Tartankan waa Tartan qurxoon labadan Inana wxa si fiican U Tartamaya Ninka cas ee Dheer Isaga Ayaana Ka khibrad Badan ka kale lama ogola in dhulka loo dhawaado Marka La Tartamayo.
AsSalama'laikum! Greetings from America.🇺🇸😀👍🏾 This is a REALLY great activity for these young men! It's friendly competition and gives them a chance to show younger boys strength with good sportsmanship! 😀☝🏾️💚💪🏾👏🏿
waxba mugaatamin ee siidhi wade aya hagaya cidna lama boodayso gacanta isaga marka uu amro uun ayay ka gaadhsinayaan taa micnaheedu waxa waaye in ka madow hakaday
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah muruqa maskaxda ayaa la dhisaa , oo ka muhuumsan wake up people by researchers detectives investigators in Islamic method and Allah yaxfidkum
Odayga gaaban mar walba gacanta bu fidinaya gacan fidsan si lolaabo wey adag tahay sidaas oo ay tahay waaba laga badiyay khiyaani iyo guul daro bu isku darsaday...
Kkkkkkkkkkk San u Qoslayay calosha ii furtay ninka Gaban ee madow wixisa arm wrestling ma ahan Gacanta Caadi ayuu u seexinaya Qosolu igu dilay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@@sharmalj3340sxp mid an ku sheego dadka ma jecli subscribe iisar lkn wxad dhahda channelkyga so boqo wll marks hadan ka helo wn saraa mana jecli qof somalia ahn ina hir mar u diido wan ku saaray
Dhaqanka gaalada miyaa mogdisho keenteen Layaab male nabiga run buu sheegay Gaaladu god abeyso hadey gasha xitaa waad ka daba galeysaan Wadadii aadna heysaan
Kuwaan somali miya omg qurux iyo xoog jir dhis iskugu dar sadeen mashallah keep going all dadkeyga ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
walee hadaan kaa hadho indhooy wl🙄
صوماليلاند سومليا 😂😂😂😂😂😂😂ala iyaaa iyaaa amey kuu roon thy inaad meel iga fadhiisatid 🙄🦍🦍🦍🦍
Adi dadka murqaha wawayn TH-cam baad ka aragtay wadan kasta ama dad kasta way samayn karan jidh dhis
😅 Aluulooy haaye haaye bes hada waynu kala joognaa👀
صوماليلاند سومليا fikrad fcn waaye ayada nah 😂😂😂🦍🦍🦍🦍🦍
Masha Allah Horumar wacan ayad samaysen Ree Muqdisho waxan idinka soosalamaya Dagmada Dilla ee Gobalka Awdal 👋🏽❤️
*Adiga akhrinayo comments walal waxan kacudsanaa inad igu suduceeysed hooyo mcn ayaa iga xanunsan fadlan adiguu igu duceeynin ha idhaafin walal*
illaahey hanoo caafiyo hooyo waa nolasha aduunka
Allh haku caafiyo wll
@@SheekoYarOfficial Amiin yaarabi
Allow Kuu Caaafi Hoooyo
Wll allahaa caafiyo
Tartankan waa Tartan qurxoon labadan Inana wxa si fiican U Tartamaya Ninka cas ee Dheer Isaga Ayaana Ka khibrad Badan ka kale lama ogola in dhulka loo dhawaado Marka La Tartamayo.
Saciid guul u keeneee bro dagmadeena H/wadaag.
Guuleyso saciid axmed
Khalid Ismail sxb subscrib isaaa my chenol sxb
Asc
Sawirka walashaa kaqad waa 😋
dad buur buuran ayad nooga dhigaysan wax muqro leh inta ila aragtay like igu qabta
Sports Live subcribe plz
Haa wlh dad buur buuran ayaa la isugu keenay mesha
AsSalama'laikum! Greetings from America.🇺🇸😀👍🏾 This is a REALLY great activity for these young men! It's friendly competition and gives them a chance to show younger boys strength with good sportsmanship! 😀☝🏾️💚💪🏾👏🏿
Sxbkey libaan guul aya ku raajeyna always waa wil geesi ah ex Kampala Uganda we still love you bro 💪💪💪💪😘
Waxaan rabay inaan aado. Lakin waa lay diiday inaan ciyaaro waayo waad kawayntaybaa lay dhahay. Ana waxaan is idhi ok iskadaa wiilasha chance sii.
