moonlight
Dayax xaazkaaGa FarxiYo UzheeG
Fadlan Ha iikaa oGolaaTo
laba habeen oo qudha 😂😭❤
Way ogolaate kadib maxaa sameyne ay ku dhahde😀😀
Dadku waa wada dad lkn aqliba lays dheer yahay ogow si kastood wax utahay Xaaskada garab istaag ubaal waad oremari disa dayax