woow nice masha Allah guuleysta my brothers am from Karaan 😙😙😙😙😙😘🙌👌
Thank you sheeko yar
Aashaa Daadir quruxey subcribe isaar anigaa
Waabari waa barazil xaqiiq
Team tayesan
Dad iswata
💪👈
Me degmadeyda waa wadajir
Cubeyd jameeco Shaxaari taasi ayaa ben aheen waaberi waa brazil 🇧🇷 somali
Alpha Muniir calshan ma diigoda DNA gooda Brazil ah
Creativity Display haa bro ilee waaberi degmo ku ado maleh mel waliba waaberi ayaa kasidato
Wiilka cad wuu gaatamay inta ila Aragtay Like ha ila dhaafin🤣🤣🤣🤣
lkn waxaa ka daran kan kale waayo gacanta mar walbo wuu toosiyaa
waxba mugaatamin ee siidhi wade aya hagaya cidna lama boodayso gacanta isaga marka uu amro uun ayay ka gaadhsinayaan taa micnaheedu waxa waaye in ka madow hakaday
Wiilka madoow ayaa gatamay runti miska hostisa ayuu galay intuu birtana qabsaday waxa buuran waa fake caano boore bu iska dharjiyay wax mesha kuma haayo
Wey ustaad cabdaalla ujeedaa mansha allaah ustaad guul ayaan kuu raheenaa
Midka madowga gacanta wuu fidinaya mar walpo kaas eberkisa waaye
Burnaanta waa marax bro
Kkkkk
madoowga wuxuu iska dhigaayay john sena aaway hee maskax ayaa loogu badiyay, xoog aan maskax leheen meel kuma gaareeysid.
Lkn ani kismayo ka joga labadoda ma aqaan lkn calour ilaahay siiyay la soco
Kismayo boy soo ma ahan
Waxaan arkay dad badan ooo dhibsana wilks somaliyed oo gaban
.
Lagama badinin bro ee adiga badiyay
Xariifka cayilan xerada militariga hala geeyo halasoo adkeeyo
Lii Baggio libax ayad thy awowe horay u soco
Cunuga cad martial uu egyahay inta aragtay like
maxamed cayda ninka wuukaa feera weynaay waana ka guulaysatay wllhi😂❤
Wilka cadan lajira maadama sidaacad ah u uciyaarayo 👌👌
masha alah i love dhalinta somalia
Maxamed ceydaruus wll sare guuleso wan ku faraxsanahy inaa ku fiirsado
guuleyso wll keyga qaaliga ah mxmed eyda guuleyso wiligaaga
Kan madow waxba mesha kuma hayo maba yaqan qabciyaredka wu istuura wa ika fera weyn yahy💪👈
Wooow wllky maxamed cayda guuuuullll hmblyo
Aar wllayaal wiilka liibaan la yidhaa ee tartanka u horeeya ku guulatstay meel iigu sheega.
Ciyarta intakaheshy like
Yarka cad baa mar walpa badin lahaa waayo kalsooni fara badan kamuuqato✌️
ninka madaw kalsooni isku maqapo oo miiska buu awood karaadinaayaa
Sikastaba isku qalooci ciyaartan waala ogloyahay inaad suxulka ka qaadid miiska mooyaane
Birta inuu qabsado oona miska hoostisa galo ayuu nolol ka raadshay kan gaaban muruq caano been buufiyay ba ku yaal laakin xoog ma lahan maskiinka
Ka warama haday isku soo beegman laba midna gacanta midig ku ciyaraya mida kalana bidixda ku ciyaara?
Illahay haagu caafiyo hoyo mcn amiiin sxb
Howshu hasocoto horay ba losoconayaa guul somalia
Kulahaa dadka murqo waynta from Somaliland like ila dhaca◻♠♣
Mnsha Allah guul dhalin yarada soomaaliyeed
12:00 kan gaabka oo madow wlhi ebeer waye wuu jiifana
Wiilka cad masha allah
Degmada wadajir guul wacan
Midka madoow waa ebarkiisa
Tartanka aad ban uxiiseeyaa runtii keeb going
Meshina kawada wa beelo 💪🏋️♀️🏋🏻♂️
Warta nabada guul meeshii aan ku dhashey
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah muruqa maskaxda ayaa la dhisaa , oo ka muhuumsan wake up people by researchers detectives investigators in Islamic method and Allah yaxfidkum
subscribe ha lii saaro Ramdhan dartiis
Isar an ku sare
6:32 Arbiitarayasha Hal Meel Mara Kulaha😂😂
Viva Bondhere Libaax
Wlhi ninka cad libx wye lkin kan gabka cadiyuuba u saxanooyaye 😂
🤣🤣🤣
Kkkkk arbitaraha iyo ninka madow isku qabil waaye
Caano boore lagu buurto bu isku soo dal dalay birta ayuu qabsanaya xataa kan cad birta xataa ma qabsanaayo xoog badana balaayada
Dakaygii waan idin raageersanahay
sxb Instagram yadooda noo soo qor dhamaan wiilashan hadaad awoodo mahadsanid.!
Wariye abdlaahi Qoslaaye salaam sare bro
Fatima mohamed subcribe isaar wllo 🙏
Gaabka wuu seexday waa qalad sidaas maahan gacan dhig
Cadaalad ma ahan sidaan
Qofka in uu dhulka udhawaado lama ogale.
Xamar allow nabadee
Ar waxani ciyaarta meel ayay kaga dhacayan
Jiif ayay ku ciyarayan
Dhagta Bidix and ugu raaxeystay
Eesh calaa tarabuun
Ninka dheer ayaa diyaarsan wlh gabka waxna ma jiran mida kale raga power lift lee miyaa loo wacay wax dhisan umaba jeede
Bro diet saxan majiro all they eat us calories that's why they only get big
Waaw msha allah 👏👏🔥🔥💖
Liii baaajo legend hore
Bashiir macalinkeygi hore ee gymka 💪💪
feera weynka qayaanoo sameenooyaa😂wuu seexday
Aniga Ha La igu Daro Tartankaan
Abdiwali jama Duale subcribe sxb qali plz🙏
Albitaraha asagaba mayiqaano ciyartan bcoz wamaxay ninkan jifanayo ciyartan lama ogola jirka inaad daqajisid xita
Kacan sidhi wadaha ah ciyarta waxba kama garanayo wayo gacantan fidsan ee ninka madow ma arkayo .......intii jeerba ka yar ee cad yaka badiyay
Nice
9:42
Ninka gaban gacantisu waba fidsantahy
Kan madow wlhi waa laga badiyay ee albitaraha waxba uma jeedo waa inuu usheegaaa ha jiifsan qofku inuu jiifsado ee gacantsna fidiyo lama rabo
Mnsha Allah
Wiilka cad ee ugu horeyo wey gadeen
Because ninka buuran gacanta mesha masaraayo Wii sexanaa why sidaas ma garsoore ku tuhiin shitt😏
lkn sidaba loga badiyay maskax loo bahabyahay
Maskax ayaa lagu badiyaa ee xog ma aha
Waabariyow wanagsanow
Kan garsorka ah cadalad maaha walahi nin gacanta fidiyay oo xata inuu jabo halis u ah buu fiir sanaya gabka madaw ga ah naf weeye haduu sitosa gacantisa kadhigi lahaa mar horuu kabadin lahaaa kan cadanka ah ee dheeri
Odayga gaaban mar walba gacanta bu fidinaya gacan fidsan si lolaabo wey adag tahay sidaas oo ay tahay waaba laga badiyay khiyaani iyo guul daro bu isku darsaday...
jarerka beerta waye
Rer holwadaag guul 🤸🤸🤸
hadaad reer wadajir tahay gaar ahaan buulo xuubeey fartaa taag
Mesha waxa kadhacaya qalad badan oo kayimi albitaraha sbb to ah ninka gaaban waa wada fidshay gacanta
Kkkkkkkkkkk San u Qoslayay calosha ii furtay ninka Gaban ee madow wixisa arm wrestling ma ahan Gacanta Caadi ayuu u seexinaya Qosolu igu dilay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Walhi cadalad mahin ninka madow uu sexinaya gacanta sidee losexin karaya gacan jifto
😂😂😂
kan madow ebar kiisa wye wlhi meesko awood ka raadinaa
Wabari guul
Subcrib ii saar cml
@@sharmalj3340 never
We speak Football xoog ma jiro wax gart aythy
@@sharmalj3340sxp mid an ku sheego dadka ma jecli subscribe iisar lkn wxad dhahda channelkyga so boqo wll marks hadan ka helo wn saraa mana jecli qof somalia ahn ina hir mar u diido wan ku saaray
ciyaarta sidaan maaha because way jiifanayaan lamadoodaba wrong walh lkn ninka dheer hero masha'allah gaaboow waa la diray kkkkk
Tartan ka wax badan a ka qaldan nin kan gaban arm ka dhan wuu jiifinaa goor mee la dhigaa hh
Where is THE somali women.😕😔
Lkn kan fadhiisanayo albiitaraha uma jeedo miyaa
Wxani dhaqanka ma yaqanin ninka wapa jiifanooyaa mxa la ciyaaraa
ViVa hodan 🔥🤚🏻
War nio hadaad qabanaysan ciyaar noocan oo kala ah khibradeeda ayaa marka hore layesha amaba waxa laso akhriyaa sharciyadeed aniga labadaba wiil midna ma aqaan hadana waxan arkayaa inuu wiilka madow uu sharciga jabiyay oo uu gacanta ka dul qaaday miiska.
Wryaa jareerka wuu khiyanayaa gacanta lama fidhin Karo
Albitare mesha majoogo
Meesha Garsoore ma joogo miyaa?
Yarka cad wlh libax wye kalsoonida kan kale si kle cabsi cabsi ugu jirtaa
Qaabka at u ciyaarayaan baaaba qaalad ah ee Marka hore isi soo saxa ka dib ciyaara
Aaway qeybihii kale
Wll bajo maxamed
Kan futada buurana sidan gacantu way ku jabaysaa
Abdirahman
Kan gaaban lkn dhulka inuu udhawaado waa qalad right
Fadlan walaalahayga soomaaliyeed subscribe iisaara chanelkayga
adigana ii saar sxb aan kuu saaree.
Please subcrib ii saar
Dhaqanka gaalada miyaa mogdisho keenteen
Layaab male nabiga run buu sheegay
Gaaladu god abeyso hadey gasha xitaa waad ka daba galeysaan
Wadadii aadna heysaan
Qeebta gale halkee kadaawanaa
Ayy bashka kaptain